KACDOONKA LAASCAANOOD & KULANKA JAALLE DAAROOD | KHATUMO STATE - BIRMINGHAM UK | FULL EVENT

Munaasabad Lagu Xoojinayo
Kacdoonka Laascaanood Iyo Halganka Ummadda Reer Ssc …
Jaaliyadda Khatumo Birmingham Uk Iyo Halganka ummadda reer Khatumo
Maxaa Isku Beegay ‘’100 Sano Guurada Kasoo Wareegtay
Halgankii Daraawiishta & Dib U Xoreynta Caasimadda Laascaanood..
Daawo Hablaha #SSC Oo Hubka Qaatay ( Xasaasi )
‘’Is Khatumo Now The Seventh Somalia Federal State’’?

Пікірлер: 193

  • @adkealawaash2910
    @adkealawaash2910 Жыл бұрын

    Aabe cabdiraxman calawaash allh haku daayo🎉

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku salino xabibkena scw

  • @janat23m
    @janat23m Жыл бұрын

    Dhulbahante 2023 taariikh cusub samaysta ilma adeerayaalow Heeryada Isaaq tuura niman daarood ah oo xor ah oo kor u kaadsha noqda taariikhdii awoowayaashiin dib u akhrista cidaa tihiin dib ubarta bilaacalaykum hiil iyo hoo waanu idin lagarab taaganahay madaxiina kor uqaada xabadi yey idin kaharin ama geeri shafle ama nolol sharafle waa anoo gabar majertena 👏👏👏💪💪💪💪💪💪

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 Жыл бұрын

    Gulesta dulbahante somalia 🇸🇴♥

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Жыл бұрын

    guuuuleyso. waligaa. SSC ❤. abdi. askarii ❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Жыл бұрын

    ASC DAROOD IYO soomaali KULANKA ISUGU YIMI WAAN INI BOGAADINAYAA . RAG IYO HABLO.S.SARE 👋🐎🦁🐎🇲🇵BY MAXAMED JAMAAC ADEN AXMED BOODHLE GURXAN.FROM COPENHAGEN 🇲🇵🇩🇰🇪🇺

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 Жыл бұрын

    U r all heaters. Long live Somaliland

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Walaahi caadi mahan hayaa ninkaag caadi mahan maashaa Allah

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Жыл бұрын

    Kon korska dheh iyo fedaraala Reysalwasaere iyo somaliya dhan guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍💙🥰🥰💕💕🔵⚪️🔵😘😘👑👑🦁

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 Жыл бұрын

    😮Reer ssc dulmiga lagu hayyo qofgii islaama waa kaxunyahay 😮

  • @alikeys776
    @alikeys776 Жыл бұрын

    Guul Somalia 🇸🇴 ssc 🐎🐎🐎🐎💙💙💙

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    She is right mum maasha Allah

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Soomaalinimo lagu heli maayo daarooodnimo taa qalbigz u sheeg

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Absolutely talode hadii kaa xumaato waa saas maashaa Allah

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 Жыл бұрын

    Abahay macan cabdiraxman calawash geesi ❤❤❤❤❤❤

  • @isseyare837
    @isseyare837 Жыл бұрын

    Nin warsangeli ah baan ahay Waxaan idinka sugaynaaa war cad Waan idinka yarnahay lkn waanu isku xishanahay Hal talo baanu leenahay Wlhy diyaar baanu nahay War cad Keena Hadii sidiinii aan laydin kala furfurin diyaar baanu nahay

  • @AhmedMohamed-vf6nl

    @AhmedMohamed-vf6nl

    Жыл бұрын

    Inadeer warkayagu waa cad yahaye waana laysku dubariday bilowgii maarta gaalaas loogaga adeegayey uun baa inoo hadhay

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Жыл бұрын

    Asc guul iyo isku duubnaan baan idin rajeen soomaali garab iyo ducay idinla garab taagantahay

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah Allah xafido dhamaamaan somaali

  • @ijoxasan9132

    @ijoxasan9132

    Жыл бұрын

    Aysn Bashir ma soomaali baad ku artaa mise daarood iningumeed ah oo waashay,

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    Жыл бұрын

    @@ijoxasan9132 War iskadah caydah ee uhadal sidih nimankah oo Waa ceb nin caytamayah Inah gumed waxa ah ninkih islanimadah kabah oo dortah gal nimoh kasah ah inah gumed sah ah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah nin rag iga dhah Maashaa Allah amazing

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Mum she make cry walaahi subxaanlaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah hayaa hayee maashaa Allah

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Itaad sheegtayba waan kaaga badanahay laabtaada u sheeg

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Жыл бұрын

    Somalia ha noolaato, ha waarto🇸🇴❤️💙🤍cadawgeedna Allah ha jebiyo. Amiin amiin.

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah geesi

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Mum canbe she tell the truth absolutely

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Жыл бұрын

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم walaalayaalow Ilaahay ka baqa aduunku meel xun buu marayaa Xabashi ayaa wadankeena ku soo socota, inaguna inagaa is cunayna

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Subxaanlaah subxaanlaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Al shabaabe subxaanlaah subxaanlaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Allah sahlo al shabaaba subxaanlaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Mareexaan powers 🔋

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Жыл бұрын

    Masha allaah ragu run badanaa

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Ninkaan caadi mahan walahai

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Curaanjo aruurtay below jeeda maashaa Allah

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Жыл бұрын

    Marna yaa soomaiya iyo yaa daariidaay halaka joojiyo

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Hoosaasintii aan garanayey al xam dulilaah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Waa runiise Isaacs dhan ma xumah

  • @9030
    @9030 Жыл бұрын

    Ilahayow wawalan wax hanoogudarinba LA oranjiray

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 Жыл бұрын

    Masha Allah Geesiyaasha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Barakeysan Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mostapheadan-sm2dq
    @Mostapheadan-sm2dq10 ай бұрын

    Inane hooyo cariuurtaada keen hooyo

  • @ashamahdi8952
    @ashamahdi8952 Жыл бұрын

    SSC MIDNIMO IYO GUUL..

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 Жыл бұрын

    Way waasheen

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Жыл бұрын

    CAQLIGA QOFKA SOMALIGA AHI MA KORO, SOMALIDA XABAALAHA KU JIRTA AJNEBI MA DILIN EE SOMALI AYAA SOMALI KALE DILAY, MARKAA DHULKA AYAA U HADHI DOONA? SAKAARADU MA CABTO IYO WEY CABTAA INTA AY SOMALIDU ISKU HAYSATO AYAA BUUNKA QIYAAMAHA LA YEEDHINAYAA.. WAXAANA IDIN SUGAYA MAXAAD ISKU DISHEEN.... IDINKA SAARI MAYSO SHEEKOOYINKAN GOBOL WALBA YAALLA...

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Na hays xiijin ee ilahagz sidaa ugu xiiq

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    Жыл бұрын

    A A Dualeh: Adiga qofkaagan ku dhex wareeray komantiga adaaba xiiqsane maxaa ku dhibaateeyay oo dad ayagu dantooda wata boqol jeer oo aadan is ogayn wax ugu soo qoraysaa dhulbahante ku diid ee hawaalan ma khasab igula midow baad wadaa mida kale dadbaad haxiiqin ku haysaa adaana xiiqsan oo sodon jeer wax qoraya bal intaad wax soo qorayso is eeg isumaba war haysid dhulbahante magaaladiisa asagaa leh kuna diid iimaanka cesho ma guryo muslim baad fara baxsi u tahay walee Xaqbaa qoorta idin jari reerkani tashade jaar nabadgalyo

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Dagaal waa dhacayaa laa kiin waa mid guul iyo gobanimo Aluuhu Akbar

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi11 ай бұрын

    I am Good

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 Жыл бұрын

    Nin oday ah oo majeerteen ah ayaa lagu yiri dhulbahante ka waran kolkaas buu yiri dhulbahante waxaan ku macnayn karaa sidii qurayshtu ahaan jirtay islaamka hortiis.....waa cawaan casru jaahiligii weli jooga, miisaaniyadda ku bixi doonta kala celintooda iyo dirirta jufooyinkooda kol danbe ayaa gocan doontaan isaaqoow...run buu sheegay..

  • @newsagency210

    @newsagency210

    Жыл бұрын

    Sawir fiican buu ka bixiyay odaygaasi, waa nin bartay dhulbahantaha dhaqan xumadooda iyo jaahil nimadooda

  • @XalaalSomalis

    @XalaalSomalis

    Жыл бұрын

    Xaaladda ay sheegtay ee jaahiliyadda ah Somali badankeed baa ku jirta, ka bilow kan lawareystay aad sheegtay. FYI dadkan waa dadkayga.

  • @aliMohamed-ev3wr

    @aliMohamed-ev3wr

    Жыл бұрын

    Ruuunbaaana isaaaqow ragaan darooodka ah budgekeena yalagu qasirin please lacagtaas hargeisa ubahaaan...

  • @AbdizYusuf

    @AbdizYusuf

    Жыл бұрын

    Hodan siciid Xale miyad ku riyootay nin oday majerteen meesha beenta aad shegeysid odayga ceeydid oo hadlaayey miya oday majerteen kula noqday haha , darood ismaciil waa dad walaalo oo la isku diri Karin marke orod isaaq isku dir

  • @9030
    @9030 Жыл бұрын

    Oo soo dhiigyo cabin waligiinba maydaan ahayn oo madaxa isumaydanduubanjirin

  • @maxamuudsoomaali2201
    @maxamuudsoomaali2201 Жыл бұрын

    Ssc waxa logu dhimanaya calanka buluuga ah ee soomaaliya ssc khaatumo soomaaliya calaanka buluuga ah

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 Жыл бұрын

    ssc halkee la idhaa sool iyo caynbad dadagtaan buuhoodle iyo laascaanod iyo inta hoos timaada mooye sanaag ka reeba oo riyada beenta inaga dhaafa hadaad sanaag saamayn ku leedihiin maanta xataa kama dhex hadli kartaane sanaag ma afkba lagu dagaa tuulo fiqi fuliye la idhaa oo dhinac walba isaaq ka xigo intaasina nabadbay kula daganyihiin dadkooda inder inta jilibka ceerigaabo dagan ee 70 sano kahor aanu kusoo dhawaynayna ha galaafanina maayarka iyo maayar ku xigeen iyo badhasaabkuba intuba waa isaaaq power warsangaliba hadli waayay oo waligii aan ceerigaabo maayar ka noqon markaa dhulbahante miyaynu riyoona mise runta ayaynu waajahna sanaag waligeedbaanay ssc noqonyn malaa caleentiina cadaatay inder intaad dagtaana waala yaqaana xaqna waad u leedihiin in laydinka baxo taas cidina indhaha kama lalin karto se meesha waxa taala mar hadaanad dhul aanad lahayn sheegaynisiin in laydinku qabsado laascaanod taasa keentay markaa bal intaad dib isugu noqotaan bal ssc soo macneeya waa sanaag iyo sool iyo cayn sanaag wali maayar maku yeelaten wali ceerigaabo ma xukunteen taarikhda dib u raaca ilaa intii aduunka soomali timi mida kale meesha taala waxa weeyan garaad jaamac garaad cali markuu leeeyahay deeganka ssc hanalooga baxo ma ceerigaabo nagu wareejiyaa markaa hargaysana nagu wareejiya dhaha taasay la mid tahay ceerigaabo iyo hargaysana way noo simantahay marka in laydinku qabsado deegaankaaga waxa keenaysa deegaan aanad lahayn hadaad sheegato adna kaaga lagu murmayaa caqligu ha shaqeeyo wbtwq

  • @fathia5461
    @fathia5461 Жыл бұрын

    Somali land guul iyo gobonimo gadawguna hoos

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Dhulbahante dhibta haysataa waa wax aan is laamnimadu ogolayn oo ah munaafaqada barta oo xiligan qofka soomaalidu isu adeegsato

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar9313 Жыл бұрын

    Ilaahay ka yaaba Belo wey idinka dheertahay

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    Жыл бұрын

    Waxaad adigu belo u aragto anagu dhib uma aragno. Anaguba markaad shalay SNM aheydeen saas baanu oran jirney.Muddo badan baan aamusneyn oo dulqaadaneyney. Waad naga badbadiseen. Samirkii baa naga soo dhamaaay. Ha nala yaabin. Dhibkaan qabno ma ogide.

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Snm= alshabab

  • @Mostapheadan-sm2dq
    @Mostapheadan-sm2dq10 ай бұрын

    Hadi kale. Jooji ruwaayada

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын

    Miyey ogen somalilan inyan iskah lahen dhulyey shaganayan matah ee gobolkag sool Markah bel gadal haw racan tarikhdodah iyo meshay kayimadan oo shikh isqah Kumah dhalan dhulkey dagen yihin somalilan ee xabuh kasosafiray shekh isqah oo isogoh gabar wadah iyo xoloh loh ubantaha iyo wiikih khosarkah u ah ee xolah u waday bey yimaden gobolko dolah ee carigah hadah loyakhan somalilan Markah waxa bah eyshegan dhul eylehan somalilan Markah dhulkah somaliya Socotah lagu yahay oo khabilkastah melbuh kayimid wanah lagu wadah kulmey dhulkah somaliya oo khabilkastah melbuh dagey oo daris laguh wadah yahay ee has ixtiramoh somaliyeey waxa layah dad isladah oo isdhaley oo iskuh af ah oo iskuh midab ah oo Magacag somali wadagah Markah has ixtiramoh waxan nahay wiil iyo walidkis ban nahay hadan Somalia nahay iskanah dayah khabilkah iyo iskalah socah iyo khabikah leskuh dilayoh oo nagalah dheerayey oo somalia kuh dhexjirah Markah somaliya hanolatoh hanah isracagdoh waa dad Iskuh din ah oo islaam ah

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Жыл бұрын

    أليس فيكم رجل رشيد

  • @aliMohamed-ev3wr

    @aliMohamed-ev3wr

    Жыл бұрын

    Laaa ya garaad hhhh

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Subxaanlaah subxaanlaah so sad

  • @9030
    @9030 Жыл бұрын

    Dowon hees way day duration hafartay

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Жыл бұрын

    Dhulbahante dhibka haysta iyo meesha taladiisu iska qabsan la dahay waxa weeye wuxuu la colloobey waa hore oo xaasad ku noqday walaalkiis Maxammed harti ”MAJEERTEEN”. Xaasadnimada iyo xasaraddu cawaaqibxumo dambe ayeey keenaan kibirka iyo isla weyni aan xaq ku dhisnaynina waxay ku dambaysaa foolxumo iyo daciifnimo Iimaan li’ida iyo lagga jecli lafta jeclina iyaduna waxay ku dambaysaa dhubuqdhubuq iyo dhabanno hays dambe. Caano daatay dabadoodaa laqabtaa. SICIID HARTI WALAALAYAAL ADINKAA ISCIILAY ALLAAH IDINMA CIILIN EE. DHAN ISU RAACA OO GO AAN KAMA DAMBAYS AH QAATA OO YAAN ASAAGGIIN IDIIN DAWLADAYN IDINKOO DARAAWIISH KU ABTIRSADA IYO GOBONNIMADA SOOMAALIYEED ISKU XIRNAADA OO UL IYO DIIRKEED NOQDA OGAADANA INIINNAAN KALIGIIN DHALAN EE AAD WALAAL IYO EHELBA LEEDIHIIN

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Naaac tolaasy

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Idinjaa idin kaa idinkaa waa canbaarayn saxiix

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Жыл бұрын

    inay aakhir sabaan tahay waxaad ku garataa nin yurub iyo maraykank ama caydh ha qaato oo been gaalada wax howga cuna ama meherad iyo shaqo ha ku haystee carruurtiisii waxbarasho iyo caafimaad iyo nolol fiican ku haystaan ayaa ugu baaqaya aabbo iyo hooyo dirqi nolol maalmeedka ugu helaya carruurtooda wax kaleba daaye ayaa raba inay dagaal ugu baaqaan oy qax iyo barakac ugu yeedhaan iyagoo magac qabiil ku baaqaya waar allah ka cabsada aakhiradiina uyaaba godka iyo qiyaamaha qofna idinla geli maayo waa nin iyo camalkii intaad dadka waanin lahaydeen ood qaboojin lahaydeen ilaahay intii shar waddaba iyaga haku keli yeelo

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Adigu hadad Allah taqan kuwaga dulmiga ka reb e ki la dulmiyay hadal kama bahna

  • @mruun2509

    @mruun2509

    Жыл бұрын

    MUUSE U SHEEG ISAGAA SOO DUULAY ANAGA GURYEHEENI BAANJOOGNAA MAXAA KA SOO JIRA LAASCAANOD , WIXII XAQDARA KU SOCDA MUSIIBO KU KOOBA ALLAH HA KU RIDO AMIIN.

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Xiiqsanaan💪💪💪💪💪💪💪

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Жыл бұрын

    By the way why you don't take international media to Laascaanooda to cover Khatumo State rebirth and revolution. .

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    Жыл бұрын

    WALASOOSOCODa

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    Жыл бұрын

    Insha allaah. Guul

  • @mahamudali6324

    @mahamudali6324

    Жыл бұрын

    @@faadumo12331 😅 ❤❤❤ 😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Жыл бұрын

    Viva Khatumo State. Waa nin Ogadeen oo idnka soo salaamaya Soomaaliya.

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    Itoobiyaanka xaarka iyo kaadida adeerkaa ka maydho iska xoree Dhulbahante waxba idiin kama baahna la hayste yahow la haystuhu dhalay

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    Ee adigu is xoree

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    @@Cirguje2 Huno Dhulbahante & Ogadeen way wada dhashen wana hal qoyz Kablalah mazeerka jooji dadka wada dhashay booskagama banana ka dhexbax Jajuuz

  • @fatushaden5736

    @fatushaden5736

    Жыл бұрын

    @@Cirguje2 ethopia adiga jkugusigumeystaa langaab idor dhulbahante iyo ogadeen walabaa wadadhalataay wabaaaaaaaa

  • @ainanshedayr7569

    @ainanshedayr7569

    Жыл бұрын

    @@Cirguje2 Idoor iska dhigahaya dhul bahante adiga uma horeyn. Iidoor Gaashaamo iyo dannood iyo xarshin ka warran. Miskiin. Midda kale anigu waxaan ka soo jeedaa Jubbaland waxaana leeyahay khaatumo state republic viva

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 Жыл бұрын

    Horta sool iyo sanaag in la idinla degentihiin ma ogtihiin dadkiinan meesha ka hadlaayaa

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 Жыл бұрын

    Raga, reer daroodow, ilahay ayaa idin badiyey meeshaa xuna waxaa idindhigay isnacaybka aad idinku isnecebtihiin!!

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын

    Asc wall aha islaaxa kataliya

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    Жыл бұрын

    Maxaad islaax u taqaanaa?.kani halgan siyaasad ah. Siyaasaduna islaax kuma dhisna. Waxay ku dhisan tahay qaado waxaad qaadan kartid marked qaadan kartid. Muuse Shaani wadaad imaam ah oo masaaajid hogaamiya ma aha. Waxaa laga hayaa inuu yiri "duco qaadan maayo anigoo wax dili kara". Oraadaas waxay baxday markuu leynayey Garxajis. Anaguna kaba darnin. Oo Islaax wax shaqa kuma lihin. Waxaa nalagu naaneysaa "Reer kufurta bile". Marka walaale wacdiga masaajidkaa lags sugayaa. Waan ogahay inaad dhibsaneysid waxa socda. Laakiin Dhulbahante wacdi ma dhegeystee ha ku daalin jeedaal.

  • @dqalib
    @dqalib Жыл бұрын

    Tolkeey guul, cadawogaaga alah jabsho

  • @ayaan7389

    @ayaan7389

    Жыл бұрын

    walaahi balaayo iyo dhib gumaysi midna maanta ma qabaan dadkaasi waa waxmagarato ay ku adeeganayaan dad dano gaar ah lihi balaayo looma yeedho

  • @isseyare837

    @isseyare837

    Жыл бұрын

    Ayaaneey ilaahay ka baq H/awal land looma adkeysan karo Wlhy reer waqooyi baynu isla nahay Lkn mareexaankaad ka calaacaali jirtay adaa ka daray Walaalo wax wada lahaansho waa diiday Wax walba adaa sheegtay Walaaloow lagaa kari waaa Lkin hada waan tashanay Amba halays xansuuqo amba halagu kala tago Somali baa nahay Kala go ma ogolin Calanka buluuga ah baanu sidanaaa Kuna haduu muslimo Kuna gaaloobo land danbe ma jirto

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 Жыл бұрын

    War wax iskula hadha ...

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 Жыл бұрын

    Axamed godane oo 15sano Montana bay Leeyhiin wuu dagaalamayaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Mayeelayaane Alaynu dhiil la gelaynaaye xasan dhiiqona waa kii war qadii uu saxiixay cabdi weli oo Reysal wasaare ahaana uu la saxiixay qashìnka ku daray baroortu Orgiga ka weeyn waxan is leeyahay waxa wada aamuseyey madaxda soomalida ku doono ha ahaadee waxaan gabayga Heesta ugu daray May horayn jirine hada laan ku soo saarayaa hoos u foorora

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 Жыл бұрын

    Waa beenta calankii faqash idol dagaalantey ma chiro Ina cabdula Xasan tuug buu ahaa rer miyiga dhici jirey

  • @BosteeyaXussenAli-sf8uo
    @BosteeyaXussenAli-sf8uo Жыл бұрын

    Ssc calanka surta 📚📚📚📚📚🗳📮📨📭💰🫁🤳🏿calanka 💰📶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🛃🛃🛃🛃🛃🛃🔙🔝🔜🔜🔛 waqtigaa ❓️✅️✅️✅️✅️⬜️🔺️🔻💠🧱🚀🛎🛎🛎🛎

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Жыл бұрын

    DHALIIL WAA JIRTAA LAAKIIN DAAROOD MAANTA WAA SSC DHAMAANTOOD MID QAADA BIYAHA GEELA XABBADDA HA AY SALUUGIN WAA SOO SOCDAA WAA SOO SOCDAA. ..!!!!!!!!!!!!!..

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar9313 Жыл бұрын

    WALAALLOW KA JOOG YAAN IBLAYS HAAMO KUU TUMINE

  • @mruun2509
    @mruun2509 Жыл бұрын

    Hala isku daayo Dhulbahante iyo SNM, aniga maba rabo in eey Punland soo gasho bas ha sameeyso Puntland sida Jabuuti iyadoo ku jirto beey tiri kuma jiro iyagana saa ha yirahdeen sida kale hanoo cawineen

  • @bossman1024
    @bossman1024 Жыл бұрын

    Inad marka hore idinku midowdan aya laraba marka sad Hilo waydiisan kartaye idinko is haysatan maxad daarood KU gali

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 Жыл бұрын

    Dhulka aad degtaan hadii aad sheegan la haydeen wax la fahmi karo ayay ahaan la hayd

  • @CmonNowTellme

    @CmonNowTellme

    Жыл бұрын

    Intaan ku leenahay uun baan qaadaneynaa. Nina taako uu leeyahay kama qaadaneyno. Sanaag intaan ka qaadaneynaa. Soolna Ceynaba baa isaaq ka degaa oo uma socono. Laakiin, togdheer waxaan ku leenahay Buuhoodle ama Ceyn. Marka Ceyn baan lasoo wareegaynaa. Ceynabana waan Isaaq waa u deyneynaa. Sanaagna waxaan le leenahay uun ka goosaneynaa. Problem solved.

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    @@CmonNowTellme sheeko ciyaal ha iila iman sharciga maamul goboleed ku noqon karo soo arag (SIDAN BAAN RABAA MAAMUL GOBOLEED KUMA SAMAYSMO EE SHEEKO KALE LA KAALAYA

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын

    Maxaa ka khaldan odayaashan? War niman yahow tiknadda buuhoodle lagu qaban waayey miyaa dhulbahante celinaysa maanta? 7 cisho iska daaye xataa 48 caadi ah ma qaadanayso.

  • @9030
    @9030 Жыл бұрын

    Hadalku lafududa qurbahay layrsanayaa kaalaya idinkukudhinta Meehan mushaharbanu dhigaynaa hadalmaahee Haku garabqadanina caruuraha yaryar dhiigyo cabiinyahaw

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 Жыл бұрын

    You' ve been saying the same thing for the last 20 years.

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr Жыл бұрын

    Daroood naaac nadaana meshan Somaliland adignka ubahan ruxna uma bahana oogada Somaliland qabil kuma tagno wayo waa qaraan wllo..

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Darawiish waxba kumaydaan lahayn waligiin laydin aqoonsansyo sadexdan magac ee sidataan idinku ma lihidin ee bal soo dhivi xasan ku dhegaysan maayo💪💪💪💪💪💪🙏🏽🙏🏽

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    Жыл бұрын

    Xasan wax ay uga baahanyihiin majirto dhulkooda ayagaa leh dhulbahante dawladna uma baahna ayagaa isu dowladnoqonaya maxaa ka qaadi kartaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын

    Hhh hhh ii wad sheekada ma somaliland ayaa laascaanood ka baxday waa aqoonta cadowga dhulmahante laascaanood waa qaranka somaliland ma jirto ciidan somaliland oo ka baxay laascaanood ama ka bixi doona laascaanood dhuuso ma haye xaarka qurmuun iska leexi laascaanood waa qaranka somaliland beenta ka daaya naftiina somaliland waa awood ilaahey guul siiyey anagu ma soo caban doono waa runtaa waxaanu nahay jabhad dhuuso ma hante xaarka xejiso beri ha oran naago ayaa la xasuuqay dhuuso ma hante xaarka xejiso

  • @abdijama6388
    @abdijama6388 Жыл бұрын

    Ninkas wuxuu hilmamay dadkii qaxotiga aha gelinka shanad kayimi ee ay xasuuqeen xabaliihii ay ku asen xagee ku yalin

  • @ayaandaahir7986
    @ayaandaahir7986 Жыл бұрын

    0

  • @AliAli-lx5fl
    @AliAli-lx5fl Жыл бұрын

    Asc ssc guul hadday idinkugu dhowdahay tolow yaan dib loo noqon

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 Жыл бұрын

    IsmaaciilAxmed, waa aftahan hadal-yaqaan ah.

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 Жыл бұрын

    War sidii fastiin ayaa laascaanood laga dhigay isxoreeya

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын

    Ii wad sheekada kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @ayaandaahir7986
    @ayaandaahir7986 Жыл бұрын

    Pp0

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Жыл бұрын

    kulaa waa reer reer baa degan Somaliland la yidhahdo Dir yes boqolka kun harti baa taraxa iyo in yar oo kale hadaba iyago tuuladas kuleh somaliland ayaa golahii wakiilada loo dhiibay oo mar cafimadki loo dhiibay omar gaashaandhigi loo dhiibay oo mar biyahii loo dhiibay oo mar war faafintii loo dhiimay oo meel walaba ku jiran maxad doonaysen inad madaxwyane noo noqotan idinkoo sida munafiqinta beeen shuba idinkoo sida munafiqiin amanada marba gees ula baxsada idinkoo balanta ka baxa sidee ugu fekerten inad idinko waxba ahayn u doontan kutusiga sare daacad hada ahan lahayden wa la idinku sadaqysan laha lakiin dacad ma tihin dad laa amino ma tihin kaadibin xasidain xuman side walan baad taihiin war wuxu indho adaka ma bisad baa idinkoo denbiile ah ayay snm idin cafiday oo tidhi lama tabanayo xalay dhalay xuman ha laga noqdo waad walateen isaqana khaladan meeshay u soo dhinteen mar walaba doqon u dhiibaya siday xamar u geeyen bay meel walaba mihiima idin dhiiban markaasa doonten wax ka sii wayn wali baan u aqana taas ama diid ama doon wadankan somaliland 99% iyo ka badanba wa beelaha direed

  • @ayaandaahir7986
    @ayaandaahir7986 Жыл бұрын

    Ppp

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Dadkan dhibtoodu muuse kuma Eka shan iyo Shan Iyo tobansano a yay soconaysey xasuuqani kii ugu horeeyey maaha kii kalshaale buuhoodle baa ka horeeyey marka laga reebok kii ugu khatarta badnee ee mu aa maradaysnaa ee ahaa midha midhaysiga jiirku Dad ka caguhuu ka cunaa markup qaniinaba wuu afuu faa Aloow xaqa u hiili

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Жыл бұрын

    Hargaysaa laga taagay calanka dhulbahanre uma dhiman ee taariikhda dib u raac

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Жыл бұрын

    balaayo way idinka.dheertahay maanta balaayo dawanka looma tumo laakiin maalin kale ayaad garan doontaan

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Snm = alshabab

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын

    Ma daarood ayaa islaam ah kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk sheydaanku waa islaam hadii inan gumeed daarood islaam yahay nacalatul ibnu ibliis sheydaan daarood nacalaa ku taala daarood jeberti

  • @munaelmi9229
    @munaelmi9229 Жыл бұрын

    viva irirsamaale daaaroodooy hakaa saarto iyo calan baluuga oo dadka aad ku sirtaan

Келесі