No video

Qiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday | Ma hurdo ax

Qiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday illaa & hadda ma harsado murug ayaa i heysa " Gabdhoow iska jira raga aad guursaneysaan!.

Пікірлер: 112

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-ky1dx4me8h
    @user-ky1dx4me8hАй бұрын

    subxanalaah illahoow hoyada qalbiga uqaboji yarabi

  • @khadraali9602

    @khadraali9602

    Ай бұрын

    Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa rabi allahayow qabika u qabooji oo maskaxdeeda u xafid adigaa caadil ah rabiyow Mashaqa weeye tanokale maskiintaan u gargaar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Dhalinyarooy hooyadaas shaaha kagata please

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicun

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3lАй бұрын

    Ax ax wlhi waxa umadan haysta waa habaar kuwa walan meelo lagu xanaaneeyo ma jirto 😢waa hooyo qalbiga ka oyneysa alle inta kale ha u badbaadiyo

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419Ай бұрын

    Ilahayo samiir iyo iimankaah siih waalashan caadibaan xiisabta, aaqiiray jiirta

  • @Football-fans327
    @Football-fans327Ай бұрын

    Rabi hakuu qalbi qaboojiyo hooyooyinka soomaliyeed qisadaan iyoh kuwa kadaran weey soomartay rabi hau dhib dhaamo hooyooyinka iyoh gabadhaheena soomaliyeed

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    الله اكبر الله اكبر 😢😢😢😢

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752Ай бұрын

    Innaalilaahi wainnaailayhi raajicuun ilaahow qalbigeeda u daji walaashayna 😢😢😢laay ilaaha illalaahu maxamada rasuululaah xanuun badanaa

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545Ай бұрын

    Munasar abowe Sheekada dhinca kalena ka soo xaqiiji🥰

  • @degan4
    @degan4Ай бұрын

    Xasbuna Allah wa Nicmo wakiil Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Dad Qaar waa in ummad lagu sii daynin 😢😢😢😢😢

  • @M.bubu9
    @M.bubu9Ай бұрын

    Aan caawino somali maxamed ❤

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079Ай бұрын

    Samir iyo Iman Allah haa Kaa siyo waa qiiso xanuun badan adiga iyo caruurta inta muslim ah Allah haa naa xifdiyo❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Allah naarta hageeyo aabe maaha Kaasi wuxu ugu Talagalay inuu nolosha ku Ciqaabo waanka xumahay Raga Soomaalidu waa balo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791Ай бұрын

    😢😢😢😢illhey hakasamir siiyo😢subxnallaah aabahu waba manaxe😢bismillahi rxmni rxim

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713Ай бұрын

    Ilahayow qalbiga u deji masakiin taan😭😭😭😭

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    subxanallh Abaayo Bedel khayr leh Allaha ku siiyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Allah hakuu gargaaro hooyo beerkaa Dhaban

  • @aaminaaxmedgedoow4599
    @aaminaaxmedgedoow4599Ай бұрын

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4Ай бұрын

    Dhalinyarada Rer Muqdisho Hoyadan U Kaca Oo Cawiya Shaha Ka Caba Darteed Liido U Taga Intas Bas U Cawiya Wlalayal 😢

  • @guleit89

    @guleit89

    Ай бұрын

    Abahaba wa nin Somali ah 😂😂

  • @aadamisports446
    @aadamisports446Ай бұрын

    Samir iyo Iimaan Saadaq ah Allaha kaa siiyo waa dhacdo xanuun badan.

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909Ай бұрын

    Subxaanallah War ninku cawaan miyuu ahaa waa yaabee

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6kАй бұрын

    Alla meelkasto hooyo ooyeyso war ragoow dumarka u naxa alle ka cabsada 😢😢😢😢

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550Ай бұрын

    Ilaahay qalbiga hakuqaboojiyo

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819Ай бұрын

    Allah u naxaristo

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Nin somali waa bahal balaayo ha qaado midka hooyda u dhow oo jecel hooyadisa ayuu ka diley Subxanallah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    Ай бұрын

    Somali odhan maha wa bel gaar kuwa ficilada naxariistadara sanaynaya

  • @MashaAlllahAlhamdullilah

    @MashaAlllahAlhamdullilah

    Ай бұрын

    ​@@abdurrahmanHarbi-cy8hynoosheeg beeshaas aan iska ilaalinee plz

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    Ай бұрын

    @@MashaAlllahAlhamdullilah armay tahay beshada waxa ay dagan inta udhaxaysa baladwayne iyo gaal kacayo waxayna kufanan dhig islaamka

  • @abu-ff8ws

    @abu-ff8ws

    Ай бұрын

    ​@@abdurrahmanHarbi-cy8hy jaahil baa tahay oo caqliga lagagalay. Allaha kuhadeeyo

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226Ай бұрын

    Laa xoowla walaa quwata illaa billaahil caliyil cadiim War dadkaani maxay ahaayeen dugaagna kaxune

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c24 күн бұрын

    Muqdisho masiibo badan

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852Ай бұрын

    Hooyo macan qalbiga allah kuu qaboojiya cawad qeer qaba allaha ku siiyo

  • @mussaali5239
    @mussaali5239Ай бұрын

    I'm so sorry, dear Sister. Ilaahey Badalkiisa ha ku siiyo . Xanuunka waan kula qabnaa.

  • @munirassad804
    @munirassad804Ай бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه رحمة الله آمين يارب العالمين ❤الله أكبر الله أكبر

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4yeАй бұрын

    Xasbiya Allah wa nicmal wakiil ilaahoow u gargaar is heart breaking

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126Ай бұрын

    Team munasar isoraca❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx yaa allhhh yaa raxman subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c24 күн бұрын

    Subxaanallaah

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888Ай бұрын

    Ilahow qalbiga ku qabowji

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Wll waa ka xumahay.

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9dАй бұрын

    Xamar bes waaye walhi alle ayaa umaqan dadkan duliwaaye 😢😢😢😢 alle maxaa dhibyaala 😢😢😢meshaas

  • @abu-ff8ws

    @abu-ff8ws

    Ай бұрын

    Cunsuri baa tahay waryaa. Maxaa kala jeedaa dadkaan dulli waaye

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2tАй бұрын

    qalbiga Allah hakuqabojaya

  • @Khadarhoussein473
    @Khadarhoussein473Ай бұрын

    Axaaaaax😢😢😢😢

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2tАй бұрын

    Allah hakusahlo hooya mcn 😢😢😢😢😢😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7oАй бұрын

    YAA ALAH ILAAHOW XAQA UHIILI HADEY RUNTAHAYNA ASAGA IYO INTII LAOGEYDBA ADUUNKA KU CIQAAB HOOYOYINKA SOOMALIYED WZZ DHIBANYIHIN NIMANKII QEYR MASULKII BEY BAHALNIMO KUDARSADEEN ILAAHOW QALBIGA UQABOOJI

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269Ай бұрын

    Walaahi hooyo hooyo waaye kiligiis ma ahane cidaas oo dhan ha la xiro

  • @eblaaden8170
    @eblaaden8170Ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-pe7fu6dh7x
    @user-pe7fu6dh7xАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ou1rt1lm5s
    @user-ou1rt1lm5sАй бұрын

    Allaha naxarito subxaanalaal hooyo macan

  • @IibrahimAxmed
    @IibrahimAxmedАй бұрын

    😢😢😢

  • @kabilowAlif
    @kabilowAlifАй бұрын

    😢😢😢😢

  • @munirassad804
    @munirassad804Ай бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @imthehero76
    @imthehero76Ай бұрын

    😢😢😢 waxa aan ka xumahay uurkutaalada xun aad la nooshahay wll raali ahaada.

  • @APDIQANIMOHAMED-p4j
    @APDIQANIMOHAMED-p4jАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3lАй бұрын

    Nin ilmihiisa dilay tiirka ma lageyn kara si looga oifiyo danbiga

  • @maryamahassan377

    @maryamahassan377

    Ай бұрын

    Maya sidan maqlay

  • @user-cw6lw9xl8z
    @user-cw6lw9xl8zАй бұрын

    Marunbaaa xaqiijin ayey ubahantahay majiro qaf ilmahiisa dilayo hadana dadkiisu la og yihiin in uu dilo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804Ай бұрын

    I'm sorry sister 😢😢😢😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔 dulmiga mel weliba galey saqiirka xita la dulmiyey dumarka dadka dhamaan somaliyed wa wad dulman yihiin inyar ilaahay badbaadiyey ma ahan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Dulmiga ka Socoda Muqudisho weligeed degimayeso

  • @Imraan12
    @Imraan12Ай бұрын

    Sheekadan waxba KA khaldan side loo dilay

  • @QueenSahra-dg6yo
    @QueenSahra-dg6yoАй бұрын

    Hooyo sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SalmanOmar931
    @SalmanOmar931Ай бұрын

    Somalia balo ku dagtay waa dal bahalo kunool yihiin subxanallaah

  • @haweyorashid9419

    @haweyorashid9419

    Ай бұрын

    Somali kaaliya maay dhiibtuh kaa dhacday saaqsi uumadah haakuwadaqaadin. Waah laa,oogyahay caadalad kaamayjiirto laakin aadunka , oh dhaanbah raag xuunxun jooga oh iilmahoda naafta dhaafiya Somalida kuumabah baadna

  • @SalmanOmar931

    @SalmanOmar931

    Ай бұрын

    @@haweyorashid9419 somalia siiba xamar wxa ka dhacaa dunida kama dhacaan walal dd bahalo ah ayaa kunool meesha

  • @haweyorashid9419

    @haweyorashid9419

    Ай бұрын

    @SalmanOmar931 waah ruun caadalad xuumo iyo sharciilaa an baah laahartay laakiin kuuwo iilmahodah birrbiryeya oh aaqaladah kuuhgubah saay lacakagah sameyan aamah biil uusin amah naagtah kuuxumeh baah aadunkah kaabuxa. Mugdisho waah mesha Somali ooguh aayankah daaran daadkah shacabka, aah aah waah lah duulmiin aam aayagah indulging siixad dhaf aah Islanima dah kaabaxsan

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436Ай бұрын

    Midka waalan Oo hadana ilmihisi keliye Dilaayo Dhaqan nocee waaye subaxanallah. Dadkale waxba uma geysto Lakini carurtisi wu dilaa miyaa?

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wcАй бұрын

    Waa. Waxyaabihii laga faaiiday ladagaalankii. Iyo dumintii dawlada

  • @SomalianTime
    @SomalianTimeАй бұрын

    إنالله وإنا إليه راجعون 😢😢

  • @fadumojama22
    @fadumojama22Ай бұрын

    Ilahay qalbiga hauqabojiyo amiin

  • @MaryamAbuukar-gb9ig
    @MaryamAbuukar-gb9igАй бұрын

    😢😢😢yaa raxmaan

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3eАй бұрын

    Hooyad alle qalibag hawu qaboji umad wada jiiran nahaya 😭😭😭

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155Ай бұрын

    Dadkaygoow alla maxaa dhib daashaday

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425Ай бұрын

    Bisinka xamar wey waalatey .gacan ku dhiigle aan la ogeyn inuu qof dhan diley waa in.lasoo qabta waxaaba qatar ku sugan caruurta kale ee la joogta niman kaas

  • @AboweAdo

    @AboweAdo

    Ай бұрын

    Xmr mxa hely😢😢 ilaah og

  • @hawoali120
    @hawoali120Ай бұрын

    Sorry saqiir aaqiro Allaha kaga dhigo 😢😢😢😢😢

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Nin ilmihiis dilaayo ma asagaa fiyoow waa in boliska soo qabtaan iyo intii la qarisey ee ogeyd . Asaga lama dilaayo sharciga islaamka sidoo qabo lkn diyaa ku waajibto . Diyadana ada leh. Lkn waa in asaga la xiraa si mar kale wax kale u geysan.

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673Ай бұрын

    Subxaanalaah Subxaanalaah

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacagАй бұрын

    Xamar wax aan ka dhicin maleh🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @messil8080
    @messil8080Ай бұрын

    abaayo bedel khayr qabo illaahay hakaa samir siiyo

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913Ай бұрын

    My ma dilin woow xanunsaday fardoowsooy abayo ilhey ka baq anakaa ka war heyno

  • @shukrishiresiyad2623

    @shukrishiresiyad2623

    Ай бұрын

    Haye abaayo see wax u dhaceen hadii uusan dilin

  • @amaalxaashi3913

    @amaalxaashi3913

    Ай бұрын

    Walhi magowricin anakaa govjog eheryn shubanaa kuso boosay wuna dhintay sadax caruura isku dhalen labo asigaa korsaday midka yarne ayadaaa heysatay marka fardowso abayo xalka sidas qaldan ha ugu hadlin labadi wiilna walagu siyey cidane wey ku shegen hortaa unbaa ladugay abayo

  • @shukrishiresiyad2623

    @shukrishiresiyad2623

    Ай бұрын

    @@amaalxaashi3913 hadii ey been ka sheegeyso iyada ayey dhibee laakiin hadii shuban ku dhacay in loo sheego sow maaha

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261Ай бұрын

    Sheekadaan waxbaa ka dhiman

  • @billowabdi6346

    @billowabdi6346

    Ай бұрын

    Kugu raacsanahy

  • @guleit89
    @guleit89Ай бұрын

    Munasar ❤❤❤

  • @AboweAdo
    @AboweAdoАй бұрын

    Subxanalah

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170Ай бұрын

    Ninkii Somaliya kasugeeysa nagaasho waxaakahoreyo iscafintirobdn se Lkn Allah naxaristisa lagamaquusto Aloow Alle

  • @SomalianTime

    @SomalianTime

    Ай бұрын

    🥲🥲🥲

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8wАй бұрын

    Warkeeda isma haaysto Waa iga watay aabahiisuu la noolaa Iyo waa I caawinjiray. Liidaan ku shaqeystaa Ma subaxii ayuu usookalaxi jiray

  • @samiyaomar3483

    @samiyaomar3483

    Ай бұрын

    Wuu la jogay kadib wuu ka watay kumay dhihin marku dhashay ayaa la qatay

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7oАй бұрын

    CIDFIYOOW MIYAA KUWAAS INTEYDILEEN DUUGEY NAXARIIS DARANAA

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961Ай бұрын

    Subxallah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢ax

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7cАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7oАй бұрын

    MARKII QURBAHA LAYIMID OO AYWAAYEN HOOYO IYO CARUUR AYKU XADGUDBAAN ILEYN GAALAA KA HORTAGANEE AYEY DHEHEEN NAAGIHII WEYKIBREEN 33 SANANA WADANKII AAKADAGI LA

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2yАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2yАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CafiifoCali-iu9ms
    @CafiifoCali-iu9msАй бұрын

    Wallaahi asagana manoolaadeyn 😠asagoo dilay cunugeyga haduu xitaa aabo uyahay wasqaanka asagana waa goorici lahaa eyga uraaya😬😡😡

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719Ай бұрын

    Abaayo wankaxumahy

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Maxuu ku diley waa yaabe

  • @ahmedamin9843
    @ahmedamin9843Ай бұрын

    Where is the proof???

  • @sahruja5777
    @sahruja5777Ай бұрын

    Hooyo hadii leydinfuro ilmihiina haiskasiinina Abayaashooda maalinwalbo Hooyo ayaa oyneysa.

  • @hassanoscarlyrics4792

    @hassanoscarlyrics4792

    27 күн бұрын

    Mx nin miirqawo maa ilmihiisa loodiidi karaa 😂😂 teeda kale aniga kula hadalaayo gawar baan kala tagne anana heesto wiilkeyga mx ka haleesan iyadana meel anjoogo masoistaagi karto hooyo xunpa wee jirtaa raga kaliya maxuma saas ogow

  • @QueenSahra-dg6yo
    @QueenSahra-dg6yoАй бұрын

    Sscwscwscwscwscwscwscsw

Келесі