QISO CAJIIB AH! Ganacsigan Milyaneerka ah, waxaan ku billaabay hal kursi iyo miis!

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka sameysay Maraykanka ganacsig Milyaneer ah! Daawo inta ay ku qaadatay, sida ay u sameeyeen iyo waxyaabaha laga doonayo inuu ogaado qofka doonaya inuu ganacsi ku guulaysto.

Пікірлер: 29

  • @dailycontent3955
    @dailycontent39553 жыл бұрын

    Masha allaah waa maqaal dadka dhiira gilinaayo insha allah waan ku daysan doona dhalinyaradaan qibrad badan muuqaalkan waa ka faaiday oo kmd tahay dulqaadka ama sabarka thanks sxp

  • @harrisjama9983
    @harrisjama99833 жыл бұрын

    Waa Muuqaal isoo jiitay xaga fikrada iyo qaabka aad usoo diyaariseen iyo waliba xaga farsamada camera manka Hore usocda wllo Husen Nour💟

  • @yassinaden4300
    @yassinaden4300

    Jazaka Allah kheyr walaalkey. Waad i dhiirigalisay

  • @JIMICSIGAJIRKA
    @JIMICSIGAJIRKA6 жыл бұрын

    hussein video aad iyo aad u wanaagsan oo ku ta yasho mudan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12

    Mashalah

  • @djao2212
    @djao22125 жыл бұрын

    masha allah allah ha idin barakeeyo amiin

  • @AhmedAli-mj7bq
    @AhmedAli-mj7bq6 жыл бұрын

    maashaAllaah allaha u barakeeyo dhalinyara shirkada, co-founder Omar Jama is myis my friend. Mahadsanid walaal Hussein Noor

  • @hassanmohamed6836
    @hassanmohamed68363 жыл бұрын

    Masha allah keep going

  • @abdulkadirkulmiye8277
    @abdulkadirkulmiye82775 жыл бұрын

    Masha-Allah, it is great to see brothers done such good work well done

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur27043 жыл бұрын

    Maashaa Allaah

  • @akhuunaaAly
    @akhuunaaAly Жыл бұрын

    Maa shaa Allah

  • @ciisedaahirciise9120
    @ciisedaahirciise91203 жыл бұрын

    Maasha AllaaH

  • @soobax7544
    @soobax75442 жыл бұрын

    Walayaal Ilaah ganacsiga haidiin barakeeyo. lkn dalkeeni hooy wax dib oogu celiya oo maalgashada. dhalinyaro baddan oo shaqala la aana aya jiro, marka hadaad fursad shaqo u abuurtaan, laba ajir ba idin kordhi, mid wa faidad amidna wa dhalintiini oo heshay shaqo. taas oo usii dheertay inaad qayb lixaad leh kaqadanaysaan dhaqaalaha dalka iyo kobaca dalka hooyo.

  • @adanadan6884
    @adanadan68846 жыл бұрын

    Mnsha Allah xussein noor

  • @UMMATUMUHAMMED
    @UMMATUMUHAMMED6 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @cabdulaahiyuusuf7519
    @cabdulaahiyuusuf75194 жыл бұрын

    Sxb xusen wllhi fidiyowgan ad sanadoa hor dubty waxan waxan rabay inad arinyar kagala hadlo melan kagala soxiriro majirta

  • @abdizalamtechnicalsupport8055
    @abdizalamtechnicalsupport80556 жыл бұрын

    Maansha alah

  • @Mk-dw1sb
    @Mk-dw1sb4 жыл бұрын

    😄😄😄😄😄😄caydh

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid10403 жыл бұрын

    Waa run somali ma shaqestan lkin haku daydan ragan