No video

Sirta iyo sifooyinka iibka guuleysta

Muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa sirta iyo sifooyinka iibka guuleysta oo ay ka mid yihiin VALUE IN ADVANCE - In aad siisid macmiilka wax qiimo leh lacag la'aan iyo shuruud la'aan.
Si aad u kobcisid ganacsigaaga iyo xirfadaada iibka, booqo bogga rasmiga ah ee koorsadeena caanka ah: Suuqgeynta iyo iibka
bravoakademi.c...
🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA
Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:
✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo
KU SAABSAN BRAVO GROUP:
BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
🌍. www.bravoakademi.com
🌍. www.bravogroupi.com
Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
+252612253334
+252612253332
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
FACEBOOK: / bravogroupon. .
TWITTER: / bravo_group
TIKTOK: / bravoakademi
KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:
📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
bravoakademi.co...
📚. Helida shaqo fiican:
bravoakademi.co...
📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
bravoakademi.co...
Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
💌 bravoakademi.c...

Пікірлер: 18

  • @bashirabdiqader1022
    @bashirabdiqader1022 Жыл бұрын

    جزاكم الله خير الجزاء سيدي

  • @MahamudMahamedabdi-rj8ob
    @MahamudMahamedabdi-rj8ob2 ай бұрын

    Mahadsad mudane

  • @mohammedadenahmed7560
    @mohammedadenahmed75602 жыл бұрын

    Mudane howl wanagsan ayd bulshada u heysaa iyo cilmi tayeysan waxaana tahay quf bulshada mug ku ku leh horu u soco masuul dhamaantiin

  • @somvato

    @somvato

    2 жыл бұрын

    Jazaklah walale

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture40142 жыл бұрын

    MashaAllaah walaal jazakallaahu khayr

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын

    Masha allah ustaad

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed20902 жыл бұрын

    Mahadsanid mudane kelmaddaa close inbadan baan waxa xagga iibka looga jeedo fahmiwaayey iminka na waad iiga faaiidaysay

  • @familyneeds3526

    @familyneeds3526

    2 жыл бұрын

    Dhamaan walaalaha hadii aad jeceshahay in ad ka mid noqoto ganacsi dhaxal gal ,adoo gurigaaga jooga Ka ganacso 200 ee wadan, hadii aad faahfaahin doonayso nagala soo xiriir: wathsApp+919390090546 Website: https//opulence Global.com/familyneeds/

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin2 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad .

  • @MahamudMahamedabdi-rj8ob
    @MahamudMahamedabdi-rj8ob2 ай бұрын

    Soo dhawow aqoon yahayn

  • @maxamedilkacase9311
    @maxamedilkacase9311 Жыл бұрын

    Asc waxaa kaa rabaa la talin ganacsi dugaag cabdiwahab cabdilaha cilmi waa axmed maxmamuud shq axmd go

  • @abdiibnudiriye5556
    @abdiibnudiriye55562 жыл бұрын

    Asc ustaad xgee la idin kala sooxiriirayaa hdan rabo inaan bravo kusoo biiro

  • @somvato

    @somvato

    2 жыл бұрын

    Waalale nagala soo xiriir whatsup +252 612253334. ama +252 612253332

  • @wanaaggaraac3243
    @wanaaggaraac3243 Жыл бұрын

    Waar afsoomaali maxaa ugu hadli wayday

  • @FatxiCabdi-ou4sq
    @FatxiCabdi-ou4sq9 ай бұрын

    War wan ku fashilamay ganacsigan 😢

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture40142 жыл бұрын

    Waxaan leeyahay ganacsi yar oo gurigaa. Runtii video gani wuu i anfaci.

  • @lunibark9978

    @lunibark9978

    6 ай бұрын

    sidee dadka isugu so xidhay bilowgii🎉

  • @gogann9033

    @gogann9033

    5 ай бұрын

    Noo faaidee walal ana imika raba inan bilabe