Qisada Heesta Soomaalida dhexdooda qabsatay ee "Ii Fur Buuga Naxariista" | Abwaan Amiin Samadoon.

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 509

  • @Maxamed-salah11
    @Maxamed-salah113 ай бұрын

    Hal mar kusaliya xabiibkeena suubanaheena muxamed scw scw❤❤❤

  • @AyanlehMoussaOmar

    @AyanlehMoussaOmar

    3 ай бұрын

    Scw

  • @user-it2bq6ji5d

    @user-it2bq6ji5d

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adensaad8295

    @adensaad8295

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkk❤❤❤

  • @hiboabdi9392

    @hiboabdi9392

    3 ай бұрын

    S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w S.c.w ❤❤❤❤❤❤❤

  • @essiahassan5157

    @essiahassan5157

    2 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍

  • @Nadka815
    @Nadka8153 ай бұрын

    Intaanay heestani qabow iyo kulayl midna ku hayn like dhac kusiiya😂😮😂😂

  • @hanadikhadar567

    @hanadikhadar567

    3 ай бұрын

    Wllhi kula mid baaney jcyl xata iskaga man duubin 😂😂😂😊

  • @abdillahiyare7674

    @abdillahiyare7674

    3 ай бұрын

    Haddii adiga aan lagu hayn dad baa adiga bas kuu ah ee bal dib isagu noqo.

  • @wondroussoul5414

    @wondroussoul5414

    3 ай бұрын

    Kula Mid ayan ahay lkn waxan sawirtay anigo la iga tagay markaa ayaan qiirooday lol

  • @nimofarah8193

    @nimofarah8193

    3 ай бұрын

    Waa sheeko iska aqyaali ah kkkkkkkkkkk

  • @inafarah3448

    @inafarah3448

    3 ай бұрын

    Waa runta lkn qalbi dadka dareemi kara dareenadoda nagu jira lkn qof ahaan jcyl dibada ka jooga alx😂

  • @user-el8eo4yt6u
    @user-el8eo4yt6u3 ай бұрын

    Intaan sugaayay in abwaanka la so fadhiisiyo

  • @hoodoabdirahman-qq2dx

    @hoodoabdirahman-qq2dx

    3 ай бұрын

    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @Iftinmohamad

    @Iftinmohamad

    3 ай бұрын

    Wakula sugayyyy kwr anine ❤

  • @caaqilsaleimanmohometh4245

    @caaqilsaleimanmohometh4245

    3 ай бұрын

    Wixiinaba anaa idiinka horeyy noh😂

  • @heessharmaboy4936

    @heessharmaboy4936

    3 ай бұрын

    ❤❤ haa walhi

  • @SucdiladanAasiyoAragsan
    @SucdiladanAasiyoAragsanАй бұрын

    War dad yaw jecaylka daryeela intaad aad haysato ruux jeceyl ha ku dheeldheelin waayu inta nimcadu ku agtaal madareesanid ee waxaad dareentaa markay kaa maqanthy hadii aad meel cidla ogatagtid ma kafarty maalin un inay sidaad gashay ay kugu dhacayso waayo waxaa adeega waa nabsibaa adeega ku xasuusta shay mire dacar hawaaro jaceylku😢😢😢❤❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel3 ай бұрын

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel3 ай бұрын

    Ma donayo inan wax badan ka idhaa halkan waxan wax yar odhanayaaa wariyaha qofna ma jecla in la dhalilo run ahan tiii ma jeclan inan hadalkan soo qoro balse qab waraysigagu ma dhamaystira abwan kas hadiii uu la fadhin lahaaa ismail codka ubax ama qof kale oo sifican ufahan san qabwaraysiga run ahan tiii aad ayuu abwan ku noogu sii sharixi lahaaa hesta iyo qabka ay ku timid iyo dhaman erayada suu udiyariyay iyo wax walba oo caqabad ah oo uu la kulmay iyo sababta uu fanan amin yare ugu doortay inuuu qad hestaaan💯

  • @abdihayd3415

    @abdihayd3415

    3 ай бұрын

    Waa fikirkaaga oo qabyaaladaysan, lkn Axmed karaama wali maan arag wariye ka murti dhaadhisan.

  • @zakiyare-gv4rh

    @zakiyare-gv4rh

    3 ай бұрын

    Qab yaaladu mxay tahay 😂​@@abdihayd3415

  • @cawomaxamud4928

    @cawomaxamud4928

    3 ай бұрын

    Wan kula qaba codka ubax qof lamida qaybta waraysiga❤

  • @nasteexomustafe2415

    @nasteexomustafe2415

    3 ай бұрын

    Wallhi codka ubaxa siduu wax uwaraysto aad ayan uxiseeyaaa Wiilkana waxan leehay keep going bro Way ficantahay qofka waxa ka qaldan in loo sheego waayo inuu hagaajiyo ayaa laga yabaa Aniga oo aan niyadjabinayn Inyar uun baa qaldane haagaji ayan dhihi lahaa

  • @user-ek2qu2fl7d

    @user-ek2qu2fl7d

    3 ай бұрын

    In badan baa dhageesrey wareesiguusa ma dhameestirna Sido kle iyada sheekada la dhameestirin buu dhex galayaa ama meel kle u bilowayaa😊

  • @Kabeeye
    @Kabeeye3 ай бұрын

    Yaa ila dawanaya caawo qisada 16/4/2024😢

  • @SamiiraCabdi-bd9hv

    @SamiiraCabdi-bd9hv

    3 ай бұрын

    Aniga😊😊😊❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps

    @AmiiraMahamed-ke5ps

    3 ай бұрын

    Ana saaka dawanaya😢

  • @mustafasaalax8384

    @mustafasaalax8384

    3 ай бұрын

    Anigo shaqdii ku jira ban dhagaysanayaa hada

  • @saalimcabdulaahixaajiibraa7509

    @saalimcabdulaahixaajiibraa7509

    3 ай бұрын

    Aniga sxp

  • @MahamedAhmed-ih5ru

    @MahamedAhmed-ih5ru

    3 ай бұрын

    Saka😢

  • @umuilyaaz2395
    @umuilyaaz23953 ай бұрын

    wlhi wa runtii oo abwaanka wan ku raacsanay qofkad jeceshay ma xumayn kartid oo kumaba muuqanayso 😢😮❤

  • @AragzanUpdirahman-cj2jf
    @AragzanUpdirahman-cj2jf3 ай бұрын

    Anigoo ah najma apdirahmn Farah wxn halkan ka codsanayaa wiil aan jeclahay oo iga fogaadey Isla bishan ama maalmahan inuu ilaahay isooo celiyo❤aamiin dhahaa🥺🥹🥲

  • @Hodancabdi-jy2lq

    @Hodancabdi-jy2lq

    3 ай бұрын

    Amiin wll ani xita kula mid ahye😢1

  • @Jamiilo21

    @Jamiilo21

    3 ай бұрын

    Aaamin hadii u ku rabo

  • @user-lg1zw1fs4c

    @user-lg1zw1fs4c

    3 ай бұрын

    Amiine allha kuso celiyo❤ wllo

  • @hiboabdi9392

    @hiboabdi9392

    3 ай бұрын

    Aaamiin ya allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniirasalax1157

    @muniirasalax1157

    2 ай бұрын

    Inkaa walshii oo khadra la dhaho halkan ila joogta wan kugu so ducanana 😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv3 ай бұрын

    Masha allllah hoyga fanka iyo suugaanta reer hargaysa nooolaaada ilaaahowb somaliland xiftiiii aamiin❤

  • @HodoAyan-is4fw

    @HodoAyan-is4fw

    3 ай бұрын

    Amin Amin 🤲 🤲 guuuuuul Somaliland ❤❤❤❤

  • @NimcoSulub-my8gh
    @NimcoSulub-my8gh3 ай бұрын

    Axmed Karaama waa wariye wcn wlhi barnaamijkana fanka iyo suugaanta sed nogu soo tabiso Waa ku mahadsan thy

  • @ruweidamohamud6832
    @ruweidamohamud68323 ай бұрын

    Fiican lahyda in heestan waqti u baahna ay soo baxdo lkn waqti Ina bogsaday isku heystay soo baxday dibna I damqisay xaldaheyga allow qalpiyada inoo adkee aniga io inta ila mida😢🤲🤲

  • @maxamedayaan3598
    @maxamedayaan35983 ай бұрын

    Mansha Allah aad ayaan ugu faraxsanay inaya inaantasi iso noqotay wiilkay jaclayd ale haysku sibo insha allah

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb3 ай бұрын

    Anaa cafiyay anaana jeclaystay inaan ilaahay uwaydiiyo inuu ilaahay nolosha uqurxiyo inuu ilaahay cafiyo oo aanu ku ridin xumaantii uu iga dalbaday een udiiday ilaahayoow ka ilaali xumaanta oo qalpigiisa ka saar😢😢😢isagana cafi waa adoonkaagiiye

  • @Ixsaas3

    @Ixsaas3

    2 ай бұрын

    ❤❤aamin deeqo dhawrsanee

  • @user-uh6fy6kw5d
    @user-uh6fy6kw5d3 ай бұрын

    Ilaaheyn haisku sow celiyo wllhi somalia wey wadda bugaana socod waye😭😭😭

  • @naanaayare1814
    @naanaayare18143 ай бұрын

    Heestii qalbiyada somalida wadhaka digitay ❤❤😢😢😢❤

  • @qalbideeqa8392
    @qalbideeqa83923 ай бұрын

    Hblo iyo inamaba qof kaa tagay sabab aad u si jeclaato meesha ma taalo ee iskadaaya dareenkan raadka idinku reebay waa run waa xanuun se naftiina ilawsiiya oo horumariya👍

  • @Jamiilo21

    @Jamiilo21

    3 ай бұрын

    Haa wlhi qof aad jeceshay haduu kibir kaga tago oo ku ixtirami wayo in ad go,an Adag ka qaadato Aya fcn oo ad is ilawsiiso Aragtidisana adan jeclaysan wayo markasta oo aad Aragto jcylkisa Ayaa kugu soo Labakacaya lkn hadad ka fogato oo niyada ka saarto khalaas qofkaas jcylkisu wuu ka dhamanaya waadna ilaawaysa

  • @NNnnn751
    @NNnnn7513 ай бұрын

    Inay Aniga Iga hadlaysa modaa Lkn Alx hada 😥💔 Qofka kujecel Ee Nafta ku huray nolol kaga Soo tegay inta isla jogtan ilaashada mar haduu baxo Oo u fogaado calaal Waxba Masoo celiyo

  • @saciidcagmadhige9887
    @saciidcagmadhige98873 ай бұрын

    Qisada heesta aad ayaa ilmeysiisay😅 like saar ha idhaafin

  • @jamalizmail6036
    @jamalizmail60363 ай бұрын

    Yaa ila dawanaya 16/4/2024😢

  • @halimoismaciil

    @halimoismaciil

    3 ай бұрын

    ☝️

  • @hamdamuhumed4237
    @hamdamuhumed42373 ай бұрын

    Ilaaahow maruun hadii aan adiga drtaaa wxfiicn uzameeeyey ALLOW IGA aqbal ducadaa Oo labadaa Qof iz helaaan😢

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare11863 ай бұрын

    Alle ha isku soo celiyo wiilkaas iyo inantaas jacaylku kala geeyey. Alle haku simo nolol wadajir ah oo barwaaqo leh

  • @fhfy8327
    @fhfy83273 ай бұрын

    Ani waxaan ka oyay ii fur book naxariista😢😢6 sano iyo xanuunka jacaylkayga cid cabiri kartaana ayna jirin illahay mooyee😢😢illahay qalbigayga hay kabo😢😢

  • @qalbideeqa8392

    @qalbideeqa8392

    3 ай бұрын

    Noloshaada qof haku xidhij 6 sano mxd u sugaysaa qof kula mida guul ban ku rajaynayaa ee hore u soco

  • @ikransaed3314

    @ikransaed3314

    3 ай бұрын

    Qof wax jeclaaday uunba ku dareemi kara lkn wll hadanu jacaylka kula wadani naftada karamadeedu yaanay lumin ee nolosha gaba gabee ❤❤guul iyo farxadba ku rajaynaya

  • @nimcoaxmed6921

    @nimcoaxmed6921

    3 ай бұрын

    Aamiin wllo

  • @fhfy8327

    @fhfy8327

    3 ай бұрын

    @@ikransaed3314 mahadsanid wllo naftayda waa ka adagahay karamadaydana waa ilashada alx waana adagahay inta illhaay iga adag yhy waligayna jilayc ma tusin lkn waa ilaabi layhaay 😭

  • @Ixsaas3

    @Ixsaas3

    2 ай бұрын

    hadaba waxa iska ilalisaa inad wax jeclaato kaliga jacaylka hadan u firsaday waxa uu ku qurux bdan yhy labada dhinacba in ay kasiman yihiin oo qofba qofka kale jacel yhy Tan kle diinta wxa ay dhigasa jacayl dhabta ah guurka kadib ayuu yimadaa

  • @mohamedabdikadir291
    @mohamedabdikadir2913 ай бұрын

    Abwankaa inaa la kulmo jeclaa runtii waa legend ♥️ ❤️ 💖

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb3 ай бұрын

    Anaa cafiyay anaana jeclaystay inaan ilaahay uwaydiiyo inuu ilaahay nolosha uqurxiyo inuu ilaahay cafiyo oo aanu ku ridin xumaantii uu iga dalbaday een udiiday ee uu awgeed iiga tagay😢 ilaahayoow ka ilaali xumaanta oo qalpigiisa ka saar😢😢😢isagana cafi waa adoonkaagiiye

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    3 ай бұрын

    Attention seeker

  • @foozia426
    @foozia4263 ай бұрын

    Hargeysa hooyga fanka ❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska3893 ай бұрын

    Abwaanka sanadka Amiin samadoon &Team hore u aqaanay farta 🤘

  • @guledomar8304

    @guledomar8304

    3 ай бұрын

    IisonoQo iisoo noQo suldaan seeraar ninkii heestana lahaa 🫡

  • @MawliidMaxamedsulub
    @MawliidMaxamedsulub3 ай бұрын

    Hestani hees waydhaaftay nio abwaan antagero waaye Amiin samadoon wansalamay from Gabilay

  • @XamseCalaydh
    @XamseCalaydh3 ай бұрын

    Waah qiso macaan❤❤😊

  • @user-vo3qq7zw4v
    @user-vo3qq7zw4v3 ай бұрын

    Wallhi wan Qiiro ooyoy😢😢😢

  • @user-ef6yt8yg9z
    @user-ef6yt8yg9z3 ай бұрын

    Allow dadkii isjecela isku soo celi isku ilaali❤❤❤❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow47473 ай бұрын

    Waaaaw hanoolaado caanshaqa WALLEE wali wuu jiraa jeceel guuul jeceelka waan soo dhoweynaayaa jaceelka i just hope this is real ❤❤❤❤❤ALLOW ISKU SOO CELI WIILKAAS IYO GABADHAAS ❤❤❤❤❤❤AAAMIIN❤❤❤

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule733 ай бұрын

    Abwaan amiin samadoon ninku wuuku qaldanaa inuu gbdhii reerkeeda usoo furtay uu diido💔

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv3 ай бұрын

    Masha allllah aamiin samadooon nolow❤

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming3 ай бұрын

    Abwankan suldaan seeraar ban ku barte 2019 iyo 2020 bu erayada uu sameye jiree legend wyee

  • @haniahmet2407
    @haniahmet24073 ай бұрын

    Qof jaceyl wax ka arkeyy ayuunba dareemi kara 😢🥺

  • @Nuura-zf7kf
    @Nuura-zf7kf3 ай бұрын

    wlahi waxay ii baday lama sheekayn karo fadlan hala ii gudbiyo Abwaanka Anigaa waxaan ahy bukaanka igu daran😢😢

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn3 ай бұрын

    Waraysi xiise leh ❤🔥

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed15973 ай бұрын

    Waxa ay ahyd hees koob satay Wixi heesi la haan layd💯

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu2 ай бұрын

    Gabadha aan jeclahay meel aan u raadshana ma AQAAN waxa isku baranay deegaanka ceelasha biyaha kadib wa soo tahriibay anigu reerkeedina ma AQAAN 😭😭

  • @abdifatahmohamedhassan1927

    @abdifatahmohamedhassan1927

    2 ай бұрын

    Iska illow taasi

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow2883 ай бұрын

    Subxaanallah raggow iska daaya hadii gabar aad jecleyd lagaa guursado calaf kuuma ahayn waqtigaas iska samir hana dambaajina dumarka waa nogul yihiin hadii ay arkaan qofkii jeclay oo dhibtoonayo waxaa laga yaabaa in uu reer kale dulmiyo ka sabra waxii hore hore u socda ilmahada Alle ayaa mudan Alxm.

  • @DeeqaCarab-jj6zy
    @DeeqaCarab-jj6zyАй бұрын

    Ii.fur.buuga.naxarista😢😢😢

  • @CaateyeCaateye
    @CaateyeCaateye3 ай бұрын

    Asc jeclahay is 😂😂😂😂😂and 😂❤❤

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim6363 ай бұрын

    Yaa ila dawaday qisadan😢 16/04/2024

  • @Mohamedjeesto
    @Mohamedjeesto3 ай бұрын

    Jacayl waa Darreen damacweye admiga qalbigoda daga o ruxi darema dawadisa noqonkara muxuyahay darenkani mcny ❤❤❤

  • @moxaaji9793
    @moxaaji97933 ай бұрын

    Qisada Ayaaba Ka Macaan Hesta ❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41983 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ Waaaaaaaaw nice song

  • @BatuulosaidAbdi
    @BatuulosaidAbdi3 ай бұрын

    Alla ha isku keeno wiilkana qalbiga alla ha u qaboojiyo

  • @Ci___se
    @Ci___se3 ай бұрын

    Waa qolama abwaankaan

  • @FosiaJama

    @FosiaJama

    3 ай бұрын

    H awal

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed45663 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @Burco_bila
    @Burco_bila3 ай бұрын

    Mid sidaa iigu ooya oo aan i ilaabin rajaynayaa ❤😭

  • @axmedmowlid8786

    @axmedmowlid8786

    3 ай бұрын

    Hadii aad Adiga Laftaadu Ii ooysisid, anaa Diyaara

  • @HaMiD12.

    @HaMiD12.

    3 ай бұрын

    Qofka ku jecel inuu ku oyo qazab maaha😂

  • @bosschannel6468
    @bosschannel64683 ай бұрын

    2 jeer oo dhibaato jacayl ah oo isoo maray mid kamid ahi waxay igu kaliftay inaan hees ka sameeyo lkn inaan qof udhiibo Ma awoodi karo 😢😢

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi

    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi

    3 ай бұрын

    Sabab? 🤔

  • @XiinFiniin2021-pk8fo

    @XiinFiniin2021-pk8fo

    3 ай бұрын

    Aniga iidhiib wllo😢

  • @abdifataxmohamed3803
    @abdifataxmohamed38033 ай бұрын

    Ani waaye wiil wax jeclaaday 😊😊

  • @mustafasaalax8384

    @mustafasaalax8384

    3 ай бұрын

    Ale haku sahlo sxb kasoo kabo banu ku leenahay insha alah

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan22513 ай бұрын

    Plz u fur buuga naxarista😢

  • @legend01743
    @legend017432 ай бұрын

    Hees wax ma dawyso balse hadalka illahay dheh wll

  • @MuniirMuuse-bt6br
    @MuniirMuuse-bt6br3 ай бұрын

    Waa qiso xanuunkeeda leh

  • @Amina_624
    @Amina_6243 ай бұрын

    Waan ku faraxsanahay inaa daawado Abwaanka heestaas sameeye caawa oo taariiqda tahay 16/4/2024 Tim 00:57 am 🕑salaan sare reera dhafar

  • @FuadAdam-dm6kq
    @FuadAdam-dm6kq3 ай бұрын

    Aamin waa telentkii oo shakhsiya

  • @asmaabdullahi2118
    @asmaabdullahi21183 ай бұрын

    Manta aniga dhiibkaz ii hayzta Iso duceya inan niyada ka zaaro qalbiga ii xanuunya 😭💔😭😭

  • @maryanabdulahi200

    @maryanabdulahi200

    3 ай бұрын

    Walashy 😢😢

  • @Jamiilo21

    @Jamiilo21

    3 ай бұрын

    Aniga Talo fcn ku Siinaya qofka aad jeceshay hadii uusan ku rabin iska ilow is ilawsii Aragtidisana yareeso bcoz markasta oo ad Aragtid waad sii jeclanaysa qof ku ixtiramaya Aya qalbigaga La siiya lkn qof an ku qalmin naftada ha u bahdilin

  • @maxameddaahir7517

    @maxameddaahir7517

    Ай бұрын

    Asc xagee lagaa hayaa

  • @user-ef6yt8yg9z
    @user-ef6yt8yg9z3 ай бұрын

    Qof jacayl wax ka garany uunba dareemi kara😢❤

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed15713 ай бұрын

    Abwaan Aamin samadoon isku galaas aya ahyn dugsigii sare zxp igu qaliya salaan gobeed

  • @AlimursalhassanMursalhassan
    @AlimursalhassanMursalhassanКүн бұрын

    Jaceylku ogaal maleh....sidaa darted Waxaa leeyahay Qisadani jaceyl dhab ah ma xambaarsana....

  • @AbdrahmaanAamin
    @AbdrahmaanAaminАй бұрын

    Cajiib ❤

  • @NimcoSagal-ls8jj
    @NimcoSagal-ls8jj3 ай бұрын

    Alaah hal kan uga ducaynayA qof walba oow qalbiga kadhaawa may ale udhayo

  • @nasriinsiciid1646
    @nasriinsiciid16463 ай бұрын

    Wlhi abwaankaad wan jeclaanlaha inuu sidaas iga qor hees wayo wiiilkaas uu ka sheekeeneyo ana ka xanuunka badan koley maalin abwaan wanku ariki ale nabda hyskukeen tuso 💔😭

  • @user-qq7yc6zr4e
    @user-qq7yc6zr4e3 ай бұрын

    Heestan hada wxy ka waramaysa aniga darenkayga wxaa dhibaato ah qof sidaacada ku jacel adiguna ad sidaa iyo silamida aad ujaceshahy inad isku waydan waxyar o khilafa o dhexdiina yimada qofkastana ilaahay ba qalbigiisa og anigu wxn ahaa daacad silamidana ayaduna dacad bay ahy lkn shaydan aya naga faaidaysty hada ayada wn kala maqanahy wayna ii xanaq snthy waliba ayado iishegty inaysan nolashayda dib ugu solabanayn hadana ay ishegty inay saaid ijaceshahy run ahan qof wax jacel alaa dhibay anigu dhibane ayan ahy iyaduna waa ila mid mana helayo qof booskeda iibuuxiya kaliya wxa nakala dirayna waa mashquul anigu aan ka mashquulay waliba shaqo ayan ku mashquulay ayaduna wy cidloty waxyna iifahanty inan ka xiiso dhacay ama an nacay o an isbadalay sorry lkn runtu saas may ahayn wxyna idhahday aniga waad icidlaysay ano adiga kuu go ay hadad iguursatana waad i ilobaysa aniga dhankaygana wxn ahaa qof ayada markasta ka fakara ka walwala inta an ka mashqulnay hal sikin o kamida niyadayda iyo qalbigayga kamay bixin hada ayada wn kala tagnay iyado sababta aniga la isarayo an kukala tagy lkn taa badalkedu aniga wax an sameyay anay jirin ayaa khaladka la isaaray wxa labo qalbi jab ah qofkii aad jeclayd o ad waydo iyo adigii dhibanaha ahaa o khalad adaan samayn dusha laguu saaaro tana wxaa kadan beyay halka xaasid ee ilaaahay iyo adomadiisa saalixiinta cadowga ku ah nactulee shaydhaan ayaa ka danbeyay inan iswayno ani iyo poqoradaydi erayada aniga calolyowga igu reebay o ay idhihi jirty wxaa kamida ha iga fogaan waayo marabo inan kuwaayo iyo caruurtayda marabo inay ninkake aabe dhahan iyo waliba wn ku jeclhy wxn ka cabsanaya inan kala fogaano o an ku waayo hadan ku waayana maqan nolashaydu siday u siisoconayso sorry hadaba wxa mesha yimaaday wixii ay ka baqaysay aniga ayada hada wn jeclahy waligayna wn jeclaan doona mana garanayo qofkale san qalbigayga usiiyo ayada wakhti xadirkan dagan qalbigayga wayna daganan donta inta cimrigayga ka dhiman iyadu maahayn qof xun lkn wakhtiga ayaa na saameyay lkn wali rajaan leyahy wna iska sugaya poqoradaydih wxy ahayd farxadaydiih wxyna ahayd qofka kaliya ee idhiiri galiya wxy ahyd qofka jacayl aan inaba caadi ahyn isoosiiyay wxy ahayd qof an ragii kale dacar uga dhigay wna ka xumahy iyado ragii kalo dhan aniga dartay oga sofogaty inan iwaydo hadana khalad yar aan isku wayno wxana hada igu bananatay iifur buuga naxariista ayada wn jeclhy wna jeclandona inata nolashayda ka dhiman hadana wn iswaynay o waydhacdy wxna urajaynaya mustaqbal qurux badan aniguna wxn ahay kii samra wna u abal gudaya waa balan aan qaaday taasi wxn kalon balan qaaday inaan soxajisiin doona hooyaded o ah qof wngsn iyo aabaheed wana balan an ayada ka qaday taasi wana o finaya i.a mahadsanidiin❤😢

  • @user-qq7yc6zr4e

    @user-qq7yc6zr4e

    3 ай бұрын

    Waaw🥰

  • @abdirizakhassan3018
    @abdirizakhassan30183 ай бұрын

    Waa hees dareen Xanuun badanaa April 04. 2024 😢 Waa xasuus😢

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh24633 ай бұрын

    Illahay qof kastaba oo qof si dhaba u jecell illahay ha garab gallo F.G Dadka idin jecell illashada oo dhawarta .😢

  • @timiromawliidyussuf2254

    @timiromawliidyussuf2254

    3 ай бұрын

    Ameen

  • @Jamiilo21

    @Jamiilo21

    3 ай бұрын

    Haa wlhi jcylku waa masiibo

  • @abdifatahmo9931
    @abdifatahmo99313 ай бұрын

    Qofka Qisada leh waa aniga i salaama ana waan idin salamaaya

  • @hiboabdi9392

    @hiboabdi9392

    3 ай бұрын

    okey wll qali wan ku salay sidad adba no salantay

  • @user-lg1zw1fs4c
    @user-lg1zw1fs4c3 ай бұрын

    Allha isku so celi amiine

  • @abdikanicadde6399
    @abdikanicadde63993 ай бұрын

    Woow qiso cajiiba

  • @ayaansankaayaan
    @ayaansankaayaan3 ай бұрын

    Wlhi jacelka waa wax jira

  • @CrisBrown-wi5gj
    @CrisBrown-wi5gj3 ай бұрын

    Inader suber awal Ka jacaylku ma Ku dhacay ?😢

  • @JJ-xm2km
    @JJ-xm2km3 ай бұрын

    sharaxaaad dheeer mu so gaabiyo

  • @cadaaniofficial5165
    @cadaaniofficial51653 ай бұрын

    Dream Gooni bey u leedahy Yarkii qisadaan Ku dhacafay wlhi 😢😢

  • @user-fl1ol8qs6i
    @user-fl1ol8qs6i3 ай бұрын

    Alla wiilka qisada kudhacday qalbiga how qaboojiyo 😢😢😢😢😢

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon6853 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ abwan xatara waye😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @TimirroFaysal
    @TimirroFaysal3 ай бұрын

    17/6/2024 yaa ila dawanayh qisadan😢

  • @user-mr6jq5so4y
    @user-mr6jq5so4y2 ай бұрын

    Waraysi qiso badan ayaa igu duugan oO xanuun badan runti😢

  • @muniirasalax1157

    @muniirasalax1157

    2 ай бұрын

    An ku waraysan diyar ma thy 😂

  • @user-yl3eo9ns6q
    @user-yl3eo9ns6q3 ай бұрын

    16/4/2024 😢 time,2:3. Duhurnimo inta ila dawaneysaa love😢😢😢

  • @user-zu9th1sp2r

    @user-zu9th1sp2r

    3 ай бұрын

    Me✌

  • @user-zu9th1sp2r

    @user-zu9th1sp2r

    3 ай бұрын

    Me✌

  • @ugbaadcabdilahi6794
    @ugbaadcabdilahi67943 ай бұрын

    Adunka waxa ugu xun qofkad isjeclyden mudo aad calaf isku yelan😢😢

  • @user-zv6sm4eh1u
    @user-zv6sm4eh1u2 ай бұрын

    Xqiiqatan aniga si gaara ayy ii taabatay weliba isla waqtiga uu qaaday

  • @MilgoHoussein-ty2nk
    @MilgoHoussein-ty2nkАй бұрын

    Allah iyo nebigenii Mohamed HAA la jecladoo jecelkaa dhabtii waa kaa

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT
    @ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT3 ай бұрын

    Abwaan Samadoon Waxa cabirtaa Sawirka Ama Falcelinta gawadas ey bixini karto.....Madama suganta ey ledaha qeeb layirahdo Qiyaas(Imagination). Part2 🎉

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed20363 ай бұрын

    Aamiin xagee ka helaa aan qisodeyda uga waramee

  • @maxamedcabdi8601

    @maxamedcabdi8601

    3 ай бұрын

    40giii garaac

  • @SumayaAxmed-ht4ii
    @SumayaAxmed-ht4iiАй бұрын

    A Abwaan wllhi ani hadaad qusadeydah buugaagbey buuxin lahayd 😢😢😢😢😢😢😢😢Queen of love ❤lkn .l.a lkn buug banka qori hadaan gaadho😢

  • @NasroMustaf-sw3gj
    @NasroMustaf-sw3gj2 ай бұрын

    Alaha isku sahlo❤️❤️❤️

  • @bilancali2011
    @bilancali20113 ай бұрын

    Hestan imika waxy in yar u jirta inny Exkygi igu celiso wlllhy isago wliba aad i xumeyy😂

  • @FarahBashir-xt9ih
    @FarahBashir-xt9ih3 ай бұрын

    QISADAA MID KAXANUUN BADAN BAAN HAYAYE ABWAANKA IIBALAMI😢

  • @weriyemohamedcarap1367
    @weriyemohamedcarap13672 ай бұрын

    Gabdhaha dawanaya hada I love you

  • @hothanabdirahman8692
    @hothanabdirahman86923 ай бұрын

    Aniga abwaanka iibalamiye aanaaa qiso uhayee. Inbadan aan la ooyayyey

  • @suhayromohaz5417
    @suhayromohaz54173 ай бұрын

    Aniga waa iga qabtaa qiasadaydaa. Oo heesna ka qora💔😰

  • @ahmedabdullahi9245
    @ahmedabdullahi92453 ай бұрын

    Waa waxa aniga I heesta😢😢😢😢😢😢😢

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui3 ай бұрын

    Qisadan 🤔ma qaadan aniga 🤣😂😂

  • @abdifatatosman4392
    @abdifatatosman43922 ай бұрын

    Qiso qiiraa badan baa igu dhacdey Weligey jaceel marag Hada ka hore

  • @ayaansankaayaan
    @ayaansankaayaan3 ай бұрын

    Wlhi waxan samestay nolol aan umaleyo in uu asaga lamane igu layahay waxan furtey buug aan marwalba ku qoro sida anigo asaga lahadlayo kale wlhi aniga jacelka nolosheyda waan uhuri kara haduu asaga igu dhihi laha balse imaba ogo 2018 ayana isbarane waxana isgursane 2020 waxana kala tagne 2024 bilawgii nafteyda xita kama fakirto Cid aan asaga ahen kala fogashahena ayaa ahaa mid ey reerkii usawab yahiin

  • @NimcoSagal-ls8jj
    @NimcoSagal-ls8jj3 ай бұрын

    Aamiin aamiin ale haysku hibeeyo

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka26723 ай бұрын

    ❤Amiin Samadoon Abwaanka Abwanada Qarnigan ❤

  • @mOh_aamiin

    @mOh_aamiin

    3 ай бұрын

    Yeah❤✌️

  • @yiriisow
    @yiriisowАй бұрын

    Jacaylku wuxuu xanuun badanyahay marka laba faqiir ah ay isjeclaadaan.

  • @user-oq6tq2sf8c
    @user-oq6tq2sf8c3 ай бұрын

    Zxpow Somalida Ma Romantic Bay Noqdeen Misse Beentay Barteen