Qiimaha nolol maalmedka nairobi iyo waxbarashada

Пікірлер: 18

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah ilaahey khayr haku siiyo Abaayo ganacsiga hooyo oo caruur haysatah ka soo hadal hadii aad wakhti uhesho insha Allah

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail Жыл бұрын

    Masha Allah walashay qaali wankusalamay halken kalasoxidhidhaa

  • @hodoadam1672
    @hodoadam16728 ай бұрын

    ❤thanks abayo abayo qurbaha kaso guurayso waxyala video gaaga ka faidaysata ahay nooso badi barnamij yada nolosha Nairobi khuseeya kuwaagi horana waasoo daawan

  • @hussencraxman7412
    @hussencraxman7412 Жыл бұрын

    Masha allh no so badi

  • @abdirahiim4665
    @abdirahiim4665 Жыл бұрын

    A Abyo somalia ka dhigta iskuul class 11 ahy marka kenya raba in aan ka dhamystirto dugsi dhex miya la igu so celina?

  • @CaboGabood
    @CaboGabood Жыл бұрын

    Abayo adega muxu yahay rashinka miya 500 ila 600 noqonaya

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 Жыл бұрын

    Xaafada komarock ka waran wll

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 Жыл бұрын

    Masha Allah walaashey lakin waxaan fahmi waayay ma macalimada tusionka ayaa saacadii $350 ilaa $400 rabto mase schoolka ayaad kula qabatay

  • @Unknown-ez3mo

    @Unknown-ez3mo

    Жыл бұрын

    Kenyan shiling ayay ka wadaa maha doller 3ila 4$ weyi

  • @yasminomar6435

    @yasminomar6435

    Жыл бұрын

    30$camal waye ama 20$

  • @rahmoali2912
    @rahmoali2912 Жыл бұрын

    Xaafadahaha ugu raqiisan ilaa 150 guri ah majiraa 2qol3qol ii soo shee abaayo xamar ka soo guuri rabaa

  • @Anas3738

    @Anas3738

    Жыл бұрын

    Maya abaayo qiimahas laguma heli karo guri

  • @rizwanhagy8012

    @rizwanhagy8012

    11 ай бұрын

    Asc abyo Hadaad wali xamar joogto iso jwb

  • @user-hh6qj9ro6t
    @user-hh6qj9ro6t10 ай бұрын

    Lanbarkaga soo qor

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd Жыл бұрын

    Muuqaalkaaga caajis malahan mar walba sidaan oo kale noogu diyaari magaaladana nagu wareeji

  • @aslimahmed6368
    @aslimahmed6368 Жыл бұрын

    Aad bad umahadsantay abaayo fasaxa schoolada waa goorme? ma isku wadada waqti ayaa lagu noqda? Hadii aan waqtigaas schoolka lagu noqdo ka soo dib noqo ma ii qori karaa cunuga? Mahadsanid

  • @HamdiVlogs238

    @HamdiVlogs238

    Жыл бұрын

    Haa abayo waqtiga diyar taha ilmaha qoran karta

  • @hafsaissa3083
    @hafsaissa3083 Жыл бұрын

    Halkee dagantahay