Meqo Waye Xafada Aan Daganahy & Meqo Waye kiradeda…

Пікірлер: 265

  • @ubaxmohamud7719
    @ubaxmohamud77192 жыл бұрын

    Aniga ayaa ugu horeya please wiligey mahelin 10 like

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan99622 жыл бұрын

    Walal muradkaga allaha ku sahlo waxn ka codsnaa inad alle dartiis igu so booqato

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34412 жыл бұрын

    masha allah thank you for information

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa73592 жыл бұрын

    Thank you 😊

  • @aminaali8887
    @aminaali88872 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Hooyomacaan143
    @Hooyomacaan1432 жыл бұрын

    Masha Allah, abayo aad ayuu muhim noogu yahay hadaa nahay dadka qurbaha joogo oo rabo inaa ogaano qiimaha iyo meelaha noo soo badi, waxaa kale noogu soo dartaa iskuulada privatka oo islaamiga ah. Dadka nagativ lama waayo ii naga daa warkooda anaga noo soo badi xabiibti. Jazakallah kheyr qaali.

  • @queencaisha8230

    @queencaisha8230

    2 жыл бұрын

    50 dholer waye abayo tam hada u shubeyaso 3bil waa 150 doller

  • @jajihanu8669

    @jajihanu8669

    2 ай бұрын

    Comment ayaan wadanahay no badi

  • @umumaxamedamin8984
    @umumaxamedamin89842 жыл бұрын

    Mashaa allah abaayo dhaqaalaha nalanso qeybso mahadsanid qaali

  • @najaxmaxamed9689
    @najaxmaxamed96892 жыл бұрын

    Mahadsanid wlal

  • @suadcisman4164
    @suadcisman41642 жыл бұрын

    Masha Allaah abyo Allaah kuxifdiyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali51072 жыл бұрын

    Maasha alaah abaayo mahadanid

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial41652 жыл бұрын

    mashaAllah abayo

  • @nimotakhal4280
    @nimotakhal42802 жыл бұрын

    Masha allah👍👍❤

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir64552 жыл бұрын

    Aamin Aamin ya Allah abyo Allaha ku barakeeyo abyo mcn ❤️

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid71692 жыл бұрын

    Maasha allaha xabibti shukran allaha ku xafido aamiin yarabi 🤲🥰🥰♥️🤲👌🙏💯💯💯

  • @hodanhussein4399
    @hodanhussein43992 жыл бұрын

    Masha allah

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio39842 жыл бұрын

    Keep going abaayo

  • @rahmanur5957
    @rahmanur59572 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @sihaamsultaan
    @sihaamsultaan2 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @nafisoabdi4723
    @nafisoabdi47232 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @amaalosman8534
    @amaalosman85342 жыл бұрын

    Masha Allah xppti nolashada ku raxayso abayo umadan maqancin kartid 👋👋🥰

  • @haachannel8793
    @haachannel87932 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay haku barakeyo anagana ilahay hano ziyaadiyo ذالك فضل الله يونيه من يشاء

  • @ramlahassan9009
    @ramlahassan90092 жыл бұрын

    Mashallah abayo inbadhan jeclaa inaad noosoosheegyo

  • @Princessahme
    @Princessahme2 жыл бұрын

    Abayo dantada adaa og mesha rabtid ka gado 🥰dadkan waxa la yabay qoska dhisan ineey iyaka wad wadan ey sama ahan San waye ee dhaha yaab badana abayo qoskaga io mamulkagabo adaa xaq u lleh dadkan iska dhib badan yihin 💯🥰🙏fartuuney abayo aad ku jeclahy wallahi waligeyna iskuma dayin inan su aal kuso weydiiyo wayo wadbo ka dhanthy ina ku weydiiyo waxkasto sameyneysid weybo saxan yihin ado kaso firsata so dhigtaa marka dadka wey 😊 dhib bdan yihin ha u bixin😄

  • @daahirabdullahisheikh2904

    @daahirabdullahisheikh2904

    2 жыл бұрын

    g h😂😂 ❤🎉

  • @Princessahme

    @Princessahme

    2 жыл бұрын

    @@daahirabdullahisheikh2904 abowe g h maxa ka wada😂mise farta ksga so dhacdy

  • @fardowsamahamud2085
    @fardowsamahamud20852 жыл бұрын

    Manshallah ❤ ❤queen sister

  • @suheylasiman2279
    @suheylasiman22792 жыл бұрын

    Thanks wn fhmay

  • @maxamedsahro9427
    @maxamedsahro94272 жыл бұрын

    Abaayo mashaa Allah

  • @ubadwanaagsanchannel9442
    @ubadwanaagsanchannel94422 жыл бұрын

    Abayo waad mahadsantahay anaga u baahan wax sidaas warbixin noo siiya thanks quruxeey waan kuu baahan see ku helikaraaa telkaaga abayo Kenya uso socdaa dhawaan

  • @naimohussein9790

    @naimohussein9790

    2 жыл бұрын

    Welcome

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z2 жыл бұрын

    Maashaaa alaah 👍🏽👍🏽👍🏽

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir82612 жыл бұрын

    Manshalaah 🥰🥰

  • @faizaxeyle9101
    @faizaxeyle91012 жыл бұрын

    Masha allah wlh dacad ad tahay wana runtada ana sas uradinaye week cml teda kale mararka qar isli waxyalo qali ka ah aya malagada raqis ka ah ee yeysan kuwalin abayo dadkan somali lagama edbeli kare

  • @suratqueenmohamed1068
    @suratqueenmohamed10682 жыл бұрын

    Aniga rabo ina nbi usoguro thanks abayo

  • @munaabdalla9276
    @munaabdalla92762 жыл бұрын

    Mashallah walaahi runtii waad iifaaideysay aniga reet yurub Shay inaan usoo guuro aan rabat laakiin waxan ogaaday guryaha nolasha ineey qaali tahay guryaha ma,awoodi جزاك الله خير

  • @mustafamuhidin495

    @mustafamuhidin495

    2 жыл бұрын

    Nairobi guriyasha waa qali lakin mesha aninka jogno bisha dhan sidax boqol wo kugu filanyahay

  • @asmaaragsan5109
    @asmaaragsan51092 жыл бұрын

    Masha alah cadey

  • @adilh9772
    @adilh97722 жыл бұрын

    Guri $950 kiradiisa tahay inaa dagto oo $ 1500 biil ahaan ugu cunto, kadibna aad happy ku ahaato kama wanagsanaa leheeno inaa ku fikirto sidaa u yeelan leheed guri ? Ileen sanadkii waa lacag $30,000 ah !. 5 years markaa daganaato waa $ 150,000 dolar !! Think about it 🙃🙃

  • @amranabdi6468
    @amranabdi64682 жыл бұрын

    Fortuin wlhi wakugu racsanhy galmat very expensive wye wxi ka adegtaa yaqaano abyo thanks

  • @qamaromar8952
    @qamaromar89522 жыл бұрын

    Fartuun abyoh aragtidada wan ku farxay nolow macneey ❤️💋🌹💐

  • @ahmedabdi5075
    @ahmedabdi50752 жыл бұрын

    Mashlh tabarakalh baqlawe waye

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey89202 жыл бұрын

    Asc fartuun hore u soco somali ilaah ha hadeyo lama qancin karo dad waxaa jira xumaanta ka helo

  • @Basrabilan462
    @Basrabilan4622 жыл бұрын

    asc abayo binaadank. Wey iska. Hadal badan yahin qofwaliba waxa. Uhesto ilahay. Habarakeyo wanku salamaya

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman67912 жыл бұрын

    Fariid gabar aqli badan oo danteda taqaan . Keep going cidna haw joojin.

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan2 жыл бұрын

    abaayo mcn aniguba islii waan ka reysta hal qol oon abaab laheeyn oo jiko musqul leh ayaan labo boqol iyo sodon ku daganaa

  • @zaharanoohmohammed2667
    @zaharanoohmohammed26672 жыл бұрын

    إسمها بقلاوه يا عمري،❤️

  • @ikranabdi9466
    @ikranabdi94662 жыл бұрын

    Wcs sister ❤️🥰🥰Mshllh

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman65582 жыл бұрын

    السلام عليكم و رحمة الله وبركاته walaal cafwan xagee lagaalasoo xidhiidho

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed78782 жыл бұрын

    Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 😍 💖 💕 💓 ❤ 🥰 😍 💖 💕 💓 ❤

  • @shadiyasiciid5305
    @shadiyasiciid53052 жыл бұрын

    Alle ha ku barkeeyo gurigaga iyo reerka yuoutupka lacag ba taaale

  • @fadumoadan644
    @fadumoadan6442 жыл бұрын

    Europe ayabaa idinka raqisan e aniga sweden 3qol amo labo qol iyo fadhi 6boqol dolar aan ku daganahay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Asc walalo wat ficantay in ada walalahada somaliyeet u faidaysoo wan kahaylay is dad nogou faidaysay kheer alla ku siyo 👍👍💋❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing30662 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Aaamina12
    @Aaamina122 жыл бұрын

    Gbdhan nolosheda maxa ka rabtan qof kasta noloshisa ha qurxisto masha allah abayo noloshada ilahay haku barakeyo

  • @munacaday9267

    @munacaday9267

    2 жыл бұрын

    Na ada wax karaba malaha cider kle maba aragnee

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu7222 жыл бұрын

    Waa meqo

  • @sahroali2647
    @sahroali26472 жыл бұрын

    Sax waaye fartuney Aniga gobol wax kasta super market ka gataa Intaan hilib ka ahayn waana raqiis

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu7222 жыл бұрын

    Asc abayo macanto 2qol iyo fadhi

  • @queendm1317
    @queendm13172 жыл бұрын

    Sax thank u

  • @msshami4228
    @msshami42282 жыл бұрын

    Haa abayo video ga dhaqalaha noo Soo gali sidaa wax u qorshesato Ani biyo lacabo eber iga dhigey 4 ilaa 5 mar waan Soo gadaa bisha

  • @adnomohamed4385

    @adnomohamed4385

    2 жыл бұрын

    Aniga xataa meeqo lacag kaga baxdo

  • @khadradioman8843
    @khadradioman88432 жыл бұрын

    Galmad meel ma’ahan anaga ku rafaad nay alaab badan hada ka gadato tu walbo bacda ku ridaysid wa 20shilin meel bac alaab lagu ridayo lagu xisaabin Nairobi ugu imid subxanallah

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali2 жыл бұрын

    Meesha kuu dhow ayaa ka adeganesaa abaayo dhib malaha wax laiswediiyo ma aha islii maxaa oga adegan weyday maba daganidee see oga adeganee. Anyway thanks dear

  • @fardowssaid7711
    @fardowssaid77112 жыл бұрын

    Baqlaawe ❤

  • @Taliso269
    @Taliso2692 жыл бұрын

    Mallka ajanibta always waa raqiis that is true waliga mesha dantada ku jirta la ada, u don't care waxe dad kuso qoran

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful64942 жыл бұрын

    Wlhi abyo waa runtaa fadhi iyo jigo isku furun ma fcno ani waa kuuku raacsanahy taas

  • @aslisaid5461
    @aslisaid54612 жыл бұрын

    Fartun baayo wad mahadsantahay inbadan.wad nofaiidaysay.lkin reer kenya.waxwalbo wa double praise.wallahi nolasha.wa qali.north America.ayaba dhaanto

  • @bilan9379

    @bilan9379

    2 жыл бұрын

    Yacni see bey ku dhaantaa? Kenya xafadaha ugu qurxoon oo ugu aamin san ayaa 900 ku dageysaa, America meelaha ugu liita oo gang ka buxaan baa buildings dheer oo foolxun ku dageysaa thousands..

  • @azma22
    @azma222 жыл бұрын

    Abayo mallka magacisa ino soo sheegadgo mhdsn

  • @nalkanuurka7967
    @nalkanuurka79672 жыл бұрын

    nomad plaza egtedha miyaa abyo

  • @ashodakane5245
    @ashodakane52452 жыл бұрын

    Walahi waa ruunta galmart waa qali wixisa

  • @Shire859
    @Shire8592 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsanthy dadka u baahan ka mid ahay jzk inaa nala wadaadthy

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan52142 жыл бұрын

    M.A tuuney daadkan xaaq ma kasayan wlle lkn wiilkaga socod ma garin aaa gbdheyda caloshe ku jiirtay adi marka dhashay oo umusha ka baxden kadiib kadiib aya dhalay Masha allah manty neh saante La dhac dhece adi neh ma garin wiilkeyga aa dhohosa bisnka wiilka socodsi abayo si oo ula qabsado socodka

  • @haliimaabdinaasir9971

    @haliimaabdinaasir9971

    2 жыл бұрын

    M.a abaayo ilmaha isku mid ma ahan fartuun 4malin ayeey iga horeysaa m.a wiilkeyga wuu ordaa waqtigiisa ayuu iska soconaa insha allah adna allah kuu dhaafo

  • @simrannimcan5214

    @simrannimcan5214

    2 жыл бұрын

    @@haliimaabdinaasir9971 sax wye xabiibti ameen adi neh sido kale rabi ha ku xafido Qaliyey

  • @sucdiabdiraxmanmohamuud3584
    @sucdiabdiraxmanmohamuud35842 жыл бұрын

    M.a

  • @aishacuud7489
    @aishacuud74892 жыл бұрын

    Yeah wlhi islii wxoda wa qalii siba garment

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali74872 жыл бұрын

    Mashaallah waye vedio gaga wanka helnay jawabtasne wanka sugeynay lkn maxaku doratay meshas fog o isli kunacday iyo waqali xoga Allah idinbarakeyo IL xun idinma aragto inshallah

  • @samanthabyrd4114
    @samanthabyrd41142 жыл бұрын

    Walahi waa runtaa plz soonahad dagan tahay ii sooshee gurig sadaxad qol plz iisoo sheeg anaa ubaahane shukran

  • @ubaxcabdirashid8521
    @ubaxcabdirashid85212 жыл бұрын

    Noosoosheeg sad ugu xisabtamayso bilka xabiibti qali aad ayaan uxiisaynayaa anigu

  • @bidhanqurux1234

    @bidhanqurux1234

    2 жыл бұрын

    Hoogtay omxd ku fli caqli manad lahyn aad ku mamulto

  • @farhiyajama3021
    @farhiyajama30212 жыл бұрын

    Guryaah Kenya way qaliyoweyn waxan daganaa jiya guryaha bangani marna heeli gaam 3 boqol oo dolar kan bandanna 2 qol oo waaweyn 100 dolar wow

  • @amiishadirie1947
    @amiishadirie19472 жыл бұрын

    Sax wye abayo mollka wax walpo raqis wye lkn melha kla qali wye dadkan warkoda ka bax

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali74872 жыл бұрын

    Abay supermarket hadukuraqisanyahay asaga ka arurso suuqa waa aragnay waaqaali yaaba tabankaro

  • @taaz3617
    @taaz36172 жыл бұрын

    Xage waye xafadan abayo plz

  • @haachannel8793
    @haachannel87932 жыл бұрын

    بقلاوة

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed2 жыл бұрын

    Xabibti waxbadanaa kaafaaiiday

  • @maryanhussein6581
    @maryanhussein65812 жыл бұрын

    No so sheg sidii bilka loisticmala abyo Fartun

  • @husseinnassir7256
    @husseinnassir72568 ай бұрын

    Walal ma ka gadan karaa guri

  • @nafisamohamedomar2529
    @nafisamohamedomar25292 жыл бұрын

    Cod malahan

  • @zaamiibraahim6098
    @zaamiibraahim60982 жыл бұрын

    Dhaqaalaha iyo kaaraynta habka ugu haboon ee biilasha lo maareyo kasoo hadal akhwaan

  • @sundusasad8402
    @sundusasad84022 жыл бұрын

    Magicis supermarket ka talow raqiiska ah

  • @amaliinaabukar7228
    @amaliinaabukar7228 Жыл бұрын

    Muniirada youtube ka leh rajo family miyaa wlaaashaa ah abyo

  • @shamsoahmed5971
    @shamsoahmed59712 жыл бұрын

    Kenya nolosheeyda nolashoda yurub cml boo noqoty 😳

  • @zamzamdaudborai4636
    @zamzamdaudborai46362 жыл бұрын

    Bajatka ka so hadal abayoy wlhi ani iyo lacag wan isku dhib qabna

  • @azma22

    @azma22

    2 жыл бұрын

    Aniga kula mida ah walahi tii lch ahed mel ima dhigmato

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi85842 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @mariambela3389
    @mariambela33892 жыл бұрын

    Amal plaza wuxuuda wa qaali

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul61552 жыл бұрын

    Aniga mid iidhow qaali waali ah waaye

  • @raxmahashin5046
    @raxmahashin50462 жыл бұрын

    Qolka meqo waaye

  • @hananqurux9457
    @hananqurux94572 жыл бұрын

    Isli waxeda qali waye dhar an ka so gaday 5k manta waxa ku arkay mall 2500🤔

  • @hanideeq9482

    @hanideeq9482

    2 жыл бұрын

    Mall ke waye abayo I tilmama hadu raqis yhy wan ada

  • @ummusafwan2477
    @ummusafwan24772 жыл бұрын

    Galmad alala dhaha kan sharifka kuyalo Wana qali

  • @halimafani4287
    @halimafani42872 жыл бұрын

    Abaayo nosogali sida bilka rerka lomareyo wayo hoyo Ayan ahay Wu na anficiyeh

  • @fartunabdullahi742
    @fartunabdullahi7422 жыл бұрын

    Haa baklava

  • @unrulyboss8861
    @unrulyboss88612 жыл бұрын

    2qol iyo fadhi 60k oo Kenya money miyaa mise 3 sedex qol waxu

  • @Ashwaq4898
    @Ashwaq48982 жыл бұрын

    gabdhaha Nairobi jogo waxa igu cawisaan bariis nooc ficn awal hore mahamud ban isticmali jiry hada wu xumaday bal qofki yaqan ila so wadago

  • @mustafamuhidin495

    @mustafamuhidin495

    2 жыл бұрын

    Fatma aa fican

  • @Ashwaq4898

    @Ashwaq4898

    2 жыл бұрын

    @@mustafamuhidin495 shukran

  • @mustafamuhidin495

    @mustafamuhidin495

    2 жыл бұрын

    Ok walashey umu

  • @queenqueen5947
    @queenqueen59472 жыл бұрын

    Naivas westland stage ayaa qudaarta ka raqiisan

  • @aminaabdikadirali1635
    @aminaabdikadirali16352 жыл бұрын

    Abayo kileleshwa oo dhan iskuma furna fadhiga iyo jikada sababtoo ah anaga ayaba degan jikadeena iyo.fadhiga war iskuma haayaan xitaa iskuma dhawa jikada iyo store ka wey ka fogyihiin fadhiga weliba xaafadaha kileleeshwa zaid ayey u waaween yihiin lkn suuq aan supermarket ka ahayn malaha sidas ayey ka xun tahay maogiyee very secure waye masha Allah

  • @nimcomohamoud3552
    @nimcomohamoud35522 жыл бұрын

    600$ hal bil guri waa qaali wllo

  • @somaliyahanoolaato2021
    @somaliyahanoolaato20212 жыл бұрын

    Iyaaa 95kun to 70 kun.dirshad mafurtidooo

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman65582 жыл бұрын

    Creamo ayaan ubaahnaa

Келесі