No video

Qaybta 1-aad, Wareysi kulul Sh.C/raxmaan Shariif Mad-habka oo ka hadlaya Xanbaliga iyo fikradaha.

Sheekh C/raxmaan Shariif: "Maxamed Cabduwahaab, Abihiis, walaalkiis iyo Culimadii xilligiisa way isku dhaceen, wuxuu lahaa Afkaar cad oo uu dadka ku gaaleysiiyo.. Maleeshiyaadkiisiina 90 dagaal ayay Muslimiinta la galeen,laayeen, xoolahoodiina ku qaniimeysteen..."
(Qaybta 1-aad, Wareysi kulul oo aan la yeelannay Sh. C/raxmaan Shariif oo ka hadlaya tegistiisii Mareykanka, Mad-habka Xanbaliga iyo fikradaha Sheekhii aasaasay Wahaabiyada iyo arrimo kale..)

Пікірлер: 13

  • @abdullahimohamed9973
    @abdullahimohamed9973 Жыл бұрын

    Shekh Cabdiraxman Shariif waa sheekh aad u qiima badan, marwalbana bulshada somaliyeed isku wada asagoo aaminsan in gacan ka hadal uusan marnaba xal u noqonaynin fidinta diinta saxsan somali dhexdeeda, dadku inay muslimiin yihiin khaladad koodana lagu saxo in diinta la baro lana wacyi galiyo. ilahaw wax garashada iyo dulqaadka iyo fahanka noo kordhi dhamaanteen.

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un8 ай бұрын

    Ja zaaks Allaahu kheyran Aqii sheeyqanaa

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tpАй бұрын

    Shekh cracmaan allaah janada haku geeyo

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 Жыл бұрын

    Asc ninkaan maaha sunni ee waa shiici maxdi ah

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 Жыл бұрын

    Qofka muslimka ah waa in laga nabad galaa Diinteenana kuligeed waa naxariis iyo u dhibrin Laakiinse wahaabiyo waa dad kakan Umada gaaleysiiso laaya qarxiya isu naxariisashada ka fog Muslimka isku direy Soomaaliyeey taariikhdooda akhriya iyo kutubtooda Waa inaad akhrisaan inteedaan ka hor imaan Waxaan wax qoran Xiitaa mohamed bin cabdiwahaab iyo wiilashiisa fiiriya waxey qoreen Diintaan suuban ayaga Marti loogama ahae Allah baa iska leh SW oo lugu caabudaa Dadku wax ha akhriyaan Cilmiga waa nuur

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Жыл бұрын

    كيف نَتتفق جاهل والعالم. والشيعه والسنه.؟

  • @Atheneon

    @Atheneon

    Жыл бұрын

    ومن الجاهل؟

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 Жыл бұрын

    Ninkani waa shiici Afcad buu ku yiri Ali Rc baa khalifada iska lahaa Abubakar iyo cumar Rc Cali baa ka kheyr badan

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 Жыл бұрын

    Ninkanu wuxu afkisa kashegtay in uu yahy laba wajile

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын

    1. Maxaa qofka muslimka ah ee gaalada iyo dhaqamadeeda ka bari noqda oo ka dheeraada ka dhiigay muslim xun , midka gaalada saaxiibka la ah ee ay isku shushubtaana ka dhigay muslim fiican oo caaqil ah ? 2 .Dagaalka ayaad umuujinaysaa sidii wax foolxumo ah Allah swc ummadda Muslimka waajib ayuu uga dhigay iyadoo laladagaalamayo wax alaale wixii hortaagan in kalimadda Allah kornoqoto sida gaalo , munaafiqiin iyo kuwa muslim sheeganaya oo xaqa hortaagan ama cadowga Allah lasafan 3 qof cid walba heshiis la ah oo aan Allah cadowyadiisa cadow la ahayn diinta uu haystaa magaceed ?

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Qawaarij Xaarka Cafaayad iska xirro. Gaalada wax ku nool Musliminta ugu qiimaha badan.Yuhuuda iyo Nasaara Makka iyo Madiina way Kuala noolayeen Nabiga CSW. Qawaarij Cafaayadu yeysan kugu qurmin.

  • @lilcuzzwhitemoe

    @lilcuzzwhitemoe

    Жыл бұрын

    @Maryan A Sida aad magaca u khaldayso ayaa caddaynaysa in dhagaha laguugu shubay waxaad ka hadlayso balse aadan daraasad ku samaynin. Ogow marka khawaarijta waa labo: 1 dad ka horyimaada madax diinta Islaamka wax ku maamusha sidii kuwii ka horyimid Ali bn Abi Dalib RC kuwaas waa Ahlu-baadil waana kuwii Rasuulku scw sheegay in lalaayo 2. Rag sharafleh oo ka horyimid kuwa diintooda adduunyo dhaafsaday oo gaaladu kusoo rartay dhaqanka shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad) , raggaas iyagaa haya wadadii toosnayd iyagaana mudan in la garab istaago Arrinka kale waxaan umalayn inaad tahay qofkii ugu harreeyey ee ay afkiisa kasoo baxdo muslimiinta waxaa ugu qiima badan kuwa gaalada la nool. Culimada Islaamku waxay caddeeyeen joogitaanka dhulka gaalada inaysan banaanayn marka laga reebo xaalado yar yar oo daruura ahaan loo fasaxay .Aayad iyo axaadiis aad ufara badan waxay sheegayaan in gaaladu tahay cadowga Allah, muslimiinta kuwa ugu qiimaha badana waa kuwa ka bari noqda gaalada iyo camaladeeda xun-xun, la jihaada oo cara galiya cadowga Allah , sow layaab maaha in layiraahdo muslimiinta gaalada ku dhex nool iyagoo waliba taag daran oo xitaa aan xaqa la jahri karin inaad ku sheegto waa kuwa muslimiinta ugu qiima badan bal wax daliil ah u keen. Midda gaalada Makka iyo mdina joogtay Rasuulku scw ma ahayn sakhsi gacmaha u hoorsada gaalada diintana adduunyo ku bedesha sida muslimiin badan maanta yeelaan ee xaqa ayuu si toos ah uga sheegayey isagoo leh war baadi ayaad ku sugantihiin ee hanuunka raaca. Dhinaca kalana gaaladu awood umalahayn inay Rasuulka scw ku shubaan dhaqankooda khariban,laakiin nasiibdarro dad muslimiinta ka mid ah ayaa gaaladu dhaqanka shaydaanka kusoo rartay . Aakhirkiina haddaad taariikh lasocoto gaaladaas waxay noqdeen : (a) qaar muslimay OO Ilaahay ugargaaray (b) qaar ay khasab ku noqotay inay muslimiinta ku dhex noolaadaan iyagoon wax awood ah lahayn oo la ilaaliyo (C) kuwii labadaas midna diidayna abaalkood inta laga waraabiyey ayaa xaasaskoodii , caruurtoodii iyo maalkoodiiba la qaniimaystay. Sidaas ayuuna cadowga Allah umaamulaa muslimka sharafle ee Ilaahiis ku kalsoon ee gaalo iyo munaafiqiin masoo rartaan

  • @user-bb8pn5zf7c
    @user-bb8pn5zf7c Жыл бұрын

    Beenaale