PRANK SIGAAR AYAN HORTEDA KUCABAY IGA MEYSAN FILANEYNIN💔😭…..

Пікірлер: 173

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch4 ай бұрын

    FIIRO GAAR AH nabiga ( NNKH ) like haku raadsan 😡😒

  • @abdirahmanmohamed8442

    @abdirahmanmohamed8442

    4 ай бұрын

    scw

  • @YuslimJeylaani-bc2ch

    @YuslimJeylaani-bc2ch

    4 ай бұрын

    scw scw scw ❤️

  • @FaadumoMacalin-ml1ql

    @FaadumoMacalin-ml1ql

    4 ай бұрын

    Scw❤

  • @user-lq4px9uv2g

    @user-lq4px9uv2g

    4 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @AbshirNaasir

    @AbshirNaasir

    4 ай бұрын

    Scw

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash3 ай бұрын

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢

  • @AlielmiAmina-ee7ct

    @AlielmiAmina-ee7ct

    2 ай бұрын

    Madsanid quruxow❤❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali274 ай бұрын

    One team 27 like👍❤️

  • @user-bv4hz2uf4j

    @user-bv4hz2uf4j

    3 ай бұрын

    Ceyda. King. Of. Jacayl. Wanku. Salamay

  • @user-xn9of9fi6e
    @user-xn9of9fi6e4 ай бұрын

    Wllhie gabadhaan daganaaN iyo hdal dabacsan kla hdleysa ❤🥺

  • @najiibalfa6809
    @najiibalfa68094 ай бұрын

    Talye soo raali gali gift 🎁 😍 ugeeya gabadha waa codsi sxp yaa igu raacsan😂😂❤

  • @aaminaosmanmohamed2989

    @aaminaosmanmohamed2989

    4 ай бұрын

    Nocas matahy 😂😂

  • @Beerlula_adam

    @Beerlula_adam

    4 ай бұрын

    Anaa kugu raacsan

  • @sumayamahdi7263

    @sumayamahdi7263

    4 ай бұрын

    Ani😂😂😂❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul2654 ай бұрын

    Gabadhaan waa iska jeclhy 😂😂

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l4 ай бұрын

    Please gabadhan mar danbe haku smayn prank 😢 qof karaamo leh weeyan

  • @user-qd3xm5ux7f

    @user-qd3xm5ux7f

    4 ай бұрын

    Haa😢

  • @user-gg3jl3uz4z

    @user-gg3jl3uz4z

    4 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @AnnoyedAquariumFish-dr1uz
    @AnnoyedAquariumFish-dr1uz4 ай бұрын

    Gabadhan waa boqorad mrkle hakusameen rali gelina usameee bro👏🙏🙏

  • @user-bs8ie6em1r
    @user-bs8ie6em1r4 ай бұрын

    Jilinka wa ka hayaa taliye lkn Gabadha hadal wanag m.a Allah haxafido❤😂

  • @Sumaya1771
    @Sumaya17714 ай бұрын

    Aamina ugbaad waan jecelahy qurux ley m.a ❤

  • @maxamedmj4962
    @maxamedmj49624 ай бұрын

    Gabdha hadal macanaa m.a😊

  • @NajmoMaxamad-mm3hd

    @NajmoMaxamad-mm3hd

    4 ай бұрын

    Only 27 ❤️🔥

  • @user-nw4jm6tg3i
    @user-nw4jm6tg3i4 ай бұрын

    Qofka koowaad iigu soo hamblyeeya

  • @Supr93

    @Supr93

    3 ай бұрын

    Hasn’t he already had a job interview and is looking for boss one before he merges with his wife isn’t it cool to have him fill in the between the three and 😢😂

  • @nasronasab918
    @nasronasab9184 ай бұрын

    Abwe kan oo kale prank koko kusoosameee❤😂

  • @CwaaxidMahad
    @CwaaxidMahad4 ай бұрын

    Alpha legend gabadhan kadhac way qalbi wanaag santahay😢❤

  • @MaxamedCabdullaahi-kx3mm
    @MaxamedCabdullaahi-kx3mm3 ай бұрын

    Kosali nabiga scw 😊😅😢🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bulxbeey15Rmd
    @Bulxbeey15Rmd4 ай бұрын

    Qoftan KZread haloo furo

  • @Mohaziano
    @Mohaziano4 ай бұрын

    Wllhi ugbaad waa gabar wanaag bdn wllhi

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud76494 ай бұрын

    Maanta jico waayay anigu salino nabiga sw ❤❤❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman40994 ай бұрын

    Maasha allh ugbaad wa gabadh qalbi wanaagsan waryaa alpha sorali gali gabadha sorry aamina ugbaad

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun17684 ай бұрын

    Waryaa alpha aamino ugbaad gifts raali galin siii gabadha soo raali gali 😢😂❤

  • @aaminaosmanmohamed2989

    @aaminaosmanmohamed2989

    4 ай бұрын

    Nocas matahy 😂😂

  • @user-hi4uw6mf5l
    @user-hi4uw6mf5l4 ай бұрын

    Ku saliya nabiga scw🎉❤❤

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc4 ай бұрын

    Allah cafiyo abayo 🤲

  • @maxamedmuxumed-ey8es
    @maxamedmuxumed-ey8es4 ай бұрын

    😢waxa ku qoran mahameth muhumeth

  • @user-xy9hd2bz7n
    @user-xy9hd2bz7n4 ай бұрын

    Alpha Ugbaad hadiyad qali ina u sameysa waye oo ayada ku farxeyso Taxadna haugu darin Xijaab ku sameey Inta ila Tagesan 👍❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k4 ай бұрын

    Mansha alahu walahi abowa alfa gabadhan wanisjeclo alanodayo

  • @rnuura334
    @rnuura3344 ай бұрын

    ALLAAH IS ONE☝️♥️❣️

  • @user-dr9zh5zz1d
    @user-dr9zh5zz1d4 ай бұрын

    Markay kaledahy fiiri camerda dami ayay ku fahntay inta kale waa jiliin 😂

  • @user-gv6hb4xw6f
    @user-gv6hb4xw6f27 күн бұрын

    Ala ugaab gabadh xishoood badan❤mnshalah

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman23874 ай бұрын

    Abayo Allah cafiyo

  • @user-ts5no6vr3k
    @user-ts5no6vr3k4 ай бұрын

    Alahaagii mxaad qayishay waa lagaa daremayaaye😂😂😂

  • @yaxyexasanxasan7285
    @yaxyexasanxasan72854 ай бұрын

    Alpha koooooooookoooo ku soo sameey prank ❤

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman23874 ай бұрын

    Sxp king Alpha 🤴 wxn ku weydey qof ii ilali Sxp Boqorada weyan ee

  • @aaminaosmanmohamed2989

    @aaminaosmanmohamed2989

    4 ай бұрын

    Yah sheeka kente😂😮

  • @MssaYaaniita143
    @MssaYaaniita1434 ай бұрын

    M.n AamiiiiN ugbaad ♥️

  • @hodoncabdiraxmaan6489
    @hodoncabdiraxmaan64894 ай бұрын

    Wlllhi gabdha wey ugu soo bXeesa qurux😢❤lkn raali gali yaeqeyyy🙏😭🙄

  • @mohammethussein9313

    @mohammethussein9313

    4 ай бұрын

    Lesbian ma tahay

  • @user-ns5rj1ry5w
    @user-ns5rj1ry5w2 ай бұрын

    See kuukaxeeya gariyasha Dhanaa labo labo iah kulaha alpha😂

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi10844 ай бұрын

    KZread usameya gabadha🙏🙏⚘❤❤

  • @phitaahmiyir2512
    @phitaahmiyir25124 ай бұрын

    In la isla ogyahy waxaa ku garane gabadha sigarka marke ka dafeyso camerade isha ku xadee i aamin xarfaaney😂😂

  • @AJMALAXMED-cv7tb
    @AJMALAXMED-cv7tb4 ай бұрын

    Only team alpha like👍🏼❤

  • @user-bj3gq1rj6w
    @user-bj3gq1rj6w4 ай бұрын

    Walayalow beentan badan nagadaya waa niidawaney naa😅😅😅😅

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g4 ай бұрын

    NaftYda ma la cararaa bay tiri maskin 😂😂😂

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi10844 ай бұрын

    Fariida weyan gabadhan❤❤❤❤

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed4 ай бұрын

    M.a ugbaad sorry wayaa mardanbe haku saman

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame33774 ай бұрын

    Usu horta prankiga mala cusboneysiyaaa sanad kii hore sidaan camal gabar ugu sameysay kano kale😂😂😂😂😂😂

  • @user-qt8dr7xv2q
    @user-qt8dr7xv2q4 ай бұрын

    Hamda Hiil hableed iyo ugbaad soo iskuma eka Car been dheh khabir ban ku ahay waxaas😂

  • @yasmiindaahir

    @yasmiindaahir

    4 ай бұрын

    𝗐𝖺𝖺𝖻𝖺 𝖱𝗎𝗇𝗍𝖺 𝗐𝗅𝗅𝗁😅😅😅

  • @sundusabdi3659

    @sundusabdi3659

    4 ай бұрын

    Bentaa maha wlhi😂😂

  • @user-qt8dr7xv2q

    @user-qt8dr7xv2q

    4 ай бұрын

    @@yasmiindaahir 😂😂😂😂

  • @user-qt8dr7xv2q

    @user-qt8dr7xv2q

    4 ай бұрын

    @@sundusabdi3659 hhhhhhh

  • @suaadmohamoud8636

    @suaadmohamoud8636

    2 ай бұрын

    Waa been

  • @user-xy9hd2bz7n
    @user-xy9hd2bz7n4 ай бұрын

    Ilove you Ugbaadey❤

  • @user-eu6mq6yj4n
    @user-eu6mq6yj4n4 ай бұрын

    Comment kii ugu horeyy😅

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan53244 ай бұрын

    Ugbaad qalpiga nadiif m. A

  • @user-je6kf4gz5x
    @user-je6kf4gz5x4 ай бұрын

    Alpha gabadha maxa saas u yeeshay❤

  • @user-on5yc2hn6u
    @user-on5yc2hn6u4 ай бұрын

    Qofki garigisa sookoro bo prankk hakusameyo kan😂

  • @NicimaNajax
    @NicimaNajax4 ай бұрын

    Amiira kusameee prank😂😂😂

  • @user-mw9tf8jt5d
    @user-mw9tf8jt5d4 ай бұрын

    Taliyoow kan kabsar caleen kaween😂

  • @user-qt3vn1vz5r
    @user-qt3vn1vz5r4 ай бұрын

    Kusaca wall qaraxlaw bad tahay❤❤❤

  • @faysaldheere4137
    @faysaldheere41374 ай бұрын

    prank Camerada la Fiirinaayo oo ay u jeedo maxaa waaye

  • @user-zd7ts6si1e
    @user-zd7ts6si1e4 ай бұрын

    alla wallaalkayn waxa uurabaa 200k pis gaarsiya

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu4 ай бұрын

    Malaysia 🇲🇾 qaad maad maa yalay

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi10844 ай бұрын

    Igbada waa jeclahaya❤❤❤❤

  • @user-bo6ul3jv3p
    @user-bo6ul3jv3p3 ай бұрын

    Ku Sali nabiga❤

  • @rnuura334
    @rnuura3344 ай бұрын

    ALLAAHU AKBAR☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @user-be2vl9pj5j
    @user-be2vl9pj5j4 ай бұрын

    Waa kaa heynaa zxp

  • @user-nq2md9fy8y
    @user-nq2md9fy8y4 ай бұрын

    Wlhy waa isku so baxaysan😂❤

  • @khaalidshabcaan6169
    @khaalidshabcaan61694 ай бұрын

    Wanu kugu fahane waxy kamaradad yaryarysid 😅😅😂

  • @IbraahimAbdirisaq-pc1ep
    @IbraahimAbdirisaq-pc1ep4 ай бұрын

    Ala ugbaad gabar aqlaaq diin xushmad maskiinimo walahi sorry❤saaraagali ugbaad sxb gifti usoogad❤❤

  • @aaminaosmanmohamed2989

    @aaminaosmanmohamed2989

    4 ай бұрын

    Nocas matahy libax😂😂

  • @muhiimmaxamed4306miiraaaa
    @muhiimmaxamed4306miiraaaa4 ай бұрын

    Kabsar caleen maxaa waye calenta ģeetalalka maxaa u soo gosoweyse neh😂

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan52813 ай бұрын

    Pranki camerada la so fiirinaayo somali ugu imow

  • @OMARKA275
    @OMARKA2754 ай бұрын

    Blood 🎉

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim46694 ай бұрын

    Sorry Abaayo Mcn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @HalimaMohamethhusein
    @HalimaMohamethhusein3 ай бұрын

    200k is coming

  • @fartuunaxmed9575
    @fartuunaxmed95753 ай бұрын

    Alla labadan Isla jecliya❤❤

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble73974 ай бұрын

    Dulqaad badanaa gabadhan

  • @dekachakira4457
    @dekachakira44573 ай бұрын

    Allah caflyo abayo❤❤❤❤❤

  • @user-gi2rd2kg8j
    @user-gi2rd2kg8j4 ай бұрын

    Ugbad ya I'll jacla

  • @user-bg7qe8of6h

    @user-bg7qe8of6h

    4 ай бұрын

    Ani ❤

  • @nasronasab918
    @nasronasab9184 ай бұрын

    Commentigii 12 aad❤

  • @kingcaamirofficial238
    @kingcaamirofficial2384 ай бұрын

    Allah is one❤❤❤❤

  • @Yaxye77
    @Yaxye774 ай бұрын

    From ugbaad ❤

  • @maxamedmuxumed-ey8es
    @maxamedmuxumed-ey8es4 ай бұрын

    mahameth muhumeth

  • @SihaamMohamed-n1g
    @SihaamMohamed-n1g4 күн бұрын

    SiHaam mohomett Ali❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l4 ай бұрын

    One like 👍team 27❤

  • @Our_mame
    @Our_mame4 ай бұрын

    Legend😅

  • @Subarman32
    @Subarman324 ай бұрын

    Boqorada so Raali gali alpha

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare24024 ай бұрын

    Waar inantan way Qurux badantay, adaab , akhlaaq iyo diinba way leede iska guurso, noloshada way badalaysa

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g4 ай бұрын

    Labo gaari miyaa kulha 😂😂

  • @Ranaa237
    @Ranaa2374 ай бұрын

    Alpha Soo raali gali gbadha plz 💔😭😭

  • @roblemahat1792
    @roblemahat17923 ай бұрын

    Gawada akujeclahay team 27 Amina

  • @user-uv9ig2ls6w

    @user-uv9ig2ls6w

    2 ай бұрын

    Iyo amiira qurux❤❤❤

  • @user-ry4lg7wm7x
    @user-ry4lg7wm7x2 ай бұрын

    Sorry ugbaad❤❤❤

  • @Sameys-1232
    @Sameys-12324 ай бұрын

    Walhi gabdhan wa iska jeclhy 😍

  • @user-vs7ke2qp2w

    @user-vs7ke2qp2w

    4 ай бұрын

    Ani xita wllahi😢❤

  • @NajmoQaasim-yk7wz
    @NajmoQaasim-yk7wz3 ай бұрын

    Qalpi jab badanaa😢😮

  • @user-pf3wh7dx6w
    @user-pf3wh7dx6w4 ай бұрын

    Alpah❤

  • @user-ns4it8pr4d
    @user-ns4it8pr4d4 ай бұрын

    Waalida jooji mirqaanķu sidaa mahe

  • @user-ns4it8pr4d
    @user-ns4it8pr4d4 ай бұрын

    ❤❤❤❤saaxb hkatrba tahay

  • @maxamedmuxumed-ey8es
    @maxamedmuxumed-ey8es4 ай бұрын

    IbrA KadarBa

  • @hassandadir1763
    @hassandadir17633 ай бұрын

    Walahi wa gabdha wanagnsan

  • @MxaadQalbi
    @MxaadQalbi2 ай бұрын

    M.a

  • @AffectionateArcticFox-hd8od
    @AffectionateArcticFox-hd8od4 ай бұрын

    Sosoco

  • @user-fe2bx1po9u
    @user-fe2bx1po9u4 ай бұрын

    Waw

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10204 ай бұрын

    #DURIYADA SOMALILAND 💚🤍❤️WAXAAN LEEYAHAY INANTAA GIFT RAALI GALIN AH HASIIYO #KING_ALPHA INANTAA SHEEKHADA AH QALBIGEEDA NADIIFTA AH HALA DHAWRO DURIYADIIYEEY 👇

  • @Subarman32

    @Subarman32

    4 ай бұрын

    Diyaar ❤

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid32944 ай бұрын

    Oo sigaarna ma cabtaa iska daaa

  • @CabdisalamHaaji
    @CabdisalamHaaji17 күн бұрын

    Hai❤

  • @HafsaMahammed-on8lr
    @HafsaMahammed-on8lr2 ай бұрын

    Ald

  • @NaleyCadow
    @NaleyCadow3 ай бұрын

    Abowe dharcid igad❤

  • @user-rr6vb7uj6n
    @user-rr6vb7uj6n4 ай бұрын

    Koko ❤❤❤