I SHUMI AMA I DHARBAAX AYAN GABDAHA CADANKA KA CODSADAY JAWIIGO AD U MACAN MXA IGA RACAY😭😱…..

Пікірлер: 203

  • @aishdaud-xm8xo
    @aishdaud-xm8xo9 ай бұрын

    Subxanallah manta views ki halkan mu ka galay 😢😢 allow naga rali noqo 😢😢

  • @DacwaTV-xq6fx

    @DacwaTV-xq6fx

    8 ай бұрын

    Subxanallah waa wax laga xumaado wlhi

  • @sahraabdiabdilahisahraabdi4612

    @sahraabdiabdilahisahraabdi4612

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraabdiabdilahisahraabdi4612

    @sahraabdiabdilahisahraabdi4612

    3 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-fp1cp1kt8i
    @user-fp1cp1kt8i8 ай бұрын

    ALLAH IS ONE ☝️

  • @user-xu4rx6iv3b
    @user-xu4rx6iv3b9 ай бұрын

    Allah is one ❤❤❤❤

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    8 ай бұрын

    Allah akbar 😊

  • @user-oh6vf9re1q

    @user-oh6vf9re1q

    3 ай бұрын

    King AlphA you strong person nio horey cusoco haniijabin horaa waxaa looyiri dadalaa wuu gaaraaa nio

  • @user-wz9ks7mq8m
    @user-wz9ks7mq8m8 ай бұрын

    Kusaliya nabiga salallahu aleyhiasalm ❤❤❤❤❤

  • @user-re2kq4vh1s

    @user-re2kq4vh1s

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW9 ай бұрын

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 JUMCO MUBARAK Guys

  • @maxamedosman3610

    @maxamedosman3610

    9 ай бұрын

    Jimco wanagsan

  • @user-gs1fe8bj7b

    @user-gs1fe8bj7b

    9 ай бұрын

    Waxa qadne mcnow ❤😊

  • @user-dn3ho8tb6p

    @user-dn3ho8tb6p

    9 ай бұрын

    Jumca lamida wll

  • @user-nq6zu4zy5l

    @user-nq6zu4zy5l

    8 ай бұрын

    Wcs

  • @craxmaanlaki-zt2se

    @craxmaanlaki-zt2se

    3 ай бұрын

    in m ​@@user-dn3ho8tb6p

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon79109 ай бұрын

    Dedka dhahayo horey usoco ma xumanta ayad ku dhiri galineysan wilka allah ha idin so hadeyo alfa adigane walalow ilma iyo ded aya kugu xeran waxano kale wa fasahad iska dah ayan ku dhihi lahaa

  • @MohamedHassan-ou8uy
    @MohamedHassan-ou8uy9 ай бұрын

    Allah ka baq waxaan qof muslim ma sameyo

  • @farduuscabdiraxman726

    @farduuscabdiraxman726

    9 ай бұрын

    Waa run wallahi waa qald

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed55309 ай бұрын

    Wiil fiican aya tahay pro marka challenge so samaynayso eeg in diintada iyo dhaqankaga u xun tahay wixii khalada ha so gudbin intasna waa wax ku sheeg

  • @nimcoyousuf6606
    @nimcoyousuf660614 күн бұрын

    Gabdaha😢 cad hataban allah is one ☝️

  • @HodoMohamed-bf5ky
    @HodoMohamed-bf5ky9 ай бұрын

    Wa dhaqan xumo walal waxani ee iska dhaf dar Alleh

  • @user-yk7ml5jj6d

    @user-yk7ml5jj6d

    Ай бұрын

    Us😅

  • @user-qt7oe2uy2m
    @user-qt7oe2uy2m8 ай бұрын

    Shumiska asna😢 wuu rabaa iyagana wey diidanyihiin bisinkow

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul2659 ай бұрын

    😂😂😂shaxaari inaa thy awalba waa ogaa doofaaryahoow😂😂😂

  • @user-if7jm5rn4c

    @user-if7jm5rn4c

    5 ай бұрын

    3D😂

  • @Roroe7
    @Roroe79 ай бұрын

    Alpha walaal Allah kabaq aduun waa labo maalin kali ah ee sidhaan waa dhaqan xumo

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim94649 ай бұрын

    Allah is one☝

  • @abdullahimohamed104

    @abdullahimohamed104

    4 ай бұрын

    Var

  • @Macalimaxamad-eu3cp

    @Macalimaxamad-eu3cp

    2 ай бұрын

    That is not lie that is right

  • @user-dw3xn6sz1m
    @user-dw3xn6sz1m9 ай бұрын

    Zxp waa danbi Inay gabadh ajnabi kaa ah kutaa bato ama ay ku shumiso

  • @user-ld5tr4gv7c
    @user-ld5tr4gv7c9 ай бұрын

    Xalimo nag an aheeyn dankyga waka xaraan wale😏 😄✋️Hello xalimo kuseey

  • @user-mu3rc4xh6q

    @user-mu3rc4xh6q

    5 ай бұрын

    Jah

  • @user-yi6ek8ue8z
    @user-yi6ek8ue8z4 ай бұрын

    Away dadka jacel nabigeena Mohamed scw❤❤❤❤ scw❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @khadiijomohamed8219

    @khadiijomohamed8219

    3 ай бұрын

    scw scw scw scw❤❤❤🥰🥰

  • @DeganAden

    @DeganAden

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @ConfusedGoldenRetriever-yr1hr
    @ConfusedGoldenRetriever-yr1hr5 ай бұрын

    Ajnabi ayeey katahay allah kabaq wax lagu daawado maistaahishid like kuma sareyno

  • @Cabdiqafaar-hp9cg
    @Cabdiqafaar-hp9cg2 ай бұрын

    Allah ha idin noco waxad kaxuntihiin gabadh fodlay ah inay ku shumin wayday lkn kamaxumid in ad danbi qashay😢😢😢😢

  • @AsmoAli-yc1sr
    @AsmoAli-yc1sr7 ай бұрын

    Ilaahy kabaq subaxanalah😢😢😢😢😢😢

  • @user-qx1zw1zf3d
    @user-qx1zw1zf3d9 ай бұрын

    Alpha You are the best Yutuber ❤

  • @DacwaTV-xq6fx
    @DacwaTV-xq6fx8 ай бұрын

    Subxanallah qof ajanabi kaa ah suu kuu dhuunka karaa

  • @user-rq2kj8tj7v

    @user-rq2kj8tj7v

    8 ай бұрын

    Haa waa sax

  • @DacwaTV-xq6fx

    @DacwaTV-xq6fx

    8 ай бұрын

    @@user-rq2kj8tj7v masha Allah

  • @rnuura334
    @rnuura3349 ай бұрын

    ❤️❤️❤️👌

  • @deqosheikh
    @deqosheikh9 ай бұрын

    Subxaana allah war miyaadan muslim eheen dhaqankaan waa maxay bisinka uf

  • @casharissaq8184
    @casharissaq81849 ай бұрын

    Wow 🎉🎉🎉🎉

  • @AbdimalikMohamed-pc8gy
    @AbdimalikMohamed-pc8gy9 ай бұрын

    Don't tell them that you are a youtuber at first. They may even ignore your request

  • @maxamedshoobowmaxamedshobo1117
    @maxamedshoobowmaxamedshobo11179 ай бұрын

    Ilaahey ka cabso

  • @user-ct8wq2cn4e
    @user-ct8wq2cn4e8 ай бұрын

    alPha fancy 😅 inshallah abowe✌️👋👋

  • @IBSAAbdii-pd9er
    @IBSAAbdii-pd9er9 ай бұрын

    Spend your time suna of ower be loved prophet mohammed SAW Allah sw sayed in the quran zakarallahu zikran kasiira

  • @apdiazizeiman2040
    @apdiazizeiman20409 ай бұрын

    Shp waxas dhaqankeena mahan ee ilahay ka cabso Gabdhan waa aJaaanib kumana banaaana shp

  • @farhiyaxasan2578
    @farhiyaxasan25788 ай бұрын

    Omg waa lagu shumiyay sax hayey alla wow kuu jedaa💔😂😂😂🤣🤣

  • @user-ni7tq1cr7k
    @user-ni7tq1cr7k9 ай бұрын

    Keep going pro

  • @SaalaxFowsi
    @SaalaxFowsi17 күн бұрын

    Sxp jigjigaaN kaasoo SalaaMAYAA king Alpha

  • @Maankey_pro
    @Maankey_pro9 ай бұрын

    Our KZreadr

  • @nimcomohamed1435
    @nimcomohamed14359 ай бұрын

    Shumis is not easy😂😭

  • @ShukriXasan-qe9om
    @ShukriXasan-qe9om14 күн бұрын

    Walaal wxaan iska dhaaf qalad waayee

  • @mohamedsheekh3073
    @mohamedsheekh30739 ай бұрын

    King waa ku salaamay

  • @anjuubbe15
    @anjuubbe159 ай бұрын

    marki lugu dharbaaxo waxa dhehee maxa laishumin lacayahay hadii lugushumiyaneh waxa dheheemiya mey idharbaaxan ar adigaa😂😂😂

  • @shukriabdisalaan9068
    @shukriabdisalaan90689 ай бұрын

    Khalad weeye waxaasi wll alle ka baq qof Muslim ah baad tahay

  • @ridwaannasir3514
    @ridwaannasir35146 ай бұрын

    Kii ugu qosolka badnaa 🎉❤

  • @Nasro26Abdi
    @Nasro26AbdiКүн бұрын

    brother your so cut❤❤

  • @user-bn2rg9iv8c
    @user-bn2rg9iv8c3 ай бұрын

    Waaw

  • @user-tx3ow6bg4j
    @user-tx3ow6bg4j8 ай бұрын

    Aniga shubiskeeke ayaakuudhibam😢😂❤

  • @cabdiqanicaliaweys6310
    @cabdiqanicaliaweys63109 ай бұрын

    Shaxaari alpha 😂😂😂😂😂

  • @user-nk4qc4qf9f
    @user-nk4qc4qf9f9 ай бұрын

    Suballah suballah suballah suballah 😳

  • @drasaqfaysal5263
    @drasaqfaysal52638 ай бұрын

    Ok alle halaga cabsado wllyal

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble85148 ай бұрын

    Intaa nin asaaga coopiyeneyso diinta meel haooga dhacin

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy9 ай бұрын

    Shuqul Gaal!

  • @TigerManchesterawi
    @TigerManchesterawi9 ай бұрын

    King Alpha sxb hore usoco ayan ku leyahay halkana kasi wad lkin baryahan waad ka sexatay bahalka sidadi hore so celi malin walba so gali muqaal 200K wad gadhaysa markaye😂😂😂😂😂

  • @sowdocudoon7910

    @sowdocudoon7910

    9 ай бұрын

    Walal xumanta haku dhira galinin wilka wow si foganayaye

  • @FardowsoMohamud-sd5qc
    @FardowsoMohamud-sd5qc9 ай бұрын

    Ar shaaraxaa Shumiski gabdhaha somaliyed laga wayy ahanabiga maa laga raadshay

  • @user-qb4iq9ss1d
    @user-qb4iq9ss1d8 ай бұрын

    Wlhi markaa waan ku qanini lahaa 😍😂

  • @malyuunmuuse4073
    @malyuunmuuse40738 ай бұрын

    Ilahey ka cabso walal

  • @abdikhayrcabdiqadir3841
    @abdikhayrcabdiqadir38418 ай бұрын

    😢adoo muslin ah yaa naag gala ah I shumi Lee dahay

  • @NafiisaBaashe-mk3jp
    @NafiisaBaashe-mk3jp9 ай бұрын

    Kan yar waa khasiis wllhia😂😂😂

  • @user-fq8dx9fd3g
    @user-fq8dx9fd3g3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤Allah

  • @fahiimaqurux9696
    @fahiimaqurux96969 ай бұрын

    kip go my bro

  • @queenruuxi560
    @queenruuxi5609 ай бұрын

    Dharbaxada jecshyhay dhegta ku ximeysa👊🏽😂😅

  • @user-ut2nl6rk7e
    @user-ut2nl6rk7e8 ай бұрын

    Ilaaheey kacabso wll waxaan waa shuqul gaalo

  • @halimarashid7380
    @halimarashid73809 ай бұрын

    ALLA kabaq wll waxan wadanbi waba siamese katobaken

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel98569 ай бұрын

    war waxasi waa basar xumo ma gaalaynu nahay waar dhaqan xumada joji

  • @coachismail7280
    @coachismail72809 ай бұрын

    Xalimo naag an aheeyn dankyga waka xaraan wale😂😄

  • @user-mu3rc4xh6q

    @user-mu3rc4xh6q

    5 ай бұрын

    Woow

  • @SahraAbdi-hm3gv

    @SahraAbdi-hm3gv

    24 күн бұрын

    Nin rag lee sas samen karo lejen ❤❤

  • @user-vx6sw1uu4x
    @user-vx6sw1uu4x5 ай бұрын

    7:01 hay😂😂 😂

  • @user-hz2nk5qy4d
    @user-hz2nk5qy4d8 ай бұрын

    Wara sumis aya rabtaya ciyarta daf

  • @degandheeman7284
    @degandheeman72849 ай бұрын

    Waryahe alpha kolay ila zo hadli mayside wad dharagtay

  • @MobileDoctor-pk7fz
    @MobileDoctor-pk7fz8 ай бұрын

    Intee joogta pro

  • @Bulshoween
    @Bulshoween9 ай бұрын

    Daanka oo laiska shumiyo gaaladan waxba umaarkan somalidinan😂 kkkk waayabantihin hada 😂😂😂😂😂

  • @thediamondfamily1673
    @thediamondfamily16738 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Santi_kumi1
    @Santi_kumi19 ай бұрын

    DHAQAN! XUMADA AAD GALADA KASOO COPPY GARAYDA AYAAD WAX FICAN MODAY #XOOLAYAHOW.

  • @gantawiiltagey
    @gantawiiltagey8 ай бұрын

    Inta magaca kanax dey😢😢😢😢😂😂🎉

  • @abdifatahyare8825
    @abdifatahyare88259 ай бұрын

    Shaaxari😂

  • @ahmedaden9106
    @ahmedaden91063 ай бұрын

    Muhammed scw

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals4 ай бұрын

    kii keep going sooqoro ama like saaro wuxuu lamidyahay isagoo danbigaas galay ilaahey kabaqa danbigaas hakutaageerina

  • @ladandahirmarwo8110
    @ladandahirmarwo81109 ай бұрын

    Part tow

  • @IkraanAhmed-pc6yt
    @IkraanAhmed-pc6yt9 ай бұрын

    A lpha walal waxan aad sameynesid waa danbi qof ka ajanabi ah in oo ku taabto mideda kale katiinada qorta kugu xiran waa dhaqan gaaled marka waxad viyus ka radineysid yeysan danbi kugu noqon

  • @NinjaBoy-zh2lb
    @NinjaBoy-zh2lb7 ай бұрын

    Sidee ayaa uoglaaty in gabdaha ajaanibta kutaabtaa😢😢😢

  • @kingahatderowofficial622
    @kingahatderowofficial6229 ай бұрын

    Fear god broh

  • @zeinababdukadir2048
    @zeinababdukadir20484 ай бұрын

    Alpha you are good boy but don't do like that bro is not good you😢

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka5294 ай бұрын

    Shaxaari waaxid shumiska maxaa u qarisay

  • @asmahassanasma3385
    @asmahassanasma33858 ай бұрын

    Wllo ku tageera

  • @deeqodeeqo-dx7sn
    @deeqodeeqo-dx7sn8 ай бұрын

    ❤❤❤ 0:18

  • @user-xd2th3ci2o
    @user-xd2th3ci2o8 ай бұрын

    Shaxaari

  • @adanabdiadan8503
    @adanabdiadan85038 ай бұрын

    Canugan qoq aya dilay wlhi😂😂😂

  • @user-ci6cr9wp9g
    @user-ci6cr9wp9g9 ай бұрын

    Shaaxarisana wuxu 😂😂

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib9 ай бұрын

    😂😂😂 waad bashashay

  • @wiilkanasiibkavangoal
    @wiilkanasiibkavangoal8 ай бұрын

    Horay.usoco

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire99899 ай бұрын

    So literally no one has kissed 😅😂

  • @farhiyoabdullahi1509
    @farhiyoabdullahi15098 ай бұрын

    Maxaauqarisay 😂😂😂❤

  • @user-my6lo7ly5q
    @user-my6lo7ly5q4 ай бұрын

    War maaxakaasiyaade. Waayqarsataye

  • @Asmamawliid-vk1tu
    @Asmamawliid-vk1tu23 күн бұрын

    Kan diintq wxba kma grnyo doqon😢😢

  • @nimconaleey8160
    @nimconaleey81608 ай бұрын

    subxanalah

  • @shugriibraahim5117
    @shugriibraahim5117Ай бұрын

    Allha is ont ☝️

  • @Ina_apdirahman277
    @Ina_apdirahman2779 ай бұрын

  • @faisokhalifismacil
    @faisokhalifismacil9 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @xaawokiin4346
    @xaawokiin43468 ай бұрын

    Subxaanalaah

  • @user-dn3ho8tb6p
    @user-dn3ho8tb6p9 ай бұрын

    Alpha 🎉horey usoco abowe ❤

  • @Zaki.10612
    @Zaki.106129 ай бұрын

    canka lagaa shumiyo yaa laga dharbaxin

  • @user-eb6nh6dt5j
    @user-eb6nh6dt5j8 ай бұрын

    Balayo bidaar dheere magaca somali ha ku cayarin

  • @user-zw1cv6em8q
    @user-zw1cv6em8q8 ай бұрын

    Waaa😂😂😂😂😂

  • @safiayussuf2261
    @safiayussuf22618 ай бұрын

    Allah is one😂😂😂

  • @user-fz5sh2ru4p
    @user-fz5sh2ru4p3 ай бұрын

    Mxa uqarisey see ku shumi lahayen aa arki lehyne😂😂

Келесі