PRANK MAASO AH AAN KU SAMEEYAY ABDULAHI HAGIO | WUU IGA XANAAQAY

Пікірлер: 842

  • @zakiyare5149
    @zakiyare51494 жыл бұрын

    Cabdulaahi buuq iyo war dhan ma jeclo hadaa aragtay like iisaar

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @ayaanamiiindaauud5797

    @ayaanamiiindaauud5797

    4 жыл бұрын

    Wa sidaydo kale anba majecli

  • @Mowbinali

    @Mowbinali

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @amranabdukadir2686

    @amranabdukadir2686

    4 жыл бұрын

    Haa was qof dagan

  • @darajodaganssnofficial6989

    @darajodaganssnofficial6989

    4 жыл бұрын

    Wl ilaahy haku xafido mar walbo

  • @somalishidan
    @somalishidan4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay Quraanka inaad si online ku baratid kusoo biir channel keena ❤️ 🙏

  • @nadasacid1527

    @nadasacid1527

    2 жыл бұрын

    Runtaa miyaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @NasrudinColad11-mj9bk

    @NasrudinColad11-mj9bk

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ❤❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂 🎉🎉🎉🎉

  • @saygacadeofficial5366
    @saygacadeofficial53664 жыл бұрын

    In ta asad inuu cafimado rajeneysa Iyo inta maalin walbo uduceyso Ilahay dartiis maan ayey maroysa Like isaara

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @TopG9977
    @TopG99774 жыл бұрын

    Asad hagio hormarkiisa iyo inta jecel inoo lugihiisa ku socdo jecel like ha ila dhaafin👍🇸🇴❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84034 жыл бұрын

    Kkkk wallhi wa qosley.... Marna Waa ooyey asad marku leeyahay abdullahi soo dag asagoo qoslin Walalnimadu Waa dahab iyo Luul ❤❤❤🙏🏾

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @sihamahmed1089

    @sihamahmed1089

    4 жыл бұрын

    Wllhi sidoo kle wxa darenty ayan daremy walanimada wa shey qaliya

  • @boqoradaofficial4506

    @boqoradaofficial4506

    3 жыл бұрын

    @@Asmaabukar225 wankusaray adna isaarwplz

  • @ansalibrahim674

    @ansalibrahim674

    Жыл бұрын

    Masha Al laah

  • @samowcade12
    @samowcade124 жыл бұрын

    Aniga maalin walba dad leen like u saari jirag qofkalan ma ahan waa adiga likeda ii gud niyow like like like ... ..!!!!!!??????!!!!!!!

  • @abdisalanyasin

    @abdisalanyasin

    4 жыл бұрын

    Maxay ku tari wl

  • @samowcade12

    @samowcade12

    4 жыл бұрын

    @@abdisalanyasin dadka kale maxey u tartaa ii sheeg anba waa leygu wareeriyey

  • @kawtherali1113
    @kawtherali11134 жыл бұрын

    Asad wlHi abdulilahi waa xanaqay hadiyad kadiza ziiii wax aYu niyada ku hayay lkn wa naxay mrkiii hadiyad qaliya kadiza uga dhig plz plz

  • @maankaabchannel6364

    @maankaabchannel6364

    4 жыл бұрын

    Haa wlh si qalbigiisa udhayo. Waxweyn ayuu filanayay

  • @nashaadumar5401
    @nashaadumar54014 жыл бұрын

    Inta ka xumaatay in abdulaahi prank lagu sameeyo like saar😕

  • @nasrinomerahmed5243

    @nasrinomerahmed5243

    4 жыл бұрын

    Nashaad Umar kugu raac sanahay wllhi 😕

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics20864 жыл бұрын

    Bro asad hagio waa iga talo arrintan oo kle ama prank kle haku sameyn Cabdullahi hagio please stop Sababto ah waa nin aan jecleyn dhibka waana walaalka ka weyn

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni88154 жыл бұрын

    Hdaad araGty inuu cllaaHi hagio uu degen yahy liketa🤣🤣😂😆

  • @saciidoaxmad1281
    @saciidoaxmad12814 жыл бұрын

    Ar asada hagio caadi Mahan cabdulahi uu ka rayey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣walla hadi aad asad tahey famil asad like isar

  • @safiyocabdigabere5067
    @safiyocabdigabere50674 жыл бұрын

    Masha allah Walaanimada WaaDahab Runtii Capdullahi Hagio Waxaan siin laha Pilada Wallnimada Shaqsi dulqad pdnRuntii Walaalnimadu waa wehel Famally Higio

  • @queenkafisa5959
    @queenkafisa59594 жыл бұрын

    Okay markuu asad dhahaayo aan jeclahay inta jecel like dhash ku sii

  • @abdiwahababdirazaq5685
    @abdiwahababdirazaq56854 жыл бұрын

    Inte cafimadka asad jecel like isara

  • @najuabdiali6909
    @najuabdiali69094 жыл бұрын

    Inta sugeeysay in abdulaahi prank lagu sameeyo aniga cml like saar arimaheenana wuu kuxigidoono plz asad arimaheena kusoo samee

  • @queen-sb7is
    @queen-sb7is4 жыл бұрын

    Hadaa walaalnimada kugu ween tahay like saar 👍👍👍

  • @deqadalka9953
    @deqadalka99534 жыл бұрын

    Foosiyo xbbti inti ila aragtay plz like

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa4 жыл бұрын

    Hoyo hadaa jeceshahy like ❤🌍✅

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj4 жыл бұрын

    Ar Cabdullaahi waa Nin Aqyaar ah Ha Laga Dhaafo parnkiga 😂 Ma Qabato Ninkaan

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣✋

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@Ehel_Caashaq1 😂😂✌

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    4 жыл бұрын

    Wara isoqabo maxan kaaga noogay lol🤣🤣✋

  • @beingsports3537
    @beingsports35374 жыл бұрын

    Intii alle iyo rasuulkii taqaan baan like ka rabaah 🙏🙏🙏 (HAGIO 27 agosto)

  • @mahadessahusein1739
    @mahadessahusein17394 жыл бұрын

    Illahow asad mar uun na tus isagoo nala ordaaya❤💋wll aan jecel nahay one love

  • @ixsaanaxmed8153

    @ixsaanaxmed8153

    4 жыл бұрын

    امين يارب العالمين

  • @ducayzanofficial2909
    @ducayzanofficial29094 жыл бұрын

    Waligay 10 like mahelin sorry sbb dadkaygiyow😭

  • @xamdaxuseen1454
    @xamdaxuseen14544 жыл бұрын

    Cabdilaahi xaajiyi halaga daayo ciyaarta wlhi aniga oon aqoon u lahayn ayaa ixtiraama waayo waa walal qaaliya

  • @dhuhoosman9111
    @dhuhoosman91114 жыл бұрын

    Adad ilahaan kugu dharshe Abdullahi hagio danbo kle prank haku samenin wlhi wajigisa hada arko waxbadan maskaxda dib uceliya 27 August Abowaha madhihi kari Abahaga hadhidhiben thanks my brather

  • @cabdallanaamuus3838
    @cabdallanaamuus38384 жыл бұрын

    In aad like dhac igu siiso comment ka wax maka dhibeso balse aniga wa I farxad team asad xajiyow like ha iga xasdina

  • @mustaphakiiko
    @mustaphakiiko4 жыл бұрын

    Abdilaahi uu ciyaarta iyo kafatanka ma ka helo inta ila argatay like iisar

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube53224 жыл бұрын

    Inta ila midka ah ee naxdinta dareentay ilaa waqtiga Abdullahi hagio prank lagu sameenaayo

  • @hanaappe6363
    @hanaappe63634 жыл бұрын

    Asad dhiblow thy 😂😂 wan ku tageraa cafimd buuxa alle haku siiyo inshlh ❤️

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye5554 жыл бұрын

    ASAD HAGIO MADAMA WALALKA 2PRANK AD KUSAMESAY KAN SADEXAD KAGA FARXI

  • @zuwaraquen4390
    @zuwaraquen43904 жыл бұрын

    Waxan ku ra jeynayaa adiga oo lugahaga ku istaago inshllh😥 mar waliba waan ku soo duceyneyna hadanhy team asad hagio 😘

  • @fowsiyodahir6777

    @fowsiyodahir6777

    4 жыл бұрын

    Illahey ha cafiyo

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a92344 жыл бұрын

    Asad xaalmaris ayaa laga raba inaa Cabdullahi siiso hada nahay Team 27Aug saas kugu ganaaxnay markalena Cabdullahi ha dhibin pls waa walalkeen naga weyn IF YOU UNDERSTAND WHAT I MEAN😉

  • @maankaabchannel6364

    @maankaabchannel6364

    4 жыл бұрын

    IF YOU KNOW WHAT I MEAN🤣🤣🤣 Asad wuu ina tababaray wlhi kkk.

  • @dekahasan2444
    @dekahasan24444 жыл бұрын

    😭😭sorry wlhi Abdullah hagio wuu xanaqey anaga rali galineyno sorry 😍😍adna prank dambe ha u celin sorry wlhi Abdullahi😭

  • @maxamedali527

    @maxamedali527

    3 жыл бұрын

    Ok

  • @rawulyare7341
    @rawulyare73414 жыл бұрын

    Asad inuu Rashin karis BaranaYo Yaa ila arkaY🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    4 жыл бұрын

    🙏😭

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    4 жыл бұрын

    ♥️♥️

  • @mocaabi05
    @mocaabi054 жыл бұрын

    Inta ila aragty inuu daawado miss Fosiya like saar😂😂😂

  • @hodanadam8929

    @hodanadam8929

    3 жыл бұрын

    Xx

  • @aadannuuraadan874
    @aadannuuraadan8744 жыл бұрын

    Masha Allah abowe Asad hagio waliga farax kunolow abowe hormar wacan Ayan ku leyahay abowe Asad hagio nice one my big brother keep going 💯🙏👌👍💖🇸🇴

  • @najuumoha8511
    @najuumoha85114 жыл бұрын

    Walalnimo wa wehel wlhi mash alha bro alha idin xifdiyo ana walalahey sidan alha iga dhigo 😭😭ilin iga kentay wlhi manta bas ilin igama kenin marar bdn an video yadada iga ohiyen quf damir leh aa ilmeya wlhi bro alha ku cafiyo alaha idin wada xafido rer hajiyow ❤🤲❤❤💋Somali nimo iga ilmeysisa wlhi ilove u

  • @hidighaji500

    @hidighaji500

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @aishaluula1989

    @aishaluula1989

    2 жыл бұрын

    anigb kula mid ahye alle ha ino hagajiyo wllo badan wn hesta lkn mid xita idirkaliyo Malihi misana garabkeyga jogko mahesto m.a ilhey ha idin xafdiyo asad dhamanten 😘mnta arkaye videokn

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW7 ай бұрын

    2023/11/11 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada INSHAALLAH

  • @user-dv7fm2er7t

    @user-dv7fm2er7t

    2 ай бұрын

    2024/5/4 😂

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta11534 жыл бұрын

    Wll walalnimdu waa wehel ilhy hyskukiin daayo 🥰

  • @cawocali4218
    @cawocali42184 жыл бұрын

    Masha allah reer hagio ilahy ha isku kiiin daayo Asad hagio waxan kaa codsan lahaa mardabe haku samaayn Abdullah hagio waa nin halki abo iyo hooyo kugu jira walal qiimo badan Abdullah

  • @ibrahimahmednuur4706
    @ibrahimahmednuur47064 жыл бұрын

    Walaal Cabdullahi aad ayuu Kuu jeclahay Mansha allah 👍🚨

  • @dulqadksmedia8098
    @dulqadksmedia80984 жыл бұрын

    MashaAllah 💖 Allah idiin hafizo Asad wanagiisa intaa jecel like 👍 saar 👍❤️❤️

  • @farxiyomaxamed7152

    @farxiyomaxamed7152

    3 жыл бұрын

    Aac

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab62664 жыл бұрын

    Prankigaga oo Tips and Tricks-ka ah waa best Asad keep going man

  • @ishowspace1
    @ishowspace14 жыл бұрын

    Yea man ' this dangerous man 😭💀 .. shii asad my dawg 🖤✊🏾😂

  • @drayuumi973
    @drayuumi9734 жыл бұрын

    Msha Allah walalnimada laguu shegayaa watanaa farxad aan dhamaan ku wada nolada Asad Cabdulahi 👏🏻

  • @falisabdullahi8547
    @falisabdullahi85474 жыл бұрын

    Mashaa allah walalo is jecel ilaaheey ha idin xiftiyo ❤❤❤❤💯

  • @dranzaari8140
    @dranzaari81404 жыл бұрын

    Bro markle haku sameynin c.laahi hagio waa qof daagn kuna jecel so take care bro

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu40724 жыл бұрын

    Masha allah asad ilahey dartis ku jeclhy❤❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto4 жыл бұрын

    Yeah Man Cabdullaahi Hagio waa qof Aqiyaar ah Prank ka dhaafa mar dambe haku sameeynin Insha Allaah

  • @apdiazizmohamed6774
    @apdiazizmohamed67744 жыл бұрын

    2MinuTe = 1K ViewS 2MinuTe = 16o LiKe 2MinuTe = 80 Comment waaN zo0h Cararay MarKan ArKay PRANK Hadanh inTah iGah HOreyZay War DadKuh MeeZha May ZeeXdaan.....!😂💥👀💖

  • @faizabocorei1749

    @faizabocorei1749

    4 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkk ani cml thy 😂😂😂😂😂

  • @apdiazizmohamed6774

    @apdiazizmohamed6774

    4 жыл бұрын

    @@faizabocorei1749 Zideh AdiGah CamaL Kuuh Ahy...!?😂😂

  • @faizabocorei1749

    @faizabocorei1749

    4 жыл бұрын

    @@apdiazizmohamed6774 saaa usoo carartay marka prank argty😛😜

  • @apdiazizmohamed6774

    @apdiazizmohamed6774

    4 жыл бұрын

    @@faizabocorei1749 Haaaaah MaLha iLahy Baaah iniZKuh Kaaaya QorayPah iNan waX KazTah wadaGNO.....!?😂👀💖

  • @faizabocorei1749

    @faizabocorei1749

    4 жыл бұрын

    @@apdiazizmohamed6774 kkkkkkkkk thanks

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed95194 жыл бұрын

    Arimeheena xaasidsanaa asadow ku so samee asi wax ka fulaysanna ma jiro qorshuhuuba ku jiray intoo ma iska dhaaftidoo dhihi lahaa😂😂😂😂

  • @MohamedIslow
    @MohamedIslow4 жыл бұрын

    Yes anaa ugu horeeyo ilahey Dartiis like iigu saara🙏🇸🇴🇸🇴❤

  • @Zeymehndiandcook

    @Zeymehndiandcook

    4 жыл бұрын

    wankusaray adigana subscribe iisar please

  • @xanaannor137

    @xanaannor137

    4 жыл бұрын

    waan kuusaaray

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @MohamedIslow

    @MohamedIslow

    4 жыл бұрын

    Adna subscribe iisaar

  • @abdirahmanyusufharti8810
    @abdirahmanyusufharti88103 жыл бұрын

    Asad HaGio aleh haku dayo wlalkey wlhi si xad dhafa ku jeclhy wn ku tagera wlalkey qli Nolow apowe♥️gorman ku arki donah zbbto ah wn kala fognahy Nolow lpx🔥comentiga iga sojawab wlalkey rumadow

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama53374 жыл бұрын

    Nabiga hadaa jecshy like dhac ku siii

  • @zakariaalisheikh2971
    @zakariaalisheikh29714 жыл бұрын

    Bro wlh wax makugu sameynayey ayad dhahdey dhaarta beenta ma fcna illah haku sharfo 🙄

  • @caseercabdulaahi
    @caseercabdulaahi4 жыл бұрын

    Cadulaahi waa wiil dulqaad badan mansha alaah😍😍😍😍

  • @warsamesahal2130
    @warsamesahal21304 жыл бұрын

    Waan daacad qoslahy wllHi 🤣🤣🤣 Abdullahi Hagio daacad lillaahi waaye Legend😎

  • @hiboaden9297
    @hiboaden92974 жыл бұрын

    Maasha allaah wllky asad waankuu soo ducaynayaa inuu illaahay cagahaaga dib kuugu soo celiyo insha allaah asxaapta idinkuna isoo duceeya like ta haila dhaafina

  • @hindahappy8554
    @hindahappy85544 жыл бұрын

    Masha allh abdilaahi ma jeclo buuq iyo wxaas asadooow hadad arkayso qoraalkygan plz mardanbe haku samaynin apdillahi masha allh wa wiil fiican lkn asadoow uuku jecelnahy ee ka daa

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond64014 жыл бұрын

    abdullahi hajio haladaayo hooy arimaheena kusameeyo😂😂😂

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn4 жыл бұрын

    Qosol isku cilin waaye wlhi maskiin abdulahi Daacad waye maasha Allah keep going family reer hagio

  • @aptrihimfarahofficiall7520
    @aptrihimfarahofficiall75204 жыл бұрын

    IlahaY lixaadkaaga hakuu zoo celiYo🙏😥

  • @bashiirofficial4667
    @bashiirofficial46674 жыл бұрын

    Asadow cabdalaahi sapprise kale u sameey Ninka hami ayaa ka soo riday wlhi

  • @mzzmariaapdallla9221
    @mzzmariaapdallla92214 жыл бұрын

    Msha Alllaah Poweh Horey U Zoco Allaha Kugu Zimo inaad Dib Cagahaaga Ugu iztaagto❤🤲🤲

  • @cilmifahad7535
    @cilmifahad75354 жыл бұрын

    Wlhi ina ikuqadaten ayan raba plz like ismujiya wllhy

  • @Faaidochannel
    @Faaidochannel4 жыл бұрын

    Yeah man this is dangerous man don't try again man And Abdullahi hagio is our elder brother man

  • @muxiboooiykaka558
    @muxiboooiykaka5584 жыл бұрын

    Macha allah aad bu ku jecel yahay walalka asadaw ilaasho illahay haydin xafide

  • @sidraahmed8368
    @sidraahmed83684 жыл бұрын

    😂First caawa keep Going Asad Hagio💖

  • @faruuxayar4994
    @faruuxayar49944 жыл бұрын

    Asad waa wiil qalbi fican masha allh ala ha daayo🤲

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed8744 жыл бұрын

    ABDULAAHI HAGIO WAA NIN AQYAAR AH OO DAACAD AH LKN PRANK KUMA FIICNA WASAYO WAA LEGEND ILAAHAY HA IDIN DAAYO ABDULAAHI HAGIO ☆ ARIMAHEENA HAGIO ☆ ASAD HAGIO DHAMAANTIIN ONE LOVE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashocuud9105
    @caashocuud91054 жыл бұрын

    Intii asad jecel like dhac igu siiya dar alle ayn idin jeclahy💞💞💞🥰🥰🥰

  • @wewonwm7349
    @wewonwm73494 жыл бұрын

    Pls Asad hajio abdullahi hajio prankiga ka dhaaf waayo majecla dhib waana qof iska faraxsan😭❤️❤️❤️

  • @MaryamaMssGulled
    @MaryamaMssGulled4 жыл бұрын

    Asad Dadka kale Waa Ku Samayn Kartaaa Lkn Abdalla Aqyaaar Waaye Gab ka Dheh🙏💛🧡

  • @anzalabdiyuusuf5496
    @anzalabdiyuusuf54964 жыл бұрын

    Masha allaah jecleyaa walaalahaan sidayiskujecelyeheen❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍❤❤❤👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍💋💋💋💋💋💋💋💐💐💐💐💐💐💐

  • @liibaanbey5325
    @liibaanbey53254 жыл бұрын

    Alla Prankigaan waxaa ka sii jeclaan lahaa marka remote ka u dhiibto oo aad dhahdo {gaarigaan adiga aya iska leh o an ku soo iibiye }marku qoslaayo abdulahi in gaariag ninka iskalahaa imaado ka dib wato igu sii qosol badnaa leheed wlh😃😃😃 thank you Asad Hagio 27 wan ku salaamay bro

  • @sihaamsuleebaan6222
    @sihaamsuleebaan62224 жыл бұрын

    LlkE dhackusiiya in ta nabiga Jecel scw 😍😍😍😍😙

  • @geesiofficial6022
    @geesiofficial60224 жыл бұрын

    Wcs ASAD HAGIO bro KEEP going

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @hibachannel6677
    @hibachannel66774 жыл бұрын

    Cameradaada qurux miiran weye masha Allah ee nooceeda natus bro

  • @aweysabdulkadir6920
    @aweysabdulkadir69203 жыл бұрын

    Masha Allah walaalkey waan ku salaamay waa la rabaa kaftanka caafimaadka ayaa ku jiro

  • @samaronchanel8003
    @samaronchanel80034 жыл бұрын

    Intii familka reer hagio see isku jecelyihiin kuraxsan like dhac iku siiya

  • @nimcoabdi3653
    @nimcoabdi36534 жыл бұрын

    Mansha allh walalo is jecel ilaahay aisku kiin daayo 💝🌷

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed70524 жыл бұрын

    Kaftanku Waa idinka Dhaxeyaa Zorry Wllkayow abdulahi hajio🤚🤚🙏🙏

  • @nabiihacadey8648
    @nabiihacadey86484 жыл бұрын

    Mansha Allah walalo is jecel 👏👏

  • @ayuubceenta7238
    @ayuubceenta72384 жыл бұрын

    Hadaanhay Family 27August prank wan cambaareeneena walal ken Abdullahi hanaka raali noqdo 💯❤🙏

  • @aaaali173
    @aaaali1734 жыл бұрын

    Inte nabiga jecel like sar

  • @updywahabmohamed2735
    @updywahabmohamed27354 жыл бұрын

    Atitude Micnaheda Hda fahantay like🇸🇴👈

  • @aidarusmohamed877

    @aidarusmohamed877

    4 жыл бұрын

    Attitude ✍

  • @ayaanarizonachannel444
    @ayaanarizonachannel4444 жыл бұрын

    Ilahow haka qaadin wllka ku jecel Asad abwe ilahey haku xifdiyo waku duceyaa mar walba 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-xg7rk2zk2h
    @user-xg7rk2zk2h4 жыл бұрын

    Kuwii wada jira inta noloshu jirto allaha idinka dhigo aboowe😍😍😍

  • @hamdacifow1397
    @hamdacifow13974 жыл бұрын

    Asad masha'allah walalka wuu ku jecel yahay allha ku daayo

  • @msskaabamskaaba7281
    @msskaabamskaaba72813 жыл бұрын

    wllhi wan qoslay waliba si weeyn waxaan dib u fiirnayay post hore kan ayaan aad u qoslay really. 🤣🤣🤣

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23154 жыл бұрын

    Ma sha Allah tabara kalaah Asad warunta waa Abaha Abdillahi sifican baad u raligali saay isna wu niyaad ficaan yahay ma sha Allah tabara kalaah Asad iyo Abdillahi. Hero Abdillahi

  • @zamzamzahiitaa2388
    @zamzamzahiitaa23884 жыл бұрын

    Prnkga saxda ah waa kuwa adigo kle sameya qfka waa looga nxsada le bs malgu dheerado wllhy the best u prnks keep go,ing asad Haaaaajio❤❤💗💗

  • @habooncumar3312
    @habooncumar33124 жыл бұрын

    Asad mansh allah waankutaageraye hore usoco

  • @praaticoofficial672
    @praaticoofficial6724 жыл бұрын

    SaaS ma fcno Abdullahi hagio ha dhipin

  • @Asmaabukar225

    @Asmaabukar225

    4 жыл бұрын

    Subescirbe iisaar walal mcn ado mahadsan

  • @amiishamankah4259
    @amiishamankah42594 жыл бұрын

    ALLHA IDIN DHAWRO REEER HAGIO❤👏👏👏💯

  • @axmedxaajiibraahim1450
    @axmedxaajiibraahim14504 жыл бұрын

    Aasad mardamba xakasameeynin abdulaahi hago waa qof maskeen ok walaalkeey👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @naadiyanaruura342
    @naadiyanaruura3424 жыл бұрын

    cabdullahi reaction kiisa wan kahelay wlhi qof walpo ad thy hadii prank lagugu sameeyo be happy real. cabdullahi wa qof maskax io qiimeyn isku darsaday run ahaantii. Asad adi laftaada cabdullahi inad kudayato iskuday prank hadii lagugu sameyo ha xanaaqin. wan tagera cabdullahi maasha Allah

  • @nastehiinaabdalla
    @nastehiinaabdalla4 жыл бұрын

    Cabdullahi wlh wa aqyaar ixtiraam badan allw ha daayo wlh reee Hagio noolaada ❤❤

  • @xasangeesey5813
    @xasangeesey58134 жыл бұрын

    Wan ka xumahy qatar ale waye ilahey haku cafiyo ilahey hakuso celiyo soconkagi quruxdi badnaaa waalal

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed4894 жыл бұрын

    Waa kujeclahy raali ahow marku dhahy ilmo igaso dhawaatay😭👑

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi55824 жыл бұрын

    Asad hagio love you brother illhy haku sharfo😍❤❤❤❤