GIFT FOR ABDULLAHI HAGIO | NOTE 20 ULTRA 5G + PUDS LIVE

Музыка

#arimaheena #asadhagio #abdullahi_hagio
My Social Media Accounts
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
374,395 subscribers

Пікірлер: 1 100

  • @AFLAX2002
    @AFLAX20023 жыл бұрын

    xuseen bbe asagane hadiyo ukeena adinka kalikiina ha.isku keenina madaama uu adinka idin weheshado asagane wax un uhadiyeeya inta igu racsan like

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar

  • @haajirashiik328

    @haajirashiik328

    3 жыл бұрын

    Reere

  • @caliyare3391
    @caliyare33913 жыл бұрын

    Team arimahena waa hbn jimce nabiga aan kuwda salino (scw) ❤❤❤

  • @zamzamharun2099

    @zamzamharun2099

    3 жыл бұрын

    Scw scw

  • @AK-vb5of

    @AK-vb5of

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @mahamedsomali8871

    @mahamedsomali8871

    3 жыл бұрын

    @@zamzamharun2099 kzread.info/dash/bejne/mqGVmreNns-3mJs.html

  • @mahamedsomali8871

    @mahamedsomali8871

    3 жыл бұрын

    @@AK-vb5of kzread.info/dash/bejne/mqGVmreNns-3mJs.html

  • @bintufaiza8941

    @bintufaiza8941

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @cumaraan5238
    @cumaraan52383 жыл бұрын

    Xuseen pepe supric u sameeya asagana inta igu raacsan

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Cuma Raan walal Subscribe isaar

  • @abaazkia3909

    @abaazkia3909

    3 жыл бұрын

    @@ruunishbeauty3220i am new friends

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar

  • @anabali7485

    @anabali7485

    3 жыл бұрын

    Haaa walhi wilka

  • @anabali7485

    @anabali7485

    3 жыл бұрын

    Huseen Pepe is next walalkin wey

  • @kinghanatnour7121
    @kinghanatnour71213 жыл бұрын

    Hussein wllhi wa qov qLpi wacan ee nio xuman igama aheee izna ha dareen ziina inu cidlo yahy ee hadyad qali ah ziiya one love

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb subscribe iisaar anigana waan kusaraah mahadsanid huray

  • @simranaadan1215
    @simranaadan12153 жыл бұрын

    Xuseen pepe asagana ma wax u hadiyesiin ceeb waaye sidaan inta igu raacsan like ta

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Simran Aadan walal Subscribe isaar

  • @rashkaboy8569

    @rashkaboy8569

    3 жыл бұрын

    Wllhi waa kugu raacsanhy

  • @libanmohamed59

    @libanmohamed59

    3 жыл бұрын

    Cidan ayaga lee isku warwaregoyo 1year labo mobile qali ah cid kale wax uma ogala umaleynaa

  • @boqoradamuqdisho5062

    @boqoradamuqdisho5062

    3 жыл бұрын

    @@libanmohamed59 kaalay community walba wad so tagantahay wll naga xishoo wilashan ayaga niskeen xigan waxaa nahnay ururka udoodo communtiga 😏😏😏😏

  • @simranaadan1215

    @simranaadan1215

    3 жыл бұрын

    @@boqoradamuqdisho5062 😂😂😂

  • @zhafie6752
    @zhafie67523 жыл бұрын

    Please Xuseen Pepe Surise halo sameeyo waayo waa qof sharaf badan waa iga codsi tnx brothers 🙏🇸🇴

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Iga qaado boy walal Subscribe isaar

  • @hamzewix5064

    @hamzewix5064

    3 жыл бұрын

    Waaruntaa

  • @asmaiprahim1402

    @asmaiprahim1402

    3 жыл бұрын

    Haaa ha loo sameeyo ilma hajiyow

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @fazjunior6697

    @fazjunior6697

    3 жыл бұрын

    Plz aremaheena do that plz

  • @mohameddeckisackmohamed8948
    @mohameddeckisackmohamed89483 жыл бұрын

    Hadaad jaceshahay farxada abdulahi hagio like iisaar

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    I AM JAMES Official walal Subscribe isaar

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    legin xiiz official walal Subscribe isaar

  • @najmaabdisalan8221

    @najmaabdisalan8221

    3 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @nafisoabuukar9421
    @nafisoabuukar94213 жыл бұрын

    Husein na halmar hadiyo suprise halooga dhigo yuusan is cuqdaden waa walalkiina waana is jeceshihiin 4tiina marka plz husein hal mar hadiyo siiyo waliba sidan cml uga farxiso

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    nafiso abuukar walal Subscribe isaar

  • @libanmohamed59

    @libanmohamed59

    3 жыл бұрын

    Cidan ayaga lee isku warwaregoyo 1year labo mobile qali ah cid kale wax uma ogala umaleynaa

  • @wacanciise5446

    @wacanciise5446

    3 жыл бұрын

    @@libanmohamed59 oo maxa kaa galya xuseen marka

  • @nastaalimoha3949

    @nastaalimoha3949

    3 жыл бұрын

    wlh ani xitaaa dhoor mar ayan is weydiiyay wxn is dhahy hussein xitaa hal mar maaa hadiyad loogu farxiya wlh lkn mar ey noqoto waan arkeenaa insha allh

  • @qaddafisomali5749

    @qaddafisomali5749

    3 жыл бұрын

    @@ruunishbeauty3220 kzread.info/dash/bejne/rGdlmNWhfKicm7Q.html

  • @aazizahmed6582
    @aazizahmed65823 жыл бұрын

    Xuseen pepe hadiyad waligaa adoo siinaayo ma arag why 🎁

  • @user-ty4rs3xo6n
    @user-ty4rs3xo6n3 жыл бұрын

    Nabiga hdaa jeceshahay igula sali scw biri insha allah waa jimce

  • @ismael8965

    @ismael8965

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @aragsaninaabdi6639
    @aragsaninaabdi66393 жыл бұрын

    Arimahena xuseen bebe tookadiisa hala siiyo hadiyad

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Aragsan ina abdi walal Subscribe isaar

  • @osmanabdi2369

    @osmanabdi2369

    3 жыл бұрын

    Haa saxiibtimo xataa halagu qaato

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale52493 жыл бұрын

    Arimaheena wallo xuseen gudiin siiya mar uun hadyad waa qof qalbi wanaagsan🙏

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Hinda Ducaale walal Subscribe isaar

  • @fadumomohamud5683

    @fadumomohamud5683

    3 жыл бұрын

    Wlhy waa kula qaba fikirka

  • @hindaducaale5249

    @hindaducaale5249

    3 жыл бұрын

    @@fadumomohamud5683 Haa wlaahi wall wajigiisay kamuuqataa qofka wajigiisaa lagaba gartaa marka hore

  • @hindaducaale5249

    @hindaducaale5249

    3 жыл бұрын

    @@ruunishbeauty3220 Haye walaashay

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @neyruusquxur9858
    @neyruusquxur98583 жыл бұрын

    Arimahena hussen hadiyad mad siisaan ciil ciil ku disheen

  • @rashkaboy8569

    @rashkaboy8569

    3 жыл бұрын

    Haa wllhi

  • @libanmohamed59

    @libanmohamed59

    3 жыл бұрын

    Kuwan waa eber kood maxey uso waden hadey wax uheynin san wa bahdilad

  • @boqoradamuqdisho5062

    @boqoradamuqdisho5062

    3 жыл бұрын

    @@libanmohamed59 🤣🤣🤣🤣

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @zamzamabdijimcale4993
    @zamzamabdijimcale49933 жыл бұрын

    Xuseen pepe asigan hadiyad gudoonsiyo waa garabkiina

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Zamzam abdi jimcale walal Subscribe isaar

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    MucaadTV walal Subscribe isaar

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @ahmedabdi9481
    @ahmedabdi94813 жыл бұрын

    Wlhi ano so qori rawo hussein pepe goormee hadiyad lasiinaa arimaheena iyo Abdullahi hagio dhamaadka videoga aa arke ayagoo dhahayaan hadiyad aa sinenaa hadu 100k subscribe gaaro Dad qalbi wanaagsan❤🙏🏼🇸🇴🇧🇪

  • @nadiifochanel9550

    @nadiifochanel9550

    3 жыл бұрын

    Abowe subscribe ikucawi alaha kusharfee

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68723 жыл бұрын

    Cabdullahi maskiin waaye wuu xishooday masha Allah ❤

  • @hamunalinur3675
    @hamunalinur36753 жыл бұрын

    Abowe Hussein surprise usameyaa plzzz

  • @3daqiiqodiin93
    @3daqiiqodiin933 жыл бұрын

    lkn bro huseen wuu idinla noolyahaY ee sidaan 3diina walaal iskaga farxisaan isagana uga farxiYa alle farxadiinaas iyo walaalnimadiina haydin xoojiyo

  • @libanmohamed59

    @libanmohamed59

    3 жыл бұрын

    Cidan ayaga lee isku warwaregoyo 1year labo mobile qali ah cid kale wax uma ogala umaleynaa

  • @bushrocali4432

    @bushrocali4432

    3 жыл бұрын

    Oo idinka maxaa idinka galay afaaro anteerno ayaa la dhahaa

  • @hornbroadcastnetwork9209

    @hornbroadcastnetwork9209

    3 жыл бұрын

    Sawkad ayna farxiyeen isagaba

  • @m.daadaliye4315
    @m.daadaliye43153 жыл бұрын

    Arimaheenow dhafarka iskadaa sxb Intaas waa kaftan ileen familkaga ahaye no problem Boss Abdulaahi hagio hadlaka ma jecla waa in uu 5 video kaligiiis no soo dubaa markaas perfect uu noqona Faniskyga waa familkyga aaaahh aaaaahh

  • @ciiltirto9484

    @ciiltirto9484

    3 жыл бұрын

    Waan kuku raacsanahay

  • @newwiz9438
    @newwiz94383 жыл бұрын

    Plz Hussen Usamya asiNe wa Zxp kiNe🤝

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett79773 жыл бұрын

    𝑆𝑎𝑛𝑎𝑑𝑘𝑎 𝑑𝑎𝑛𝑏𝑒 𝑖.𝑎 𝑤𝑎𝑎 ℎ𝑢𝑠𝑠𝑒𝑖𝑛 𝑝𝑒𝑝𝑒 𝑖.𝑎 𝑠𝑢𝑝𝑟𝑖𝑠𝑒🥰🥰🥰

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    I’M MM9 walal Subscribe isaar

  • @rashkaboy8569

    @rashkaboy8569

    3 жыл бұрын

    Sas waye

  • @zakariemohamed273

    @zakariemohamed273

    3 жыл бұрын

    𝐀𝐋𝐋𝐄 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐢 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 𝐤𝐚

  • @ahmedzakiyuusufbashir1820

    @ahmedzakiyuusufbashir1820

    3 жыл бұрын

    Muscab ♥️♥️♥️

  • @ahmedzakiyuusufbashir1820

    @ahmedzakiyuusufbashir1820

    3 жыл бұрын

    Maahan wareegaysaa Caawa youtubeka kaasoo qabtay yaaah 😂😝😁😂

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a92343 жыл бұрын

    Walaalaheey reer Hagio hadiyadi Xuseen Pepe away isagana waa garabkiina ee marwalbo alaab qaaliya yaa lagu hor dilin isna bal ka farxiya🥰🥰🥰

  • @deqadalka9953
    @deqadalka99533 жыл бұрын

    Wlh abdulaahi hagio ilaahey dartiis aa u jeclahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Deqa Dahir walal Subscribe isaar

  • @mowali4258
    @mowali42583 жыл бұрын

    Xuseen pep away hadi disa maskin 😆

  • @kismaayoofficial1826

    @kismaayoofficial1826

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @ilwaadali6042
    @ilwaadali60423 жыл бұрын

    Wcs walaalahayga aan jeclahay Hagio family anigo ah gabar walaashiina ah Talo ahaan Waxan idinku darsan lahaa Asad in qur'aan aad saartaan maybe in aad saartaan lkn Waxan idin dhihi lahaa hdii aad hora u saari jirteen sii laba laaba oo mar walba qur aan hala saaro allah S.w Waxan uga baryaa in uu noo caafimaado walaalkeyn inkastoo Asad xanuunkiisu yahay mid rasaas ku salaysan oo hub loo adeegsaday kasoo gaaray Anigaan idinla hadlaaya anigo yar oo qiyaas ahaan 8 jir ah baan xanuunsaday Waxana fadhiyay mudo dhawr sano ah 2 ama 3 sano ugu dambayntiina Waxan ku caafimaaday qur aanka oo alle waa uu ii saqiray Alhamdulillah alle inta xanuunsan ee Walaalahayna Muslimiinta ah ha inoo caafiyo inta caafimaad qabtana ha u siyaadiyo Waan idin jeclahay dhamaantiin❤😢

  • @mohamedabdikafar9402

    @mohamedabdikafar9402

    Жыл бұрын

    Me too

  • @abdirahmanmohamedhassan3909
    @abdirahmanmohamedhassan39093 жыл бұрын

    Xuseena inaa ka farxisinee ahayd wllhi

  • @amenuk7733
    @amenuk77333 жыл бұрын

    My phone note 10 ultra MAALIN KA HOR AYAA LAY KEENAY SWEDEN 🇸🇪 HADANA WAXA ZOO PAXAY NOTE 20 WOOW OMG

  • @farhangomez
    @farhangomez3 жыл бұрын

    BAL ILHAY dartii Like iGu Zara🤣✊😘

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    farhan pro *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Farhan GomEz walal Subscribe isaar

  • @raxmoabdi4899
    @raxmoabdi48993 жыл бұрын

    Lakin ceebay ahayd xuseeno fadhiya cabdulahi basa inaad wax siisaan xusena maxaa usiin waysen gift lee

  • @libanmohamed59

    @libanmohamed59

    3 жыл бұрын

    Kuwan wey udhamatay damir malahan ninka alwax mesha fadhiye ka dhigan

  • @Dalizka

    @Dalizka

    3 жыл бұрын

    @@libanmohamed59 hhhhh ar somaliya mar marka qaar dagdaga maficna

  • @raxmoabdi4899
    @raxmoabdi48993 жыл бұрын

    Dacwaa ka nahay reer hagio xuseena gudoonsiya hadyad waa walalkin wana garabkiine idinkana ilahay haisku kiin dayo wlalo is jecel

  • @saxardiidofficial4618
    @saxardiidofficial46183 жыл бұрын

    Africa Waa mesha kaliya intu nin gaJo udhinto kadibna Geridisa geel lagu qaLo 😂😂😂 Like dhac igu si hada qososhy🤣🤣

  • @hanadhassan8514

    @hanadhassan8514

    3 жыл бұрын

    😂😂 Xariif sre🇸🇴

  • @mahamedsomali8871

    @mahamedsomali8871

    3 жыл бұрын

    @@hanadhassan8514 kzread.info/dash/bejne/mqGVmreNns-3mJs.html

  • @haboondeeqa2157

    @haboondeeqa2157

    3 жыл бұрын

    Walahi taasa been aheen

  • @ciiltirto9484

    @ciiltirto9484

    3 жыл бұрын

    Wlh maantoo jimco ah dariskeena qof kadhintay 2 keel lakaqalay somali qofka markoo dhinto lee lacag baxee lkn markoo noolyahay waxba loma ogala

  • @zamzammohamed8803

    @zamzammohamed8803

    3 жыл бұрын

    W run bro wllh qosol mcl qiira weyi

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u8483 жыл бұрын

    Mnsha Allah Runtii Waxa tihiin Walaalo is jecel oo Marwalba wixii Cusub Isku Hadiyeeya Alle Ha idin Xifdo , Hagio Brothers...❤

  • @hanadsharif8792
    @hanadsharif87923 жыл бұрын

    Sxpyalow Abdulahi wuxuu leeyahay Hadiyada waa waxa keliya ee qofka Farxada iyo jaceylka sii Badan kara So Why Markazto 3 diina Lee HadiYada isku siineysaan Mcnaha Abdulahi to asad or asad to arimahena or Arimahena to asad Mcnaha wareeg lee kan aa kan siinayo hadane kan kle asigii lee uu kuso celinaa mcnaheyga ma ahn xuman iyo inaa ahay team nabar balse Wlalyal Why xusen Pepe aad usiin weysaan HadiYad ama suprise Brothers Be Thinkfull Qofka wuu idiinla noolyahay wlal + sxp aatihin

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein47313 жыл бұрын

    Manshallah Abdullah waa wiil xiishood baadan waalala qaali aah ❤️

  • @leyliita6769
    @leyliita67693 жыл бұрын

    Weli 100 like ma gaarin mnt hala igaarsiiyo 1k

  • @yaasiinysk4747
    @yaasiinysk47473 жыл бұрын

    Walal hadeey macquul tahay mobelada aad iskabadasheen iisoodhiib

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    yaasiin pro *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @munishmohammad6299

    @munishmohammad6299

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣wlal anaa iskabaday shalay tooshle ee inteen kalaso xiriiri anaa kuuso dhiibaye dadkaan anaa kudhamo o kusoo dhibaye✌

  • @hamdiabdikadir2974
    @hamdiabdikadir29743 жыл бұрын

    Xanun wyh qof saxibkina xussen ppe oo hadiyad kukorfuresin wu niyaad jaba asaga neh markisa suprice gift usubiya walkey xussen ppe yaaaaa igu racsan😭😭😭😭

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Walalnimo😔 ilaaahay haisku kiindaayo ILMA Hagio..

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed88453 жыл бұрын

    Machallah!!! Allah ha isu kiin daayo Abdullahi kabadan uu u qalma wa walaal ku dayasho mudan

  • @maajidwiilbaari2390
    @maajidwiilbaari23903 жыл бұрын

    Waan idin taageeraa wlaalhey Arimahena Asad Hagio Abdllahi hagio Geeridu haidin ilowdo dhamaantiiN wlaalayal Taageero buuxan idin ahay xaqiiqatan

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    3 жыл бұрын

    Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @abdiqaniabdilahi1068

    @abdiqaniabdilahi1068

    3 жыл бұрын

    Wllo ku dasho mudan weeye mnsha allah nolada

  • @kamaajacade9278

    @kamaajacade9278

    3 жыл бұрын

    Abdullahi dhagaha wuu jeclaadii siiya plz

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    maajid wiil baari walal Subscribe isaar

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Abdiqani Abdilahi walal Subscribe isaar

  • @sagalaarti7340
    @sagalaarti73403 жыл бұрын

    Wlh walalnimada wexetahay adinga ayaa hantiyay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    3 жыл бұрын

    Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @farhiamuhumedhirale8380
    @farhiamuhumedhirale83803 жыл бұрын

    First to view

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir48563 жыл бұрын

    Waan iska grty wlhu markiiba in aad hadyad u geenaysan abdilahi sidiina way noqotay mnsha allah abdilaha wuu uqalmaa inta iyo in ka badanba walalayaal in badan wada noolada abidkiin

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif4733 жыл бұрын

    Xuseen ppe hala Gaadhsiiyo 100k insha allah si uu helllo Hadiyad insha allah waan Ku rajyeynaaa xuseen hadiyada intana la sheegin waan u niyey hadiyad insha allah

  • @maxamedcabdirashid8760
    @maxamedcabdirashid87603 жыл бұрын

    Reer xajiyow wa walaalo kudayadho mudan Geridu ha idin ilwdo ❤🙏

  • @fathiahasan7375

    @fathiahasan7375

    3 жыл бұрын

    Astaqfirullah geeri wax ma ilawdo ee uducey walpa

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud19813 жыл бұрын

    Masha Allah am Frest one

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir48563 жыл бұрын

    Xuseen wax nafle ma uga hadhin isagan maalinti farxadiisa intana hala gaadhsiyo mnsha allah waxanu sugnaba waa xuseen farxadiisa 1000K in uu gadho wax yar uga dhiman mnsha allah well done sido kle asadna wax laga sugayaa in uu cake isagu jaro hore u balan qaaday dhmntiinba farxad ku nolada family asad hajio.

  • @hornbroadcastnetwork9209
    @hornbroadcastnetwork92093 жыл бұрын

    Balantii wad ka soo baxdeen Xusen iyo Abdullahi thnkz

  • @sulmersaqawadiin
    @sulmersaqawadiin3 жыл бұрын

    I love hagio family ❤🥰

  • @Mohamedahmed-vh5hp
    @Mohamedahmed-vh5hp3 жыл бұрын

    Ninkaa xuseen hagaajiya hal mar kafarxiya Waa nin qaaliya idinka wllkiin ah ka hagaaga

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel59983 жыл бұрын

    Sadaxdiina walaalo aaad ayan idiin jclhy wadajira farxad ku waara garbo wada jira ah Abdullahi hagio walal dunida uga qaalisan cimri dheer io cibado suban caafimad ❤❤❤❤

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux7393 жыл бұрын

    Husein beebe 100k waxa oga dhiman 1k markuu gaaro hadiyad u sameeya ree hagio husein halaga farxiyo toktaan 🙏🏻🙏🏻

  • @OMRAANI
    @OMRAANI3 жыл бұрын

    Team arimaheena halays muujiyo 🤩🤩🤩🤩

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    ikzon *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed31343 жыл бұрын

    Good family my Allah blessed all of you🙏

  • @hodanhusein2337
    @hodanhusein23373 жыл бұрын

    Manshallah walalo is jecela. Allaha isku ken dayo farxadu wa qali

  • @unkownunkown8743
    @unkownunkown87433 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah walalo isjecel allah haidin barakeyo

  • @amiiraahmed6632
    @amiiraahmed66323 жыл бұрын

    Mxaa dhcy xusen wllkin mhn miyaa wll ma wxd utaqnin ky hoydaa dhshay waa grbkiina waa wehlkina mrksta wuu inala jogaa waa qof qlbi leh isna mrkiisa wyh arimaheena iyo asad saan ini kama filyn wlhi🥰😓♥️

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi3423 жыл бұрын

    First Ahay wlhi Keep Going Brother's

  • @qanciyahaumada5420

    @qanciyahaumada5420

    3 жыл бұрын

    Markawi pyoh qali ah codsi wye subscribe igu cawi kzread.info/dash/bejne/mWx2mbNymbLTeKQ.html

  • @wllphysal2093
    @wllphysal20933 жыл бұрын

    Xussen Pepe Waaa Gaary 100K ee hadiyada Aan kaa Aragno wll Arimaheenahagio😍😍

  • @ikraamolaat3930
    @ikraamolaat39303 жыл бұрын

    Masha.allah illahey ha idiin xafido wll Isa jeceel

  • @ahmedzaki5650
    @ahmedzaki56503 жыл бұрын

    please arimahena Xuseen asna wuu idinka mudanyahay gift ween siiya

  • @1_MACHADKA_Al_ASXAAB
    @1_MACHADKA_Al_ASXAAB3 жыл бұрын

    ARIMAHEENA TIMAHA WEY KUGU BAXEEN GOORMEE NOO SOO QURXINEE SXB QAALI

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan243 жыл бұрын

    Wlh ilin ayaa iga imaday markan arkay siday isku jecel yihiin asad hagio arimaheena & abdulahi hagio masha Allah Wan rajayna in Sha Allah in Malin malmaha ka mid ah aan lakulmidono 3 diina

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12283 жыл бұрын

    Walalo is jecel manshallah ilahay ha idin barakeyo 😍❤🥰🙏👍

  • @QadroCabdixakiin
    @QadroCabdixakiin3 жыл бұрын

    Arimahena kutaagersanhy wllky iga wayn❤

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    qadro *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @rahmaahmed3144
    @rahmaahmed31443 жыл бұрын

    Dad xun hanoqonin waligay ma arag xuseeb pepe oo waLi aad hadyad u qorshayseen sadexdiinaba plz mar uun aan aragno waa codsi❤❤❤

  • @rayaanosman1273
    @rayaanosman12733 жыл бұрын

    Masha allh aboowe yaal isjecl allow dhamantooda nooxafid alle idinmalaka fogeeyo abid jiro jooga asad aboowe qali alle waxan kabaryayaa inow cagahada aad ku istaagto insha allh hore usocda Arimaheena

  • @sharifmaha3515
    @sharifmaha35153 жыл бұрын

    Maasha allh dad wanaagsan oo kudayasho mudan ayaatihiin reer hagio

  • @djhamse655
    @djhamse6553 жыл бұрын

    The legend arimaheena keep going Like hala saaro

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    dj pro *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @djhamse655

    @djhamse655

    3 жыл бұрын

    Haye pro

  • @yaasirali4068
    @yaasirali40683 жыл бұрын

    One love marka cade kasocda team arimahena👈💥

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    yaasir *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @lipnaofficial23
    @lipnaofficial233 жыл бұрын

    Masha allah farxad ku nolow ina eedo Abdullahi qof dadal badan oo walal jecel waa idin wada salamay dhamaan 🙏asad 💕

  • @neimahusseinyoonis5689
    @neimahusseinyoonis56893 жыл бұрын

    Xuseen bebe walalkiina weeye hadiyadiisa waan sugaynaaa insha Allah

  • @halbotechchannel5159
    @halbotechchannel51593 жыл бұрын

    6:33 cunuga yarka "you have alot of money"

  • @abdullahifarah1179
    @abdullahifarah11793 жыл бұрын

    Inta jecel samanta arimehena like sara✊✌

  • @zamzamfarah5000
    @zamzamfarah50003 жыл бұрын

    Walalo isjecel cimriga allaha idiin dhereeyo keep going brother

  • @cawamaalin7003
    @cawamaalin70033 жыл бұрын

    Maasha allaah alle cadowga ha idinka haayo

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah3 жыл бұрын

    Kheerka Aan Isku Kaalmeyno Channelkaan Muxaadaraad Ayaan Soo Dhignaa Subscribe inoo Saara Gambaleelkana Furta Mahadsanidiin Dhamaantiina

  • @DALKAIFIYECHANNEL

    @DALKAIFIYECHANNEL

    3 жыл бұрын

    Asc walaal igu caawi SUBSCRIBED ADUUN IYO AAQIRO WAXAAD KU FARAXDO ALLAH KU SIIYO HADII AAD Channel leedahay ii saar aan kuu saaro SUBSCRIBED

  • @jijobbz9051
    @jijobbz90513 жыл бұрын

    Arimahena wakusalama🖐❤ first view

  • @kingyaskovic7416
    @kingyaskovic74163 жыл бұрын

    Masha Allah keep going wllaheyga idinku faaanaaa

  • @mulkisuleiman3407
    @mulkisuleiman34073 жыл бұрын

    Masha allah wlh qalbikan ka daremay farxadooda allaha isku kiin dhooro walaalo is jecel inti ah love ha isaarto ❤❤❤🙏🙏

  • @hamda9235
    @hamda92353 жыл бұрын

    inta ila taageersan in xuseen pepe gift loo keeno isagana is muujiya👏👑

  • @abdulahiisack6842
    @abdulahiisack68423 жыл бұрын

    haa wllaha is jcl hadiyad in ay isa siiyaan waa Arin lgu farxo

  • @rodaomar8441
    @rodaomar84413 жыл бұрын

    Masha allaah walaala is jecely allaah idin xifdiyo asad io arimaheena io wllka weyn Abdullahi xaajiyo alle ha idin xifdiyo wllhey iibaashaalaa

  • @fartunahmed5665
    @fartunahmed56653 жыл бұрын

    Mashallah walalo is jecel ifka farxaad kuwaara aakhirane janno inshallah

  • @sahrasoomaalia2959
    @sahrasoomaalia29593 жыл бұрын

    DEG DEG ALBAAB KASTA OO KAA XIRAN ILAAHAY KUU FUR HADII AAD subscribe isaarto

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    *yaxye pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @zaakcomedy9925

    @zaakcomedy9925

    3 жыл бұрын

    diyaar waaye ana isaar waan ku saaray

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Yaxye Saciid walal Subscribe isaar

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Zaak Comedy walal Subscribe isaar

  • @zaakcomedy9925

    @zaakcomedy9925

    3 жыл бұрын

    @@ruunishbeauty3220 wanku saarey ee ana isar walal

  • @mohaaniyare6121
    @mohaaniyare61213 жыл бұрын

    Arimahena asad abdulaHi lagends idin wtaa wllo is jcel❤❤❤❤ arimahena magacyga wxa wye mataqanaa magacyga wixi uu yahay ayu yahay aha haaa haaa haaa🤣

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    mohaani pro *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @qozolwanaag4545
    @qozolwanaag45453 жыл бұрын

    Arimaheena legendy 💞✊

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux79673 жыл бұрын

    Mash allh mar kaa arko farxadiina ana waan farxaaa allh idiin deestoo

  • @goldenboy8627
    @goldenboy86273 жыл бұрын

    What a gift omg! 1ne love brothers ✌💘🙏🇸🇴

  • @fardusabdi4028
    @fardusabdi40283 жыл бұрын

    Comments dhan wuxuu noqday xuseen hadiyad siiya iyo xuseen maxaa u siin la dihiin xuseen waxaa hadiyad ugu filan in ayaga la noolyahay sidokalana jecelkooda uu heesto marka xumaanta joojiya somaliyey

  • @asmamohamud6117
    @asmamohamud61173 жыл бұрын

    Mashaalha alle haydinka farxiyo sida uga farxisen wllkine Wllka weyne waa waalidka Xussen bbe sida iga farxisen wana filayey keep going wlldey

  • @sucadmaxed8598
    @sucadmaxed85983 жыл бұрын

    Maa shaaa alaa walalo is jecel ala ha isku kindayo farxada farxada xigta waxan rajay naya asad ado kaca o o lugahaga ku socda isha ala adiga iyo inta kale kula midaba guul walo wan idinku farxay

  • @saidhassanahmed2500
    @saidhassanahmed25003 жыл бұрын

    MashaAllah Allh idin xafida amiin❤❤❤👍👍👍👍👍✋✋

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    said *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @suurobadan2886

    @suurobadan2886

    3 жыл бұрын

    Masha allaaaah

  • @muhyasalah820
    @muhyasalah8203 жыл бұрын

    Wllkey haza inkii sanadka hore lee siiyo rabaa ee iisoo cimaamada ani wx isleeyahay in aa abdulaahi xajiyow kula mid ahay ee ha i dayalsn fadlan 🙏🙏🙏

  • @leginxiizofficial3272

    @leginxiizofficial3272

    3 жыл бұрын

    muhya *pro hal subscribe igu Caawi cawo waa jimce❤🙏*

  • @muhyasalah820

    @muhyasalah820

    3 жыл бұрын

    Ok bro

  • @abdisalamhajji1328

    @abdisalamhajji1328

    3 жыл бұрын

    Waxan cml aa Somalida kujiro war tuug siga dhaaf nio wax kale oo wax kusiiyo raadso 😂

  • @juungaljuungal5656

    @juungaljuungal5656

    3 жыл бұрын

    @@abdisalamhajji1328 bro dadka hadey duruuf heesato ma Ahan dadkana duruuf laguma noco please wllka saas ha ula hadlin😥👦

  • @muhyasalah820

    @muhyasalah820

    3 жыл бұрын

    Wllky in lees caayo ma ahn ee daruuf aa jirto duruuftuna lees kuma naco mise wx islee dahy dakaas ninkaan wee iskala weyn yihiin oo hadalkiisa wxpa kamasoo qaadanaayaan balse wx hupaa in ee wx aan ku qanco ee i dhihi doonaa

  • @bahjasaciid9045
    @bahjasaciid90453 жыл бұрын

    Waaw first

  • @sahramohamed9822
    @sahramohamed98223 жыл бұрын

    MashA allah MashA allah walal nimada wa shay qali ah alle walal laan nama dhigo ishii cawri kulul iyo cida urka idinka naceb rabi idinma jabsho walalahe aan adka ujacla hay wllhi markan dawanayay ada iga qoslisen

  • @bisharoabduqadir6238
    @bisharoabduqadir62383 жыл бұрын

    abdulaahi HAGIO wil matankisa ayn arke sayid ugu eg mel lagu dalxiso ayana ku arke majira wilkas🤔

  • @rashkaboy8569

    @rashkaboy8569

    3 жыл бұрын

    Ani waye intee igu aragty wll Armaan hagio waye

  • @bisharoabduqadir6238

    @bisharoabduqadir6238

    3 жыл бұрын

    kalay kii 3 matahay oo u ekaa adne kas arman lama dhaheen see cml waye

  • @sihaamyuusuf6225
    @sihaamyuusuf62253 жыл бұрын

    Mashalha ❤️🙏

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    3 жыл бұрын

    Waa Arimaheena legend hore usoco

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    3 жыл бұрын

    Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar75803 жыл бұрын

    Manshaaalh abdulahe wuu istahla inta iyo ka baddan walhy 💕💯💕💯💕💯💕💕💯💕💕💕love

  • @yaasmiinyassin720
    @yaasmiinyassin7203 жыл бұрын

    Mashlh walalo is jecel❤

Келесі