No video

PART TWO QISADA WIILKII CUDURKA LA HIV LOO QARIYAY OO SI MURUGO LEH UGA SHEEKEYNAYA WIXII UU ARKAY

Bandhiga Production is a social media platform that provides the latest World News, Specially in Somalia.
Our main headquarters are in Mogadishu, Somalia and our second base is Jidda Saudi Arabia
Wararka Caalamka | Siyaasadaha is diidan |
Arimaha Africka Europ America|
Get Our News | Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
KZread Bandhiga Production
Twitter Bandhigaproduction
Facebook : BandhigaProduction

Пікірлер: 23

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын

    Maskiinkaan hada naag dhan shock uu Ka qaadaaa waa u dhamaatay 😂

  • @yaasiinjaamac7643
    @yaasiinjaamac764310 ай бұрын

    Subxanallah ilahayow adigan ka magalay

  • @hassankaafi6725
    @hassankaafi6725 Жыл бұрын

    Bisinkow ee gabadhas xaasid Nima Badnaa maa gabadhas soo bandhigtid social media ha mesha Kala soo xariirta si wiilal badan soomaali aad u fudud Aya jira side ugu badbaadaan intas Ayan jeclaan laha inaad muqaal keyda sida sawir hada Ka heysid ama mesha Kala soo xariirta wajigeyd Ku aragtay dadka aad usoo bandhigta wa hade sheykadan run tahay hade iska sameys tahay neh waa gooni 🙏 waxa Ku dhigi lahay gabadhas muqalkeyda soo bandhiga si qaf walalka ugu Badbaado Qatar teyda ee Ku wado wiilasha soomaliyeyd 💯💯🙏✅🙏

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    Жыл бұрын

    Ninkii bahalkiisa heysan waayo oo zino ku carara dan baaa cuduro loogu qarinaa

  • @user-tr8hi2yj3f

    @user-tr8hi2yj3f

    Жыл бұрын

    Dowlada la raba iney wax ka qabato teda kale kan sigtay na adreskeda iyo sawareda wa inu fafiyà se ayadubu e u rabto iney cudurku u fafiso

  • @cabdikahinshugricali3989

    @cabdikahinshugricali3989

    8 ай бұрын

    @@maskiintiialleinaahmed733 hhhhh sax waaye hadaanbo meel la aado maahino lkn naag sidaan horor u ah walaga shakinaaa

  • @Firxad
    @Firxad4 ай бұрын

    Maanta wa iga badbaaday hadalka kabilowday😇

  • @CabdisamadAbdikariim
    @CabdisamadAbdikariim3 ай бұрын

    Subxaanallah

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 Жыл бұрын

    Alxamdulilah

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo483811 ай бұрын

    Subxaanala ilaahay haku caafiyo

  • @user-yo8ms8di3m
    @user-yo8ms8di3m4 ай бұрын

    Dadka qaba lagama daremo miyaa bisinka😢

  • @adandhux2260
    @adandhux2260 Жыл бұрын

    Bismillah

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y5 ай бұрын

    Where’s part 3?

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 Жыл бұрын

    Subxaanalaah

  • @user-vj6px5gf5r
    @user-vj6px5gf5r5 ай бұрын

    Lambarkaa halasoo xiriiryo wilkaan waa la day weynaa ayadoo Damiin le waliba daawado ok

  • @user-yo8ms8di3m

    @user-yo8ms8di3m

    4 ай бұрын

    Xanuunkan maba ba ,aa maqlay allha naga haayee sax miyaa

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын

    Xaasisanaa qumayada iyadaaba qabrigeeda kala furanyahay ee me ee Ka faaidee naf kale oo ay goyse

  • @faisaofficial9833
    @faisaofficial9833 Жыл бұрын

    Asc wll so dhig sawirkeda si ey u badbadan wilal badan o muslimin ah sida adiga u alle ku badbadiye😭

  • @user-yo8ms8di3m
    @user-yo8ms8di3m4 ай бұрын

    Marka ley aroosayo haliis baaro😢 dhaqtar haleysla aado 😢

  • @bashkabashiir762

    @bashkabashiir762

    7 күн бұрын

    @@user-yo8ms8di3m sikale maleh walaahi

  • @xasan4403
    @xasan4403 Жыл бұрын

    Tani waa been

  • @hodanfarah1688
    @hodanfarah1688 Жыл бұрын

    Kan warkiisa koley anigu oma bogin been low iska dheh

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa86365 ай бұрын

    Been badana

Келесі