Abdullaahi Daacad

Abdullaahi Daacad


Пікірлер

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663540 минут бұрын

    💔🤲💯illaahay Muqdisho dhibaatada ka qaad. Illaahow intii dhimatay u naxariiso 💔💯💔🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663541 минут бұрын

    Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL.Mahadsanid walalo 💯❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar640049 минут бұрын

    Dhalinyaro ka kaca meesha aad iyo aad ayaad u danbaysan Aduunka waxaa mantay ka xuraya gumeystaha

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864Сағат бұрын

    Umdani mawaxwayne gabdhan may ku darto guurguurta so ma ah cadow ka shaqaysta dhiiga somaliyeed

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to2 сағат бұрын

    Dadka Mogadiso joogaa ilaa ay toosaan. Madaxdana ay ka horyimaadan dhiiga dhalinyarado sidaa ayuu u qulqulaysaa, aydu u cunaysaa. Fiiri Kenya waxa ka dhacaya, bangaladhesh waxa ka socda

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan71082 сағат бұрын

    Run ahantii dhalinyaradii xamar ku nooleyd weey dhamaaden waxana dhameeyey qarax iyo askari isbaaro u taal waa yaab,hadaba maxa la gudboon dhalinyarada oo waajib ku ah 1/waa in aay dawlada la xisaab tamaan 2/waa in aay nanaan bax balaaran oo nabadeed iskugu soo baxan igayago dareen kooda ku mujinaaya si nabad galyo ah, Mushtamaca ku nool somaliya 100%75 waa dhalin yaaro awooda dalku gacantiina beey ku jirta ee awoodina illahay ha idin tuuso si aad uga badbaadan dilaaga qarsoon iyo kaan muuqda waa billaahi toowfiiq asc wr wb

  • @janira7480
    @janira74802 сағат бұрын

    Lido eyo a buxan ado nool Ay ku bursanayanado😢😢 dhimatay kawaran

  • @hsaksa8264
    @hsaksa82642 сағат бұрын

    💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @AFDiini1722
    @AFDiini17222 сағат бұрын

    Sow dowlada DFS iyo dowladaha maamul gobolada kuli qabiilo iskuma diraan, maxaa ayaga maxmad loo keni waayay? sow shalay ninkii dhahay Hawiyaa nagu soo dulaa laftagareen ma ahayn, sow Galmud habagidr qabiil qabiil isku dagaali maayso, sow puntland sidoo kale ma aha, waqooye sidoo kale, sow ninkasto Somaliyeed manta siyasadahiisa ma aha qabiil kale ima xukumi karo. Hadii dad qabiil isku dir maxkamad lagu xukumaa, hadeey maxkamadaan sax tahay keena Muse Bixi, Deni, Madoobe, Xasan Sh, QoorQoor, Laftagareen, Sanbaloolshe, Fartaag iyo kuwa kale iyo boqolaalaha niman ee Europe iyo Marayanka jooga ee Social media maalin kasta qabiil ahaan ku caaytama. Dhibka ka daaya gabdhaha yaryar iyo shacabka masaakiinta ah aad iyagoo jiifa guryaha ku dhumisaan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama42933 сағат бұрын

    War yaa ilaaheey yaqaanna haddii cid dagaal hurin,qabyaalad iyo cidno kicin Bulsho>>> maxaa diidey in maxkamad la horkeeno kuwii 2021 Geela Dusha uga qorayey waxaa loo noqonayaa 1991, kuwii saraakiishii Ciidamada Media uga yeerayey iney ka soo Baxaan Ciidamada qaab Qabiil>>> maantay jooga Villa Somalia,maxaa qaldan? Ma caddaalad baa ? Gabdhaha Ama cid kasta oo dambi lagu helo waa waajib in sharciga la mariyo waayo qofna sharciga kama sareeyo. Waxaan u arkaa meesha sartu ka qurantay ineen loo jeedin.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini17223 сағат бұрын

    Haye Tuugadii dowlad iska dhigee maxkamad laga waayay, Argagixisada laga adkaan waayay, Imaraadka, Amxaraada iyo gaalada cad oo kuli na farafareeyna dhulki laga kaxeeyn waayay laaking Shacabka cashuur ha laga dhuuqo, dhulkooda ha la boobo, hilibkooda eey cuno, gabdhaha yar yar ee social media ku faanfaana kaliya ha laga adkaado. Waa taa dowladu maanta, waxa ay awood iyo gacan bir ah dhibi karaan waa gabdhaha yar yar iyo shacabka masakiinta ah.

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam243 сағат бұрын

    Xalane ya werer ikula qadaa dhalin yarow

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad13933 сағат бұрын

    GABDHO INAAD MAXKAMAD SAARTAAN WAXAA KA FIICAN IN INDHIHIINA INAAY QABTAAN KUWA BARAKICINAYA SHACABKA MASAAKIINTA OO BOOBAYO DHULALKOODA INDHAHA BEELEE XAARAANTIIYAAY

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m3 сағат бұрын

    Xasan hadii la ooyo iyo hadii la qoslo waa iskuugu mid

  • @SeynabhireAden
    @SeynabhireAden4 сағат бұрын

    Yaarabi❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭

  • @AFDiini1722
    @AFDiini17224 сағат бұрын

    Xalane, Imaraadka. Ethiopianka iyo Africanka kuli waa isla shaqeeyaan, AS adeegsadaan. Hadaan wadanka laga saarin Soomaaliya meel ma gaareyso

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66054 сағат бұрын

    😮😮subxaanalaah maxay waasheen dadka degan koonfur soomaali waar wax iska celiya oo wadankii amnigiisa ilaashada xasan gurguurte xamse marxuun iyo fiqi manaafaq waxay ku maqan yihiin wax aanba loo diran soomaliand oo aanayba shaqo ku lahayn😮

  • @MaxamadShiiqadan
    @MaxamadShiiqadan4 сағат бұрын

    inaa lilaahi wa inaa illaahi raajicuun allaah haa unaxariisto walaalaheeyga soomaaliheed ee sabab darida lagu laayay eheladii iyo qarabadii ay ka baxeen

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed83674 сағат бұрын

    Maraka.ugu.horeeso.waa.8na.laga.saaro Ciidamaf.sheeyo

  • @naimohersi7038
    @naimohersi70385 сағат бұрын

    War cidan cid uma iilaso cida kale dhulaked ee dandoda bey u jogan ee somaliayey dhulaken an u ilasano mar walaba wan dhimanedhah ee sharaf an udhimano garahan reer Moqadisho war kakaca huradada 13:37

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay91305 сағат бұрын

    Xasan asagaa shabaab ah ee dhalin Yaradu madax tooyada ha la wareegto oo xasan iyo kooxdiisa dhiiga shacabka ku wada naaxay ha ka soo dareen xafiiska madaxtooyada

  • @AsmaAsma77-mn4tp
    @AsmaAsma77-mn4tp5 сағат бұрын

    Somali hadal bay ka adag yihiin waar kaca oo dhulki na kasara ajaniibta bishar koda eganaya maanta anoo somali hadii itobiya shaqo lay geeyo bishar layga ega naya lkn dalkayga wn u damqanaya waar dadka somaliyeed oo kaliya amiga wadanka haloo dayo war muda harada oo kaca dalkii na idinku ku filnada ajanabi waxba wlhi inuu soo siyadinen ayaga ka danbeya dhibta dhacay sa si ay wadanka ijogan oo ay lacgta badan uqatan askarigii somaliyeed na gajo ayaa lagu dilay ciil iyo murugo an dhamaan ban ka qadnay somali dad qabiil iyo ayagu uun iska adag 😢

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi5 сағат бұрын

    Gumaysiga idin kor degan ee xalane iska raara

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi5 сағат бұрын

    Xalane iska rara oo dumiya wareer ku qaada waa iyaka ayaa hagaya

  • @halimamumin9443
    @halimamumin94435 сағат бұрын

    Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf5 сағат бұрын

    Soomaaliya Soomaali Baa Loosoo Adegsadey.😭😭😭

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf6 сағат бұрын

    🥲😭🥲😭🥲😭🥲😭😢😡😨😭🥲😢😨😭🥲😢

  • @abdiali4991
    @abdiali49916 сағат бұрын

    Reer muqdisco waxa loo raba iney sida reer hiran xawadleh waxka bartan xasan sheik waa inu cali jeyte lamid noqdan hadikale xilka haka. dago balse xasan sheik ina baryo looma bahna

  • @mohamedomar-mn8ks
    @mohamedomar-mn8ks6 сағат бұрын

    birimo intaan lahayn soo beerka nalga ma qaracin😪dhalin yaroy kaca dowlad ma jirtee

  • @abdiali4991
    @abdiali49916 сағат бұрын

    Gabhadas waanku fikir keda wanku racsanahay dhalinyarada waainey soo banan baxan eey qabilka iska dhafan iyo madaxda diigoda kaa macashaysa xamar allaha dibatad kaa dulgado

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan81896 сағат бұрын

    Fiiri shacabka falastiin maa beesha caalamku wax.uqabato

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan81896 сағат бұрын

    Hadalkaas waa run xalane waa meesha abeesada sunta ah jiifto

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble6 сағат бұрын

    Dhalin yarada soomali hayaska daayeen qabiilka ha iskadhiciyeen ashabaab

  • @abdallaabdallah-bb3wv
    @abdallaabdallah-bb3wv6 сағат бұрын

    Walaal walaal somali Alle ha u keeno kuwo damiir leh oo u maxsriista

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi95796 сағат бұрын

    Asc waa in rer muqdisho ey iku soo banaan baxaan ayagoo ka banaan baxaaya ajnabiga xalane dagan iney faarajiyaan iyo iney ka baxaan ciidamada shisheeye dhalinyaro iskusoo baxa

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali1327 сағат бұрын

    Dhibka waxaa nagu haayo waa atmis ethopia imaradka iyo dabadhilifyada u shaqeeyo ee soomali isku sheego hanaga baxaano kooxda xalane

  • @fatimanour9793
    @fatimanour97937 сағат бұрын

    Madaxwayne Hiina Iyo Madaxdina Idin Baabisy Xoola Tihiin Qoys kasta Iyo Guriwalba Oo Hawiye Ah Mid Ama Laba Argagixiso Ah Iyo Dowladini Mogdisho 😢

  • @fatimanour9793
    @fatimanour97937 сағат бұрын

    Reer Xamar Ayaga Oranjiray Aey Ba Cunay Maanta Mogdisho Caasumadi Reer Mogdisho Banu Aragna Dadki Oo Ary Cunayo 😢

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif40018 сағат бұрын

    Kooxdii naber iyo naxdin ee inafarmaajo hogaaminayay ayaa qaraxyada kadambeysa. Hassan sheikh waa inuu soo xiro inafarmaajo iyo fahad yassin. Alshabaab = inafarmaajo iyo Fahadyassin

  • @Amir-Muse
    @Amir-MuseСағат бұрын

    qaraxas xasan dhiiqo iyo koxda xalane ka fadhida aa ka danbesa😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q21 сағат бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q21 сағат бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh allhhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu

  • @Umm_HN
    @Umm_HN21 сағат бұрын

    Inaalilaahi wa inaalilaahi raajucuun Allah u wada naxariisto eheladoodiina Samir iyo iimaan kasiiyo inta ku dhaawacmamey Allaha u booga dhayo Allhuma aamiin yaarabi

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2n22 сағат бұрын

    XASAN SHARAF-DIIDKII DILAAYAY BAY DARYEEL KA FILANAYAAN SHACABKA SOOMAALIYEED EE MUQDISHO KU NOOL, ALLAHA SOOMAALI KA BADBAADIYO SOMAALI NACABKEEDA TALADEEDA HAYSTA KANA WADA TASHAN GARAN WAAYE EE GUMAADKU SIDEE KU ISTAAGAYAA HADDII AAN XASAN-DUGAAG DALKA IYO DADKA LAGA WADA BADBAADSAN WAA DABAR-GOYN SHACAB WAXA UU WADAA DILLAALKA GUMAYSTUHU KEENSADAY.

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe22 сағат бұрын

    Maad ka hadashaan dadkii somali xasuuqay ayaa wasiiro ah sida muqtaar rooboow, sanbuluushe oo qalbi dhagax u dhiibay sirdoonka itoobiya, mahad kawaanle oo NISA ka soo buuxiyey Alshabab wasiir tiktok oo shabaab ah. Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida oo raashinkii gatay hasan munaafaq kuwa ku taagera qabiilka dalxoreeye ku soco inta hartana shabaab u soo dir nacalad haku dhacdo hasan munaafaq

  • @janira7480
    @janira748023 сағат бұрын

    Wcs Subxanalah ilahow u wada naxariiso

  • @cabdisalaadaxmad2440
    @cabdisalaadaxmad244023 сағат бұрын

    Wcs

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347Күн бұрын

    Iyagaa ka danbeeya oo ku xumeynayaya hassan sheekh

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oeКүн бұрын

    Hasan munaafaq xilkii oo dhan hawiye ayuu u dhiibay ninkii somali xasuuqay hotel shaamo muqtaar rooboow ayuu xil u dhiibay sanbuluushe waa shabaab qabiilka ha shaqeeyo hawiye guul hasan munaafaq dalxoreeye 😂😂😂 qaraxyo kale ayaa soo socdo dalxoreeye

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdiКүн бұрын

    Waxan cidan beeleyada Muqdisho kadabeeyo cawanta argagixisada ayaga lashaqeeyo

  • @hibaali4311
    @hibaali4311Күн бұрын

    Farmaajo miya qaraxaya kahadlayo waaba adun Muqdisho Marako joogo Madaxweyn ka ahaaya Dhibka intaa wukabadanaya Muqdisho Allaha nabad nuuka dhiga Shcaba Muqdisho mida kasto imaado Canshura wuka qaada Aminka waxaba lokuma qabto

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170Күн бұрын

    rer muqdisho idinkaa aan dad aheen oo kumashquula xaa ladooranayaa yaa laridaa yaa hadlay maxaala cunaa maxaa lacabaa bas maa sida gobalada kale iska ilaa lisaan cadawga oo feejignaatan iska dhaafa dhoohnaata iyo ninjaclaysan

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5eКүн бұрын

    ASC:::HASSAN SHEIKH MOHAMOUD. NINKA AAMINAYA WAA IGA CAQLI & AQOON BADAN YAHAY...TUSAALE NINKA DHABARKA AADIYAY :RAGGII SIDA LA WADDA OGYAHAY.KANA DOORTAY DANTIISA & KOOX YAR OO ISKU REER AH.WELINA AFKII UU KU YIRI:: ANNIGGA KU TAAGAN....BEESHA KARANLE:: WAA DHIBANAYAAL AAN IS_OGEYN. SHALAY : HASSAN SHEIKH WAA KII LAHAAYAY : BUUQA YAREEYA : DAWLADDA WAXAA IDINKUGU JIRA: DAD IDIN MATALEE !! OO DADKA MA BEESHA AYAA SOO DOORATAY, MISE HASSAN SHEIKH : ASIGA AYAA LA YIMID....KARANLE UMA BAAHNA.. MA GUDBI SIYAASADDEED & COLOOSHII LA CIYAAR : KABA QAAD & QARSIMA LEEF AH : M/WEYNE BEENAALAA OO WAXAAN ALLA RAALI KA HAYN KA SHEYNAYA..IN LAGA HARO AYAA ILA QUMAN..WAXII DANTU UGU JIRTO DALKA, DADKA & DIINTA LAGA SHQEEYO OO KALIYA : ALLANA LA AAMINO......❤KARANLE ASIGA MIYAA LEYSKU JEBINAYAA❤ HASSAN CIDNA KAMA CAQLI & AQOON BADNA, NASIIBKA AYAA KEENAY...ALLIHII SHALAY KEENAY AYAA: HADDANA TEGSIIN DOONA....HASSAN SHEIKH : INDHA UU KARANLE KU ARKAY: KUWOIW NAARTA KU GALO: ALLAHA UGA DHIGGO:: AAMIIN....SHALAY KUWA CULUMO ISKU SHEEGAYAY AYAA : FADWEENAYAY IN LA DILI KARO: QOFKII DAWLADDA & M/ WEYNAHA KA HORYIMAAD.... WAXAA XASUUS AH::: DOQON KARANLE ( MURUSADE) ALLA KAAMA DHIGGO.....MAANTA HALKII AYEY TAAGAN TAHAY.. KUWA MAANT :HASSAN SHEIKH: U SOO GOGOL GELAYA...INTEY JIREEN: WAQTIGII ❤ DILOXOW JIMCAALE ❤ALLAHA U NAXARIISTEE❤AAMIIN. XILLIGAA BEEL LIX XILDHIBAAN BAARLAMAANKA KU : WAXAA KALIYA OO LAHAA : BEESHA KARANLE( MURUSADE). ❤KARANLE & BEELAHA SOMALIYEED EE KALE EE WANAAGGA JECELAHAY : GUULEYSTA HAD & JEER. HABEEN & MAALIN❤AAMIIN. ❤WARSAN & WAR KHAYR LEH❤❤ SOMALIA NABAD & WALAALO IS_JECEL ALLAHA KA DHIGGO❤❤AAMIIN❤