Noqo Codkar Aftahan ah | 3 Tilaabo oo fudud | da'da 18 - 32

Chapters -
0:00 Introduction
0:43 Qaybaha Maskaxdada
1:35 Codkarnimadu wa Xirfad
1:45 Lexicon - Qaamuus
2:33 So Koobid gaaban
3:11 Action plan 1
4:11 Action plan 2
5:12 Caqabadaha
7:28 My experience
8:20 Talooyin iyo Tusaale

Пікірлер: 104

  • @SalimOmer
    @SalimOmer5 ай бұрын

    Aftahan nimada maxa ka aminsan tahay? ma wax qofka shakhsiyadiisa ka mid ah mise Xirfad qofkasta baran karo? fikirkaga ila wadaag

  • @queenhppy3449

    @queenhppy3449

    5 ай бұрын

    wxan ka aamin sanahay iney tahay wax shaqsiyada qofka ka mid ah tankale Ustaad welcome back please casharada Fahanka nafta nosoo dhameystir👏

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    @@queenhppy3449 diyaar wye wll inshallah. thank you

  • @AyanDahir-kl7dn

    @AyanDahir-kl7dn

    5 ай бұрын

    Waxan ka aaminsanahay inay tahay xirfad qofkasta baran karo wall

  • @AyanDahir-kl7dn

    @AyanDahir-kl7dn

    5 ай бұрын

    Tankale ustaad qofka naftiisa lasheekaysanaya oo waxan jirin kala hadlaya😢 ma cudurbaa fadlan ka soo hadal ustaad

  • @user-sd7ov5rb3d

    @user-sd7ov5rb3d

    5 ай бұрын

    Aftahanimadu waa xirfad qofku shakhsiyadiisa kamid ah lknse waala barankaraa oo waxaynu aragnaa dad laleeyahay waa public speakers. Sida raajixi waa xirfad la barto. هكذا رأي

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman90605 ай бұрын

    Mashallah allaha kuxifdiyo wllkey salim Omer wana kaga mahadcelinaya sida quruxda badan ee wax nogu faideysid Ani ahanteyda waxbadan ba kabartey intan kulajogay nolasheydana aadbey isku badashey ilahey kasokow macalin adaa kaga mahad celinaya allaha kugu abaal maryo janatul firdowsa ❤❤🙏🤲🤲

  • @Mohamed-zaidd
    @Mohamed-zaidd5 ай бұрын

    I would personally request you 1 video about emotional intelligence i appreciate for all of ur previous videos

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq1252 ай бұрын

    جزاك الله خيرًا ❤

  • @nurfunny6411
    @nurfunny64113 ай бұрын

    Masha Allah

  • @okajababa
    @okajababa4 ай бұрын

    Mash Allah

  • @steffe9051
    @steffe90515 ай бұрын

    Thanks for sharing I speak English, Somali and swahili I don’t know all of them that well so I had that issue where I mix things specially Somali I started watching somali videos like kabasho to learn more Somali and I feel confident know in social settings I don’t have to feel I’m lesser than others since they know more Somali listening is a good skills sometimes you don’t even have to think about it you find yourself using and when you realize dammn you know where you have learnt I also had this issue of not wanting people noticing me that I have changed but little by little am changing and accepting myself May Allah make it easy for me

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    I came across this concept recently and I decided to test it out. It requires a conscious effort, but with practice I got the hang of it, and now my mind is aware whenever I mix languages. now my fluency is not perfect, but it increased tremendously.

  • @MaxamedSicid

    @MaxamedSicid

    5 ай бұрын

    somali ma igu tarjumi kartaa waan badh fahmay waan sii jeclan lahaa inaanwada fahmo

  • @yusufcade5410
    @yusufcade5410Ай бұрын

    Waad mahadsantahay teacher jazaka allah qayran

  • @NasiyeShortGuidance
    @NasiyeShortGuidance5 ай бұрын

    sxp ha caajisin waxbadan oo wanaagsan ayaa laga faaidaya 😊

  • @Caadil42
    @Caadil425 ай бұрын

    Welcome back Macalimu salim Runti Inta luuqada hooyo wax kuso gudbisa xqq KZread ka an ugu jeclahay oo an uxiseyo barnamij yada ad so gudbineyso aya tahay Really YOU DESERVED 1MILLION & MORE & MORE wax badan ka faaidey kheyr allah ka siyo 2024 wax badan ka fileyna video xiiso leh insha allah ha inaga caaajisin 🙏

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Zakallah khyr wll in bdn 🫡

  • @Amounbile
    @Amounbile5 ай бұрын

    I’m one of those people who like kabasho aftahanimada ku jirta wana ku fa.iday cause kalmadahayga waxay ahayen kuwo english an u fahmi karo but somali erey bixintisa saxda ah aqon! Thank you walal

  • @Macribian
    @Macribian5 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @CabdiaziizAweys
    @CabdiaziizAweysАй бұрын

    Barnaamij yada soo badi pro m.sha allah

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR5 ай бұрын

    MahadzaniD Ustaad tafadal❤

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat115 ай бұрын

    Walaal labadaa Buug halkaan ka helaa inshaa Allaah

  • @maxamedqaasim8798
    @maxamedqaasim87985 ай бұрын

    Welcome back wllka 0:00

  • @suhaybmuxumed
    @suhaybmuxumed5 ай бұрын

    Saalim alle haku barakeeyo mcln wxbadan waan kaa faaiday Runtii cilmiga alle ku baray In aad dadka uga faaidaysi waa shay qiimo badan Alle markaa hakaa abaaliyo

  • @user-pg3lo3pv3t
    @user-pg3lo3pv3t5 ай бұрын

    Mahadsanis SALIM 🙏

  • @mohdislam1
    @mohdislam15 ай бұрын

    ❤️🔥

  • @Sheekeye12
    @Sheekeye125 ай бұрын

    Sida runta ah wa hiibo rabi siiyo qofka u doono miyadan. Ayada Quranka

  • @queensister2406
    @queensister24062 ай бұрын

    Jazakallah qeyr salim ❤

  • @Marymanajah
    @Marymanajah5 ай бұрын

    Ugu danbeeyn waa soo laabatay ustaad❤

  • @user-yu7to6qk3s
    @user-yu7to6qk3s5 ай бұрын

    ❤️❤️

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi81915 ай бұрын

    Thanks 😊

  • @caiishoabdiaziz-ns2uv
    @caiishoabdiaziz-ns2uvАй бұрын

    Thank you bowe shaqo wacan baad noo haysaah bulshada uhaysaah🥰

  • @haniibtaahim
    @haniibtaahim5 ай бұрын

    shukuran alle wll haku sharfo wad nadhirigeliysa marksata alle adigana haku dhiiri geliyo

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat115 ай бұрын

    You are the best brother

  • @khadijajamamohamed5516
    @khadijajamamohamed55165 ай бұрын

    Soo noqosho wacan ustaad waqti badan kadib

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi4665 ай бұрын

    Masha Allah tabaarakallah jassakallah khayr walal aad baad u mahdsanthy

  • @sabbnork
    @sabbnork5 ай бұрын

    Big up Taliye

  • @Adulmusse
    @Adulmusse5 ай бұрын

    Thanks ustaad saalim❤

  • @cabdijibaarkhaliif3699
    @cabdijibaarkhaliif36995 ай бұрын

    Thanks Ustad Allah haku Sharfo.

  • @whizzhazanawi6844
    @whizzhazanawi68445 ай бұрын

    Soolaabasho wacan zxp❤

  • @natashachannel1241
    @natashachannel12415 ай бұрын

    Mahadsanid Walal Salim waxbadan ayaan Kaa faa'iidaystay

  • @user-wy6sz4yx3o
    @user-wy6sz4yx3o5 ай бұрын

    Mohasanid wll waxana no so raacisa sida loo barto is dhexgalka dadka iyo kaftanka 👍

  • @sabrinachanal1286
    @sabrinachanal12865 ай бұрын

    Usataad allha ku sharfo🤲

  • @cumayr
    @cumayr5 ай бұрын

    Thank salim , I hope works steps

  • @XafsaXasanabdi-kx1xz
    @XafsaXasanabdi-kx1xz2 ай бұрын

    Mhad sanid🎉

  • @sapiralwaani7874
    @sapiralwaani78744 ай бұрын

    Mhdzanid mclin ❤

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u5 ай бұрын

    Wlhi wll waxad tahay qof wanagsan maxayeelay shalay video kaga ayan dhagaystay wax badan buu itayay wll allaha ku xiftiyo ❤❤❤

  • @Khadar_Omar
    @Khadar_Omar5 ай бұрын

    Wlhi waan qatay fikir kan😮

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w4 ай бұрын

    Hi salim waan ku salaamay ❤❤❤

  • @Muscabjaamac-er4om
    @Muscabjaamac-er4om5 ай бұрын

    Thanks pro..❤🎉

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Enjoy

  • @basketballhope2602
    @basketballhope26025 ай бұрын

    Thank you brother.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    You are welcome

  • @AyanAbdirashid-qr8sp
    @AyanAbdirashid-qr8sp5 ай бұрын

    Thanks ❤

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    You're welcome 😊

  • @Danteena17
    @Danteena175 ай бұрын

    Ustaad mohamed haraare dhageyso isagana waa aftahan wax baad ka faaidi hubaal

  • @MaahirDeeq-jb3th
    @MaahirDeeq-jb3th5 ай бұрын

    Muuqaalka iima shaqeynayo walaal!

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t5 ай бұрын

    Mahadsanid walal bugta nosheg magacyadoda nooca ay ihiin

  • @suberstar8911
    @suberstar89115 ай бұрын

    Aftahan nimada wa shaqsiyada qofka Wa loo dhasha dad BHD wato Waxbarashada heer kagaray dad kala duwan soo arkay aftahan ehen aya jiro tasne waxay Caadene ina Loo dhalankarin

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis30615 ай бұрын

    Wan ku salamey walal salim omer waxan rabaa inana arin taalo ka weydiisto marka iy sheeg meel aan kala soo xidhiidho hadad awoodo .mahadsanid

  • @hodanabdinor2184
    @hodanabdinor21845 ай бұрын

    Ani xitaa kabasho erayo badan baan ka faaidey waxaa kamida erayga "Ahaanshiyo"

  • @nasriyaasiin6268
    @nasriyaasiin62685 ай бұрын

    Wlhi wll waxbadan baan kaa faaiday waxaan rabaa inaan ku dhaho mahadsanid❤

  • @cabdirizaaqibraahin9171
    @cabdirizaaqibraahin91715 ай бұрын

    Sxb inta badan waxaan ku xidhnahay kanaalkaga sbbtuna wa inaad si degenaan ku dhehantahay wax usoo gudbiso hadal qababow oo waxtarleh waxaan dhageysataa hadalkaaga wakhtiyada aan meelo degen joogo waana ku raxystaa niyad ahaan si aan degenaansho badan udareemo muqaladada waxajira qayboH badan aan kucecelsho marka aan welwel dareemo alleh haku barakeeyo wll Salim Omar Physiologisty dhaba thy sxb

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Allah hku sharfo wll. Aad bn kga mhdcelin commentiga aad ka u qurxda bdn. 🫡🫡

  • @mn_-oc5hi
    @mn_-oc5hi5 ай бұрын

    asc waxan rabay ina igu cawisid sidii qof i jecel aan isku nacsiin laha anigoon qalbigiisa jebin? si kasta aan iskugu dayo inan uga fogado mar walba xal ayu u kenaya marka wxan jeclan laha ina igu cawisid Mahadsanid.

  • @Aza_7

    @Aza_7

    5 ай бұрын

    Markasta lahadal asiga kaa xiisi dhigi doono❤

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan40945 ай бұрын

    Ano garanayan sualaha schoolka ka amusa mrku qof ka jawabana wxan dhaha bal maxad uu sharxi wayday wabad garanayseeee 😅

  • @legenddrift6395
    @legenddrift63955 ай бұрын

    Muuqaalka dhan dhibatada ku heysatey uun baad kusoo qadatey.. 🙁

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack56692 ай бұрын

    Macquul mathy ustaad qofka inuu noqdo qof af-gaaban oo wax qaris badan isla markaana aftahan ah?

  • @nasrahbilaal9057
    @nasrahbilaal90575 ай бұрын

    Erey sagxadeed waa maxay?

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh5 ай бұрын

    Saalim aaway course kii kaa sugeenay

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere87805 ай бұрын

    Ani ahaan aftahan ma ihi aad ayan u khajila hadi an hadlayo😢

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w4 ай бұрын

    Hi salim aniga waxan ku hadla saddax luuqad

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo60125 ай бұрын

    Dadku hopigodu wa luqado kale iney bartan, halka Ani aay idhantahay Malin barto eray somali ah oo cusub, foreign languages anu English basan garanaya hadne Somali ban kasijecelahay. Hda erayadan aad ledahy iska sosar englishka imadhibo lkn Somali waidhiba walahi qofa eray Ka maqla kalay dheh hee adi kkkkk

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Oraah ba dhahda " Awareness proceeds control." Inta adan sheyga mamulin wa ina ka warqabta marka hore. Tusaale: Haduu qof wax ka xadayo sidee iska celin karta? jawaabtu waa inaa marka hore ogaata inuu ku xadayo, hada: waxaa rabta inaa kordhiso aftahanimada, 1: waa inaa ka warqabta erayada aad fahanto lkn aadan isticmalin ama carabkagu la qabsan 2: si ula kac ah "with Conscious effort" maskaxdada oo joogta aad u qasada in ereygaas aad ku darto "Surface lexicon" Sagxadada kore, adigoo carabkaga ku leylinaya ilaa uu noqdo mid carabka uu so dafo.

  • @muxammad2777
    @muxammad27775 ай бұрын

    Suaal Ka warran xifdinta erayada sida Quraanka oo kale ? Tusaale qofkii raba eray sagxadeedkiisa englishka inuu badiyo hadduu xifdiyo maalintii 3 eray iyo jumlooyinkooda asagoo weliba muraajca usameeynaya taasoo sanadkii noqonaya kun eray wax ka badan?? Ma yahay qaab fiican? Sababtoo ah waxaa dhacda in uusan qofku fursadba uhelin ku hadalka luqaddaa? Jzk khayran ustaadoow

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Muhiimadu wa isticmalaida si ay uga so baxdo qunta hoose ay kor u timado. Xifdinta kaliya *deep lexicon* ka bey ku galineysa.

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa7105 ай бұрын

    Saalimoow "Surface Lexicon" sida aad u af-naqday ee ah "Eray bixin sagxadeed" armay kaga haboonayd "Eray bixin oogo-taal ah" maadaama Kelmada "Sagxad" ay tahay mid loo isticmaalo salka hoose wax yaala ama gunta oo waxay xambaari kartaa "Deep" macnaynteeda! Gunta iyo sagxada labadaba waxay lamid yihiin ama la macne yihiin salka hoose ! Mahadsanid saaxiib.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Sax runta wye

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Hhhhh aad iyo aad. Hda marka i sheegta fahmey. Mahadsanid in bdn

  • @gucur
    @gucur5 ай бұрын

    Eray sagxadeedkayga ma yaro, Aftahana ma ihi. Anigoo sugaan tiriyo xataa iima sahlana badanaa cabirida dareenada maskaxdayda ka guuxaya.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    5 ай бұрын

    Dariinki wa fahansan thy. Lkn ma shegi kartid. Xiriirka maskaxda aya yar ba dhihi karna. Sirtu wa ina aad akhrisa, dhagaysta, dawata dad cabiraya dareenkoda. Kadibna bilowda inaad marka hore copy yeeso. Medaas ba bilow ku ahaneysa. Kadib waxad baran doonta ina xoga yar cabirtid. Markasta aad islu daydana xiriirka maskaxda aya xoogeysanaya.. Ilaa aad xogq fiican ka cabiri karto

  • @gucur

    @gucur

    5 ай бұрын

    Wayahay ustaad, Mahadsanid

  • @abdihakimomar4404
    @abdihakimomar44045 ай бұрын

    ❤❤