Noloshaada Marna Qof Haku Xidhin | Muna Faysal | Dhambaal Digital

Noloshaada Marna Qof Haku Xidhin | Muna Faysal | Dhambaal Digital

Пікірлер: 90

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed5363 ай бұрын

    Muuna faysal fariid waan ku wataa❤

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b3 ай бұрын

    Muna waa dhirigarintii oo qof ah mnsh allh❤

  • @munocismaan496
    @munocismaan4963 ай бұрын

    Muna faysal ciise diin hooyo kudyasho mudan ❤

  • @mashaalhanisamaxamuud9300
    @mashaalhanisamaxamuud93003 ай бұрын

    Muna feysal waaa qof adag walhi xaqiiqda ayey ka hadashy❤

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg3 ай бұрын

    Masha allh wlhi muna wa gabar ilahay caqil siiyay masha all wll alle cimriga iyo caqliga haku dhereyo ❤😊

  • @dahapohassan8149
    @dahapohassan81493 ай бұрын

    Allahuma barikk muna faysal One of my Favorite ❤️❤️love u sis

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi1733 ай бұрын

    Muna feysal hppi dar allah ku jclhy walshey ❤👸🏻dabecada fara bdn isaga egnahy m.a

  • @cabdicasiiscabdilaahi113
    @cabdicasiiscabdilaahi1133 ай бұрын

    MUNA waa qof fiican waa ku salamay❤❤❤❤❤❤

  • @FahmoCabdulqaadir-vi9py
    @FahmoCabdulqaadir-vi9py2 ай бұрын

    Muna faysal hooyo adag😊

  • @nimcojaamac2840
    @nimcojaamac28403 ай бұрын

    Mashaallhwll muna❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamuuali3419
    @zamuuali34193 ай бұрын

    Strong women muna faysal ciise diiin

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan55583 ай бұрын

    I aamin 😂 muuna waxba lagaba qaban karo ❤

  • @TheTwingirl-ng5ps
    @TheTwingirl-ng5ps3 ай бұрын

    Inta hda dawaneysa😢😮

  • @HoodoJaamac-pr7em
    @HoodoJaamac-pr7em3 ай бұрын

    Muna faysal ciise diin my strong women❤ tagero lambar 1

  • @sahromaxamuud-qb4ow
    @sahromaxamuud-qb4ow3 ай бұрын

    Muno qurux ku jecliyaa dumarnimo gabar karti badan iifarax sanow❤

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan55583 ай бұрын

    Muna wa quruxley m.Allah ❤❤

  • @LovelyBird-tt2cj
    @LovelyBird-tt2cj3 ай бұрын

    Fanaanada muna waan ku tageeraa 😂😂

  • @Muunimustaphe6094
    @Muunimustaphe60943 ай бұрын

    Alla wli qof maskax leh ❤

  • @user-mq6sd6xe6t
    @user-mq6sd6xe6t3 ай бұрын

    Waa runteet gabadhan anee igu dhacday taas😢

  • @AnesNur-up5ko
    @AnesNur-up5ko3 ай бұрын

    Muna faysal cise diin 😮😮

  • @user-io4vm2dw6e
    @user-io4vm2dw6e3 ай бұрын

    Ayaan Aidid soo qabo 🙏❤️👏

  • @nuraubdi3080
    @nuraubdi30803 ай бұрын

    Mashla muna faysal wan kuwata

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss3 ай бұрын

    Muna feysal

  • @SamiiraMohamed-xk7ox
    @SamiiraMohamed-xk7ox3 ай бұрын

    Waa run walaahi

  • @SuhaybU
    @SuhaybU3 ай бұрын

    Keep going sister ❤❤❤

  • @user-ug9yk5ty1v
    @user-ug9yk5ty1v3 ай бұрын

    run

  • @user-hg4ul7tz4h
    @user-hg4ul7tz4h3 ай бұрын

    Wll cabdle jamaal soo qabo please marwaba wan codsanaaye❤

  • @nasteexoabiib9800
    @nasteexoabiib98003 ай бұрын

    Ku jecelhy alle ha ku dhawuro sis❤

  • @Hamzezidane
    @Hamzezidane3 ай бұрын

    Vens dHmabaL ❤1❤

  • @fadxiyaahmed9594
    @fadxiyaahmed95943 ай бұрын

    Inti dad lso qabny muna mid lmida lma arag❤

  • @umulkhayrmaxamed5530
    @umulkhayrmaxamed55303 ай бұрын

    wlhie inan aanu sxpo nahay been ma sheegayee habeen dhaweyd inan darteed isku gubey 😢qofna noloshaada haw duleyn

  • @abdirahman1359
    @abdirahman13593 ай бұрын

    Muna waa nabad

  • @Shtjy33
    @Shtjy333 ай бұрын

    Muni kadhaaf bay yar bixinaysa mise annaa mooday😂😂😂 fudeed ban ka dareemayaa😂😂

  • @user-ze4pn5zf1w
    @user-ze4pn5zf1w3 ай бұрын

    Mundaaadah❤

  • @CkarimIzmail-master..
    @CkarimIzmail-master..3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u3 ай бұрын

    Muna faysal Ciisa diiin 😂

  • @user-eq3rq3sh4g
    @user-eq3rq3sh4g3 ай бұрын

    Waarun ted walhi🎉

  • @user-xc8qg7sq1d
    @user-xc8qg7sq1d3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-bd7iq8pw6z
    @user-bd7iq8pw6z3 ай бұрын

    Haa ❤❤❤❤

  • @InaAadan-cw1lq
    @InaAadan-cw1lq3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sk1hu3pn2w
    @user-sk1hu3pn2w3 ай бұрын

    KEEP GOING MCNTO ❤

  • @fathiaelmialiali5617
    @fathiaelmialiali56173 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @dheereye4040
    @dheereye40403 ай бұрын

    Keep going zxp

  • @dhambaaldigital

    @dhambaaldigital

    3 ай бұрын

    Legen

  • @niciimaahmed3983
    @niciimaahmed39833 ай бұрын

    fariido muuna fasial ciise diine ❤

  • @muusemfaraxkkk9505
    @muusemfaraxkkk95052 ай бұрын

    Xaqiiq ba ka hadasha isku fikar banahaY

  • @maryanluul
    @maryanluul3 ай бұрын

    Haa❤❤❤❤❤❤

  • @user-tv4rn4pw4n
    @user-tv4rn4pw4n3 ай бұрын

    Muuni may walaty 😢😂

  • @user-cm6oq1fg2t
    @user-cm6oq1fg2t3 ай бұрын

    😊❤❤❤❤

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas65363 ай бұрын

    Ereyga noloshada qofna haku xidhin Wa mowduuc qaldan Noloshada wa qasab inad la qaybsato Qof kii wax ku tara ama xita wax kula qaybsada. Hadii aad leedahay noloshada qof xun haku xidhin wa erey sax ah Lakin qofna? Sidee kelida u noolan?

  • @maliikaAbdirahman

    @maliikaAbdirahman

    3 ай бұрын

    aduu noloshaaada mku xidhilaheeed qof

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail23833 ай бұрын

    Abdala jamaall so qabo maalin walba Asxaabtaadu way soo Qoraane❤

  • @muusemfaraxkkk9505

    @muusemfaraxkkk9505

    2 ай бұрын

    😅😅mxa karbtaa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta77663 ай бұрын

    Muna faysal ciise Boqorad weye💋👑

  • @user-so5nx3ju9e
    @user-so5nx3ju9e3 ай бұрын

    Sas wayee muuna😊

  • @MuhiimMohamed-pt5oj
    @MuhiimMohamed-pt5oj3 ай бұрын

    Doorki hore sawtii lahayd jcylka midhiyuhu ma wacne privateka wacan😅

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG2563 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @ZuzanZuzaan123
    @ZuzanZuzaan1233 ай бұрын

    Jacayku ha waaro

  • @abdirahman1359
    @abdirahman13593 ай бұрын

    Asc

  • @AbdillahiAli-fb9zs
    @AbdillahiAli-fb9zs3 ай бұрын

    Walaalo😂waxaad soqaabata happy ahmed hilwa mise liicato 😅😅😊😊

  • @muusemfaraxkkk9505

    @muusemfaraxkkk9505

    2 ай бұрын

    😂😂Eeyow mxa gabdha karpta😅

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash3 ай бұрын

    Yaa boqol jaansi bixiya hada markaa😂

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen2373 ай бұрын

    Naagtan cid rabtaa majirtee 😅walgu caan baxaaa un😅😅😅

  • @HabbonMohamed-gx1kf
    @HabbonMohamed-gx1kf3 ай бұрын

    Keeping going Muuna❤

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil12203 ай бұрын

    Waa runteed Muni 2008 bay dhalatay aamina😂😂😂

  • @fathiaelmialiali5617
    @fathiaelmialiali56173 ай бұрын

    Www

  • @AnesNur-up5ko
    @AnesNur-up5ko3 ай бұрын

    Wlhi gabadh Wn gursan Inshalah hadan wayona gabdhiida aya rajaynaya 😢😢

  • @abdikareemduraan4555
    @abdikareemduraan45553 ай бұрын

    i amin muno waji ma leh😂

  • @fatuuhussein5233

    @fatuuhussein5233

    3 ай бұрын

    Adkaatay😂😂adiga muu ahaado wariyihiiba yaabay

  • @adenkadro9398
    @adenkadro93983 ай бұрын

    Wan kugu hamblyeynayaa sidad powerfull u noqotay sida ka muqata markii ad social media kuso biiratay 🎉

  • @AadancadeDeeq
    @AadancadeDeeq3 ай бұрын

    I aamin maxaa laga wadaa😊

  • @fadxiyasharaf7420
    @fadxiyasharaf74203 ай бұрын

    gabadh adag wahi wad igu banantahay

  • @NimcoNimcocarabiyo
    @NimcoNimcocarabiyo3 ай бұрын

    Dumarkaa qiyaamo badan.

  • @user-gq9rm1wi7l
    @user-gq9rm1wi7l3 ай бұрын

    asmo malabo soo qabo aboowe😊

  • @user-yb7xf9xi8h
    @user-yb7xf9xi8h3 ай бұрын

    Cabdale jamaal sooqabo

  • @user-ze6eb2nb7k
    @user-ze6eb2nb7k3 ай бұрын

    Muna cawaa wad klaa hadlaysayeeh maa maheraad ayad furatay😅😅

  • @MutaazCumar
    @MutaazCumar3 ай бұрын

    Munaay dhago hadalka.joji warda sandheer tiri jeclka soshiyal midhiyah ma aamisaniye😂

  • @Filkarooon
    @Filkarooon3 ай бұрын

    Warda sandheere bedelkedii

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama33123 ай бұрын

    Xaqiiqada media Warda Sandheere aya sheegtay waa biyo kama dhibcaan Kuwa leh media horumar laga gadha ayagu hayna tusan horumarkay gadhen ama dad caana oo iska guursaday oo gulaystay gurkodu ma hayno ila hada xaqiiqada yan layska indho tirin

  • @CaashaDahir-hl2hz
    @CaashaDahir-hl2hz3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @Asli256
    @Asli2563 ай бұрын

    I aamin badana inantu wixiba riwayad by moday la jilayay moody😂

  • @XattoXasan
    @XattoXasan3 ай бұрын

    Asma malapo ku xigsi

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama33123 ай бұрын

    Nolosha media wa khiyaali iyo views raadin jacyl beena aya lagu jilaa Taas qof caqli leh wu garanaya

  • @user-hw8jn3iw7c
    @user-hw8jn3iw7c3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @mjama7664
    @mjama76643 ай бұрын

    Period nin ku jecel kama tago

  • @user-sh7mk1ty1t
    @user-sh7mk1ty1t3 ай бұрын

    Abadale jamaal so qabo

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed30933 ай бұрын

    Garooob kibirsan 😂

  • @IbraahinHassan-eg6pd
    @IbraahinHassan-eg6pd3 ай бұрын

    Ala maxay na waashey sowtii muuqal hore lahayd noloshaadu private ha ahado😅😅😅

  • @MustafKarama-mr1ss

    @MustafKarama-mr1ss

    3 ай бұрын

    Ayada ma Ahan ee TAs waa liicato qofto qabay

  • @ItzOmarEDITZ
    @ItzOmarEDITZ3 ай бұрын

    Keep going sis😊