Nimco Jaamac-buuraha u dheer

Ойын-сауық

Nimco Jaamac -Buurtayada buuraha u dheer
hees somali
djibouti

Пікірлер: 649

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96834 жыл бұрын

    Buurtayadaa buuraha u dheer Hadaan ugul guud u baxo Oon baroortiyo qaylo diro Baahidayda bilo ogaa Heey yaa aadooy hunooy yaa La hobaalin hoobalow waa Toban jirkii taawada an galay Iyo tilmaanta Halkaan ku waday Tusmo reeka Anoon u dayin Tacab khasaar bay igu wadaan Heey yaa aadooy hunooy yaa La hobaalin hoobalow waa Hooyadii buux bay tidha Ana bulaale cadaan idhaa Waxaa bulaaluhu wuu koraaye Ma korihii mala korinayaa Heey yaa aadooy hunooy yaa La hobaalin hoobalow waa Waan dhintaa waan dheelmadaa Waan dhaqaaqay hadaad i tidhi Dhagar islaam baan soo duwaa Heey yaa aadooy hunooy yaa La hobaalin hoobalow waa

  • @billebuksia115

    @billebuksia115

    4 жыл бұрын

    Axmed Naaji sacad hestii guurka ayaan kaga soo koobiyeeyay musiga iyo laxanka eraya umbay kabadshay mamadu any way congrats

  • @DonKako

    @DonKako

    4 жыл бұрын

    @@billebuksia115 ”Allow aqoon xumo hanagu cadaabin eexna hanooga tagin”. Malaha intaad ”copy” ku sheegayso heestan ,waxaa ka wanaagsanayd adiga oo na weydiiya middee ”copy” ah heestan mise tii Axmad Naaji? Waan u soo noqon heesta NAAJI bal se aan ka hadlo middan. Inkastoo la midho magaaleeyey, heestani waxay ka soo jeedaa dhaqanka GALBEEDIGA oo salkeedu waa godka/badda maanso ee loo yaqaan GUUX oo waa soo jireen. Waxaa marag ka ah hees qarniyo ka hor la qaadi jiray aya waxay gabadhi tidhi: ”BUURTAYADA BUURAHA U DHEER (iyo) WEY HADDAAN BURA’CALI U BAXO REER BARROO BEEL BEEL U YAAL (iyo) WEY BARAAQI MA MUUQATAA” (Bura’Cali , Reer Barre ivo Barraaq macnahooga ciddii xiisaynaysa uun baa loo sheegi). Halbeega GUUXU na waa 12 shaqal oo ka 3aad Ivo ka 10aad uu qodban yahay: WEEY HIDDII DIIYOW HIDDII 2-(1)-2-2-2-(1)-2 = 12 shaqal Tusaale GUUX: Sidda xareed roob oo macaan = 12 shaqal. Heesta uu Axmad Naaji qaado horta ogow waa loo dhiibay oo waxaa curiyay Abwaankii Cali Sugule (AHN) oo ku magac dheeraa Dun-Carbeed oo ku dhashay OODWEYNE. Hadda ba Dun Carbeed maaddaama GUUX la ga aqoon deegaankiisa (TOGDHEER) wuxuu u rogay godka SAARKA oo 10 shaqal ah: (1)-2-2-2-(1)-2 = 10 shaqal ”Gabdhuhu waxay leeyihiin Raggii gododley noqdeen Galbisna u ma baahanee Gobley shimbir bey tuntaan” . NABAD iyo CAANO.

  • @abubakarmaxamuud1693

    @abubakarmaxamuud1693

    4 жыл бұрын

    @@DonKako sxb dhqnyaqan ayd tahay dhabti

  • @alinoorahmednajji1955

    @alinoorahmednajji1955

    4 жыл бұрын

    Bullaalla wa sxb

  • @mahamoudidriss1916

    @mahamoudidriss1916

    4 жыл бұрын

    Walalkeye thanks for that lakine inyare ba hadlane

  • @idilabdikadir3986
    @idilabdikadir39863 жыл бұрын

    One of the most iconic Somali songs of all time. Viva Djibouti 🇩🇯💕

  • @sharmakekayse499

    @sharmakekayse499

    Жыл бұрын

    Asc wll

  • @fafamedali4945

    @fafamedali4945

    10 ай бұрын

    Je confirme

  • @gamasb8222
    @gamasb82222 жыл бұрын

    One of the somali iconic song. Good job Djibouti. I used listen with my mom as kid Mudug, Somalia

  • @mahaddhooleyare5048

    @mahaddhooleyare5048

    Жыл бұрын

    Mahaddhooleyare

  • @alamaganelmi6548
    @alamaganelmi65484 жыл бұрын

    Our Beautiful Precious Somali Treasure Queen 👑 Of All Somali..! Maashaa'Allah . Hooyo Ku Jeclinaa... Soomaal Ayaa Dad Ugu Wacan And Nimca Jaamacna waa boqorad soomaaliyeed mudan qadarin iyo qiimayn... Lots of 😍 😍 love from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💓🤩🤩🤩❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar14 жыл бұрын

    I love the sing and great singer Nimco Jama

  • @mascudsharaf6470

    @mascudsharaf6470

    5 жыл бұрын

    She is extraordinary

  • @Qosol_qaraaxo22

    @Qosol_qaraaxo22

    3 жыл бұрын

    The time of this comment i was 13 years old and now is 2021 time is gold

  • @yourmajestytheinternetuser

    @yourmajestytheinternetuser

    2 жыл бұрын

    @@Qosol_qaraaxo22 And I was 6-7 years old.

  • @7june2024

    @7june2024

    Жыл бұрын

    Caways ka another great one 😅

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    @@7june2024 Thanks

  • @nuraali8671
    @nuraali86714 жыл бұрын

    The Only queen. Thank you mama Nimco Jamaac . Love from Jigjiga 🤩🤩

  • @asmaalibouh5311

    @asmaalibouh5311

    2 жыл бұрын

    Who still in 2021

  • @quen_taliso19

    @quen_taliso19

    2 жыл бұрын

    @@asmaalibouh5311 👋👋👋

  • @voanews6587
    @voanews65877 жыл бұрын

    nice song dear nimco jaamac I BROUGHT TO YOU BEST WISHES FROM SOMALI PEOPLE IN KENYA VIVA DJIBOUTIANS

  • @simanem.e.h2123

    @simanem.e.h2123

    7 жыл бұрын

    Bashir Duale we luv u guys too

  • @anissaahmed1117

    @anissaahmed1117

    Жыл бұрын

    We love you

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo87665 жыл бұрын

    I love dadka reer jabuuti Nasab weeyi from BORAMA

  • @Halleyte

    @Halleyte

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @vivementlechangement2130
    @vivementlechangement21302 жыл бұрын

    La fierté somalienne et particulièrement Djibouti 🇩🇯🇩🇯nolow nimco jama

  • @eleyehdembil3699
    @eleyehdembil36993 жыл бұрын

    Mashallah la diva djiboutienne edo nima djama miguil nolow cimri iyo cafimadka allah ku ziyadsho 🥰🥰🥰

  • @benmohamed2545
    @benmohamed25455 жыл бұрын

    des Djiboutiens qui regarde cette vidéo en 2018 😂😂😂 vraiment je peux pas arrêter de regarder chaque fois cette vidéo sa me rappelle notre mont ARREY😍😍

  • @djiboutiangirl4636

    @djiboutiangirl4636

    5 жыл бұрын

    On est là ❤❤❤

  • @benmohamed2545

    @benmohamed2545

    5 жыл бұрын

    @@djiboutiangirl4636 😂😂 et dans quel pays ?? nima djama une héroïne national je n'arrête pas à regarder ces chansons à chaque moments libre que je trouve

  • @djiboutiangirl4636

    @djiboutiangirl4636

    5 жыл бұрын

    @@benmohamed2545 idem je regarde cette video tout le temps je regarde aussi le harimadee et bcp de nos chansons djibs mdr Djibouti me manque 😔😔

  • @benmohamed2545

    @benmohamed2545

    5 жыл бұрын

    @@djiboutiangirl4636 Masha'Allah fière d'être Djiboutien wallah

  • @fatouali7310

    @fatouali7310

    5 жыл бұрын

    Pareil pour moi aussi

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey78797 жыл бұрын

    fanaan waa kaa sida live u heesaaya waxan imika waxay yihiin lama yaqaan intey qol yar isku soo xidhaan ayey mixed raaxada codkooda kaga qaadaan nimco jaamac alle ha dhawro waa fanaanita fara ku tiriska ee ka hadhey fankii hore

  • @hassankayad9571
    @hassankayad95719 жыл бұрын

    Nima Djama Miguil, la maman nationale legitime de Rep de Djibouti...God bless you maman...

  • @axmedbaago8251
    @axmedbaago825110 жыл бұрын

    SHE THE QUEEN OF DJIBOUTI

  • @charmarkeadenmahamoud3301
    @charmarkeadenmahamoud33015 жыл бұрын

    Que des souvenirs d enfance. Nima djama noloow. Tu fais parti à jamais du patrimoine musicale de Djibouti.

  • @fafamedali4945

    @fafamedali4945

    10 ай бұрын

    Je confirme mr charco

  • @jib-tubeproduction1849
    @jib-tubeproduction18498 ай бұрын

    Hadan ougoul qurux ubaxo bahidayda bilow ogaa vive arta 🇩🇯🇩🇯

  • @yahane33
    @yahane3312 жыл бұрын

    Pure classic djiboutien song, and of cause the queen neima .thanks a lot my people.

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd94496 жыл бұрын

    2018 ayaa daawa day ogada like waa xagiina yaah Nimco Jamac Magool Jabuuti Miyaa neh inaba Caadi maaha gabar ka fan fcn maba arkin manta Somali da nool guleyso maamo Waba kaa helay aniga Oo Reer Muqdisho ah 💙💙

  • @abdifataxdahir2746

    @abdifataxdahir2746

    3 жыл бұрын

    Hh waxaan daawan hayaa 20201 kwrn hhhh

  • @cmcproductionxd9449

    @cmcproductionxd9449

    3 жыл бұрын

    @@abdifataxdahir2746 nolol dheer oo cfmd leh wll

  • @jogtodhayow1556

    @jogtodhayow1556

    2 жыл бұрын

    Waxan dawanoya 2021 bisha 11 malin 21

  • @mariyaclrizaaq3984

    @mariyaclrizaaq3984

    2 жыл бұрын

    ​@@jogtodhayow1556 31 may 2022 ana daawanaya galab talaada 😂😂❤

  • @mohamedyare1917

    @mohamedyare1917

    2 жыл бұрын

    @@mariyaclrizaaq3984 19/06/2022 daawanaya kawarn kkk wakhtigu siduu u ordaayo

  • @alibaashi3956
    @alibaashi39567 жыл бұрын

    i love my bloodmate Djiboutians. the best wishes from somalia

  • @updyqeys215

    @updyqeys215

    7 жыл бұрын

    Ali Baashi thank u

  • @nimosahid1187

    @nimosahid1187

    7 жыл бұрын

    Noor ali Mohamed iqro maxay kaga leedahay dhoocishas afka Weyn codka xun

  • @alibaashi3956

    @alibaashi3956

    6 жыл бұрын

    Kibirka la Ima tuso Wiilyahow maku fahmin walal

  • @alibaashi3956

    @alibaashi3956

    6 жыл бұрын

    Updy Qeys u welcome.

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur79927 жыл бұрын

    wey wey!! heestan wlhi xasuus gaarey iileedahay 2004 gabadh aan sxbo ahayn ii qaadi jirtay markan haasawayno anigoon wax saasa hasaawe kagarayn gabadhaas way iga waynayd lkn anigu saas haasawaye maan ugaranayn jacaylkaygina dhalinyarnimo iyo dhalaaniman kuwaayay markaan waynaaday baan dareemay oo uu igu soo baxay😭😭😭 allaha barakeeyo hada waa marwo ninkale lkn jacaylkeedi wali ma ilaawin!! gabadh lamida imasoomarin lkn casharro fiican bay ibartay gabadhaas😍😍

  • @mahdiiman

    @mahdiiman

    7 жыл бұрын

    Sayid Nuur allaah mid aad ku ilawdo haku siiyo wllo

  • @sayidnuur7992

    @sayidnuur7992

    7 жыл бұрын

    +Mahdi Imaan Aamiin Walalkey👍 Mahadsanid🙏

  • @musemuse8734

    @musemuse8734

    7 жыл бұрын

    Sayid Nuur marka laguu soofuro iska sug saxiib

  • @sayidnuur7992

    @sayidnuur7992

    7 жыл бұрын

    +Muse Muse 😂😂😂😂war Ha ka duminin Reerkeeda Anaa Daayicee😏

  • @musemuse8734

    @musemuse8734

    7 жыл бұрын

    Sorry saxiib saas kama wado ee nin aan isku dhownahay ayaa qisadan oo kale ku dhacday 10 sano kasib ayuu gabadhii oo ilmo leh dib u guursaday oo asagana ilmo u dhashay

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo35532 жыл бұрын

    One of the best somali songs of all time 🔥

  • @mahamoudidriss1916
    @mahamoudidriss19164 жыл бұрын

    Nolow waliga MashAllah curadi reer Djibouti Madame nicma djama ❤️❤️❤️❤️❤️❤️guesiyade

  • @maxamudjamac2664
    @maxamudjamac26642 жыл бұрын

    HooYaDi Bux Bey tira Ana bulala Cada iri ✋Xazuuz Ayeyday mcn Allow Cimri Dheer kuu Sii Eraydas Bey ii Qadi jirTay❤✋✋

  • @AhmedIBRAHIM-zw6ku
    @AhmedIBRAHIM-zw6ku4 жыл бұрын

    This sweat song is in my memorial Album, I use to listen in 2004/5. What a good days you revived me. Great respect to people and goverment of Djbaouti. With in a week I will there for duty trip.

  • @mohamedkhaled546

    @mohamedkhaled546

    2 жыл бұрын

    Actually this was the year 2004 I was born and now I’m 18 😅

  • @Mudug2006
    @Mudug200611 жыл бұрын

    WAAAAAAW WAAAAAW waxaas ayaa cod & hido ladhahaa!!! SOOMAALIDA ilaaheey qurux iyo dadnimo ayuu inasiiyay ee kor isku qaado oo gacmaha isqabsada, ma ogiina buurta Soomaalida ayaa dunida ugu dheer!

  • @hassanhassan9433
    @hassanhassan9433 Жыл бұрын

    Only legends came back to listen this!! Walaalka like u saaar huno

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale3 жыл бұрын

    Heestan wali mala daawadaa 2021 ayan youtube ku arkay markii aan aqiinay heestan canjal baan ka dhagaysani jirnay walee casri baa lagaray

  • @luulaahmed5325
    @luulaahmed53256 жыл бұрын

    Masha Allah habo nimco jamac fanaada qaran jabuuti

  • @mascudsharaf6470
    @mascudsharaf64705 жыл бұрын

    Queen of Somali no one can take your place, kama daalo heestan...

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa24484 жыл бұрын

    Waa dhinta waan dheelmada Dhaayaheyga kaa jeclaa Waan dhaqaaqay hadaad i tidhi Dhagar islam baan soo duwaa 🔥 💯💯🔥 2020 Still going strong ✍️🙌

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed4433 жыл бұрын

    Our mom nimca jaamac🇩🇯💙🕊🥺

  • @aichahassan3108
    @aichahassan31085 жыл бұрын

    Wiii moi j regard tjr @LaDivaNeimaDjama in 2018!🇩🇯🇩🇯vive Neima Djama💪🏻

  • @updirazhidbashirmohamed6194
    @updirazhidbashirmohamed61945 жыл бұрын

    Waan DhinTaa waan Dheelmada DhaaYahaYga Ka JecLaa Wan dhaqaaqaY Hadad i Tiri DhagaR isLaam Baan so Duwa Nimco Jaamac❤

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran3 жыл бұрын

    Djibouti ❤🇸🇴🇩🇯❤

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed11634 жыл бұрын

    12July 2020 ...From Garissa💖🙏 Maamo Nimco kujecelnahy sharaf iyo cizi💖

  • @mouktarabdillahi8265
    @mouktarabdillahi826510 жыл бұрын

    mashallah fanaanad qaaliya o tariqda djibuti pageka u horaysa kagga jirta , noolow Nimca djamah Miguel love u maman

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid82214 жыл бұрын

    2020 waxan ahay qofkii ugu horeeyey ee heeskan dawada sanadkan bilowga ah😂

  • @kafiaawaleh4944
    @kafiaawaleh49447 жыл бұрын

    masha allah nimca jamac migil fananad qaliyaa Allaha ku hafido mama nimca

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya38663 жыл бұрын

    Diva Nima jamac Hooyo cisse i nolow Edo macan❤❤❤ cimri dherer iyo cafmad ku siyo

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms2 жыл бұрын

    i grew up moagadisho and nimco jaamac mogadisho is her city we Somalis know that very without.

  • @nassererictube5632
    @nassererictube56325 жыл бұрын

    Anigu 2018 dawa nayoo wali kama xiisa dhiin wixi iga dabeeyow like iyo schare ha ila dhafiina

  • @mahamteri3717

    @mahamteri3717

    5 жыл бұрын

    Vad sager ni! Spelar alldels nys 2019😎

  • @abuuye758
    @abuuye7585 жыл бұрын

    2019 yaa ila daawanaya like saar Nimco jaamac 🔥🔥

  • @Xirsi695
    @Xirsi6956 жыл бұрын

    2007 bn maqlay heestan xasuus culus ayey igalisay wlhi nolow mama

  • @faadumaabdijabar8950
    @faadumaabdijabar89503 жыл бұрын

    I love the Somali culture and songs

  • @medsaidzamzam4667

    @medsaidzamzam4667

    8 ай бұрын

    C'est à Djibouti

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed37413 жыл бұрын

    Still 2021 nin edadii dhageysanaya uma xumi 😂

  • @salmanmohamed5789
    @salmanmohamed57896 жыл бұрын

    inta badan hesaha hada wax murti lehba mahan kuwi hore kaa macana

  • @osmanb8446
    @osmanb84462 жыл бұрын

    Magoosha reer Jabuuti. Codka, muuqaalka iyo akshankaba wey iska shabahaan, xagga wakhtigana waa lixdamaadkii.

  • @kg6987
    @kg69873 жыл бұрын

    It don’t get more classic than this!!

  • @ONKODTV4952
    @ONKODTV49526 жыл бұрын

    Yaa salaam nimca jaamac migil She is the best

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed83244 жыл бұрын

    Neima jamais une héroïne nationale te que une symbole et modèle au Issas jir oo joog. eedo mcn naage kula mida ama kugada kama dhalan Cisse kamana dalaynaso cimre dher Allaha kusiyo ❤❤❤❤🇩🇯🙏 Who is watching 2020

  • @husseineabdulahi-maidane6525
    @husseineabdulahi-maidane65256 жыл бұрын

    allaw kuda Edo vive le Djibouti

  • @ogsomaliqueen8395
    @ogsomaliqueen83956 жыл бұрын

    Wali maaa la dawadaa heestan tolow 2017/12 Ruuuxi dawanayooow like ha ila dhaafin 😂😂😂

  • @saadaqwarsame6477

    @saadaqwarsame6477

    6 жыл бұрын

    Dhawrsan Xazzan madaa wataa adi yaab

  • @mariajama3019

    @mariajama3019

    6 жыл бұрын

    Dhawrsan Xazzan 😂 😂 😂 😂 Haa

  • @saadaqwarsame6477

    @saadaqwarsame6477

    6 жыл бұрын

    wadankee ku dhagesanosaa hada

  • @ogsomaliqueen8395

    @ogsomaliqueen8395

    6 жыл бұрын

    Saadaq Warsame sweden 🇸🇪 bro

  • @saadaqwarsame6477

    @saadaqwarsame6477

    6 жыл бұрын

    dariska tahay ani Finland hh

  • @quadanabdi200
    @quadanabdi2006 жыл бұрын

    Hooyadii buuxbay tidhaah ana bulaale caddaan idhaah😂😂😂

  • @seynabsamaanbadanhuseinxas7178
    @seynabsamaanbadanhuseinxas71786 жыл бұрын

    Waaaaw caadi mahan heestani sanadkan yaa ila dhageysanayo 29/1/2018

  • @nasrayusufcilmatan5129

    @nasrayusufcilmatan5129

    5 жыл бұрын

    seynab samaan badan Husein xasan nimco sharaf

  • @alihaji9416
    @alihaji94169 жыл бұрын

    maasha allah maama illah haku daayo runtii heestaan xusuus weyn ayey igu leedahay 2002 illa hada waa hays igu weyn

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Жыл бұрын

    One of the forefront guys of our arts. Naciimo jmac, dear mum wish you long life.

  • @naimahassan4507
    @naimahassan45074 жыл бұрын

    WOOW CADI MA AHA MAMADA CADI MA AHA HEESTA CADI MA AHA ERIYADA CADI MA AHA LAXANGA CADI MA AHA MUSIC ALLAH YAA CIZAK YAA ILA DAWANAYO 2020/1/7 LIKE DHAC DHAC HADAA ILA DAWANEYSID SANADKAAN

  • @bellafances

    @bellafances

    16 күн бұрын

    2024😂😂❤

  • @aminnmohamed4386
    @aminnmohamed43865 жыл бұрын

    1 1 2019 happy new years subax hore ayaan ku qurycday burahayga buraha u dheer hadan baray y baaxo ....

  • @darwishboy5255

    @darwishboy5255

    2 жыл бұрын

    Caronaha adiga bilabay

  • @JabuutiTV
    @JabuutiTV15 жыл бұрын

    waan dhintaa waan dheelmada dhaayahayga ka jeclaa waan dhaqaaqay hadaad i tidhi dhagar islaam baan so duwaa

  • @taysiirm1085

    @taysiirm1085

    7 жыл бұрын

    hassan ahmed nice

  • @nasiiraabdiwali5003

    @nasiiraabdiwali5003

    7 жыл бұрын

    hassan ahmed

  • @abdimacalin4197

    @abdimacalin4197

    6 жыл бұрын

    hassan ahmed wl wa mahadsanthy heesta kle ee imaqan nasiibkiyo nasrigii ilaahy meel igu sheeg

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/Z5hkspushMa6c7Q.html

  • @Abdirisaq
    @Abdirisaq7 жыл бұрын

    siday garbaha uga ciyareyso ayaan kahelaa

  • @abdiharagoofficiall
    @abdiharagoofficiall3 жыл бұрын

    heestaan waxaan dhagaysan jiray ayada oo cajalad ah2004 markii miyiga layga keenay aniga oo reer baadiye ah ayaan magalada imaaday markasan abtigay oo aroos ah guri giisa intaan imaado ayaan shidan jiray allah aduunyo wax unbay ku soo xasuusinaysaa waa ninka noll

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed38187 ай бұрын

    Somali music out of this world fabulous masha Allah ❤ old is gold

  • @bounaziad
    @bounaziad14 жыл бұрын

    Luv u Edo, dont worry u got our support and everywhere u go, we'll be there for u !!!! Geesiyad tool weydeey !!!

  • @Afayanl
    @Afayanl3 ай бұрын

    This songis Djiboutis unofficial national anthem 🎉❤ 😘🇩🇯

  • @neimaamir
    @neimaamir11 жыл бұрын

    buurtayada buuraha uu dheere hada caraye ubaxo waaaaaaaaaw neima djama my eedo qaali nolowo

  • @natalie-wr4qt

    @natalie-wr4qt

    5 жыл бұрын

    waxaan daawanayaa 31/7/2019 ,,,hhhh

  • @najmakuus9240
    @najmakuus92405 жыл бұрын

    Qoofkaa ogahoreya 2019 anigawaye oodawaday 😂😂😂😂

  • @parkcheosun1822

    @parkcheosun1822

    5 жыл бұрын

    Hhhh

  • @parkcheosun1822

    @parkcheosun1822

    5 жыл бұрын

    Anaa kugu xigo

  • @guillermoguzman7862
    @guillermoguzman78629 жыл бұрын

    neima djama maman des peuples djibouti tt me respect vive long vie .

  • @dhagalaalechannel1961

    @dhagalaalechannel1961

    9 жыл бұрын

    Waa hees aad umacaan

  • @mariaseid9247
    @mariaseid92473 жыл бұрын

    hooyadii buux bay tiraa anaa burale caade baan irah waxa buraalaha wuu kora makorihii mala korinayaa 🤣🤣🤣 it's was funny watching 2021

  • @darwishboy5255

    @darwishboy5255

    2 жыл бұрын

    Burale mahan wa bulaale iska sax hadalka

  • @saharlaguessalleh9801
    @saharlaguessalleh98012 жыл бұрын

    yessssss AUNTIIEEEEEEE ! NATIONAL DJIBOUTI ANTHEM

  • @jasminedjibouti395
    @jasminedjibouti395 Жыл бұрын

    My favourite djiboutian song 🇩🇯

  • @pixarthechampions2
    @pixarthechampions218 күн бұрын

    She is super start no Djiboutian or Somali vocally achieved this accomplishment long live la Reina

  • @hiildoonjecladadkisaiyodal9812
    @hiildoonjecladadkisaiyodal981210 жыл бұрын

    masha allah edo qaali nolow buurtayada buuraha uu dheeree hadan mar mar uu baxo uu baaro iyo qaayloo diiro long life edo nimco jamac

  • @hassanire1248
    @hassanire12484 жыл бұрын

    Waa hees macan nimca jamaca migel wan tagera anoo 13jir ah baan dhageysa jiray

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano48944 жыл бұрын

    Heestan walaahi kama daalo hiiso gaar ah ayay ii leedahay nimco jamac mamo rabi haku xiftiyo 2020 hadaad daawanayso like hayla dhaafin😘💪🙏

  • @maaluud20
    @maaluud2011 жыл бұрын

    NIMA DJAMA MIGUIL ma tante adore on est tous a cote de toi iska nolow long life EDO QALII cadowka ha dhaco

  • @xxlfitsomali209
    @xxlfitsomali2095 жыл бұрын

    Hooyadii bouh dira na boulelah caadey aya irahda 💪💪💪💪fils de guerrier Bouh ilahay a inaharisdo

  • @yosephali8847
    @yosephali88473 жыл бұрын

    Eedo Nimca jamac nolow🇩🇯🥰💉

  • @bashiirmuze5401
    @bashiirmuze54014 жыл бұрын

    Still 2020 😂

  • @qadirahmed5129

    @qadirahmed5129

    3 жыл бұрын

    Periodtttttttttttttttt

  • @ayansaid4908

    @ayansaid4908

    3 жыл бұрын

    🥺🤩🥰🥰

  • @Yh-qk5qn

    @Yh-qk5qn

    3 жыл бұрын

    2021😅😅

  • @hamzekaire6331

    @hamzekaire6331

    2 жыл бұрын

    @@Yh-qk5qn 2022😂

  • @rahmaabdi5366

    @rahmaabdi5366

    2 жыл бұрын

    29/03/2022

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar34063 жыл бұрын

    Ala maxan burta ugul qurux u baxay barigi an yara 😢😭 miss u

  • @bouhabdoulsalam
    @bouhabdoulsalam7 жыл бұрын

    j ai comprend pas de koi sa parle mais j aime depuis mon enfance cette chansn,

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi54227 жыл бұрын

    Habo marna hooyo iinolow waan ku tageera hooyo nimca jamac migil iilahay haa ku dhawro d.jabouti '

  • @roblemohammed3450
    @roblemohammed345010 жыл бұрын

    Hoyyooo NImca Big Respect long life

  • @MalakAden
    @MalakAden3 жыл бұрын

    Still 2020 am in love with this song😍🔥❤💞💞

  • @marwo7631
    @marwo76317 жыл бұрын

    Ougoulllllll farxadeyda taala. Viva eedo la diva

  • @farhijadahir6650
    @farhijadahir66505 жыл бұрын

    Buurtayada buuraha u dheey 😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @learnmore1590
    @learnmore15906 жыл бұрын

    2018 yaaa daawanayo

  • @abdullahimasuulside411

    @abdullahimasuulside411

    5 жыл бұрын

    Aniga Walal

  • @mubarakabassabdikheir
    @mubarakabassabdikheir2 жыл бұрын

    Still 2022😂

  • @biggstone3573
    @biggstone35736 жыл бұрын

    2018 Anigo Qof weyn ah hada wali waa daawanaya lkn Makorihii mala korinayaa Maxaa laga wadaa ??????? Jawaab iyo like isku dara

  • @hadraawialihussein9789

    @hadraawialihussein9789

    4 жыл бұрын

    Waa Garaca

  • @qalilenasir3726
    @qalilenasir37264 жыл бұрын

    Makorihii.malakurinaya...macnahedo..waa nin doqon Ah...walaahy..dadkii hore waa I'll dheerayen

  • @aden.a5495
    @aden.a54953 жыл бұрын

    MashaAllah 😍😍😍 Diva Neimca jamac migil

  • @safamohamed1365
    @safamohamed13657 жыл бұрын

    nolow neima djama edo macaan😍😍😘😘

  • @munamanisha6639
    @munamanisha66395 жыл бұрын

    waaw hees iga dheh yaa ila dawanaya 28.2.2019 fadalan wll hayla dhafin like

  • @khadardahir7737
    @khadardahir77376 жыл бұрын

    xasuus dheer 2003/2004/2005 degmada calixaydh wayo wayo

  • @ibrahim_Ali131
    @ibrahim_Ali1314 жыл бұрын

    Heestan maba dhacdo Hadaad 2020 iyo wixii ka danbeeyo daawanayso like✌🌹

  • @murtimaalmedia4115
    @murtimaalmedia4115 Жыл бұрын

    Waxan dhagaysanaya 30/july/2022 malin sabtiyada 4:03 pm jawi dagan

  • @abdourazakali202
    @abdourazakali2023 жыл бұрын

    Nimca jamaa wa qof ikou qalihaa maxallah allah afidoooo

  • @mohamedmukhtaar6897
    @mohamedmukhtaar68972 жыл бұрын

    istill watch 2021 wllhi kama daalo dhageysigeeda ❤💯

  • @abdinasirabdinorhussein4559
    @abdinasirabdinorhussein45593 жыл бұрын

    Hees iyo badh 2021 who is listening Hooyadii buux bey tidhaa anne bulaale cadde baan i dhaa😁🤩

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Bulaale wakoraye haue hade saaba

  • @lunicitedallahswt8385
    @lunicitedallahswt83854 жыл бұрын

    MASHAALLAH LAXAAWLA WALA QUWAATA ILA BIILLAHIL ALIYYIL AZIM ...........

  • @calijawhar6293
    @calijawhar62933 жыл бұрын

    Edooo Nimco jamac migil🌹💉 04 /11/2020...

Келесі