Sahra Dawo - Anigoon wax bada jirin

Музыка

Djibouti 1993

Пікірлер: 140

  • @KingOmer-gr8uh
    @KingOmer-gr8uh7 ай бұрын

    Wxn Sugayina Sanadkii 2024 Bilawgiisi Oo Maalmo Koban Nooga Hadheen Allah Cafimaad hayinagu gaadhsiye Heesatana Wxy ka Mid tahay Heesaha Wakhtiyada adag Aan dhagayisto😢😢❤❤❤

  • @abdullahsalih3609
    @abdullahsalih36092 жыл бұрын

    When I was in prison in jbouti seven years ago we only had rtd chanel and we use to listen this song everyday

  • @nefertaryminato788

    @nefertaryminato788

    2 жыл бұрын

    Salines Djibouti

  • @ahmedmahfoud3471

    @ahmedmahfoud3471

    2 жыл бұрын

    Brother What did you do, you were in prison for so long? What have you done and been imprisoned? Thank God he was released from prison A father said to his son My son I have made you experience while you are in this world you will see everything. These things are a lesson in your life

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    @@ahmedmahfoud3471 Qofka arimihiisa khaaska miyaa la waydiiyaa xagaad badaw ka tahay?

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    Жыл бұрын

    @@abdihakimmmohamud7230 kkkkk

  • @sabawyanzaxum2538
    @sabawyanzaxum25383 жыл бұрын

    Love and respect for my somalian bros from ETHIOPIA

  • @m.o.9263

    @m.o.9263

    2 жыл бұрын

    We wish Ethiopia peace and love

  • @geelegeedi2948

    @geelegeedi2948

    2 жыл бұрын

  • @geelegeedi2948

    @geelegeedi2948

    2 жыл бұрын

    ❤️

  • @Abdikani_Ak21
    @Abdikani_Ak215 ай бұрын

    7-Feb-2024. KL, Malaysia Waxan jaanis u helay markale inaan maantana dib ugu raaxeysto heestan oo ka mida xasuusahaygii yaraanimo.🥰 Sahra dawo.🔥💔

  • @muxiyodiinahmed8367
    @muxiyodiinahmed83674 жыл бұрын

    Heestan xazuuz Tvga qaranka somaliland Wan yaraa markaa cawana waxan ku dhagaysanaya zweden Östersund

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud897010 ай бұрын

    Heestani wxay I leedahy xusuus gaar ah wcan kaga dhagaysan jiray tvga jabuuti ee RTD oo markaa ahaato tvga kaliya ee Somaliduba lahyd 2007 iyo maglada cerigabo maanta wxan kugu dhagysanyaa Oslo Norway hben jumce soo galay 8/9/2023 Sahara dawo fananad cajiba bay ahyd oo cod mcan rabi ha xfido

  • @Dhameys-Mohamed3

    @Dhameys-Mohamed3

    4 ай бұрын

    Cawa anigana igu horeyso 10/3/2024 Haben isnin so galeyso wanba ka helay hesta

  • @abdisalammaxamud8970

    @abdisalammaxamud8970

    4 ай бұрын

    @@Dhameys-Mohamed3 ramdaan wnagsan wllo cawa ramdaan ba 1 ah heestas waa hees mcaan jacayl badan bay ku dareensiin dontaa

  • @ahmedzaki6206

    @ahmedzaki6206

    27 күн бұрын

    Caawan xasuus Ahaan u dhagysanaya 23/6/2024 Hbeen Axad 11:13 hbenimo Hrgyza

  • @inaziyad7232
    @inaziyad72325 жыл бұрын

    Heestan waxaan dhagaysan jitey jacaylka kaygii 1aad marka uu igu dhacey alla maxaa anigoo furaash ku kor hurdo ilnada iga soo dhacdry barkiinta qoysey hadda waan wadda joogta 6 caruur leenahay

  • @axmedbebe7016

    @axmedbebe7016

    5 жыл бұрын

    Masha Allah sxp hadaa wada nooshihiin noloshina inta ka dhiman iyo farxad iyo cfmd kuwada noolada wxa thy qf nolosha wx bdn ka yaqaan

  • @rckalgacal3772

    @rckalgacal3772

    5 жыл бұрын

    Msha alh

  • @hanadgigis8049

    @hanadgigis8049

    5 жыл бұрын

    Masha.allah.huuno alle haydin xafido

  • @MERA__GHAR

    @MERA__GHAR

    5 жыл бұрын

    Masha allaaah illaheey heysu kiin barakeeyo waqtigiina inta idiindhiman farxad iyo reen reen ku dhameeysta

  • @abdirahmaandacwi

    @abdirahmaandacwi

    5 жыл бұрын

    Masha allh alle hakuuxiftiyo

  • @mohamudjamac1213
    @mohamudjamac12135 жыл бұрын

    2019 inta dhgysanysa like isaara🤝heestan xasus igu ledhay

  • @mohamedhussain6802
    @mohamedhussain68022 жыл бұрын

    Old memory when everything was fine and fair. Sahro dawo May God bless u.

  • @lailamohamed848
    @lailamohamed848 Жыл бұрын

    May Allah continue to bless and protect us Somalian folk!!! Every time I hear this beautiful song my wakes up with jokes. ❤❤❤❤❤❤❤ is filled with pure joy,love, and the best kind of happiness, I’m not young( although, my nieces’s think I’m quite young) I am 41, been in the states for 35( home ) but still, I ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love this

  • @medosman360

    @medosman360

    2 ай бұрын

    Vs a habitez tjr en état Unis depui 37 ans😮

  • @AHMEDGUREY84
    @AHMEDGUREY8412 жыл бұрын

    Dur Dur Caadi Ma Aheyn Waqtigaas. Latest Somali Band Ayey Ahayeen Da'ayar. Weliba Sahra Dawo Wey Shidneyd. Nice Song mMMMMMMm

  • @affarokurz1486
    @affarokurz14864 жыл бұрын

    Heestaan anoo yar oo Sweden jooga ayaan dhageysan Jiray xataa saaxibadeey oo Swedish iyo carab ahaa wey barteen oo wey Ku heesii jireen hadana waxaan arkey iyadoo Ethiopian lagu qaadayo waa hees xataa ajnabigi so jiidaneyso maansha Allah

  • @arababdullahi7441

    @arababdullahi7441

    2 жыл бұрын

    Waa runtaa

  • @abdirizakgamadid7201

    @abdirizakgamadid7201

    2 жыл бұрын

    Hadana xage ayaad jogta walalo heestu caadi mahane

  • @engdeeqsaleebaan7928

    @engdeeqsaleebaan7928

    2 жыл бұрын

    Waarun ta zhp Ethiopian waa lagu qaday waxana LA dha ha gabadha qaday yeshi tadesse waxanay qaday 2006

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx5 жыл бұрын

    Wa marki dalka lagado qaxay waxay isigu Jensen adis ababa waad aragtan dhalintii dalkooda quruxda iyo raaxada ku heystey dayaca iyo kala daadsananta ka muuqata Wata dal li’i somalaay iyo muwadin laantu walahi wan xasuusta adis bam jogey oo wan ka nixi jirey sidy ahayeenw faniinta somaliyeed iyo dayaca ka muuqdey Inshallah waynu kaso kaban wixii ina soo maray casharna way inoo noqon oo qabyalada sidaa inoo gashey ee ina duleeysay aynu ka gudubno oo dan iyo dalka guud u guntano somalaay

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad1154 жыл бұрын

    from mogadishu ilaa yaraantaydi wan jeclaa hesaha sahro dawo ma dhagaysan jirin fanaan kale. fadlan ii sheega meesha ay ku nooshahy

  • @shernm5551

    @shernm5551

    2 жыл бұрын

    Mareeykanka

  • @arababdullahi7441

    @arababdullahi7441

    2 жыл бұрын

    Yaa og hee

  • @shernm5551

    @shernm5551

    2 жыл бұрын

    @@arababdullahi7441 Anaa og ineey joogto Mareeykankka gaarahaan Minnyabulis menesoto Show ay kuqabtey laaf loo Heesayo

  • @jaylanihassan5534
    @jaylanihassan55344 жыл бұрын

    Erayadii abwaan MUSTAFE SH CILMI

  • @mohammedh1120
    @mohammedh11204 жыл бұрын

    Waa Erayadii Abwaan Mustafe Sheikh cilmi

  • @ahmedelmi1264
    @ahmedelmi126411 ай бұрын

    Masha Allah am listening fantastic peaceful 🎉somali...

  • @user-yf1pu2hr6b
    @user-yf1pu2hr6bАй бұрын

    I love this song. Difficult love

  • @zakariaha61
    @zakariaha613 жыл бұрын

    7th February 2021 01:48 waxan ka dhaawanaya Mombasa 🇰🇪waxbadan ayan radiyey heestan

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial6 жыл бұрын

    Caadi ma ahan heestani qurux iyo codba isku darsatay 🙏🙏🙏😍😍

  • @alisaid2008
    @alisaid20083 жыл бұрын

    Mirihii mustafe sh cilmi laxanka a.m.safaari codka sahra dawo

  • @yaasiromar5897
    @yaasiromar58972 жыл бұрын

    Erayadi Abwaan mustafe shekh cillmi cabdulle rabi cimriga ha ku siyaadiyo awoowe

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif7015 жыл бұрын

    Sahra dawo boqoradii hobolada dur dur 💖😍

  • @rashidfaarah7252
    @rashidfaarah72524 жыл бұрын

    Good all days memory dur dur band sahro dawo she was a legend singer with a beautiful voice

  • @salaadafgooye
    @salaadafgooye12 жыл бұрын

    alaaya cisag fanaanadeena qaaliga ah sahra dawo walee cotkaaga waa dawo waana ku taageersanahay fanaanad qaali ah aan marnaba ka qeeb qaadan bur burka wadanka byy byyy oll somali byyyyy

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle74293 жыл бұрын

    Waa xasiiina still whoching 2021

  • @jirfe
    @jirfe4 жыл бұрын

    Yaa dadbadan oo manta fanaan niin sheeganaya intaa theatre kaa LA zoo joojiyo live u heesa yidhaahda. ..playback baynagu dawakhiyeen. .Iyagoo heestii lala jiibinayo hadana keligii baa heesaya fadeexad baa ka dhacda

  • @maanabdu791
    @maanabdu7917 жыл бұрын

    Allaah yacisak sahra dawo waxaa saa cod ah

  • @squaremates6906
    @squaremates69066 жыл бұрын

    Wacadale kuwa heestan "dislike" jiri Somalia dhab ma ahan

  • @qadarbaliil1402

    @qadarbaliil1402

    5 жыл бұрын

    Dislike iyo like ta makla kasayaan cml

  • @koudoneismael4871

    @koudoneismael4871

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @caddeeye

    @caddeeye

    4 жыл бұрын

    Nin aan garanayn oon fahmayn baa dislike saara ,aaax yaa sahra

  • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189
    @indhibaatoigufilanfaraqaan818916 күн бұрын

    Jully 4 2024 imika xeebta liido baa kaligay fadhiyaa kursi xeebta baan dawanaya dad badana mesha way dhooban yihiiin isla socda qaar sawiro ku galayan ana heeestan baan xasuuus ahaan u dhagesanayaa anoo fiirinaya mowjadaha bada ....

  • @blackynajah2778
    @blackynajah277810 ай бұрын

    Zahra cabdillahi abokor waa fannanad aan aad u jeclahay allow cimriga ku siyaadii

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe2 ай бұрын

    Heestan waa heesti ay fadhatay satey fannanadi Etopiyan ka ahyd

  • @mayer4me1
    @mayer4me111 жыл бұрын

    ufaaa caleek caadi maaha sahra abuukar cabdi sahra dawa .... kan wanaaja maaad noqon mise waranka cashaqa kaligey..... intaa markey tiraahdaan ka helaa caleek sahra

  • @saeedafrica
    @saeedafrica6 жыл бұрын

    weli heestan ma ilaawin codkeeda iyo fanaanada wajigeedu wuu igu sii yaalaa lkn barigaa magaceeda ma aqoon fanaanada waxay hayd 2002-gii hindiga intaan la bilaabin ayaa ku sii sug loo dhagaysan jirey weli ma ilaawo waagaa waan yaraa - fiidyow burco ku yaalay ayaan ka daawan jirey

  • @abdisalamfarah9344

    @abdisalamfarah9344

    6 жыл бұрын

    ''Ku-sii-sug'' miyaad tidhi?! Ninyahaw, horta eraybixinta video-yadu ma isku mid baaba ay ahaayeen?! Anu aad uma soo gaadhin xilligaa video-yada, laakiin dee aaggaa Jigjigaad oo aan ka imi waa aan ka maqli jiray eraygaa!

  • @camelcamel6495

    @camelcamel6495

    6 жыл бұрын

    Siciid Africa Faan weynaa Burco 2002 video maba lahayn. hhhhhhhhhh

  • @daarali

    @daarali

    6 жыл бұрын

    Siciid Africa 1995 ayaan daawan jiray hhhhhhhh

  • @hanadgigis8049

    @hanadgigis8049

    5 жыл бұрын

    @@abdisalamfarah9344 hargeysa ba haa sxb ku si suga.inatanu filinku bilaamin weye yacani

  • @tayaysteinayuusuf3776

    @tayaysteinayuusuf3776

    4 жыл бұрын

    Fiidyawgii laangadhe ku xassuusta laftydu ex burco

  • @sharifsouleiman4257
    @sharifsouleiman4257 Жыл бұрын

    04 décembre 2022. Je l'écoutais dans ma jeunesse et les heures de mélancolie

  • @nimanduale3874
    @nimanduale38742 жыл бұрын

    anigoon wax badan jirin walbahaar kalgacalba igu waabariistee wahaadaye naftaydii waxa haystaan la yaabee wadada iyo gaadhibgaba kama weecanaysee wiil yahoow ku waayee war miyaanad iga hayn mise waranka caashaqu kaligay wareeyoo igu wiirsadaa tahay wacdaraha aduunkaa i weedhimaanayee wadnahayga inanbaa looga waab sameeyee wanaaga iyo sheekadu waxba iima tarayaan naftana wehel ku moodee kuu wisiisiyaysee ka wanaaja maad noqon mise waranka caashaqu kalaigay wareemyoo igu wiirsada tahay

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 Жыл бұрын

    Who's here in 2022 Old is gold

  • @captainhamzaaideed7276
    @captainhamzaaideed7276 Жыл бұрын

    16 July 2023 , Caruurnimo ilaa hadda waan dhagaysanayaa . kama xiiso jabo ,Waayo codka , Musica , Qisada heesta intuba wax laga xiiso jabi karo maahan . Fanaanadan imika maraykan bay ku nooshahay baan filayaa sidaan ku dawaday bernamij laga qabtay 2022 dhexdiisa Waanada iyo sheekadu Waxba Iima tarayaan Naftanaa Wehel ku moodaa Kuu Wisiisiyaysee , Haaa

  • @mustafabariise4463
    @mustafabariise4463 Жыл бұрын

    30/6/2023 ilaa 2013 aqaana heestan somaliwayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........71054 жыл бұрын

    Xusuus...... Durdur.... Anagoo waxbadan jirin.... Isagaa ii iljabiyey.... lol.... Anigoo.cajiinkii doonaya....

  • @zackyhiilweyne4194
    @zackyhiilweyne41945 жыл бұрын

    Heestan markaa maqlayay dugsi xitaa ma dhigan jirin Weli waan dhageestaaaa

  • @mubarakreshy5101

    @mubarakreshy5101

    2 жыл бұрын

    Anigu waxaaan dhagausan jiray anigoo aaf uyar wallaahi 2006

  • @mubarakreshy5101

    @mubarakreshy5101

    2 жыл бұрын

    Tvgaa lagasooodayn jiry haveenkii waan xifdiyay wallaahi

  • @Love-et7or
    @Love-et7or4 жыл бұрын

    We lové you Sahra .....

  • @mohammedbashe1865
    @mohammedbashe18653 жыл бұрын

    Yaa salaam.

  • @maniirasaleeban8472
    @maniirasaleeban84724 жыл бұрын

    Nice song bilaahi

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali88335 жыл бұрын

    Mohammed karama durdur band isagaa organ ka u tumi jirau

  • @alfaoumar5191
    @alfaoumar51916 жыл бұрын

    A very fantastic song

  • @mohamedrooble937

    @mohamedrooble937

    4 жыл бұрын

    Waxan maqlay 1988

  • @khadarshaahid3755
    @khadarshaahid37556 жыл бұрын

    fanaanad qli ah walaahey aad baan u taageeraa

  • @muhiyadiinabdi3507
    @muhiyadiinabdi35076 ай бұрын

    Xasuus heestan ano yar ban 2007 2008 melahasay hayd ban filaya ayan berbera ku dhagaysan jiray tv bay kaso gali jirtay an u malaynayo inu haa SLN TV Imikana waa 2024 time is running

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi404811 ай бұрын

    Sahro abuukar dawo xidigtii dur dur

  • @axlaanqallbi2803
    @axlaanqallbi280311 жыл бұрын

    (y) lov it

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf37764 жыл бұрын

    Xasuus ciyaalnimo i gelisey runtii heestani

  • @elmihoussein9011
    @elmihoussein90116 ай бұрын

    God bless you habo

  • @khalifmohamudibrahim
    @khalifmohamudibrahim2 жыл бұрын

    Waxaan dhegeysanayaa may 2022

  • @Mohamedcadeye
    @Mohamedcadeye Жыл бұрын

    Iconic song

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal94447 жыл бұрын

    erayadii maxmed Cali kaariye aabihii jacaylka riwaayadii aduunka

  • @abdibarrenooh7563

    @abdibarrenooh7563

    6 жыл бұрын

    Axmed Dheere heestaan musdafe shiikh cilmi baa leh

  • @xyssinkeydiid6555

    @xyssinkeydiid6555

    6 жыл бұрын

    Axmed Dheere ##$ SXB waa abwaan Mustafe shiikh cilmi Iyadaa kasoo xigtay

  • @mohammedh1120

    @mohammedh1120

    4 жыл бұрын

    Axmed dheere iska hubi sxb waa Abwaan Mustafe sheikh Cilmi

  • @saleymanmohamed9374

    @saleymanmohamed9374

    3 жыл бұрын

    Good

  • @mjmj2602

    @mjmj2602

    7 ай бұрын

    Saaxiib Mustafe Sh. Cilmi baa heestan alifaye,Maxamed Cali Kaariye malaha.

  • @vaundhawan1432
    @vaundhawan143210 жыл бұрын

    tres belle chansonnnnn

  • @maxamedamiincabdigadam374
    @maxamedamiincabdigadam3744 жыл бұрын

    Inan somaliyeed tii u sidataay waligaaba noolow nabi khadar sidiisii

  • @mohali9905
    @mohali990511 жыл бұрын

    woow its very nice song... i like her too

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud51704 жыл бұрын

    Sahro dawo fanaanad international ayay ahayd

  • @nbaker4693
    @nbaker4693 Жыл бұрын

    Who is listening new year night of 2023 After 13yrs

  • @kadraelmi9766

    @kadraelmi9766

    Жыл бұрын

    This was 1994. What do you.mean after 13 years???

  • @daarali
    @daarali2 ай бұрын

    Waxaan laga daari jiry shanoomo kaliya ee magaalada boorama ee gobolka awdal ku taalay xiliga duhurkii ee filmka hindiga lagu sugu jiry heesaha durdur dagaalkii k bacdi 1996 ayay ahayd waxay ku taalay saldhiga policé ka agteeda gaar ahaan waxay ku dhaganayd bakhaaradii caanka ahaa ilma baabunaas waxaa iska lahaa nin la odhan jiry axmed dhakhtar...

  • @mwajeer
    @mwajeer2 жыл бұрын

    23rd July 2022. Daawasho wacan.

  • @engdeeqsaleebaan7928
    @engdeeqsaleebaan79282 жыл бұрын

    Ereyadi Mustafa sheekh cilmi Laxanki cabdi maxamed safaari

  • @adenelime7099
    @adenelime70993 жыл бұрын

    Waan arkey

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez38874 жыл бұрын

    Heestan ethopian version baan ku dawaday, ellen originalkeeda somali buu ahaaa

  • @engdeeqsaleebaan7928

    @engdeeqsaleebaan7928

    2 жыл бұрын

    Ilamid ayaatahy zhp aniguba Ethiopian Ayan ku Horbartay yeshi tadesse Aya qaday

  • @abokorhusseinhassan1025
    @abokorhusseinhassan10253 жыл бұрын

    Who is watching 2020😢

  • @Idiris-zw4md

    @Idiris-zw4md

    2 ай бұрын

    2024

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan23623 жыл бұрын

    Dur Dur World Music 🎧

  • @hasanalinuur8759
    @hasanalinuur87594 жыл бұрын

    🙏🙏😍😍

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed83105 жыл бұрын

    Cod sax ah play back ayay yaryarku nagu waaleene

  • @yususfaxmad
    @yususfaxmad26 күн бұрын

    hesti itabatay jah

  • @aasiyagaabo2884
    @aasiyagaabo2884 Жыл бұрын

    2022😔

  • @naasirkayse0177
    @naasirkayse01774 жыл бұрын

    Jcyl waa nolol iyo geri wa nacas iyo fariid mrbad ku nagada ku nafista mrbu jarka rida hdi ad waydo roox si wx kula arkana ama talo kula wadaga nolol ka maqan

  • @rckalgacal3772
    @rckalgacal37725 жыл бұрын

    2018

  • @halganali742
    @halganali7427 жыл бұрын

    😢😢😢

  • @Halloumistar
    @Halloumistar6 жыл бұрын

    walahi heesta tariiq on hilmami kari waye ani yar oiskolka waxan aha safka sedaxad an dhiganayi markas amacalim ka iga dalbady in an heso ayi hes o an aqano markan hesay hesta macalmkeyga inu yabay ayu macaliminti kale isku wacay lakin nasib daro ubaxa kacanka aleygu qory ana ubax kacanka waxba kama ogen wayo wan yara lakin marka ey hooyadey ogatay in an ubaxa kacanka leygu daray aeyey dacwo fura tay eytira anaga carurtena umarabno in ey ubaxa kacanka ka qeeb nodan o ay talafisiyonada laka fir sado kadib waxay lagaren hoyadey in lagu eedeyo in ey mucarad tahay kacan kat kaso horjeda ey dhahen ana iskulka sidas aya leyga sofanishay waxan xasusta iskol dolada odhan walega sodiiday subxanalah kadibna dagalki aba dhacay lakin hestan tariq waye wahesaha an ugu jeclaa

  • @mohamedcumar542

    @mohamedcumar542

    2 жыл бұрын

    Beenta Iska Dhaaf, Heestaan 1998 Ayaa Djabuti Lagu qaaday,

  • @engdeeqsaleebaan7928

    @engdeeqsaleebaan7928

    2 жыл бұрын

    @@mohamedcumar542 is la Hubso wllo heestani waxay soo baxday 1982 dii

  • @zalmanzaed9629
    @zalmanzaed96294 жыл бұрын

    Ano Yar aYan Qaadi jirey heeztan xzuuuz ayey igu leeedahay

  • @cabaascabdalle7740

    @cabaascabdalle7740

    4 жыл бұрын

    Sagsi somaali

  • @luciaroyas5140
    @luciaroyas51402 жыл бұрын

    Beautiful music ❤️

  • @youtubeforguessi9649

    @youtubeforguessi9649

    2 жыл бұрын

    I wished to translate for you this love song for you

  • @muzamilnuuradin6709
    @muzamilnuuradin67092 жыл бұрын

    hees fiica 😀😃😄😄😁😀😃😄😁😀😃😄😁😀😃😄😁

  • @idiriscawaale128
    @idiriscawaale12811 жыл бұрын

    sahra abuukar cabdi halakay ku danabayasayna horta

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed49113 жыл бұрын

    War sahro manoshahay hadayse noshahay xagay jogta

  • @cabdicasiismaxamed7281

    @cabdicasiismaxamed7281

    2 жыл бұрын

    Haa way nooshahy America ayay joogta baan filayaa

  • @sadaqsheqcumar2114
    @sadaqsheqcumar21148 жыл бұрын

    Ina Abuubakar hawadaan_ kaa salamay

  • @sharamrkecali2792
    @sharamrkecali27924 жыл бұрын

    Heestan habashe Ayn KU maqly kwrn habeeshi inte ka copysay

  • @updirahmanadem3405
    @updirahmanadem34052 жыл бұрын

    Affter 13 year dawanaya heestan 🤍👸🏼

  • @kohimakahil3135
    @kohimakahil31352 ай бұрын

    What is so f up about this music, is that so-called Somali people? Some of them enjoy of of athers they despise it, including me??? Tell me who is Somali? Something we tell others to get away from tight spots?🤪🤪

  • @abdow4104
    @abdow410410 жыл бұрын

    Hees macaan waaye masha allaha sahro dawo keyr allaah ku siiyo

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan23623 жыл бұрын

    Dur Dur World Music 🎧