NIMCAN HILAAC O TUSMO U HIILIYAY HEES KARBAASH AH😱 IYO BODHARI O REACTION KHAL KHAL AH KA BIXIYAY😂🇸🇴

Пікірлер: 357

  • @abdulfattahboodhari
    @abdulfattahboodhari3 жыл бұрын

    Waa la isu badheedhay cayaar salaqley Reaction khal khalkiisa wata ayaynu ka biixinaynaa sii share gareeya waa baashaal time xaalku, No dagaal, fadlan like ta iyo share ta iyo subscribe ta ku booba mahad sanidin xertayda caashaqa,🙏🇸🇴💗💗💗💗

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen91073 жыл бұрын

    Qorshihiisu ahaa xubnahaaga

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale52493 жыл бұрын

    Wiilkan waan iska jecelyaHey alle hadaaye abdifatax

  • @djibtube2777
    @djibtube27773 жыл бұрын

    Dookhu wacajiib marbuu dasad kagala.kkkkkk ad ban uqoslay

  • @sohansiman06
    @sohansiman063 жыл бұрын

    Tusmadena wano 💎dheymana Hadi dhiqo lagu rido iyo hadikaleba wadheyman Mana isbadalo tusmana wasidas mcnto tusmo shacaba Kula jira ee keep going sister and my brothers

  • @khadroali5247
    @khadroali52473 жыл бұрын

    Mansha Allah hestan bila musik Dalmar yare iyo Nimca hilac xagen ka Hela waa hees cajib ah

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf45453 жыл бұрын

    Dalmar yare Iyo Nicmaan Hilaac noolaada 2 brothers, Safiya Tusma waa ehelu sharaf mashaa Allah, nimankaan gabdhaha dabadhigtay waa in lakarbaashaa

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago3 жыл бұрын

    Legend Abdifitaax boondheere

  • @hodanabdikadir808
    @hodanabdikadir8083 жыл бұрын

    Wan ku wata Bodhari &Damar Nimac💓

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri8013 жыл бұрын

    Abdifitah boodhari saalan from Nederland 🎊

  • @fathiaahmed1287
    @fathiaahmed12873 жыл бұрын

    Wwwwwwww Masha Allah baqorntoyo horusoco guliso baqornka 👍👑🌹🥰 safiya tusmo fiiiiiiiiiiiiiiiiiii faaaaaaaaaaa love 🇸🇴♥️♥️❤️

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima3 жыл бұрын

    Safiya TUSMO 💝 waa Qaali 💝 SHarafle

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial743 жыл бұрын

    Abyo iyo abowe plz shuruda ha in an buxsho waxa iga dhiman vieuws ka plz iso dawada waxan rajeyna in ad kaheli dontan mahadsanidin🙏🏼

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on3 жыл бұрын

    MashaAllah ninkii soomaali ah oo gabar somaaliyeed ku xad gudba waa in la xiro xabsi daain

  • @hamzamouse3389
    @hamzamouse33893 жыл бұрын

    #Abdifatah

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial62833 жыл бұрын

    Boodhari aa fiirsaday ma qoslin kaama yeelin keep going ugaas💥👍

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on3 жыл бұрын

    Waa run dumarka soomaaliyeed qaarkood waa abeeso xambaar subxanallah

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu55983 жыл бұрын

    Dalmar seeedi wacan 🥰🥰🥰 dhiigu biyyo maaaha🩸🩸🩸🩸🩸🩸

  • @zahramohamud9854
    @zahramohamud98543 жыл бұрын

    Boodhariyo walal wax ma jeclaataa kkkkkkk🤣🤣🤣

  • @sagaliina
    @sagaliina3 жыл бұрын

    Dalmar + Nimcan Legend Allah Yaa Cizak 🔥🔥🔥

Келесі