NIMCAAN FT DALMAR YARE HESTA SAFIYO TUSMO CK REACTION

Комедия

Name King Ck
Actor / Comedy /
KZreadr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Пікірлер: 625

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs3 жыл бұрын

    Eray suuqeed Kale : Foolxumadaadan Barastimool kaliqay 🤣🤣🤣✅

  • @moratajr3643

    @moratajr3643

    3 жыл бұрын

    Wa ku heystaa eraygaas

  • @geesigacali9979

    @geesigacali9979

    3 жыл бұрын

    Hhhhh ar adaaaa barastmool in uuuw qaaalowo maad rabtaaa hhhhh

  • @nastexonuura07

    @nastexonuura07

    3 жыл бұрын

    Subscribeka fur aa kula aragnee

  • @Mustafa.karama77

    @Mustafa.karama77

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂Ck nio Xikmad suuqeed waye 😂👈🐅

  • @abdirahmanmohamed254

    @abdirahmanmohamed254

    3 жыл бұрын

    Legend ck

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed3173 жыл бұрын

    Aawey Dadkii Xapiipkeena JecLaa🙏🥰

  • @qalidmohamed317

    @qalidmohamed317

    3 жыл бұрын

    Saliga Nabiga Qabso Hal Mar

  • @xavier8463
    @xavier84633 жыл бұрын

    إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيما 🙏💖

  • @cabdisalaancabdisalaan221

    @cabdisalaancabdisalaan221

    3 жыл бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @samiraali9808

    @samiraali9808

    3 жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @sukaynacabdiwali7362

    @sukaynacabdiwali7362

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @sharifisak2445

    @sharifisak2445

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @amiiracadey6702

    @amiiracadey6702

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @Mustafa.karama77
    @Mustafa.karama773 жыл бұрын

    Inabadan heeso waad dhageysati ee inyr kus Sali nabai mahamed SCW 🥀💕

  • @xamdaxamda9243

    @xamdaxamda9243

    3 жыл бұрын

    Salalaahu Calayhi Wasalam

  • @adeygabow141

    @adeygabow141

    3 жыл бұрын

    Scwscw scw scwscw

  • @rahmoomar3579

    @rahmoomar3579

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @bilanally6064

    @bilanally6064

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @fadumoali620

    @fadumoali620

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamudaxmed876
    @maxamudaxmed8763 жыл бұрын

    wallahi billahi tallahi commentigan hadaa aqriyo love ayaan saara 😳waba dhaarate love iska saar😁

  • @nabiilck689
    @nabiilck6893 жыл бұрын

    King ck best reaction man keep going brother

  • @mxasan8343

    @mxasan8343

    3 жыл бұрын

    Tes Tes 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👎👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @arafatarafat9001
    @arafatarafat90013 жыл бұрын

    The king is back ✌from jubuti ck familly waxan raaban inad jabuti show kuu qabatitd brother 💯🙏

  • @arafatarafat9001

    @arafatarafat9001

    3 жыл бұрын

    Ck my brother the young Djiboutian you support a lot thanks to your atmosphere you deserve a lot of respect keep going 😆✌🙏💯

  • @moharaabikaahin9917

    @moharaabikaahin9917

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdillahihassandjilal8867

    @abdillahihassandjilal8867

    3 жыл бұрын

    He is always somali

  • @therealone2767
    @therealone27673 жыл бұрын

    Iam first one🎶❤🇸🇴

  • @zalmangb961
    @zalmangb9613 жыл бұрын

    inta og in safiyo tusmo laga wado like sara😂😂💯

  • @qoraasomali978
    @qoraasomali9783 жыл бұрын

    Nio meeqo sano ku daawanaayey 1mobile hadiyad ii sii king of legend ck

  • @minaxilwamina6422
    @minaxilwamina64223 жыл бұрын

    🤣🤣 reaction+dheyl kaga ayanba jag ku ahay 🤣🤣 wle hes u ck ku fara yareysan dhadhan ba maleh ku soco ❤❤❤❤❤

  • @faadumosalaad403
    @faadumosalaad4033 жыл бұрын

    Ado qalanja ah mxa k qayiray💃 Quruxdada mxa k qaribay🤦‍♀️ Mxa k qafiifiyow k qufulay😂😭 Nimaan k qdirin mxa kgu qoray😔💔 Qaaliba nahe yanala quursan😭💔 Gbdhahygiyoow😭♥️♥️♥️♥️

  • @najaxjama4293
    @najaxjama42933 жыл бұрын

    Heesta ilaa aan Ck ka so daawado ma fahmo big respect from hargeysa

  • @badarnaasir769
    @badarnaasir7693 жыл бұрын

    Heesta Cabdi Yare Ahmed Arshe Iyo Harir Ahmedna Reaction Kasoo Bixi zxp ❤

  • @mohamoudalsomali1701
    @mohamoudalsomali17013 жыл бұрын

    Inta nimcaan inuu cod leyaahy qirsan like hali dhacdo

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha30783 жыл бұрын

    Reaction sharaftiisa maanta ayan daawady ck legend🤴🌍💝🥰pin igu qabo manta📌🙈✌

  • @abdalafilmsvlogs800
    @abdalafilmsvlogs8003 жыл бұрын

    Dalmar Yare nimcan hilaac BEST song 👌 Best Reaction 🤣

  • @abdirashiidmohamedsanei9884
    @abdirashiidmohamedsanei98843 жыл бұрын

    Dalmar timo dheere kulaha CK🤣 Love iisaar zxp Ck

  • @abdirahiim7972
    @abdirahiim79723 жыл бұрын

    Big respect lpaxa youtube king ck🧡

  • @miskiismaaciilaadan5117
    @miskiismaaciilaadan51173 жыл бұрын

    ck famli frist person from moqdisho

  • @balikish
    @balikish3 жыл бұрын

    Legend Much love from GARISSA We love you CK

  • @bulshochannel3749
    @bulshochannel37493 жыл бұрын

    Ck sxb waan ku slmy reaction kasoo bixi heesta najiib alfa pro keep going

  • @mouktarmahamed9145
    @mouktarmahamed91453 жыл бұрын

    King ck avant tous . Tu es Mailler yutuber. From djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 horay usoco bro

  • @isradhuux5997
    @isradhuux59973 жыл бұрын

    Heesta xariir io Ahmed arshe io lipaan Soo qabo bro💝✌️heesta Danyare

  • @fardowsoabdi1800
    @fardowsoabdi18003 жыл бұрын

    Ck wlhi manta dhan niyada kugu hayay heestan lee sugayay intaa ka so hadleyso guuleyso wllkey 😍😍

  • @asiyaahmedasiyaahmed1297
    @asiyaahmedasiyaahmed12973 жыл бұрын

    inshallah 1 million nogarsiya wiLkena 💖💓💜💚🥰❤️💛🧡♥️💞💞💞💞💞💞💞💞💞💛😘🥰💜💚

  • @abdirahmanhassan7579
    @abdirahmanhassan75793 жыл бұрын

    FAST COMMENT ❤❤

  • @nacimaomarmusa2477
    @nacimaomarmusa24773 жыл бұрын

    Wow manta ana uku hreeyo king 🤴ck 1 love my young bro

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux98733 жыл бұрын

    Waxa kaga horeyay ahmed rasta iyo nimcaan hilaac / inta igu raacday like ta ku boobsiiya

  • @HabibaMohamed-lu6sb

    @HabibaMohamed-lu6sb

    3 жыл бұрын

    Yees

  • @ahmedsiyad9969

    @ahmedsiyad9969

    3 жыл бұрын

    Yess

  • @deqaabdirashid5225

    @deqaabdirashid5225

    3 жыл бұрын

    Yees

  • @feysalamirofficial4700
    @feysalamirofficial47003 жыл бұрын

    Gap iyO galax PaaN kGU NahY Hda NhY Ck FAm💫💪❣️

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul67233 жыл бұрын

    Legend ck waa ku salamey 💙

  • @abdillahihassandjilal8867
    @abdillahihassandjilal88673 жыл бұрын

    King ck really you are smart . I see how you felt this song . May allah protect you . This world needs like you because you are honest .

  • @caashyuusuf4069
    @caashyuusuf40693 жыл бұрын

    anigo heest dawdy hadn Ck madhfo hory usoco brother

  • @imanrhassan1343
    @imanrhassan13433 жыл бұрын

    First 😍

  • @rahmadaher4930
    @rahmadaher49303 жыл бұрын

    Amazing reaction Ck ❤❤💯💯

  • @guledibrahiim952
    @guledibrahiim9523 жыл бұрын

    Legend Ck the goat of youtube🇦🇹✅

  • @qanciyepoi2273
    @qanciyepoi22733 жыл бұрын

    Boqorka reaction ka wan kuwata gar iyo gardara keep going legend

  • @boqoryussuf9826
    @boqoryussuf98263 жыл бұрын

    You will 4eva remain my best reactor of all time 🥰🥰🥰🥰

  • @halamadrid2855
    @halamadrid28553 жыл бұрын

    Ck leged Aaan teegeero keep going pro

  • @mohaaliofficial7977
    @mohaaliofficial79773 жыл бұрын

    One more time ck LEGEND 🔥🔥✅💯✅

  • @shaaciyahanolasha
    @shaaciyahanolasha3 жыл бұрын

    Hablaheenow qaalibatihine yaan laydin quursan one love 💘hablaheena 🇸🇴 Ck best reaction one 💘ck family 👪

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad77543 жыл бұрын

    Ck family keep going ❤❤👏👏👏🥀

  • @mohaofficial7766

    @mohaofficial7766

    3 жыл бұрын

    Subscribe

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts57133 жыл бұрын

    The one and only lipaaax ck🔥

  • @pandapoi2097
    @pandapoi20973 жыл бұрын

    Dalmar timadheere😅😅😅😅 Ani madhihin ck lee kamaqlay😂😂😂🙋🏿‍♂️🙋‍♂️

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry3 жыл бұрын

    👏👏 probably two legends 🔥🔥🥰🥰🥰

  • @jimaleyussufmuhumud9663
    @jimaleyussufmuhumud96633 жыл бұрын

    I rate you number 1 reactionist.

  • @ayuubabdijamac7229
    @ayuubabdijamac72293 жыл бұрын

    King off reation keep going my bro

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish89423 жыл бұрын

    *King of reaction keep going cadawgaga cagta hoostiis bro*

  • @najmobarut798
    @najmobarut7983 жыл бұрын

    Ck family one love ❤️

  • @shankaronaden4343
    @shankaronaden43433 жыл бұрын

    Keep going bro ck hori usoco 👌😍🥰🥀

  • @xamdacabdi4527
    @xamdacabdi45273 жыл бұрын

    Thank you wllo nimcaan iyo dalmar

  • @att7891
    @att78913 жыл бұрын

    Ma xaan sugaayay reaction kaaga horey u soco wllkey guul

  • @nuurabdalla7372
    @nuurabdalla73723 жыл бұрын

    Woooow masha allah the pest reaction horey usaco laapta ayaaan kaa socdaaa king 👑 of reaction

  • @ayuubabdihabi4651
    @ayuubabdihabi46513 жыл бұрын

    Keep going my bro

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed78813 жыл бұрын

    ck codsigayga ma tixgalisid anigana waan jeclahay reacian kaga wllo heesta nadiiro nayruus ay oyayso kasoo bixii fadlan

  • @suadmire7450
    @suadmire74503 жыл бұрын

    Asc manshaallaah ck gabdhah waad uheelisaa allaha kuu hiiliyo oo ha kubarkeeyo amiin amiin ck 👍🌹

  • @xamdiabdulle5820
    @xamdiabdulle58203 жыл бұрын

    Hees kasto mcn waxaa sii mcneyo reaction King Ck waaan ku wataa wllo qaali ku waayo

  • @abdiqalaqshaafici5456
    @abdiqalaqshaafici54563 жыл бұрын

    CK reactionkaaga waa qurux badan yahay maasha allah

  • @cabdiseerae907
    @cabdiseerae9073 жыл бұрын

    Dalmar tima dheere yaa ila maqle var King Ck

  • @nasramahamed7797
    @nasramahamed77973 жыл бұрын

    One love ck 💯 horo usoco aboowe

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh22133 жыл бұрын

    Legend is back wow

  • @abdifitahabdi6385
    @abdifitahabdi63853 жыл бұрын

    King of reaction pro waan ka sugnaa heesta aarshe iyo xariir iyo labada fanaan ookle pro codsi waaye

  • @calimaxamuudcali7237
    @calimaxamuudcali72373 жыл бұрын

    1Hr 13k views another level ck💪

  • @aminaabdirasaq208
    @aminaabdirasaq2083 жыл бұрын

    Wlkey ck horey usoco guul Baan kuu rajaynayaa

  • @Usaamefunny
    @Usaamefunny3 жыл бұрын

    Zxp ck waxn kuu rajeynayaa 1M subscribe

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid18043 жыл бұрын

    Libah lawo ma ahan legend alwyes legend🙏🙏❤

  • @bakarceshle1514
    @bakarceshle15143 жыл бұрын

    The one and only ck Legend ❤💯

  • @ZAKARIE77
    @ZAKARIE773 жыл бұрын

    CK FAMILY SALAN SARE IGA GUDOOMA FROM HARGEISA 🙋

  • @moratajr3643
    @moratajr36433 жыл бұрын

    My boy your style is a mazing love U

  • @saxarkitchen1268
    @saxarkitchen12683 жыл бұрын

    Reaction qof ku haysata ck waa waayey ninkaas waa ku haysataa labar wan uu ii yahay ku soco ahaaa 🥰👏

  • @waayeelofficial2268
    @waayeelofficial22683 жыл бұрын

    iam the last man to watch 😎😎😎

  • @bashiircjchennal5742
    @bashiircjchennal57423 жыл бұрын

    Ck famly big fan❤

  • @abdiqanihassan3956
    @abdiqanihassan39563 жыл бұрын

    King ck legend keep going

  • @nastehaabdullahi4131
    @nastehaabdullahi41313 жыл бұрын

    Hesta lee jilcjnoya Haku dag dagin lee iga dheh 🤣🤣 keep going my bro

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59953 жыл бұрын

    King ck la,aantis reaction nuurba malahadeen wacadale 👏👏👏👑👑👌👍🏾👍🏾

  • @aamiinofficial2324
    @aamiinofficial23243 жыл бұрын

    Reactionka Ck Halaga qariyo Abdi ciise Cajuuun Wlhi Ck legend Halkaana kaa salama Ninaa gashay waa lagalee😅😂✋

  • @axmedkaafi7941
    @axmedkaafi79413 жыл бұрын

    Collaboration big legends waxa ka horeeyay nimcaan iyo ahmed rasta heesti wadaniga ahyd ee buuraha surad baa u dheer hankana somalinimo

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn95843 жыл бұрын

    Brother kep goin libaax Legend leyrta jiifo

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey48583 жыл бұрын

    Ck nin ween 😂😂♥️💪🙏🏾🥀

  • @nuzaibabihi1082
    @nuzaibabihi10823 жыл бұрын

    Ck heestaan waad ku raaxaysatay wale. ❤

  • @salahinamuse6714
    @salahinamuse67143 жыл бұрын

    King ck walhi wan ku tageeraa 🇸🇴

  • @farxaancade1036
    @farxaancade10363 жыл бұрын

    Ck pro subscrine no fur ankula arakne 1m wan garny allready😁👌inknow😂😂

  • @abdallamohamud147
    @abdallamohamud1473 жыл бұрын

    Keep up my brother ck 🥰

  • @qarnichannel8581
    @qarnichannel85813 жыл бұрын

    Ck zxp hare usoco

  • @mohamedkakis5674
    @mohamedkakis56743 жыл бұрын

    Wwwww king ck keep going

  • @umumaida6601
    @umumaida66013 жыл бұрын

    Masha allh wllo plz asxaabtaada ku xiran walkiyga ck plz ii soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo

  • @ayuubabdijamac7229
    @ayuubabdijamac72293 жыл бұрын

    Gab iyo galax my bro king Ck king off reation keep going my bro

  • @zahragaladhasan810
    @zahragaladhasan8103 жыл бұрын

    Ninyahow ck waxan ku jeclahay heesaha uuwba ku jecleysinaa keep going brother

  • @hassanabdiadan4677
    @hassanabdiadan46773 жыл бұрын

    On the top the king ✌🤘✅

  • @Lilaraoz
    @Lilaraoz3 жыл бұрын

    Ck in the belding👊💪

  • @safihasan9987
    @safihasan99873 жыл бұрын

    somalida inta qabyalada neceb ban ojeclahay,CK safka hore ayad ku jirta hore osoco slam from lascanood -g.sool

  • @ahmedyasiin4803
    @ahmedyasiin48033 жыл бұрын

    King ck legend horay usoco wll kutaageera

  • @awaleyare4893
    @awaleyare48933 жыл бұрын

    Respect legend ck waan ku wataa brother 💙

  • @daganabdiaziz5120
    @daganabdiaziz51203 жыл бұрын

    Maasha allah ck wllhi ilahay dariti ayaan ku jecelahay

  • @mohamedadanabdirahman5172
    @mohamedadanabdirahman51723 жыл бұрын

    Three legends baa tihiin waa idin wataa 💯💯💯💯💯

  • @salah9444
    @salah94443 жыл бұрын

    wankuwata legend. keep pushing

  • @abdixaafidyareofficial9268
    @abdixaafidyareofficial92683 жыл бұрын

    Mr ck keep going broman

  • @ashoosman7914
    @ashoosman79143 жыл бұрын

    King ck keep going pro

  • @maryanhassan338
    @maryanhassan3383 жыл бұрын

    Hees taan hadaa nahy dumarka soomaaliyed wn wadanaa hilaac and dalmar yare salaan gobeed from muqdisho cadey

  • @meiraabdi8556
    @meiraabdi85563 жыл бұрын

    Ck Ck🥰🤩Cadowgaa unoolow💯💖

Келесі