NIMCAAN HILAAC HEES CUSUB CK REACTION

Комедия

Name King Ck
Actor / Comedy /
KZreadr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Пікірлер: 3 300

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs4 жыл бұрын

    🤣🤣✌️👉kzread.info/dash/bejne/g32os6ibady9gto.html

  • @kingxaliyeofficial1446

    @kingxaliyeofficial1446

    4 жыл бұрын

    Keep going

  • @ugasoamah5200

    @ugasoamah5200

    4 жыл бұрын

    Ck nin tagay kep giong bradey👍🥰

  • @zahraabdiabdulle5014

    @zahraabdiabdulle5014

    4 жыл бұрын

    Wan kula socona 😂😂🙆

  • @MoHametJeep30

    @MoHametJeep30

    4 жыл бұрын

    Team JcaYlka 😅😅😅😅

  • @adeerkaofficial4792

    @adeerkaofficial4792

    4 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic4 жыл бұрын

    King CK mahadsanid walal waxaan kaaga mahad celinaya sida wanaagsan eed Reaction ka uga bixisay heestayda Waxa jiray asxaab badan oo adiga kaa horeeyay balse waxay ula kaceen inan dad ku aflagaadaynaayo iyo siyaasad 👏. Mahadsanid markale MAalinta waxaan aad ugu xidhnaa barnaamijkaagi MAXAY FANKA KU JOOGAAN KOR AYAN KALA SOCDAY BRO 👏👏👏🤘🏻

  • @sacdiyoarmedganbe4162

    @sacdiyoarmedganbe4162

    4 жыл бұрын

    Fanaaan weeyn oo raageero buuxa unhy waqtiga kuma ciilo

  • @sadiiqhassan2490

    @sadiiqhassan2490

    4 жыл бұрын

    Our legend fanaankeena madaxa noosaran cid nagu kaa daari garto majirto fanaan qaaliya baa tahay

  • @muqtaargacal5209

    @muqtaargacal5209

    2 жыл бұрын

    Raganimadii o qof ah baa thy WllkeyGa iga weynayow full reacpt 🙏💯💪

  • @Cabdiqanibulshaawi

    @Cabdiqanibulshaawi

    Жыл бұрын

    💔🤴🙏

  • @abdikaniabdikadirmohamedmo7600
    @abdikaniabdikadirmohamedmo76004 жыл бұрын

    Inta ku Faraxsan nolosha nimcaan hilaac like saara🙋‍♂️🥰😋

  • @amiirabbe5597

    @amiirabbe5597

    4 жыл бұрын

    Love nimcaan hilaac🤴💎❤❤❤

  • @hooyomcnluul5805

    @hooyomcnluul5805

    4 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️♥️

  • @shmahdimuxumed1539

    @shmahdimuxumed1539

    4 жыл бұрын

    Wllaahi isma dhibo 🥳🔐😁😋🤭

  • @hodannuh2635

    @hodannuh2635

    4 жыл бұрын

    Yes hilaac hirgaly exactly, waa hees really ah

  • @hodannuh2635

    @hodannuh2635

    4 жыл бұрын

    Wll aduun nimcaan 100%

  • @iqraayhani4988
    @iqraayhani49884 жыл бұрын

    nimcaan markan arko wil an waa safar isla galne oo an jecladay oo iga lumay ayu u egyahy lkn hada hoyo ayan ahy alxamdulilah

  • @xusnibinuxasan6488

    @xusnibinuxasan6488

    4 жыл бұрын

    Mashaallah

  • @abdifitahkuluu277

    @abdifitahkuluu277

    4 жыл бұрын

    😅😅😅😅

  • @Mohamed-badhey

    @Mohamed-badhey

    4 жыл бұрын

    Bisinka

  • @safiyoaden5167

    @safiyoaden5167

    4 жыл бұрын

    Hayaay katag 🤣🤣🤣

  • @queendejunior644

    @queendejunior644

    4 жыл бұрын

    🤣🤣 layaab Aduun xaal gaado

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh64984 жыл бұрын

    Inta aaminsan inuu nimcaan Legend qaalia yahay love ku codee ❤

  • @Khaleth_hussein

    @Khaleth_hussein

    4 жыл бұрын

    💟

  • @hayaatcabdulle8747
    @hayaatcabdulle87474 жыл бұрын

    Fanankena heestiisa ani ayeeyba iga hadloosaa illhow ha'iicelin kuwa hada kujirana kabixi wllky ck hormar wacn adina 🤴❤

  • @yousufahmed1906

    @yousufahmed1906

    4 жыл бұрын

    Dee.alah.hakuu.siyaadiyo.hadey.adiga.kaa.hadleyso

  • @AhmedZaki-dz7jh

    @AhmedZaki-dz7jh

    4 жыл бұрын

    😀

  • @hodanyahya1546
    @hodanyahya15464 жыл бұрын

    Bismilaah goorma comments laga bixiyey hada ayuuba soo galay reaction waxan islaa manta adaaa ugu horeeya

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abayo kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @abdirashkhalifa8967
    @abdirashkhalifa89674 жыл бұрын

    Heestan anig ayey itabaneysa team ck waa iska xaal adun lakiin dhib iyo rafad waa laga baxa asxaabey🙋‍♂️

  • @maahirmb8528
    @maahirmb85284 жыл бұрын

    🚩🚩🚩🏳🏳❤❤❤ Jaceyl AniGa IHaaya Xaqiiq Inta ILa dareynsan Plz Like

  • @munomankamanka3654

    @munomankamanka3654

    4 жыл бұрын

    Kula daren sanahy ❤️❤️❤️

  • @leaderciiltire954
    @leaderciiltire9544 жыл бұрын

    Legentt Nimcaan hilac hadaad tageerto like saar❣✊

  • @faatimaabdulle3457

    @faatimaabdulle3457

    4 жыл бұрын

    I love you nimcaan hilaac

  • @achmetdaahir281

    @achmetdaahir281

    4 жыл бұрын

    @@faatimaabdulle3457 love u too

  • @asmacabdi6839

    @asmacabdi6839

    4 жыл бұрын

    Walahi aniga jecel nolol farxad badan ku nolow fanankena

  • @askiyamuuse9757

    @askiyamuuse9757

    4 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ck waa nin mafiyana

  • @barkhadnuune3244

    @barkhadnuune3244

    4 жыл бұрын

    Hobolka qarniga

  • @queenzhaadiya9921
    @queenzhaadiya99214 жыл бұрын

    Adigo cafimad qaba sida noso hor fadhisatay ayaan Anguna anago cafimad qabna so qornay comment Only love❤ ck family madaxa isarantihin dhamantin inata ck ku xidhanba

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abayo kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @abdirashidaadanjama7827
    @abdirashidaadanjama78274 жыл бұрын

    For the first time i watched your reaction bcz of that talented super star Nimcaan hilaac. just enjoy his emotional voice💯✅

  • @samsammohamed5157

    @samsammohamed5157

    3 жыл бұрын

    Sidoo kale

  • @idirisosman2782

    @idirisosman2782

    3 жыл бұрын

    @@samsammohamed5157 lkll as

  • @ismailalbana

    @ismailalbana

    Жыл бұрын

    I'm same to you it's my first time to watch King ck's reaction. For seek of nimcaan hilaac.

  • @ZeilaTech
    @ZeilaTech4 жыл бұрын

    Nimcaan hilaac wax go aan adag waligay ma arag nin fanan ah Xidigihii meel buu saaray Nin raga waa kii cududiisa ku ciil baxa horay usoco nimcan No qabyalad no xaasid wadani aan dadkisa somaliyeed kala soocin 💪💙💙

  • @mohamedhussein9729

    @mohamedhussein9729

    4 жыл бұрын

    Nimcaan hilaac wuxu aha laf dhabar kii xidagaha geeska marki laga saray xidagaha hoos u dhac weyn aya ku yimid weyna ku dag dageen

  • @SarahthMohamed

    @SarahthMohamed

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk tegye yaa tebey

  • @Asmaaa_12

    @Asmaaa_12

    4 жыл бұрын

    @@mohamedhussein9729 huunno lagama saarine isagaa go'aan ka qaatay oo ka tagay🤗

  • @abdul-rahmanabdullahi7576

    @abdul-rahmanabdullahi7576

    4 жыл бұрын

    Sarah2834218th Mohamed hhhh aawy xidihii meel ku sheeg kkkk aarshe iyo beerof maa nimcan ku bedeleen kkkkk

  • @mohamedhussein9729

    @mohamedhussein9729

    4 жыл бұрын

    @@abdul-rahmanabdullahi7576 runta wa muhiim nimcaan hilaac iyo mohamed bk waxey ahaayen labadii nin xidagaha geeska socod siin jiray hadey noqoto showyo lagu so qabto aduunka maanta ya maqlo xidagaha geeka meyay xage joogan

  • @shaaficidajiye888
    @shaaficidajiye8884 жыл бұрын

    Hadii kahesho ck reaction kisa like dhac igu sii

  • @infinity1825
    @infinity18254 жыл бұрын

    Ax qof jaceeyl xun somaray oo hadane farxad iyo nolol kale helay unba daremi karo ❤💖💖💖

  • @mohaismail2976

    @mohaismail2976

    4 жыл бұрын

    hhhh war dadku waxba mafahman heestu jacayl maaha ee waa anti wuxuu kahadlaya wakhtigi uu somaliland joogay iyo wakhtigii uu soomaliya u wareegay saas u fahma

  • @fatheahquruxsanfrxiyo9804

    @fatheahquruxsanfrxiyo9804

    4 жыл бұрын

    Aniga wali bukankii kaman bogsan sorry wilki an jeclaa wu gursadey ana mel cidlaa jiifaa

  • @mashaaallahwabari1724

    @mashaaallahwabari1724

    4 жыл бұрын

    Heestan micno gooni ah ayay leedahay Qofku jecel xun so maray unba dareem kara jcylku qiimahaya jcylku leeyhy hawaaro jcylku 💕 intaa guulayste gacanta ha taagto

  • @zamzamibrahim1957

    @zamzamibrahim1957

    4 жыл бұрын

    Aaaaaaah bs

  • @roodageeljire5852

    @roodageeljire5852

    4 жыл бұрын

    True walee

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown83854 жыл бұрын

    CK NIN WAYN BARAF WAAYE INTA CK TAGERTA LIKE HALLA SARRO WUU UQALMAAYE 💕❤💯💯

  • @sahrachina4038
    @sahrachina40384 жыл бұрын

    Waligey kuma daawan ck nimcaan hilaac dartii lee kudawade like ta iga dhis

  • @BABA-yy4cj

    @BABA-yy4cj

    3 жыл бұрын

    Hhhhu

  • @arwamohamed183
    @arwamohamed1834 жыл бұрын

    9:47 Ck CiiL Aa HaayO Markaan intq iyLa Aragta Like Ck FamiLy wligin 100 like Ma niika Helin 😂😂😂😂

  • @amime2795

    @amime2795

    4 жыл бұрын

    Waka wadataa 😅😆

  • @dekaabdi8354

    @dekaabdi8354

    4 жыл бұрын

    😁😁😁

  • @hummelsproduction9023

    @hummelsproduction9023

    4 жыл бұрын

    Ad iyo Aad

  • @user-cg5vo9pf6n

    @user-cg5vo9pf6n

    3 жыл бұрын

    CK waxa weeyan qof diidani baajin jiray

  • @dhagawayne3111
    @dhagawayne31114 жыл бұрын

    Hooyadaa ilaahay janada hageeyo ee subscribe iisar like somalinimo Iyo walaalnimo ilaahay dartiii waxaba ka wacane iisar

  • @samiroahmed8626

    @samiroahmed8626

    4 жыл бұрын

    Ashcaalaa hees💗💗💗💗💗💗💔💔💔💔💕💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💔💔💔💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @nashaadmohamed2187

    @nashaadmohamed2187

    4 жыл бұрын

    Amiin yaa rabi

  • @akiilayare1088

    @akiilayare1088

    4 жыл бұрын

    Aamin bro

  • @Bashka406

    @Bashka406

    4 жыл бұрын

    Amiin amiin

  • @fartundhagane1266

    @fartundhagane1266

    4 жыл бұрын

    Aamiin aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ayaanjanomahamed4499
    @ayaanjanomahamed44994 жыл бұрын

    Waxa batay guulihii Qof didani bajin jiray Burqade webiyal xerna Jecayl xumi wa belee👏

  • @Jibriil4
    @Jibriil44 жыл бұрын

    The one and only legend wlh nimcaan❤️🙋🏼‍♂️

  • @nastehoabdalla5490
    @nastehoabdalla54904 жыл бұрын

    2014-2020 wan tageera nimcaan legend of the legend wye

  • @saidhoygajacaylka6588

    @saidhoygajacaylka6588

    4 жыл бұрын

    Nasteho Abdalla Fadlan wllo qaali subscribe ii saar adoo raali ah mahadsanid

  • @hamdakhader9278

    @hamdakhader9278

    4 жыл бұрын

    Mxad ka faaaidi waaad kufayli aaakhire sheikh ydena mxa kudiiiday

  • @aliqaasim4339

    @aliqaasim4339

    4 жыл бұрын

    Wllhi iskumidanhy🙏

  • @sadiiqhassan2490

    @sadiiqhassan2490

    4 жыл бұрын

    Ninkaan 2013 ila hada wataa fanaan dhaaf wiilkaan codka dahabka ah

  • @saidhoygajacaylka6588

    @saidhoygajacaylka6588

    4 жыл бұрын

    sadiiq Hassan sxb qaali subscribe ii saar adoo raali ah hadaad awoodo mahadsanid

  • @suleban2mmsuleban247
    @suleban2mmsuleban2474 жыл бұрын

    Wallahi ck reaction soo bixiyo iyo qosol laan majirto wallahi markaan ck xitaa video yaashisi hore wanku soo ceshta bro ilaahay nagama kaa qaado shaqo fiican noo heesaa

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abowe kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @suleban2mmsuleban247

    @suleban2mmsuleban247

    4 жыл бұрын

    @@themohaking4678 wanku saray walashey

  • @rahmahussein5847
    @rahmahussein58474 жыл бұрын

    Ck Mashaallah it’s my first day I send you a comment waaauuu your handsome bro ♥️

  • @nihaalbulshaawi3438
    @nihaalbulshaawi34384 жыл бұрын

    Am waiting mlin inan dhaho kabxy hawadi adkyd😰💔😰

  • @xaawoxuseincali7604

    @xaawoxuseincali7604

    4 жыл бұрын

    Inzha allah

  • @khadijah4645

    @khadijah4645

    4 жыл бұрын

    Wad heleysaaa qofki kugu haboonaa xaqiiq..... inA Samir oo cashir kabaro adag wx kasto kuso mara 👍🏻

  • @ayaanjamal4141
    @ayaanjamal41414 жыл бұрын

    Jiro joog wllkey cumar ck aniga u horeeya like haley saaro🥀👑

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs52654 жыл бұрын

    Inta Aqrinaaysay commentiga oo daawanessaa like ku Qabo Sxpyaal😂😂😂 👇👇

  • @saidhoygajacaylka6588

    @saidhoygajacaylka6588

    4 жыл бұрын

    Buqari MA Fadlan sxb qaali subscribe ii saar Sxb qaali adoo raali ah mahadsanid

  • @ggnice6784

    @ggnice6784

    4 жыл бұрын

    Bararugay

  • @buqari_vlogs5265

    @buqari_vlogs5265

    4 жыл бұрын

    @@saidhoygajacaylka6588 👍💯

  • @xaajicusmaan5853

    @xaajicusmaan5853

    4 жыл бұрын

    😂🤣👍

  • @princesslina1113

    @princesslina1113

    4 жыл бұрын

    Buqari MA لل

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv4 жыл бұрын

    waaw Omg is good music keep going my brother nimcan😭😭Ax Ax😭❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤💋💋💋❤❤❤😙😙😙😙plz like dhac dhac King Ck😂😂😂😂😂😂👌waan sugi la ahay gurkaga my brother❤❤❤❤

  • @farhanosman6269

    @farhanosman6269

    4 жыл бұрын

    Wow realy awesome gud I like ck reaction

  • @queenilkacaz396
    @queenilkacaz3964 жыл бұрын

    Markaan arkaaan soo ordaay nimCaaan hilaac nin puuxa weyeh❤

  • @canabcadey570
    @canabcadey5704 жыл бұрын

    First comment ck family❤🙏

  • @maan-kaabmedia4115
    @maan-kaabmedia41154 жыл бұрын

    🥰🥰bartaye noloshi cusbayd🥰 🥰🥰waxay furtay buug kalo🥰🥰 🥰🥰waxba iska kay badalay🥰🥰 🥰🥰kabaxay hawadii adkayd🥰🥰 🥰🥰waqtigu beri buu adkaa🥰🥰 🥰🥰haduu se barwaaqo dhalay🥰🥰 🥰🥰waxaa batay Guulihii🥰🥰 🥰🥰qof diidani baajin jiray🥰🥰 🥰🥰burqadeen wabiyaal xidhnaa🥰🥰 🥰🥰jacayl xuni waa bale🥰🥰 🥰🥰karaystay bukaanadi🥰🥰 🥰🥰bararugay oo ilbaxay🥰 🥰🥰wale way iga gadanthy 🧡🧡🧡❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafxasan2680

    @mustafxasan2680

    4 жыл бұрын

    Waxa batey guulihii qof diidani bajin karin waaaye yacni qof an rabin ad wax noqoto balse wax noqoty lkn waxba ka qaban karin aya laga gala jeedaa

  • @anfachassan385

    @anfachassan385

    4 жыл бұрын

    😍😍👌

  • @sacduuzhofficial9335

    @sacduuzhofficial9335

    4 жыл бұрын

    Jak ayaan ku ahay hestaan 🥰🥰Hadaan bani aadan helay🥰🥰🥰🥰 🥰🥰bashaasho ii furfuran🥰🥰🥰🥰🥰🥰 cid kle uma baahan karo🥰🥰🥰 beertii naxariistaan helay🥰🥰🥰🥰💜💜❤❤🥰🥰

  • @umuss7874

    @umuss7874

    4 жыл бұрын

    @@mustafxasan2680 eraygas anba fahmi wayay thanks wallo

  • @nej9015
    @nej90154 жыл бұрын

    Loved your feeding! You had me cracking up, I would write in Somali but don’t want to be made fun lol. I’m just not sure on the spelling sometimes 😊

  • @hadadhaqaaqnow8921
    @hadadhaqaaqnow89214 жыл бұрын

    Ck waxaan ku jeclahay Oo wllhy ah waa qof asagu samayta farxada isla isaga ayaa gacmihiisa ku abuuranaaya farxad sxp mar waan kula kulmi oyayoooy from hargysa

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial55404 жыл бұрын

    Legend nimcaan abdirahman hilaac Nimacaan Hirgalay Codka100% Erayda100% Laxanka100% music100% Ka Reystay Bukaanadii👇

  • @mukhtaarboy947

    @mukhtaarboy947

    4 жыл бұрын

    Wn kuu saray isaar adio mhdan

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abowwe kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @zeynabcali6313

    @zeynabcali6313

    4 жыл бұрын

    Yes 🔥🔥🔥🔥🔥👌👌👌

  • @neimagahnoug7612
    @neimagahnoug76124 жыл бұрын

    Ck rer jabuuti Ayan ahay wan ku jeclahay love ha ila akmarin ❤️🇩🇯🇩🇯

  • @fuckgamer5858
    @fuckgamer58584 жыл бұрын

    Wallahi waxad thy boqorka reactionka dadka qaar fanaanka ayee meel uga dhacn lkn adiga heesta waad fhnty waxy ka hadleso KEEP GOING MY BIG BRO

  • @kismaayoofficial1826

    @kismaayoofficial1826

    4 жыл бұрын

    😂😂dacada qoslee😂😂

  • @cutiepie9536
    @cutiepie95364 жыл бұрын

    Ck I really like the way you gave reaction on this video 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Keep going Love you to the moon ❤️

  • @nimoahmed9962
    @nimoahmed99624 жыл бұрын

    Mansha Allah ck qof qalbi wanaagsan baad tahay walal qofka ku agjoogaaa maba murugoonaayo farxad waarta kuu rajynayaa inaad ku nolato ana iso duceeeya inaan farxad buuxda helo

  • @nimcoahmed641

    @nimcoahmed641

    4 жыл бұрын

    Farxad dagdaga ku rajaynaa walshy ana iso ducee sidoo kle isku name na nahee one love sister❤

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    nimco kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @nimoahmed9962

    @nimoahmed9962

    4 жыл бұрын

    Nimco Ahmed insha allaaah walal farxad baaan kuu rajaynayaa farxadaaa ugu muhiimsan aduunka

  • @sdmaws1365
    @sdmaws13654 жыл бұрын

    Ck illaahay dartiis Ayaan kuu jeclahay♥️ keep going wllkey 💋👑♥️

  • @abdirahmanahmed483
    @abdirahmanahmed4834 жыл бұрын

    The king of reaction keep going king ck one love

  • @bashirabdurahman3789
    @bashirabdurahman37894 жыл бұрын

    Legend NIMCAAN💖💪,Favorite artists Team NIMCAAN like here👇👇

  • @user-to6sg3px3l
    @user-to6sg3px3l4 жыл бұрын

    His voice is amizing 💯❤

  • @abdinasirmohamed3005

    @abdinasirmohamed3005

    4 жыл бұрын

    Yeah, true and we love him coz his the only fanan big love for him Nimcaan Hilaac 😘😘

  • @kingkcali1047

    @kingkcali1047

    4 жыл бұрын

    I know right his voice it’s amazing 😉

  • @queenafrica9029

    @queenafrica9029

    4 жыл бұрын

    Qof didani ba jinjiray weyn 🤣🤣🙈🙈🙈

  • @ksaaplle5943

    @ksaaplle5943

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @ksaaplle5943

    @ksaaplle5943

    4 жыл бұрын

  • @zakariadeck1969
    @zakariadeck19694 жыл бұрын

    Legend ilxun kuma aragto insha'Allah horay usoco insha'Allah

  • @farhanosman6269
    @farhanosman62694 жыл бұрын

    Wow ck realy this reaction of Urs make me laugh realy I love it couse I was loughing r lone adg ayna kadambeysey thanks bro keep going on reaction

  • @darikosman8589
    @darikosman85894 жыл бұрын

    Nimcaan hilaac gar iyo gardaraba waaan wataaa wlhi legend❤️🙏 inta hada heesta samatarkooda waaye Ck keep going bro

  • @qamarmohamed7966

    @qamarmohamed7966

    4 жыл бұрын

    plz Qamar official so boqo

  • @daruurofficialtv

    @daruurofficialtv

    4 жыл бұрын

    @@qamarmohamed7966 Wllashey qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah waa ku saaray adigana isoo booqo

  • @amiirinaxaaji2163
    @amiirinaxaaji21634 жыл бұрын

    Bro aan kugu daree "Waxaa batay Guulihii Qof Diidani baajin jiray" Ee maahan (Qofki dani bajin jiray)

  • @samisfamily5703

    @samisfamily5703

    4 жыл бұрын

    Amiir Ina xaaji I agree ☝️

  • @ayaaniitaadam6278

    @ayaaniitaadam6278

    4 жыл бұрын

    Agree with you

  • @samisfamily5703

    @samisfamily5703

    4 жыл бұрын

    Ahmed Abdellahi hawada somaliland maxa ka galy adiga teda kle America madiga leh hawada kulul ba kuhuran oo aad udhalaty america dadba leh

  • @nasraosman7489
    @nasraosman74894 жыл бұрын

    CK heestu aad baay kaga qadan tahay waan uu jedaa much love from Djibouti ❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdikhaliq7037
    @abdirahmanabdikhaliq70374 жыл бұрын

    "Waxaa Batay Guulahee Qof dii Dani Baajin Jiray" wa sida Saxda Ah👍

  • @baseeysiyaad9498

    @baseeysiyaad9498

    3 жыл бұрын

    Woya kajabab bihi

  • @usaamaxasanmaxamuud3398
    @usaamaxasanmaxamuud33984 жыл бұрын

    Ck Heesta Waa ku Raaxaysanaya inTa ila Aragta Liketa Ha iLa Dhaafin🙏

  • @calicabdi5109

    @calicabdi5109

    4 жыл бұрын

    Liwaax

  • @abdikhaliladan6142

    @abdikhaliladan6142

    4 жыл бұрын

    Hees wax laguraxeysta maaha wllo

  • @ADBO270
    @ADBO2704 жыл бұрын

    King 🤴 ck ayaantan waad kacsantahay sxb geeskada ayaad fiirinaysaa walee qofbaad noosowadaa ayaan filaynaa

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abowe kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @ibrahimAhmed-zq5hj

    @ibrahimAhmed-zq5hj

    4 жыл бұрын

    @@themohaking4678 diyaar

  • @mohamedmohamudissackbuul8559

    @mohamedmohamudissackbuul8559

    4 жыл бұрын

    Nimacaan hilaac waa fanaan aa ku daydo💜💜💜💜💜 Markii uu jacaylka i haaye 😂😂😂 Heesihiisa mcn aan weheshanjiray💜💜

  • @ugaskaofficial2941
    @ugaskaofficial29414 жыл бұрын

    Kkkkk wlhi sxp sare wad iga qoslisay CK madax sare keep going pro ❤️✅

  • @muxuyadinyousuf8929
    @muxuyadinyousuf89294 жыл бұрын

    First comment in ck reaction cajiib baad thy saaxiib

  • @abdisabuurbaremuumina548
    @abdisabuurbaremuumina5484 жыл бұрын

    Sidaaaa ayaa loo heesa ama waa la iska daaya🙏🙏🙏🙏🙏

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abowe kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @amalbile2239
    @amalbile22394 жыл бұрын

    ✌😍♥️😍♥️😍♥️♥️♥️😍♥️😍😍nimcaaan hilac walal marne fanankeyga iyo wadani dhaba ✅🙌🙌😍😍🙌🙌🙌🤗🙌😍😍🙌😍🙌🙌

  • @wanniidinny7478
    @wanniidinny74783 жыл бұрын

    Ck wlhi boqorka reactionkaa tahay wll waxaan ku djihi lahaa keep going ee nagadhis reaction hees walboo cusub my wllkay

  • @qayzadow3513
    @qayzadow35134 жыл бұрын

    My favorite musician nd Somali generation finest nd favorite youtuber/musician u kill it bro

  • @neysuusnalka8611
    @neysuusnalka86114 жыл бұрын

    Hesta horay u dawaday lkn ck leen sugayay runti abaha qosolka ck qosolba hadaa u bahato so boqo ck kkkkk

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad98704 жыл бұрын

    30 minutes aan maqna waxaan ku maqna CK Tim TV muqaal cusub oo hada dabka laga sooqaday kalay Iska arag wan kaso faa,iiday nimcan legend

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abayo kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @saacidsulayman2934

    @saacidsulayman2934

    4 жыл бұрын

    Telka I sii qota

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman26684 жыл бұрын

    Runtii aniga ayad modaa iney iga hadleyso heestan iigu soo duceya asxabey qofka hada isjecelnhy inuu ilahy calaf isugu kaaya daro

  • @habibonoor8730

    @habibonoor8730

    4 жыл бұрын

    Ale haiskukin calfo o farxad kuwada noladaa

  • @sihaamsiman2668

    @sihaamsiman2668

    4 жыл бұрын

    @@habibonoor8730 amiin qli mahadsanid wlashy

  • @zahrahussein2703

    @zahrahussein2703

    4 жыл бұрын

    Ilahay calaf ha isugu kii. Daro abayo

  • @sihaamsiman2668

    @sihaamsiman2668

    4 жыл бұрын

    @@zahrahussein2703 aamiin mahadsanid huno

  • @abdirisacksh.ismailabdiris811

    @abdirisacksh.ismailabdiris811

    4 жыл бұрын

    Insha allah wll Waad helee

  • @hanibeela3915
    @hanibeela39154 жыл бұрын

    Ck keep goin wllkey ilahay darti kujeclahy wlhi waan iska qosla markan kudawado👍👍❤️

  • @daudahmed4319
    @daudahmed43194 жыл бұрын

    ❤❤❤ Team Jacayl So wadhfiya Calanka Viva Nimcan hilaac Und CK

  • @faraxrooraaye8976

    @faraxrooraaye8976

    4 жыл бұрын

    Kareestay bukaanadii baraarugayoo ilbaxay 🤔🤔 faraa iiga taagan heestaan ☝️abtiga ❤❤ majooooogti leeeeee 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed23224 жыл бұрын

    Majoogti ley😂 I like that word 😍:

  • @maahirmb8528

    @maahirmb8528

    4 жыл бұрын

    Kalamid AHay Cml pro

  • @saladomohamed7396

    @saladomohamed7396

    4 жыл бұрын

    Majogtileey

  • @saladomohamed7396

    @saladomohamed7396

    4 жыл бұрын

    Cadi maa ahan 😍😍

  • @saladomohamed7396

    @saladomohamed7396

    4 жыл бұрын

    My favourite word majogtilee ♥️♥️

  • @rodaisaq8397

    @rodaisaq8397

    4 жыл бұрын

    🤗

  • @muxudiinarbaca7930
    @muxudiinarbaca79303 жыл бұрын

    Asc Dhamaaan Bahda Reer Ck Famiky Waa Udin Salaaamay Zxp Keeep Going My Brother King Ck Hormar Wacan Oo Qurxoonaa Kuu Rajeeeenaa Insha Allaaaah

  • @goldenboy8627
    @goldenboy86274 жыл бұрын

    The first time u reacte tjis guy 🙌✌❤😃

  • @sumayoaxmed4594
    @sumayoaxmed45944 жыл бұрын

    Wallee heestaan anuu iga hadlooya ba markaan kareestay xanuunadi ayeeba soo baxday kwrn🥵💔alxm hdaanba ilooway

  • @ninjira2832

    @ninjira2832

    4 жыл бұрын

    Wl.carmal.maad tahay anaba kugu qaadane mise 😘

  • @ayaanlepro3220
    @ayaanlepro32204 жыл бұрын

    CK FAMILY ONE LOVE IS MUJIYAH

  • @Prof-fey
    @Prof-fey4 жыл бұрын

    Abdi kood’s son carrying on his father’s legacy 😂✊🏾

  • @fartuunmaxamed5578
    @fartuunmaxamed55784 жыл бұрын

    Wwwwww masha Allah jcl iga dheh waku faraxsanahay wllkey alle haku xifdiyo inbadan my bro

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle50144 жыл бұрын

    Ck san rer jowhar u nahay wa ku aminsanahay 🙆🙆 love ha ila akmarin

  • @sharmaboyfansofficial3764
    @sharmaboyfansofficial37644 жыл бұрын

    First one king of kings ck❤✌

  • @saynabmacalin220

    @saynabmacalin220

    4 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍

  • @naajiq7869
    @naajiq78694 жыл бұрын

    Wow! Really it's best song keep going nimcan You're Lion

  • @robleilkacase4220
    @robleilkacase42204 жыл бұрын

    The only one legend Nimcaan Hilaac keep going👑💪👊❤

  • @AyanAli-nx8dw

    @AyanAli-nx8dw

    4 жыл бұрын

    Wxa batay gulahi qof diidani bajin jiray 😂😂😂ck wasida hestu

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv12784 жыл бұрын

    “Waxaa batay guulihii” “Qof diidani baajin jiray” Waaye halkaas waad qaladay erayadee!

  • @najiibcabdi3300

    @najiibcabdi3300

    4 жыл бұрын

    Wlh dhan walaba ayey naga taabatay ckeyow

  • @najiibcabdi3300

    @najiibcabdi3300

    4 жыл бұрын

    Qof bajaj markad hesho nolasheyda wey ku mcnaane wlh

  • @maahirlyrics4182

    @maahirlyrics4182

    4 жыл бұрын

    Bro adigaa qaldan sifcn ufiiri ereyada

  • @maahirlyrics4182

    @maahirlyrics4182

    4 жыл бұрын

    Waxaa batay guulihii. Qofkii dani baajin jirin. Waaye ugaaz

  • @catarcabdi5423

    @catarcabdi5423

    4 жыл бұрын

    Ck ba qalday waxa batay guulihii qof diidani baajin jiray Wa sidaa maasada B,leyda ah ama hestu

  • @mohamudsahal6579
    @mohamudsahal65794 жыл бұрын

    wa kuu istaagay legend nimcaan hilaac your voice is amazing 😍🥰🥰🥰

  • @wardaali6071
    @wardaali60714 жыл бұрын

    Masha allah horay usoco wll heestaan waa waa hees cajiib aah wlhi sharafow

  • @daudbarfunofficial8188
    @daudbarfunofficial81884 жыл бұрын

    Heestii ugu horesay mahan wll ck kkkkk

  • @akarboy5697
    @akarboy56974 жыл бұрын

    Boqorka codka nimcan Ck reactionkisa wax dhama wawaa❤✌ laba legend an tagero✌

  • @deeqadiyaarad1293

    @deeqadiyaarad1293

    4 жыл бұрын

    Bast song

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed42694 жыл бұрын

    waan sugaaye inaad heestaan reaction kasoo bixiso nimcaan fanaan aan jeclahay waaye

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali49934 жыл бұрын

    Ck caadi maaha reactinkiisii hhhhhhh hore usoco dear

  • @nadamukhtar9508
    @nadamukhtar95084 жыл бұрын

    Waqtigu bari bu adkaa😭 Haduuse barwaaqo dhalay♥️♥️ Waxa batay guulihi....🤎 Qof diidani baajin jiray🤍

  • @user-fi1mn3vd6x

    @user-fi1mn3vd6x

    3 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan52524 жыл бұрын

    Cool reaction ❤ Ck reply me ❤ all tha from Hargeisa 🙏❤

  • @mohamedkhadar1309

    @mohamedkhadar1309

    4 жыл бұрын

    Ck nolaw

  • @mohamedkhadar1309

    @mohamedkhadar1309

    4 жыл бұрын

    Abti waxa thy nin adag

  • @hanainajama4921
    @hanainajama49214 жыл бұрын

    Nimcaan apdirahMaN hassan gobtii Øne love ❤💯

  • @ayanabdi7199
    @ayanabdi71994 жыл бұрын

    Wow masha Allah so amazing beautiful voice 😍😍❤️❤️

  • @cgeedo02
    @cgeedo024 жыл бұрын

    Waa saas sxb Ck Hore u soco anaaba heeskaan ku haysta sxb

  • @nehaalxassan2173
    @nehaalxassan21734 жыл бұрын

    Waxaasa fanan laga dhaha ish calaa hees nimcaan keep going ❤👑

  • @abdallaosmaan8012
    @abdallaosmaan80124 жыл бұрын

    the only one legend nimcaan hilaac wllhy❤

  • @sacdiyosiman5550

    @sacdiyosiman5550

    4 жыл бұрын

    Ck dhiib Lowo🌷🌷🌷🌷🙋‍♂️

  • @iqroqalanjoquman9873
    @iqroqalanjoquman98734 жыл бұрын

    legend weye nimcaan ck jagan kugu ahay abwe wiil aan jeclhy horey usoco

  • @mulkiabdi262
    @mulkiabdi2624 жыл бұрын

    Www. Ish Calaa hees fanaankaan aad u tageero nimcaan keep going bro

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi3424 жыл бұрын

    4 Minutes 3.7k Views 4 Minutes 300 Coments Amazing Ck Hormar wacan Welcome To Muqdisho 🇸🇴🙏❤

  • @worldfootball8188

    @worldfootball8188

    4 жыл бұрын

    How comes 3.6k 8minutes

  • @banoodachannal4379
    @banoodachannal43794 жыл бұрын

    Ck heestaan waad ka raaxay satay mooyee Reaction kama aadan bixi pro Insha allah guul wacan sxb hor mar wacan kuu rajeynaa

  • @neimaisse3026
    @neimaisse30264 жыл бұрын

    Machallah machallah Nice Nimcan hilacccc waaan takeeraaa❤❤❤❤🇩🇯

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare21784 жыл бұрын

    Wwwwww m.a bro keep going bro😍😍🥰

  • @shaclleye6981
    @shaclleye69814 жыл бұрын

    🤴King of kings Ck keep going Brother

  • @hodanabdi4502

    @hodanabdi4502

    4 жыл бұрын

    💏💏💏💏💏

  • @abdikadirmohamed471
    @abdikadirmohamed4714 жыл бұрын

    Hestan sidha i usabaxdi ilahada wan dawda NIMCAAN HILAAC NIN CULUS

  • @themohaking4678

    @themohaking4678

    4 жыл бұрын

    abowe kheyr allaha ku siiyee subscribe iisaar

  • @fanimohamed9896
    @fanimohamed98964 жыл бұрын

    Ck brother waaa iga qusliy wlh thanks brother❤❤❤❤❤❤waan ku haaya abaalkas

  • @geellegc7844
    @geellegc78444 жыл бұрын

    CK Keep Going Bro You Are Amazing KZreadr

  • @azmaazal7328
    @azmaazal73284 жыл бұрын

    Best you tuber Reaction lagu ma garo bro keep going ilaa aqiro😅😅🌸🌺

  • @dagandagan7005
    @dagandagan70054 жыл бұрын

    His wife and I went same high school and I'm still wondering sidee Nimcaan uga dulqaaday gabdhaha ku nool Somaliya.....im not being hater tho kkkkk kkkkkkk...calafnah waa halkiisii ma sha Allah Ilahay ha u siyaadiyo farxadiisa.

  • @abdiweliiftinabdi7240
    @abdiweliiftinabdi72404 жыл бұрын

    King ck Reaction kan wasugayey keep going brother

  • @Barashoacadmey
    @Barashoacadmey4 жыл бұрын

    one day 100k views www kep going ck 😊😊😊

Келесі