NASIIB DARO WEYN: Wiilal Somali ah oo USA lagu Xiray; Dhacdo Xanuun Badan

NASIIB DARO WEYN: Wiilal Somali ah oo USA lagu Xiray; Dhacdo Xanuun Badan

Пікірлер: 111

  • @adnahussein6060
    @adnahussein60609 күн бұрын

    الهم أحفظ اولدي و أولد المسلمين

  • @AshaAbdi-rd8fy

    @AshaAbdi-rd8fy

    9 күн бұрын

    Ameen

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    8 күн бұрын

    WALAAHI YURUB 20 SANO AYAAN ISKAABULO (( SCAPULO) KU AHAY SABABTU WAA INAAN DOONEYN INAAN ILMO KU DHALO WAAYO MASUULIYADOODA MA QAADI KARO

  • @ikramfarah2118

    @ikramfarah2118

    8 күн бұрын

    Amin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7339 күн бұрын

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @queendm1317
    @queendm13179 күн бұрын

    SubxanAllah waa nasiib daro 😢

  • @munahussein9687
    @munahussein96879 күн бұрын

    Inaalilaah wa ina ileyhi rajacuun

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed9249 күн бұрын

    Alaahu akbar Alaahu akbar ilaahayow adigaa weyn oo waaxid

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia3739 күн бұрын

    Ilaah ha u naxariisto marxuunka

  • @fartun9503
    @fartun95039 күн бұрын

    Subxaaaana Allah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir78969 күн бұрын

    Jazakalah kheyr shikh mustafa

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib9 күн бұрын

    ASC Sheik mustafe Cali KSMEDIA waa u duceyneynaa insha Allah waan oyeey markaa oyeysay 😢😢😢 ilahey wadanka hanoo toosiyo AAMIIN YA RABI 😢😢😢😢😢😢

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib9 күн бұрын

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe9 күн бұрын

    Asc Bro Somalida haleysan Allah soo hanuuniyo 🤲 wilasha haleysan Allah soo hanuuniyo 🤲

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq9 күн бұрын

    Qadarka ayaa ku jirey ee waa xanuun walaahi ilaahey hakaa ajarsiiyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie20439 күн бұрын

    Waa runtaa Sheikh Mustafe. Aad baan u dayacanahay dal iyo dibadba. Illahow ina badbaadi

  • @nurtoabdirahiim5940
    @nurtoabdirahiim59408 күн бұрын

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxa aad looga xumaado nasiib darada soomaali ku dhacdey illaahow na badbaadi soomaali xaq waafaji quluubtoda qabyaalad iyo dayaca dhan kasta naga heysto naga saar allahuma amiin.

  • @user-np2nc3tz6z
    @user-np2nc3tz6z6 күн бұрын

    allah yaa rabbihanuuni awlaada iyo banaatka muslimiinta

  • @saidafarah6476
    @saidafarah64769 күн бұрын

    Somalia is waiting for you number one

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy9 күн бұрын

    Subxanallah.

  • @user-eb7op3gr7c
    @user-eb7op3gr7c8 күн бұрын

    يارب احفظ ابني وابناء المسلمين من كل سوء ❤❤❤❤❤

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah25769 күн бұрын

    Asalamu caleyku. Sheq Mustafa Cali walale cawa adbad. Ukhirotay khalbigad nadha khajisay warunta Dal iyo dibab ba wan kudayacanahay waxa yaraday. Alle kacabsigi waxa batay kheyru masul nimadi dhaman islamka Alle haciseyo

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar20049 күн бұрын

    Subxanallah

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y9 күн бұрын

    Wcs shiikh

  • @mohamedmuxyadiin2102
    @mohamedmuxyadiin21028 күн бұрын

    Alaah yaxafidak Akhii. Aamiin

  • @fartun9503
    @fartun95039 күн бұрын

    Ya Allah

  • @user-le2zy8zm5i
    @user-le2zy8zm5i8 күн бұрын

    Wa mahasantahay walal

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming53349 күн бұрын

    Masha Allah keep going ❤❤❤

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u9 күн бұрын

    الله اكبر

  • @malyunukash2975
    @malyunukash29759 күн бұрын

    Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun. Sheydaan xarbi buu ku jira. Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Ilaahayow soo hadee dhalinyaradeena xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Alaahu u naxariisto inta dhimatey. Walaah waa xanuun.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98049 күн бұрын

    I'm so sorry 😢😢😢😢

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude34618 күн бұрын

    ilaahow inoo Gargaar Hadaa Soomaali Nahay , iyo Wixii Muslin Ah Oo Dhan Yaa Rabbi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7339 күн бұрын

    Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed9249 күн бұрын

    Amiin Amiin Amiin Amiin yaa alaah

  • @fartun9503
    @fartun95039 күн бұрын

    wa Runta Brother

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u9 күн бұрын

    سبحان الله

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq9 күн бұрын

    Somaali inkaarbaa kusocoto, Meelay inkaartaas naga gaartayna manaqaano, Subxaanallah ilaahoow Nacaawin, amiiin yaarabi🤲

  • @z-1il
    @z-1il9 күн бұрын

    Very true brother

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y9 күн бұрын

    Illahay ha noo naxriisato

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w9 күн бұрын

    Sh mustafa we loved u brother

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98049 күн бұрын

    Aamiin Yaaaa Allaah so sad 😢😢😢

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara46609 күн бұрын

    Asc Sheekh mustafa Waa runtaa waa wacyi galin dhaba Alaw hanagu sobobin naf bini aadam Sdkle taayadana ha ku sobobin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia3739 күн бұрын

    Waa ayaan daro walaahi😢😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14959 күн бұрын

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allaha u naxariisto marxuumka. Sabir iyo iimaan Allaha ka siiyo waalidiintiisa.

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali68849 күн бұрын

    Adigu share baad leedahay lkn dad badan sxb maba jecla barnaamijyadaan oo kale qof baa isdilay isdil nolosheena oo dhanba waa dil iyo is dil wadankii iyo dibadaba Haba ugu darnaado youtuber layiraahdo Munasar

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98049 күн бұрын

    Yaaaaa Allaah 😢😢😢😢😢😢

  • @user-pz8ec9up1p
    @user-pz8ec9up1p7 күн бұрын

    Asa wrb soomaaliyay waxaan dhacaa oo dhan umajeediin dhibaatadaan siyaasi dantiisa iyo sunta qabiilka oo laayacday qoysaskeena ilaahey hanaga soogaaro soomaali garaad garasho leh

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase9 күн бұрын

    May God bless. You. Shequna

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o8 күн бұрын

    Aamiin ilahayow dayaca nagabixi😢😢😢😢😢😢😢

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia3739 күн бұрын

    Dhiigii micna la'aan buu noqday

  • @MohamedAhmed-bk5no
    @MohamedAhmed-bk5no9 күн бұрын

    Wll kheyr Alle ha ku siiyo. Haddii aan Soomaali nahay waxaa nagu dhacay Tiih. Nabsigii aan kala galnay baa na haysta.

  • @Adm9464
    @Adm94648 күн бұрын

    Habsi daain ma ahe. Waa in lasiiyo death penalty. Waayo dameer waa un dameer. Dhaqan xumadhaan comes from the home and community .

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud12388 күн бұрын

    Thanks

  • @ubaxmacoow
    @ubaxmacoow9 күн бұрын

    Haaa walalahi waa sax maxaa sabanay❤❤❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni16679 күн бұрын

    Subxaanallah Tosh qof u dil waa masiibo Caruurta Tv iyo game waa lagu maquuliya waalidiinta Soomaali weyn ku qaldan yihiin caruur yar 3jir 5 jir baa talefan lasiinaa meeshii alaab ay ku ciyaaraan iyo banaanka lagu soo ciyaarsiin lahaa qaladka meshaas ka soo bilaabtay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq9 күн бұрын

    Alloow Somaali daba Qabo, ee darajo iyo sharaf uyeel Somaali, Alloow Aqli ay waxkugartaan Uyeel Allahuma amiiiin🤲💔😪

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed78649 күн бұрын

    ✅🙏🏾💚

  • @UbahMohamed-xs5mp
    @UbahMohamed-xs5mp8 күн бұрын

    😢😢😢😢 subxanallah ayaan daro ayaa somali ku dhacdy wlhi

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq9 күн бұрын

    Game ilmaha fiirsadaa walhi aaqir dilaa ayay noqdaan wiilka dhimtay illhay ha.u naxaresto yaa rabi Han dilayna illhy ha.u hargaaro annagana illhy ha.inno naxarest amiin 😢

  • @fartun9503
    @fartun95039 күн бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @halimohashi3176
    @halimohashi31768 күн бұрын

    walahay waa wax laga naxo wana xaqiiq warkasii

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83359 күн бұрын

    Sifiican iskuugu dila dheh xaraanta

  • @safiyamohamed7527
    @safiyamohamed75279 күн бұрын

    Sumhanallh waa calolxumo walaahi dhalinteena Alle ayaa umaqan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7339 күн бұрын

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah allaha kubarakeeyo

  • @anisoabdi9854
    @anisoabdi98549 күн бұрын

    Toosh bakahadalysa 2018 isla Minnesota waxa kawdhacaday laba wiil oo somali ah maqayad shaha lagu ibiyo waxy ku murmen aniga kaa horeey iyo igamadan horey sidi muran kadib wey is fereen midba wuxu watahy bistoolad sidibu ku toogtay

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y9 күн бұрын

    Illahayow noo gar gaar yaa rabti na nah xifdi

  • @Xasan-ng6zo
    @Xasan-ng6zo8 күн бұрын

    Ok

  • @yazzyy0__
    @yazzyy0__8 күн бұрын

    Walaahi xaqa ayaad ka hadashaa jizaakallah khayr waa dhibanahay noo soo ducee musibo ayaa nagu dhacday uu qabil ka mid yahay

  • @Kw58437
    @Kw584379 күн бұрын

    Haa warunta wa yab

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan59019 күн бұрын

    Lkn Tusha qof kuma dilay ama dhaxdi waxa kale ku jirana

  • @Yusara256
    @Yusara2568 күн бұрын

    Wlhi waxa laga xumadu

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis21999 күн бұрын

    Subxanalallah Inalillahi waina ileyhi raajicuun Ilahey haunaxariisto 😢

  • @amalidiris9641
    @amalidiris96418 күн бұрын

    wa runta sheikh wa cuqubada inagu dhacday dinti ilahaybaynu ka foganay..intad sheegtayna wanu wada nahay wadankina wanala wareegi dona..inaguna sida dunida dayacnan

  • @z-1il
    @z-1il9 күн бұрын

    Subhanallah

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri40469 күн бұрын

    waa xaahad degan laakiin Somali musuqmaasuq bay keeneen hadana dil bay ku dareen!

  • @Duqabto
    @Duqabto9 күн бұрын

    Asc wr wb ilmaha waxaa haya abo laan xata hadii lakalatagay abahuna waa tagay aboo allah soo hadeyo

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi7 күн бұрын

    Asaalamu Alleikum. Dhibkaan ilaah dhibkaanha naqa qaado. Hadii aan Somali nahay Diinta waxaan u haaysanaa DHAQAN nolosheena waxba ka ma dhasho.

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif51539 күн бұрын

    Baahidaas america may ka jirtaa toosh qof loo dilayo subxana allh

  • @shamcena7314
    @shamcena73149 күн бұрын

    Bisinka

  • @A.Muslim.girl.from.Yemen-
    @A.Muslim.girl.from.Yemen-9 күн бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i..i.i.. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛..;;،;&&&;&;/&&/)))(&😢😢🎉🎉😢;%&;&;;&

  • @user-sw8pv6uo8z

    @user-sw8pv6uo8z

    9 күн бұрын

    Ok

  • @shamcena7314
    @shamcena73149 күн бұрын

    Ma aaminsani calanka buluuga ah calan aan ahayn tolkaygana calan gaar ah ayey samayteen ee illahay ha isu keeno dadka yaga dadkeenuna wax ma wada qabsan karaan waayo wadani ma nihin

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad13539 күн бұрын

    Somali hadaan nahay waxan usamaysan nahay wax iska dhici iyo intii laguu gaysto 5 laqb gayso lkn waa gudaheena ee ma aha shisheeyaha aan somalida ahayn lkn nagulama tarbiyeeyo sabar

  • @dunka735
    @dunka7359 күн бұрын

    Soomaali hadeey nicmo ilaahay sii ay ku kuriyeen qabiil wax ha u taro iyo xaasinimo Soomaali masii giridoonaan hadii is qabawaayaan

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j9 күн бұрын

    😢scw

  • @Yusuf_Hunter1975
    @Yusuf_Hunter19759 күн бұрын

    Gabar 36 jir British ah ayaa hooyadeed iyo aabaheed dishey.😱😱😱

  • @omerhassan3041
    @omerhassan30419 күн бұрын

    Tani waa mooryaanimo hor leh oo aad u raqiisa! Waxaa wanaagsan in la toogto.

  • @Aadane1
    @Aadane19 күн бұрын

    500 bol oo Somali isku dili jireenay USA layimaden lakin waxay iloben sharci inuu ka jiro usa ee ayna ka jirin ianader iyo qabil ama diyo

  • @user-rr6ol1jj4r
    @user-rr6ol1jj4r8 күн бұрын

    hala xidho somali wax laga noxo mahin wa ayo dalkogibay dayecen somalida melkastin halagu dilo waxan ahay dalkoda

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan5229 күн бұрын

    Toosh ma aha waa camera bistolada lagu shiisho works lagu aadiyo😢

  • @FadumoFaysal-lq3hq
    @FadumoFaysal-lq3hq9 күн бұрын

    Asc

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi9 күн бұрын

    Sobhanall

  • @nuurismail3003
    @nuurismail30039 күн бұрын

    Anigu Somalia nin uu baraf kaqatay ayuu udilay xili kulay ahayd bosaaso

  • @user-sw8pv6uo8z

    @user-sw8pv6uo8z

    9 күн бұрын

    Ok

  • @osmanali8456
    @osmanali84568 күн бұрын

    Asc, wll waxaan kuu rajeynayaa khayr badan adduun iyo aakhiraba. Waalidiinta ayaa eedda ugu badan yeelanaya maxaa yeelay ilmaha haddii aan loo barbaarin sidii ay diintu sheegtay wax walba kafilo.

  • @saeedjama361
    @saeedjama3619 күн бұрын

    Asc brother mowduucaan waxaakasii daran kaniini daroogo ah oo ladhoho fentanol!!!oo dadkii baabiyay yar iyo wayn waana lagu dhintaa soomalida caruurtooda aad ayeey u cabaan xataa dad waawayn ayaa caba!!!!

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar86798 күн бұрын

    Sheeqan wuxuu kadhigeyaa warkaan inuu wax cusubyhy nimankii dhaley baa mar waliba sidaas iyo kaxun isku dilaan idinkaa role model waxaa u ahaa aabo awoowe adeer abti gacan ku dhiigle ah ama afkudhiigle ah ama uur ku dhiigle ah anaguna hadaan ku soo darsaney oo waxanhy komti kudhiigle Allah noo saqiro

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan80099 күн бұрын

    Shiiq mustafe walaal illaahey hanoo badbaadiyo duriyadeena meel kadta ooy joogaan tan kale sooshal miidiyahu wuu baabi iyey ilmaheena aniga ayeyna i haysataa abii axmed sow gartiis ma ahan markuu maalin kastauu ku jeesjeesayo soomaali asagoosoo taagan xoog baan ku qaadanayaa bada soomaaliya 😂😂😂😂😂

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas65369 күн бұрын

    Runti wa dhacdo xanun huwan Inad disho qof baniaadmi oo weliba Somali ah. Qurbo joog hadad tahay waxad arkaysa dhacdooyin ama aad maqlaysa Somali dilay Somali. Sababta waxay tahay wa dhalin aan ilaahay ku xirnayn Wana dhalinyarada aan ku xirnayn waalidkood.

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f9 күн бұрын

    Somali 🇸🇴 waa in lootaliyaa for really 😡😡😡😡😡😡⁉️⁉️🤔🤔🤔✌️✌️✌️✌️✌️✌️☝️🩸🇸🇴

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g8 күн бұрын

    LABADAAN WIL WAA AMA DAROOD AMA HAWIYE LABADAAN REER CUQUBA KU DHACDAY DHIBKA AY SOMALIDA KLE EE QABILADA KLE U GEESTEEN CUQUBADOODAA HAYSO

  • @Hasnktal
    @Hasnktal8 күн бұрын

    Waalid ku haduusan ilmihiisa uga sheekayn waxkasta oo dhib u keenaya hadii kale sifudud ayuu dambi kugali

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi69149 күн бұрын

    Waryaahee ileen qiima xumada somalidu way.u dhalatay .qiima.xumada.

  • @manaomar212
    @manaomar2129 күн бұрын

    cuquba ay waalidka soo galeen ayaa laga gooynayaa dhalinyaradaa Badbaadada waa inay waalidka hadey qofkale ay danbi ka soo galeen inay cafis weydiistaan

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan59019 күн бұрын

    Marku qori so qadanaye ayu is galaye maxa qori igaye dad ayu dil manis u baraye dilka

Келесі