NAJMA NASHAAD QALBI DUGSIIYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO

Музыка

Qalbi Dugsiyoow
Eriyadi: Abdiqani gadhka
Laxanki: Nabiil Bulle
Music: Mustafe karama
Director : caydurus Mali boi
Video production : Y3A
COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL

Пікірлер: 1 400

  • @NajmaNashaadOfficial
    @NajmaNashaadOfficial3 жыл бұрын

    Dhamantinba aad ba uu mahadsantihin sida mar walba ii garab tagan tihin inta ii jeceshihin iin ba badan ba idin jecalahay #TEAM_NAJMA_NASHAAD Love you all ❤️

  • @zakiabdimuse7137

    @zakiabdimuse7137

    3 жыл бұрын

    jcelkeygi

  • @namashabani7462

    @namashabani7462

    3 жыл бұрын

    Acha bwana sikia kidogo utamu

  • @calicommoncilmiyuul3320

    @calicommoncilmiyuul3320

    3 жыл бұрын

    Sideed uarag taa comatida aan bixiyay jacaylka ihaayo dawo maloo hayaa heestan way ijiidatay yà huuno

  • @cilmiboodhari4776

    @cilmiboodhari4776

    3 жыл бұрын

    Najmoy maxa tiima habaynkaste riyaan kugusoo salaaama iibal wax idheh 🤣🤣🤣🤣🤣 just jokes

  • @aadancabdilaahi2417

    @aadancabdilaahi2417

    3 жыл бұрын

    NAJMA NASHAAD aad ayaan kuu taa geeraa💚💛💜💓💔

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms3 жыл бұрын

    Ereyada gadhka 🙌🏻Laxan & cod dahab ah 💯horey u soco Najma Nashaad

  • @NajmaNashaadOfficial

    @NajmaNashaadOfficial

    3 жыл бұрын

    Tusmo Films Thank u Brother

  • @jamajokar

    @jamajokar

    3 жыл бұрын

    M.a guuleysta Tusmo films

  • @farxaanxasan6954

    @farxaanxasan6954

    3 жыл бұрын

    @@NajmaNashaadOfficial boqrda codka🥰

  • @daahagaas8004

    @daahagaas8004

    3 жыл бұрын

    Heestan Malinti Waxan dhegeysta ilana 20 Jeer

  • @yaxyecafiif3008

    @yaxyecafiif3008

    2 жыл бұрын

    Vvb

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye68263 жыл бұрын

    ilahay qawlka xaqa ah ha ina wafajiyo musuqan iyo macsidana alle ha inaga soo hadeeyo Aamin ta raaciya kolay dad ehlu diina waad tihiiine😍😍😍😍

  • @nuuracabdi6161

    @nuuracabdi6161

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @cawildiiriye6826

    @cawildiiriye6826

    3 жыл бұрын

    @@nuuracabdi6161 subcrib3 na raaaci wll

  • @dahabodala8825

    @dahabodala8825

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @secretstar8830

    @secretstar8830

    3 жыл бұрын

    Aaamiin

  • @fossomar9382

    @fossomar9382

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter3 жыл бұрын

    Muqaal iyo hees cajiib ah 🔥🎥

  • @mohauk9457

    @mohauk9457

    3 жыл бұрын

    Waa lagu cunaaa yaxya

  • @ckrashkacade7478

    @ckrashkacade7478

    3 жыл бұрын

    Ama kusiigeysatay zxp

  • @aliomar3625

    @aliomar3625

    3 жыл бұрын

    Heesta kan ayaa ku dheleyo wlhi

  • @abdizametalihazzan9151

    @abdizametalihazzan9151

    3 жыл бұрын

    Waa idin sugaynaa Adi Io kashka reaction ❣️👍🏽

  • @qalliabdi4630

    @qalliabdi4630

    3 жыл бұрын

    Wn ku sugeen racshankaa

  • @blackdiamond6156
    @blackdiamond61562 жыл бұрын

    ماشاء الله صوت ممتاز وموسيقى جميلة جدا بالرغم من أنني لا اتحدث اللغة الصومالية لكن احس كانني افهمها شكرا نجمة شكرا احبابنا واخواننا شعب الصومال الطيب اخوكم من السودان 🇸🇴🇸🇴🇸🇴السودان🇸🇩🇸🇩🇸🇩

  • @Carfoon

    @Carfoon

    2 жыл бұрын

    🇸🇩❤🥰

  • @alimumin2641

    @alimumin2641

    2 жыл бұрын

    ❤️❤️

  • @iqlasubeid707

    @iqlasubeid707

    Жыл бұрын

    ولنا بالمثل نحبكم في الله تحيا السودان 🇸🇴🇸🇴

  • @abdirizakhassanomar3712

    @abdirizakhassanomar3712

    Жыл бұрын

    ماشا۶ اللہ

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj

    @KeyCAbdirizakh-qb8uj

    7 ай бұрын

    She's Our Singer Najma Nashad thanks to all Sudanese ppl

  • @umalkhayraxmed5921
    @umalkhayraxmed59213 жыл бұрын

    Najma quruxsan inta makeup l'aan jecel isku kalsoon ismujiya😍

  • @umuaisha694

    @umuaisha694

    3 жыл бұрын

    Kalsoonid halkaye joogta waab is cadiysa ,🤣🤣🤣🤣

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm3 жыл бұрын

    Hadaa daawanaysid adigoo jiifo comentiyadana aqrinaysid bal dhoolacadey like-tana dhac kusii😂😂😂😂🤗🤗🤗

  • @shukrisiyad4791

    @shukrisiyad4791

    3 жыл бұрын

    😁😁

  • @jammasaedmoha6146

    @jammasaedmoha6146

    3 жыл бұрын

    hhhhh

  • @ethiopiachanel5233

    @ethiopiachanel5233

    3 жыл бұрын

    💪💪💪

  • @aamiinapdilaahi5807

    @aamiinapdilaahi5807

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @engmuuseofficial1519

    @engmuuseofficial1519

    3 жыл бұрын

    😁😁😂😂😂

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial71663 жыл бұрын

    The one and only dear sist najma nashaad

  • @iqroahmedcartan8705

    @iqroahmedcartan8705

    3 жыл бұрын

    Wall qalid add ku xiseya waxan jeclahy i.a aroskeyga ina libin wen ka qadato wall 😍🙏🙏🙏insha allah

  • @updiwaduud1163

    @updiwaduud1163

    3 жыл бұрын

    Everything I can get it to you and your dad and your mom are you roe me know what you decide and I can get you and your mom and I are going and your family have a to type lol I can use my goodness I'd be happy

  • @updiwaduud1163

    @updiwaduud1163

    3 жыл бұрын

    Etc I can get you and your mom and I y I don't have a to type everything else is good morning 🌞 you to get out and your dad and your mom are enjoying your day so far I don't know if y I was waiting for you to get you and your mom and your mom are yours it and your family are doing well if you and your dad ❤️

  • @husseinfadhil2423

    @husseinfadhil2423

    3 жыл бұрын

    @@updiwaduud1163 what do you mean?

  • @niicle_poi609

    @niicle_poi609

    2 жыл бұрын

    @@iqroahmedcartan8705 wllo Ciwan kii khaalid kaamil maaha Ee Fege

  • @FayselAli
    @FayselAli Жыл бұрын

    Najma Nashaad waxay si rasmi ah u gashay Fanaaniinta classics lagu tilmaamo oo waligeedba hoos uma dhacayso, calashaan waa LEGENDARY. Much love and respect from MINNESOTA, USA

  • @ritagaraad8212
    @ritagaraad82123 жыл бұрын

    Wn ujeeda inad commenti-gyga akhrinyzid ado aamuzan ee like saar haday runtahy👇😂

  • @cawildiiriye6826

    @cawildiiriye6826

    3 жыл бұрын

    maye anoo sugaysanaya ayaan akhriyayaa

  • @xamdiaxmed7205

    @xamdiaxmed7205

    3 жыл бұрын

    Ano hadla man aqrin lahay marka😘

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂KZread FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber

  • @Footballchannel-fd9is

    @Footballchannel-fd9is

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @ritagaraad8212

    @ritagaraad8212

    3 жыл бұрын

    @@macaaneeyahmed aad io aad tnx qruxey🥰🥰🥰

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi78693 жыл бұрын

    Ma muuqalkan daawada Ma muusigan kuraxeystaa Ma erayadan dhegaystaa Najmo nashaad &Y3A 🔥🔥🔥 Another level super hit🤟🤟

  • @umufaatimaandfartuun177

    @umufaatimaandfartuun177

    3 жыл бұрын

    Subxannallah wll music haku raxysan

  • @susu-ob8kh

    @susu-ob8kh

    2 жыл бұрын

    MAA najmaa nashad Ayan dawada Ku dar

  • @burhaanabdi7869

    @burhaanabdi7869

    2 жыл бұрын

    @@susu-ob8kh waa kaa tufay😂😂😂😂

  • @apdirahmanawad2666
    @apdirahmanawad26663 жыл бұрын

    Wll hadad sogashid mesha plz nabiga kusali scw ❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi3 жыл бұрын

    Laxanka Heeztu is on Fire 🔥🙆‍♂️ Najma NazHat Vs NabiiL Bulle 💯🤍

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION3 жыл бұрын

    Somali Queen in the making 🤟🏿✌🏿

  • @sharuuyoung8726

    @sharuuyoung8726

    3 жыл бұрын

    King of africa

  • @fardowsobeauty8676

    @fardowsobeauty8676

    2 жыл бұрын

    Africa music to the word

  • @hodosalah1775

    @hodosalah1775

    2 жыл бұрын

    facts my in law

  • @flygulag3510

    @flygulag3510

    2 жыл бұрын

    @@sharuuyoung8726 ???

  • @ikramabdihussein4460

    @ikramabdihussein4460

    2 жыл бұрын

    Stay away from somalis uuugh you everywhere umbwaa wwe

  • @mohamedbashir1772
    @mohamedbashir17723 жыл бұрын

    Wllhi aduunka waxa iigu farxad badan gabar somaliyed oo faraxsan markaan arko allow gabdheheena bahalada inooga qabo ♥♥

  • @nimciishnalka2775

    @nimciishnalka2775

    3 жыл бұрын

    Aamiun wll thanks❤

  • @nemohlaamaj6294

    @nemohlaamaj6294

    3 жыл бұрын

    Aamiin tnkz wlkyow

  • @fatumamohammed2047

    @fatumamohammed2047

    Жыл бұрын

    Amin ♥️🥰

  • @katana.echaro
    @katana.echaro4 ай бұрын

    I like the part she repeatedly sings "duni duni duni duni" very melodious.😊

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg3 жыл бұрын

    Ale ha dhawro intay inan qurux iyo qaayo leedahaa Ale siiyee qosol keedaan wax loo dhigaaba jirin m.a

  • @jihaanadam2038
    @jihaanadam20383 жыл бұрын

    Wow fanaand kaliy oo isku kalsoon ina bilaa mekup ku qorxoon tahya ila argtey like dhac ku siiy

  • @muminadahking5234

    @muminadahking5234

    3 жыл бұрын

    Way marsata makeup wanay badiin un ya ku dhahay ma marsato kalsoni maxad y taqana mida kale jahil nimada kala tag mesha

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq74333 жыл бұрын

    Hibo weeye sowdkuye Saylad lagama iibsado Najma nashaad waa Fannanad buuxda🎯✌

  • @ducoofficial
    @ducoofficial3 жыл бұрын

    Shuruud kugu xidhimaayo dad nimadaada iigu saar😍

  • @zuzanrashid7832

    @zuzanrashid7832

    3 жыл бұрын

    Waku sary wll qar bdn oo nabiga ku gabada bad dhanta

  • @notifications8569
    @notifications85693 жыл бұрын

    The frist non-somali watching these song my be 😂😂 Love to Somali communities from Malaysia 🥰

  • @fuadhussein3750

    @fuadhussein3750

    3 жыл бұрын

    Hahaha somali claiming to be non somali. Fun. Thanks anway

  • @abdikadirahmed5868
    @abdikadirahmed58683 жыл бұрын

    MARKEY 10M GAADHO BAA NOO BALAN AH NAJMA NASHAAD ALWAYS THE BEST FEMALE SINGER ❤🥰

  • @caabicabdiraxman5641
    @caabicabdiraxman56413 жыл бұрын

    Natural beauty with natural voice amazing najma nashaad 😍

  • @user-bt6vb6fr9c

    @user-bt6vb6fr9c

    7 ай бұрын

  • @CabaasHolciye
    @CabaasHolciye2 жыл бұрын

    Muusiga heesta, ereyadeeda, codka fanaanada qaaliga ah ee Najma Nashaad iyo Muuqaalkuba waa ashqaraar. Heestan oo kale waa kuwa sababaya in fanka baaqi lagusii ahaado. Kor ahow Najma-y.❤

  • @n.alfaawi4741
    @n.alfaawi47413 жыл бұрын

    NAJMA NASHAAD IO SHADIYA SHARAF RAGA AMAANTODA MEEL BAY ISKA DHIGEEN🥰💯💖✊😄

  • @Fatwa7992
    @Fatwa79923 жыл бұрын

    Najma nashaad waa fananada ugu shidan fananita inta og like dhac dhac

  • @abdullahiabdiwali7365

    @abdullahiabdiwali7365

    3 жыл бұрын

    Thnkiz

  • @adbadiyohh6380
    @adbadiyohh63803 жыл бұрын

    Waw muqaal shidan iyo muqdisho oo qurxoon m.a allow muqdisho nabad ka dhig🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @josephwilliam5749
    @josephwilliam57493 жыл бұрын

    Iam from 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 I like somali music.

  • @ahmedmoktar
    @ahmedmoktar3 жыл бұрын

    Najma Nashaad maanta waa ay ila shaqeysay oo codkeeda baa ku shaqeynayey Thanks Abbayo.

  • @Afisa543

    @Afisa543

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂lacagta ey kula shaqeysay wax ka sii inanta😃

  • @mohameddige8715
    @mohameddige87153 жыл бұрын

    Woow hees heesdhaftay in nabacaadimaaha waahees iyo bar Inta iguraacsan LIKE hasaarto

  • @mahdi.official.
    @mahdi.official.3 жыл бұрын

    Meesha wan uga jeeda my dhigeega bakar Ali dobio keep going my wallkega ✌️✌️✌️✌️

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul73393 жыл бұрын

    allow xamar noo barakey quruxda mogadisho cadey bal eega najma nashaad ❤

  • @xarizpotan856

    @xarizpotan856

    3 жыл бұрын

    Muqdisho mahan waturki

  • @fataxsaid2372

    @fataxsaid2372

    3 жыл бұрын

    Waa muqdisho turki hadayba tagtee backgroundka ma aragti miyaa waa muqdisho 🤨

  • @dheymanluul7339

    @dheymanluul7339

    3 жыл бұрын

    @@xarizpotan856 turki aaa mogadisho waaye waliba intaa lagaarin jaziira Beach

  • @xarizpotan856

    @xarizpotan856

    3 жыл бұрын

    @@dheymanluul7339 wlhi dheh waxa uqabeY turksh omeYsan adinmiYaa najmo nashaad

  • @dheymanluul7339

    @dheymanluul7339

    3 жыл бұрын

    @@xarizpotan856 wll waa mogadisho walshey dhulkeena hooyo wax ka qurux badan malahan allah nabada hanoo siyaadiyo Amiin

  • @hafsasharifmohamed4406
    @hafsasharifmohamed44063 жыл бұрын

    Ma muusiga 🎹 Ma laxanka😍 Ma muqalka🥰 Ma erayada🔥🔥 Ma najma oo shumac Businesa🧕✨💥💥 👑👑Queen farxad Ku nolow❤️❤️❤️

  • @Eproz
    @Eproz2 жыл бұрын

    Music and voice are absolutely beautiful and amazing 🤩 I’m first person who sport Najma Nashad.

  • @jamalabdirisaq7220
    @jamalabdirisaq72203 жыл бұрын

    hadiiba aan arooskayga hees laga shidaayo heesaha waxaan ahayn ka socon maayaan kkkkk singer of the year keep going najma

  • @abdillahigibzon7772
    @abdillahigibzon77723 жыл бұрын

    Muuqaal sidan🔥 Hees shidan Najma nashaad onather world 1M views marky gaarto halkn igu soo mar👍

  • @kichakip2606
    @kichakip26063 жыл бұрын

    I AM IN LOVE WITH THIS GIRL SHE IS NATURAL BEAUTY👌

  • @gabileyboy1515

    @gabileyboy1515

    3 жыл бұрын

    ader yaaa jeclow ku dhahay ninbay naagtiisa tahaye

  • @nicimaxarie2257

    @nicimaxarie2257

    3 жыл бұрын

    way is cadysa

  • @gabileyboy1515

    @gabileyboy1515

    3 жыл бұрын

    @@nicimaxarie2257 xaasidnimo may kaa tahay bal sawirkaaga nala wadaag aan adna ku eegneee

  • @kg6987

    @kg6987

    3 жыл бұрын

    @@nicimaxarie2257 xasiidad

  • @kichakip2606

    @kichakip2606

    3 жыл бұрын

    @@nicimaxarie2257AF LAGAADA IYO XAASID IMADA IYO MASEERKA JOOJI NACAS YAHAY ILAA IYO MAALINKAY 9 YEARS OLD JIRTEY WAAN AQAANEY NAJMA NASHAAD

  • @mohamedahmedhassan8233
    @mohamedahmedhassan82333 жыл бұрын

    Fananimo kuma qurux badnid mash Allah wa dadki meel ladhiganeye agaha daahab lo sudhyey from Djibouti 🥰

  • @marianor4588
    @marianor45883 жыл бұрын

    Everthing hezta ah muzic erayada muqalka quruxda najma intapa wa 100% no makeup wn ku wataa wlhy❤

  • @liibaanabdulaahi1910
    @liibaanabdulaahi19103 жыл бұрын

    Hdaad adigoo heesta dhagesanayo aa comment aragtey like jag Lee kusii

  • @Arweelo
    @Arweelo3 жыл бұрын

    Gabdhaan habaryarta u nahay haloo kaco🔥♥️

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo2 жыл бұрын

    qoftaan way shidan tahay.. HIT music after Hit Music Video!! Baddest Somali Pop Artist Najma Nashaad

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Жыл бұрын

    The king of Melody Nabiil Bulle walhi Laxankaan caadi maaha 🔥

  • @xeefo
    @xeefo3 жыл бұрын

    I can’t wait 😊 NAJMA NASHAAD

  • @Shamuure.officially979
    @Shamuure.officially9793 жыл бұрын

    I am first person i hope heestaan iney waxkale tahy ee liketa iska reep

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed3 жыл бұрын

    Najma nashaad gabadha kaliyee isku kalsoon bilaa mekaup waan ku wata wllh qalbiyey ❤❤❤

  • @aasiyaibrahin2993
    @aasiyaibrahin29933 жыл бұрын

    Qosolkeda waxkale ah Masha allah boqorada quruxda Ilxun kuma aragto

  • @najahqueen2629
    @najahqueen26293 жыл бұрын

    Heestan waxay u eeg tahay hestii ay wada qadeen khadar kenyow iyo xaliima gobad

  • @salaxyareofficial1007
    @salaxyareofficial10073 жыл бұрын

    Walee cod hadii bilad lagu qaadan lahaa adaa kuu siin lahaa queen queen najma nashaad❤❤🙏

  • @biliseeintalaamboo8224
    @biliseeintalaamboo82243 жыл бұрын

    I am from oromia wow best music ❤👍🙏

  • @egas3542

    @egas3542

    Жыл бұрын

    I like oromo pple sister. Am from Somali,Canadian.

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    9 ай бұрын

  • @daaawahchannel6515
    @daaawahchannel65153 жыл бұрын

    Most underrated musian and also my fav musician.... with time you will make it... wankuwataa keep going sister 💚💚💚💚♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏

  • @fuadhussein3750
    @fuadhussein37503 жыл бұрын

    Wooow najma nashaad Gabadha kaliya fanaaninta jiilkan aanka taagero. Music 100% Cod ish caleeyk🥰🥰 Muuqal waqti badhan la galiyey😘😘

  • @ibraahimabuukar8565
    @ibraahimabuukar85653 жыл бұрын

    our beautiful city of mogdisho and its beautiful najma nashaad

  • @suleimanmohamed1277
    @suleimanmohamed12773 жыл бұрын

    Nafteyda Dagan iyo daciifka jiro galbiga dugsiyoow.......Rabi nolol duni ildaran kahaaaaaaaaaaii.......

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki17873 жыл бұрын

    Fanaanada duriyada najma nashaad duriyadii 💯👌👌✌❤

  • @Calanle

    @Calanle

    Жыл бұрын

    kkkkkkkkkk kali maha

  • @hary0102
    @hary01023 жыл бұрын

    Hada anigoo dhagaysanaya heestii ahayd jacaylka anaa xanbaara, ayeey ii soo dhacday fariinta ah heestan ineey premiere tahay waana sugi la ahay.

  • @marshal_mazar
    @marshal_mazar Жыл бұрын

    nice music love from Afghanistan 🇦🇫

  • @zuweysmohan7341
    @zuweysmohan73413 жыл бұрын

    Heestan waxay music waxay uga egtahy heesta Khalid kamil iyo malyun maka jabkaad iga bayrisaa❤️🔥

  • @cubeidmohamed7612

    @cubeidmohamed7612

    3 жыл бұрын

    Yh

  • @zuweysmohan7341

    @zuweysmohan7341

    3 жыл бұрын

    @@cubeidmohamed7612 haa

  • @cadeymuu7

    @cadeymuu7

    3 жыл бұрын

    Hal nin aya tumAy

  • @bilecabdi395

    @bilecabdi395

    2 жыл бұрын

    Wab kula arkey wlhi nabiil bulle MusicTumaya

  • @jamiloabdiwahab750
    @jamiloabdiwahab7503 жыл бұрын

    labo weak 600k waxkale ❣

  • @shinecade1145
    @shinecade11453 жыл бұрын

    Najma nashaaad best wllhi Team nashaaaad hadaa Comontig aqrineesid cafimaad iyo Cimri dheer idin. Leehy🤦‍♂️❤️❤️

  • @secretstar8830

    @secretstar8830

    3 жыл бұрын

    Aaamiin

  • @amuunwarsame9604

    @amuunwarsame9604

    3 жыл бұрын

    Aamen😪🤲

  • @usamaupdykariim0013
    @usamaupdykariim00133 жыл бұрын

    Qurx bdna inantu💋💟 Mcn bdn isosheg maherkaga waa meqa Sax iyo qalad ana kuguqadhana🤞💪

  • @abdiwaliahmed7

    @abdiwaliahmed7

    2 жыл бұрын

    wwwww m.a m.a 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤭🤭🤭🤭🤭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 najmo maacato Abayo www 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdicasiisxuseen7182
    @cabdicasiisxuseen71822 жыл бұрын

    I am fans of Najma nashaad Actually natura voice with Natural Beaty And Best song keep going Najma

  • @ahmedabdalla5933
    @ahmedabdalla59333 жыл бұрын

    Esh calaa hees esh calaa jaziira meel qurux badan oo soo jiidasho leh Najmo nashaad marar kale xamar waan kugu soo dhaweyneynaa wllo

  • @yaxyemaxamedt334
    @yaxyemaxamedt3343 жыл бұрын

    Najma nashaad gabadha kaliya aan tagero

  • @usameabdiwahaab5160
    @usameabdiwahaab51603 жыл бұрын

    Najmo gurux badan 😄😁😄😁

  • @usameabdiwahaab5160

    @usameabdiwahaab5160

    3 жыл бұрын

    Q

  • @browningibrahim866

    @browningibrahim866

    3 жыл бұрын

    Gurux Kulaha Wara oromo miya tahay

  • @nicimaxarie2257

    @nicimaxarie2257

    3 жыл бұрын

    @@browningibrahim866 😂😂😂

  • @abdullaahicowl6899
    @abdullaahicowl68993 жыл бұрын

    Hestu waa wx kale miraheedu iyo erayduba, video editor inaba caadi mahn, 'Najmo labiskeeda iyo qoob ka ciyaareedkuba waa 👌 Ninka dhlin yarada oo actrkaaase lama hysto hesta qoob ka ciyaareedkiisu waa ebar, Dhiiranana ma jirto, Hestan marka waxan ku qeymeyy 100/100 iney tahy top music 👌👌

  • @salah9444
    @salah94443 жыл бұрын

    What a beautiful song lady and music video..it’s mwaaah♥️♥️🇸🇴👏

  • @dabayl772

    @dabayl772

    2 жыл бұрын

    🇸🇴💩🇸🇴💩

  • @queenesra5409
    @queenesra54093 жыл бұрын

    MANSHA ALLAH NAJMA NALKA ADUUNKA MCNTO NOLOL WARTA ABIID ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱

  • @hamdalaki1787

    @hamdalaki1787

    3 жыл бұрын

    Wa naag somaliland ah

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari47763 жыл бұрын

    Qurux dabiici ah billaa make up masha Allah. Galkaio isku xafad ahayn maanan aqoon jaanis ayaa halkaas igu dhaafay. Iisoo tacsiyeeya 🤣🤣🤣🤣

  • @iam_pretty_girl

    @iam_pretty_girl

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @ozakediamond2670

    @ozakediamond2670

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cilmiboodhari4776

    @cilmiboodhari4776

    3 жыл бұрын

    @@ozakediamond2670 😥😥😥🙄🙄🙄

  • @cilmiboodhari4776

    @cilmiboodhari4776

    3 жыл бұрын

    @@iam_pretty_girl 😥😥😥🙄🙄😤😤

  • @QosolQarax

    @QosolQarax

    3 жыл бұрын

    Iga wale inlaguu tacsiiyo waad is taahishaa😂😂

  • @abduwkill3485
    @abduwkill34853 жыл бұрын

    Love u najma waxaan la yabay kuma najma dhis liketa saraya gacanta idin goaday insha allh najma wllo fananadena hore hore hore wllo🎁❤️from sweden

  • @aswaansacid9995
    @aswaansacid99953 жыл бұрын

    Eyy hees shidan😩❤️inta kaheshay like isara😍

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed2 жыл бұрын

    Definition of talent najma nashaad queen of codadka macaan ❤️

  • @nazteehanaziha2723
    @nazteehanaziha27233 жыл бұрын

    Naftyda dagniyo io Daciifka jirow qalbiga dugsiiyow idaaldalow rabi nolol duni ildaran kaahay fov wlhi heestaN

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke37973 жыл бұрын

    maandeeq yurub geenyo next oure Queen is Najma Nashaaad

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Жыл бұрын

    🔥 Heestani aadbay u mcn tahy, Midhaheeda laxanka iyo muuqaalkuba aadbay iso jiiteen. Qof kastoo fanka yaqaanaana wuu garan karaa heestan qiimaheeda ❤️ Mahadsanid Najma Nashaad ❤️

  • @yahyeyousuf4553

    @yahyeyousuf4553

    Жыл бұрын

    Xaqiiq wax garad☆

  • @cabdirashiid8860

    @cabdirashiid8860

    Жыл бұрын

    Realyyy

  • @faatmaahmed8833

    @faatmaahmed8833

    Жыл бұрын

    @@yahyeyousuf4553 fjdgsksj

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel75943 жыл бұрын

    waaw cadi maha baf baf

  • @rahmarouhi3023

    @rahmarouhi3023

    3 жыл бұрын

    Waiting your reaction Inaderooo♥️✌

  • @shankaroonaden2275

    @shankaroonaden2275

    3 жыл бұрын

    Waxan sugnaaba wa reactionkaaga shoodhe❤️❤️

  • @ahmedyazien9182
    @ahmedyazien91823 жыл бұрын

    Cawale dayer FiQulipna😊

  • @zakiikayoow4202
    @zakiikayoow42022 жыл бұрын

    Hees aad u mcn iyo biid qalbiga uroon iyo eryo mlp ku dhehan keep going Najmo nashaad🧕❤️🥰

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad3 жыл бұрын

    The Queen Of The Century 16-JUNE-2021🎧💖👏.

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny43323 жыл бұрын

    Wiil Gabar Sowato Arki Jirnee 🤣🤣Hada Gabar Wiil Sowadato Si Eey Hees Ugu Qurxiso Miyeey Mareysaa

  • @nimciishnalka2775

    @nimciishnalka2775

    3 жыл бұрын

    Score kaas najmaa jabisay😂

  • @HALYEYMEDIA

    @HALYEYMEDIA

    3 жыл бұрын

    Shaqadaas director-ka ayaa iska leh ayada shaqa kuma laho

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂KZread FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber

  • @abuudi1080

    @abuudi1080

    3 жыл бұрын

    🤣😂😂😂

  • @princemoe-yussuf

    @princemoe-yussuf

    3 жыл бұрын

    Haa dee naag nin marku kaag muuqdo ayay si fcn usii nuuurtaa😂😂

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics17203 жыл бұрын

    Hees Iyo Bar 100% Cod Macaan 100% Video Habeyn Badan Marey 100% muqaal Soo Jiidasho Leh

  • @abdirahmanzurach5003
    @abdirahmanzurach50033 жыл бұрын

    Heestu eaa hit balse voicerecordka ayaa ia yar xun hadii soomalilnad lagu duubi lahaa inaba caadi may noqoteen micnha voicerecordka balse waa isla meeshii uun😘

  • @YahyeAhmed-fn5vp
    @YahyeAhmed-fn5vp7 ай бұрын

    ❤Muqaal ajeba iyo hees badh🎉

  • @diiriyeoffical8424
    @diiriyeoffical84243 жыл бұрын

    Najmo nashad 100 geel u qalanto 🥰👈

  • @dhirigaliyechannel1495
    @dhirigaliyechannel14953 жыл бұрын

    Esh calaa hees quruxley al fanaan najma nashaad keep going 🥰🥰🥰😍😍😍😘😘

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd81033 жыл бұрын

    Quruxdii hore ayey wadataa yarta mansha allah najma yar

  • @rashidibrahim4990
    @rashidibrahim49903 жыл бұрын

    Eriyadaa 💯 Laxanka 💯 Music💯 Codkaa💯 Labiska💯 Wanku wataa najma nashaad Quruxeey Rabi nolal duni daran ka haay

  • @Abdul-ls1uy
    @Abdul-ls1uy3 жыл бұрын

    Naagta ugu kalsoonida badan bilaa Make-up ❤️

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man19262 жыл бұрын

    She is so cute and really amazing najma in the building💙👸

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet88263 жыл бұрын

    Najma nashaaad Fanaand ruuxiya

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe71953 жыл бұрын

    #Hees dad baddani ay ku fara yareysteen💯💥❤; #Nabiil Bulle #M.karama #Y3A.

  • @konshenzhk2099
    @konshenzhk20993 жыл бұрын

    Waku Wata 💪👸❤ Layaab Layaab Najma Nashaad

  • @sumayaahmed6445
    @sumayaahmed64453 жыл бұрын

    Bilaa make up saan loo shidan yhy gabdho m.a kolsoonida badsada🤗🥰

  • @abduwkill3485
    @abduwkill34853 жыл бұрын

    Ilahaw cimriga ku dhere najma nashaad wlhy wllo wan iska kaaa jclhy Marka an shaqada ka imaado adoonbaan ku dhagaysta san hablaha somaliyed ee arabta daba yaca an u nacayo najma nashaadd ayaa i dajisa hore u soco heeso macan kaga fadhiya hes ad ledahyna ima dhafto

  • @sharuuxilwa2428
    @sharuuxilwa24283 жыл бұрын

    Kumanti aqris aa ku wareeray tschüss Nashadeey

  • @abdifatahabdirahman6595
    @abdifatahabdirahman65953 жыл бұрын

    Keep going my sister queen Najma nashaad 🥰😍💯✋

  • @haykaljay6549
    @haykaljay65493 жыл бұрын

    Go forward wllshy

  • @MonaMuhudin.
    @MonaMuhudin.3 жыл бұрын

    Laxankan iyo music 🎵 waa nabiiil Bulle yaa ila fahmay

  • @gulledabdirashead5544

    @gulledabdirashead5544

    3 жыл бұрын

    Nabil buule😂

  • @hsss698
    @hsss6983 жыл бұрын

    Really i like songs from najma nashaad 💚

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial58353 жыл бұрын

    Qalbi Dugsiiye Inta U Jeeda Inuu Yhay cawale Dayr like✌

  • @nimciishnalka2775

    @nimciishnalka2775

    3 жыл бұрын

    Sootay kala tageen ninkaas

Келесі