NAJMA NASHAAD HADA HAA OFFICIALL MUSIC VIDEO 2021

Музыка

Lyrics :Abdiqadir Qalinle
Melody:Nabiil Bulle
MUSIC : A/Wali Furnile
Camera and Edit by Idiris Dabcasar
Manager :Taslim
Dance : Anshax Band
Production:Waqal studio
COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL

Пікірлер: 1 700

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION2 жыл бұрын

    Queen 👑

  • @xafsahani8628

    @xafsahani8628

    2 жыл бұрын

    L

  • @khadraqawdhan2541

    @khadraqawdhan2541

    2 жыл бұрын

    Queen🥰😘

  • @marwaladan8226

    @marwaladan8226

    2 жыл бұрын

    Hada haa najmanashaad kep goin

  • @zamzamismail7278

    @zamzamismail7278

    2 жыл бұрын

    @@xafsahani8628 restarts

  • @zamzamismail7278

    @zamzamismail7278

    2 жыл бұрын

    @@xafsahani8628 and ķ

  • @hosowpro
    @hosowpro2 жыл бұрын

    Hadda Haa Waan Daawaneynaa 😀

  • @SaajinMuse

    @SaajinMuse

    2 жыл бұрын

    Sharaf aaa ledahy Ebow 🤣🤣

  • @yusrafaysajaamac3426

    @yusrafaysajaamac3426

    2 жыл бұрын

    Hada haa waa kuujeedna hoosow hhhh

  • @qadracabdi4554

    @qadracabdi4554

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣hadda haa waan kuu jeednaa hosow

  • @MOHANAHMED3030

    @MOHANAHMED3030

    2 жыл бұрын

    Hada haa waxa lasuga waa hosow

  • @shaymaadam8708

    @shaymaadam8708

    2 жыл бұрын

    Hada Haa wn ku arkaa😂😂😂

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle49562 жыл бұрын

    Waa layaabay. Hore u soco #Najma_Nashaad #HADDA_HAA #TeamNabiil ismuujiya 😂😂

  • @NajmaNashaadOfficial

    @NajmaNashaadOfficial

    2 жыл бұрын

    Hada haa

  • @sabirinmaxamed46

    @sabirinmaxamed46

    2 жыл бұрын

    Hda haa

  • @samaale200official8

    @samaale200official8

    2 жыл бұрын

    @@NajmaNashaadOfficial najima hada haa maxaad ula jeeda heestan miyaadan filtarka iska marin mise waa lagu xaday

  • @maxedxuseenaxmed2805

    @maxedxuseenaxmed2805

    2 жыл бұрын

    Laxankaga waali waa

  • @ilhaangalbeyte2643

    @ilhaangalbeyte2643

    2 жыл бұрын

    Najmadeydi💖❣ coda kuku dhamady wlhi😘

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Жыл бұрын

    After 1M uu Gaadhay asad ayaan Si Dhab ah U soo Raadiyay Hada Haa🔥😂❤️🙏

  • @cwaduudmarcos6483

    @cwaduudmarcos6483

    Жыл бұрын

    Anba sxp😄😄😍

  • @sumayoaxmed3331

    @sumayoaxmed3331

    Жыл бұрын

    Ani cml Hada haa team 27😂

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz7589 Жыл бұрын

    Asad hagio heestaan i jeceleesiiyay 🥰

  • @ahmadqadar7063

    @ahmadqadar7063

    Жыл бұрын

    Same inta hore bas😄

  • @mohamedbozz3199

    @mohamedbozz3199

    Жыл бұрын

    Aniga xitaa kula mid ayan ahay asiga ayan ku bartay

  • @adnaelmi9023

    @adnaelmi9023

    Жыл бұрын

    @@ahmadqadar7063 ñń

  • @dekowali8907

    @dekowali8907

    Жыл бұрын

    Asad ilaha Inan dagesti xestaaan

  • @fihiimaaadan1155

    @fihiimaaadan1155

    Жыл бұрын

    @@mohamedbozz3199 pikkjhhhkooooooi12233r568999llp0 Fpppppppppouyyyyfeww ww1eeypp000998765432 21ppppoooiiuùyttrþþtreew qllllkkolllkgdallkjhggggfdsaammmmmm

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Жыл бұрын

    DankA ASAD HAGIO ayaan kasocda HADa HAA 😂😂

  • @barwaqocaday7066

    @barwaqocaday7066

    Жыл бұрын

    Najamahnajahad

  • @barwaqocaday7066

    @barwaqocaday7066

    Жыл бұрын

    Najamahnajashaahd

  • @Thegreatestofalltime1998

    @Thegreatestofalltime1998

    Жыл бұрын

    Anixitaaa

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Жыл бұрын

    From Asad Hagio ❤🙏

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Жыл бұрын

    Asad hagio ayaa heestan I jeclaysiyey 2023 like ii Saar hadaad iga dambayso 🙏🏻🥺❤️

  • @maxamedcabdi9500

    @maxamedcabdi9500

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bi4sd8ym5e

    @user-bi4sd8ym5e

    Ай бұрын

    😂❤

  • @SafiyaBihi

    @SafiyaBihi

    8 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo2 жыл бұрын

    Fanaanada hargeisa u horaysa walee kabtaada lama gashado najmadayda💋💋❤❤❤👏🏾👏🏾👏🏾

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial71662 жыл бұрын

    Wow laga yaab the one and only najma nashaad keep going sister

  • @khalidabdi8364

    @khalidabdi8364

    2 жыл бұрын

    As W the first time they have been in the

  • @fardosaali3356

    @fardosaali3356

    2 жыл бұрын

    @@khalidabdi8364 As

  • @maxamedjaamac4798

    @maxamedjaamac4798

    2 жыл бұрын

    Ljnow keep going

  • @JeylaniBoy

    @JeylaniBoy

    2 ай бұрын

    Keep going pro

  • @naimasharrif5273
    @naimasharrif52732 жыл бұрын

    Heestan ❤️lagama shekeym karo lkn ilahey naga madoweyo heesaha 😭🤲🙏

  • @qeyrtocadey9226

    @qeyrtocadey9226

    Жыл бұрын

    Amiin abayo 😭

  • @marwonashaad1665
    @marwonashaad16652 жыл бұрын

    Dhaayo Xiiso Hayaaa🥺 Kugu Dheygagayoo🙄 Dhago Aad Hantidaa🥰 Ku Dhageysanayoo👂 Eraygaad idhahdaa Nafta👀 Dhiirigalsheee.💪 Ruux Jcl Nadhaxyaal❤ kuma dheeli karee🚫 Dhabti Wan Ku jantoo💯 Kuma Dhaafi Kare✊ Ma Aqaan Dhacdhacee👸 Dhinacaaga Adkeee.❤✊ Kuu Dhiibay Naftee🥺 Hada Hooo.💍💐 Jaceylkeenu Wa Dhagee👌 Hada Haaa.✅ Waan Isdhowraneynaa💏 Hada Haaa.✅ Wey Ino Dhantaaye👌 Hada Haaa✅❤💯✊

  • @deeqmawliid1607

    @deeqmawliid1607

    2 жыл бұрын

    Q

  • @abdullaahidhaxan3875

    @abdullaahidhaxan3875

    2 жыл бұрын

    Adoo wiil ku leeg iyo Xulan kara asaagaa Oday lama jeclaadee Innamada bal soo eeg Iyagaa wanaagsane, Kuwaasaa adduunkiyo Ifka quruxda taalliyo Waxaad damacda oo idil Aayar kula fahmaayee Ka ordaay nin kaa wayn.😉

  • @marwonashaad1665

    @marwonashaad1665

    2 жыл бұрын

    @@abdullaahidhaxan3875 😅😅😅 Odey jeeb qoyan wa caadi ko shiid aa daran😜

  • @shaygaboys2744

    @shaygaboys2744

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @zamzamismail7278

    @zamzamismail7278

    2 жыл бұрын

    @@deeqmawliid1607 jjkkj

  • @user-mk6cd5kr5v
    @user-mk6cd5kr5v10 ай бұрын

    Heestaan inta og inuu asad hagio uu gaday like

  • @zumalstudio6633
    @zumalstudio66332 жыл бұрын

    Nabiil bulle legend laxamo wngzn san leh io najma nashad boqorada codka io axmd wali furinle music professional oo is helay wa layaabey

  • @zumalstudio6633

    @zumalstudio6633

    2 жыл бұрын

    🥰

  • @khaalid__updirizack
    @khaalid__updirizack2 жыл бұрын

    Fanku haduu qof noqon lahaa qudhaaduu noqon lahaa najma

  • @kaptanmoola1142
    @kaptanmoola1142 Жыл бұрын

    Asad hagio congaratulation 1m subscaribers hada haa hada haaaa haaaaa💙🙏

  • @bartanabada2906
    @bartanabada290611 ай бұрын

    From Asad hagio, mnsha allah beautiful nashma nashaad ilaahey isha hakaa ilaaliyo walaalo🥰

  • @maameactionofficial9964
    @maameactionofficial99642 жыл бұрын

    Inta Najma Nazhaad ila Taageerta Ismuujiya📣

  • @umalkhairmalapoh5244
    @umalkhairmalapoh52442 жыл бұрын

    Quruxdii ooo qof ah wlashey najma another level 🥰🥰🥰 dabarka I diley🥰🥰🥰

  • @adjilawan1527

    @adjilawan1527

    2 жыл бұрын

    Rffrjk

  • @ismaciilcabdi3284

    @ismaciilcabdi3284

    2 жыл бұрын

    Waa sheekakale

  • @zalma1437
    @zalma14372 жыл бұрын

    Naagta kaliyee guurka nimanka somaliyeed iyi furinkoda horumar ka qaaday 😍😍😍😍

  • @cumarmawoy8066
    @cumarmawoy8066 Жыл бұрын

    From Asad Hajio ahay

  • @zaynzubeyr9212

    @zaynzubeyr9212

    10 ай бұрын

    Me too

  • @CabdiqaniAxmed-bo4kj

    @CabdiqaniAxmed-bo4kj

    7 ай бұрын

    ZZz

  • @nasroshekh1114

    @nasroshekh1114

    7 ай бұрын

    Sidokle huuno😂🎉❤❤❤

  • @user-ov7vy5vj8j

    @user-ov7vy5vj8j

    6 ай бұрын

    No

  • @user-sb5qp4rp9t

    @user-sb5qp4rp9t

    3 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abdi.mahamuth
    @abdi.mahamuth2 жыл бұрын

    inta kabo la aan kudaawenysa ismuujiya 😂😂 👇

  • @aibros8033
    @aibros80332 жыл бұрын

    Heestan ASAD HAGIO aa ijeclesiyay👍

  • @abdiaziizomar3595
    @abdiaziizomar3595 Жыл бұрын

    From asad hajjio kasoo maqlay😍

  • @khadraciise2044
    @khadraciise20442 жыл бұрын

    Hadaan La isxaqiraynin Najma nashaad waa boqorada Funka iyo quruxda woow an other level wlhi

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial74562 жыл бұрын

    Waa ku waata quruxey gaar dumar soo fasax heesta cusub 💯💯♥️🙏🙏big respcet full qali bdn 💥💥♥️♥️

  • @amnyali8654
    @amnyali86542 жыл бұрын

    Naa wllo mcn ilkaha gii cadda baa qurux badna walahi adiguna waad ku soo baxday way ku waaleen LA xawla

  • @zeinabissa7004
    @zeinabissa7004 Жыл бұрын

    Heesta asad hagio ayaan I jecelaysiiyey🥰

  • @cilmi5714
    @cilmi57142 жыл бұрын

    Najma Nashaad Duni Kale Madax Maan Ka Goyna Codka Ayay Nagu Waalaysaa . "Hada haa Hada haaa" Najma came from another world with only her voice

  • @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
    @mukhtarmohamedcolhayecilmi43652 жыл бұрын

    Dhulkaa aay inantaasi ku heesyso waa in green laga dhiigaa, boqortoyo wwaa fariid aad iyo ad u fariida oo ka hadalaysa qalbiyda minimka ah ,,,, wan salamayana abwanka heesta sameeyay Long life🤟

  • @Talasameofficial
    @Talasameofficial2 жыл бұрын

    Team najma nabiga ku saliya scw azxpta waxan idnka cod sanayaa inaad sabiscirb ii sartaan biliis waa wllkiin oo bahan

  • @saxansaxochannal988
    @saxansaxochannal9882 жыл бұрын

    Wow mnshala najmay malinab malinta ka danbysa qurxdaadu way sii buuxsamaysaa il iyo cawriba la aw wll qali🤩🥰😍😘

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Жыл бұрын

    From asad hagio😂❤️Hada Haa

  • @JuJu-ve2lo
    @JuJu-ve2lo Жыл бұрын

    Asad Hajiyow heestan kasoaqlay 💃💃💃

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial77612 жыл бұрын

    My QueeN🤴Najma Apdi nazir Ciize Kaahin 🎤

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial9122 жыл бұрын

    Hada Haa najma nashaad wll hormar wcn.

  • @muhammedhazzan9943
    @muhammedhazzan99432 жыл бұрын

    Najmo nashad heestedi ugu horeysay on dhageystaa mana tageraa eee hestaa iwadaaa

  • @xabiibogeedi3894
    @xabiibogeedi3894 Жыл бұрын

    Hadaha Asad hagio 1m hambalyo bro

  • @hassanmohamed835
    @hassanmohamed8352 жыл бұрын

    2016 ilaa io hada najma nashaad wan kaheeli wlhi sidee an kuhela qoftan soomaliyey😢♥️👈

  • @nasraqalinasramoh7016
    @nasraqalinasramoh70162 жыл бұрын

    Najma waan kusalaamay wall ilahay haku daayo isku magac baanu nahaywall waan ku taageraa waliba si xowliyaa

  • @abdiwahidissa2473
    @abdiwahidissa24732 жыл бұрын

    Najmo is pure talent MashaAllah, Irresistible watching, Pure sattlety

  • @ismaciilcabdi3284

    @ismaciilcabdi3284

    2 жыл бұрын

    Hhhh

  • @ismaciilcabdi3284

    @ismaciilcabdi3284

    2 жыл бұрын

    Iwrn

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube71082 жыл бұрын

    Waligay hestan baan Ku arkay inay Najma Nashaad Ilakacas Tahy Mansha allah ❣

  • @shakaroonabdikadir7452

    @shakaroonabdikadir7452

    2 жыл бұрын

    Mar dhaw ee samesty malhn jirin

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 Жыл бұрын

    Asad Hagio Dartis u soo raadiyay heestan Hada Haa

  • @kamaaludiinabshir4702
    @kamaaludiinabshir47022 жыл бұрын

    Inta Najma muuqeeda iyo milicsigeeda u daawata heesaheeda jamaalkeedu deeqo love saara❤❤

  • @mohamedgadhoose5721
    @mohamedgadhoose57212 жыл бұрын

    In bosaso Najma nashaad said "hadda haa hadda haa", she's amazing singer i love it her voice, you deserve to compitite the best singer in the world, put like this comment who loves Najma Nashaad.....❤

  • @kamilmoussa459

    @kamilmoussa459

    2 жыл бұрын

    Keep going my Sister najma

  • @abdirizakabdi5705

    @abdirizakabdi5705

    2 жыл бұрын

    Asc najma masah allah🥀🥀🌺🌺🌺💘💘💘💘💖💘💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @umusuleym9441

    @umusuleym9441

    Жыл бұрын

    @@kamilmoussa459 Ooppoopoooppppppppppllll

  • @umusuleym9441

    @umusuleym9441

    Жыл бұрын

    @@kamilmoussa459 ppppppppppppppppppp0plllllplplllplppppp

  • @HEENO11
    @HEENO11 Жыл бұрын

    Heestan asad hajio ijecleysiyy 😎

  • @Cadnaanzeewaofficial3718
    @Cadnaanzeewaofficial3718 Жыл бұрын

    Haa najmo waan daawa neynaa hada haa najmo nashaad♥️

  • @djdeqsanahmad5114
    @djdeqsanahmad5114 Жыл бұрын

    Hees.iyo badh waaye.waynaga gadantahay

  • @maanabdirizak9742
    @maanabdirizak9742 Жыл бұрын

    Heestaan aad hagio ayaa I baray wllhi

  • @abdullahimuhumed2069
    @abdullahimuhumed20692 жыл бұрын

    Keeping going my best music Najma Nashaad@Hdaa haa🥰🥰💯

  • @user-fe3iz2mm3h
    @user-fe3iz2mm3h2 жыл бұрын

    xaddaxaa xaddaxaa ayaan kudhax laxaa wllshayda fanaanada ah

  • @fadumoali6187
    @fadumoali6187 Жыл бұрын

    Heesti ASad Hajio

  • @sadiiqabdiofficial4967
    @sadiiqabdiofficial49672 жыл бұрын

    This another level amazing najma waan ku wadanaa

  • @zalinhojr7330
    @zalinhojr73302 жыл бұрын

    Inta is jacel ALLAH isku dhowro🙏❤️❤️🙏

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam94252 жыл бұрын

    Hestaan Safar shan saac ah bay idhaafisey wlhi saa u dhagesnyey madaremin safarkiba👋🏽

  • @JaamacJaamacismaaciil124
    @JaamacJaamacismaaciil1248 ай бұрын

    Ruux jacayl nadhexyaal ❤❤

  • @yusufking9115
    @yusufking91152 жыл бұрын

    Codka 💯 lebiska 💯 ereyda 💯 laxanka nabil bule 💯 quruxda najmo 💯 manshlh adba hesta iga gadantahy nashadey horay usoco inader gabdha yar o cod Macn aya tahy ❤️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction35372 жыл бұрын

    Boqorada fanka wakhtigan 🔥🔥

  • @abdijamac5303
    @abdijamac53032 жыл бұрын

    Oof caleek Najma waxayaroo shidan

  • @muxiyadiincabdibadal1092
    @muxiyadiincabdibadal10922 жыл бұрын

    Hada haaa hada haaa yaa salam najma lkn intay na dhiman ayuu ilahay soo hanuu nin insha alah

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi2 жыл бұрын

    Anshax academy mar walba waxay diyaar utahay qancinta bulshadda

  • @samsamcawl9086

    @samsamcawl9086

    2 жыл бұрын

    Zee

  • @Biigle-abdi

    @Biigle-abdi

    2 жыл бұрын

    Qaab ciyaareedka heesta wll

  • @xuseenclaahi2921
    @xuseenclaahi29212 жыл бұрын

    Inta ila sugeysa.Hestaan,like iisara

  • @maxamedcabdi7697
    @maxamedcabdi76972 жыл бұрын

    Axyaa sowta and qurux nashaadayda waan ku wataa

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe82452 жыл бұрын

    Najmo nashaad masha allah fariidimadii abtiyada rer galkacayo

  • @amrandheman2467
    @amrandheman24672 жыл бұрын

    Najma nashaad boqoradii quruxda keep going mcnto ❤❤❤❤❤

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad2 жыл бұрын

    Hadda Haa Dee NajmaaY Layaab Layaab Lakaana Yaab👏💖.

  • @yahye__toniofficial1429
    @yahye__toniofficial14292 жыл бұрын

    Abaayo keep goin najma hadaa nahay team najma nashaad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇸🇸🇴🇸🇴

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah14522 жыл бұрын

    Ilove you so much najma from djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed58852 жыл бұрын

    Najma Nashaad duriyadii Xalaasha ahaYd Wada dhalazho🥰🙏🙏🙏

  • @maanjama
    @maanjama2 жыл бұрын

    Nashaadi hirgashay💝

  • @diiniindhabur4075
    @diiniindhabur4075 Жыл бұрын

    Heesta team 27asad iga Gadey hes tan

  • @abwaanhirad2408
    @abwaanhirad24082 жыл бұрын

    Najma xural cayntii dunida ku soo ambataay hno wallahi waan ku jeclay waanan kutaageeraa wallahi

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman35052 жыл бұрын

    Waan iibsan lahaa haday heestani iib ahaan leheed thanks 🙏 😍❤️❤️NAJMA

  • @mohamudhassan6830
    @mohamudhassan68302 жыл бұрын

    Najmo nashaad love you so much..... keep going wllshy

  • @rashidibrahim6227
    @rashidibrahim6227 Жыл бұрын

    team 27 is muujiya inta asad ka timi 😇

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire51542 жыл бұрын

    The ONE Always Alxamdulillah ♥.

  • @gopzanabdilahi4854
    @gopzanabdilahi48542 жыл бұрын

    Another level 💯🤩 hada haa najmaayy

  • @jabrayare4830

    @jabrayare4830

    2 жыл бұрын

    Ok

  • @user-jy3wx4xq7r
    @user-jy3wx4xq7r2 жыл бұрын

    نجمة انتي صوتك حلو وكلك حيوية ونشاط وشباب وربنا يحفظك ...تحياتنا لكل اخوانا الكوشيين الصوماليين من اخوانهم السودانيين ❤

  • @sahroclahi6823

    @sahroclahi6823

    Жыл бұрын

    Njhyfgglghjdkdlxfjjh

  • @cadnaansaid8318

    @cadnaansaid8318

    11 ай бұрын

    مرحبيك ي زول انا بردو احب شديد ملكه دلوكه انصاف مدني هي احلى فنانتي في سودان وفهيمة عبد الله عوضيه عذاب حرم نور كلهم احب لكن انصاف اااااااا هي فنانتي خاصه

  • @abdizamadjunuunyo2010
    @abdizamadjunuunyo20102 жыл бұрын

    Ma aqaaN dhac dhacee dhinacaga adkee NajiMo nashad QuruxDii oo qofa

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo92 жыл бұрын

    Hada haaaaaaa Hada haaaaa Walle wa La YaaabaY Najma Nashaad Quruxdii oo Haween❤

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal73822 жыл бұрын

    waaw najma nashaad keep going pyo 👉✌

  • @omarosmanhassan8310
    @omarosmanhassan8310 Жыл бұрын

    There are a lot and so beautiful songs and lyrics to you are you still at your place in a lot of fun and Nice performance. Aatt haha💃💖

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi722 жыл бұрын

    Najmo Nashaad darteeda ayaan ugu safri doonaa Somaliland

  • @kazow1713
    @kazow17132 жыл бұрын

    Waaw wxn waaa hees ma ahan ee waa hees iyo badh Abti laxanka ereyada iyo legend of music furinle #Hees iyo badh

  • @saynababdiasiis2053
    @saynababdiasiis20532 жыл бұрын

    Dholacadayntadi hore fcnyd

  • @bandhigamedia3860
    @bandhigamedia3860 Жыл бұрын

    From Asad hagio

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare83772 жыл бұрын

    2,1M VIEWS kadib like isaar Hadda haa najmo nashaad Legend walashy👌👌👌👌🙏

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel81962 жыл бұрын

    Nio wlhi wanku jeclahay 😍

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse14072 жыл бұрын

    Ilkihii cad cadaa 😭

  • @farihaubah6916

    @farihaubah6916

    2 жыл бұрын

    Kuwii ilahay noo sameyy ayan nacnayba

  • @amiinzuldan955
    @amiinzuldan9552 жыл бұрын

    fanaanad najma nashaad muqaaal, timo, jidh, iyo qaarkalo badan gabadh ugu shidan walhi aniga shakhsiyan way igu tagty walhi 😋😍

  • @c.risaaqdhalmaayir6506
    @c.risaaqdhalmaayir6506 Жыл бұрын

    Woow maasha allah waa najma Nashaad

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie87632 жыл бұрын

    Najma calanki Djibouti 🇩🇯 maxad u sartey we love you 😍

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir72535 ай бұрын

    Inta heestaan mcn dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤ please ❤❤

  • @ayubabdimaxamed6691
    @ayubabdimaxamed66912 жыл бұрын

    M.A 🔥Najma nashaad keep going💥

  • @mohamedsadha127
    @mohamedsadha1272 жыл бұрын

    Hooqa hooqa he,eeeee wlhi waxba lagama qaban karayo iisi hada haaa haaadaaaaa haaa majma nashad tagere labar koow hoore uu sooco 💗💞💗💕💕💗💕💓💕💗💕💓❣❣❣💯%

  • @maankaboyofficial9202
    @maankaboyofficial92022 жыл бұрын

    Aniga Najma nashaad waan tageraa hada Haaaa

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed7182 жыл бұрын

    Wow axsan sawt boqrda fanka najma nashaad ❤️❤️

  • @ahmadmohamedessa1281
    @ahmadmohamedessa12812 жыл бұрын

    Azxaapeey yaa ila arkaya inay ilkaha inoo soo casaysatay inta ila arkaysa like ta iisaara

  • @user-cw5yf6hx4m
    @user-cw5yf6hx4m2 ай бұрын

    Cod , qurux , qiimo iyo sharaf najmo nashaad ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmaosmanahmed5023
    @salmaosmanahmed50232 жыл бұрын

    Hada haaa hada haaaa way iga gadan tahay gabi ahaanba erayada laxanka muuqaalka boqorada shaxshaxda Najma nashaad guulayso mar walba xbbti ♥️♥️♥️

Келесі