Muxuu Yahay Farqiga U Dhexeeya Maayir Mooge Iyo Maayir Soltelco Ee La Shaaciyey Hada?

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 21

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan90092 күн бұрын

    Ina mooge wuxuu 100% Ka wanagsan yahay kana waxqabad badan yahay dhamaan maayaradii Soo maray wadanka oo dhan ninkii isna wax Ka bedelay magaalada ee xashiishkii Ka firat wuxuu ahaa AHUN Eng Maxamed xaashi cilmi Maayar cawl laftiisu AHUN xoogaa waxbuu qabtay qurxin u badan

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk2 күн бұрын

    INA MOOGE WUU KA WADANISAN YAHAY TUUGTII UU HOGAAMINAYAY SOLTELCO

  • @user-ud6fs8ut7z

    @user-ud6fs8ut7z

    Күн бұрын

    Allaah yacizak waa daa-hir ya shamis wax qabadka A/kariim A. Mooge ❤️👏👏👏

  • @Reallander1991
    @Reallander19912 күн бұрын

    Tuug tuug dhalay Solteco

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 күн бұрын

    Salteeko waa Malyaneer ka taa jiray xukunka Ina Mooge waxuu u yimid wax qabad ummada HARGEISA degan waan muujiyey

  • @user-ud6fs8ut7z

    @user-ud6fs8ut7z

    Күн бұрын

    Aleylehe run baad sheegtay 👏👏

  • @abdiqanilegend1206
    @abdiqanilegend1206Күн бұрын

    🎉🎉🎉mooge good job

  • @FuaadMohamed-x4v
    @FuaadMohamed-x4vКүн бұрын

    Hawl kasta waxay u baahan tahay qorshe dejisan Si looga midha dhaliyo lknse haddii aanay wax qorshaba lahayn wax midha dhala ma yeelanayso❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452Күн бұрын

    Macaminkaygii dugasiga dhexe Axmed darajo gullyso

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir63312 күн бұрын

    هي هي

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862Күн бұрын

    Dadka xaasàdka ah waxa ĺagu gartaa dad si daacada ugu adeegay inay hampalyo oodhan waayaan markaa mayarka iyo golihisa deegaankaba waxaanu leenahay waad ku mahadsan tihiin sida hagaarlAanta ah ee aad magaaladiiña ugu shaqayseèn taariikhda ayaàna idiin xusi doonta

  • @FuaadMohamed-x4v
    @FuaadMohamed-x4vКүн бұрын

    Hawl kasta waxay u baahan tahay qorshe dejisan Si looga midha dhaliyo lknse haddii aanay wax qorshaba lahayn wax midha dhala ma yeelanayso.

  • @jamadeki7685
    @jamadeki76852 күн бұрын

    Waxani waaa bilaa cod

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir63312 күн бұрын

    هه

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo45912 күн бұрын

    waar ina mooge muxuu soo kordhiyay facebook uu maayor ka yehee

  • @husseinawil1359

    @husseinawil1359

    2 күн бұрын

    Ilaahay Ka baqo wll, Aakhirana waa lays waydiinayaa wlahy Comment kasta.. InaMooge iyo Golihiisuba ilaahay kheyr hasiiye, wax wayn ayey qabteen.

  • @abdilahiyusufyusuf3395

    @abdilahiyusufyusuf3395

    2 күн бұрын

    Markaa ma waxaad rabtaaa tuugii aan isku deeganka ahayn ee soltelco?! Malaha caqli kuguma jiro

  • @mahamedmajor4679

    @mahamedmajor4679

    Күн бұрын

    Solteco manu lahyn capacity building ​@@abdilahiyusufyusuf3395

  • @user-ud6fs8ut7z

    @user-ud6fs8ut7z

    Күн бұрын

    Tuugii solteco ayaad la degaan tahay la noocna tahay ina mooge wuxu qabtay Ilaahay iyo uunkiisuba waa ka markhaati

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Күн бұрын

    Oday ayaan kanqoray kalmad cajiiba wuxu yiri ninka ina mooge dhaliilaa waa laba mid uun 1.inuu xaasid yahay 2. Iyo inuu soo xanunsanayo 😂

  • @FuaadMohamed-x4v
    @FuaadMohamed-x4vКүн бұрын

    Hawl kasta waxay u baahan tahay qorshe dejisan Si looga midha dhaliyo lknse haddii aanay wax qorshaba lahayn wax midha dhala ma yeelanayso.

Келесі