Mustafe SH Cilmi 1

Музыка

Gabay Hido iyo Dhaqan

Пікірлер: 26

  • @liibaanxaanshi5473
    @liibaanxaanshi5473 Жыл бұрын

    Abwaan soomaaliyeed XL

  • @engahmedabdiali7917
    @engahmedabdiali79172 жыл бұрын

    ➡️xurguf nimaad lahaydeen ➡️ku xumeeyey beri hore ➡️raran xabadka kuu dhigay ➡️halkuu xoogga ku lahaa ➡️haddey dani ka xoortoo ➡️nabsi xuurto geliyoo ➡️gondahaaga ku xidhxidho ➡️ha xasuusan waayoo ➡️ha ka xigannin tiisee ➡️burcad ugu xiddeeyoo ➡️la xabiib ha yaabee Abwaan Afgudhiye caadi maaha Maasha Allaah

  • @zackboos8400
    @zackboos84006 жыл бұрын

    guuleyso Mustafa sheekh cilmi abwaan soomaaliyeed

  • @sayidka6911
    @sayidka69112 жыл бұрын

    Abwaan aan la loodin kareyn, mustafe sh. Cilmi cimri dheer iyo caafimaad insha allah.

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur40475 жыл бұрын

    Mashallah Abwan Mustafa Sheikh Cilmi,

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample5 ай бұрын

    Maan.sha.allah.mustafe.heesa.hiisa.waxakamida.baayooy.waanku.jeclaaday.baano.naftayda

  • @ahmedmahamed4299
    @ahmedmahamed429910 жыл бұрын

    masha allaah mahadsanid agwaan mustafa shiik cilmi

  • @cabdiraxmancabdullahi420
    @cabdiraxmancabdullahi4207 жыл бұрын

    waxaan ka yaabay aragti dheerida abwaan mustafa

  • @maakhiri3886
    @maakhiri38865 жыл бұрын

    Hilbaa isu keen. Hafeefanayee Halaaga naftayda. way halisee Ha hoyan ana yaanan. Hengelo xidhane

  • @amiirosman8638

    @amiirosman8638

    3 жыл бұрын

    Heestaan magaceed wll

  • @fuaadfamous1355
    @fuaadfamous1355 Жыл бұрын

    Dalqadeena waa fiiriyeen sida dabaabki aloow adaa allaa

  • @SadiiqJayteJayte
    @SadiiqJayteJayte8 жыл бұрын

    masha allaah abwaanka xigmad baa ale ku manaysiye

  • @NasiibHassan
    @NasiibHassanАй бұрын

    Lanjeeri- xanuunka gobowga

  • @abdirahmanmuuse8953
    @abdirahmanmuuse89535 жыл бұрын

    Mustafe sheek nuur

  • @ibraahimboodboode6080
    @ibraahimboodboode60807 жыл бұрын

    Mustafe aa buu u cod wanaagsan yahay waxaa haboonayd in dhanka heesaha qaadistooda uu u bato .

  • @igranh3371
    @igranh33714 жыл бұрын

    Horta kuwan wariyayaashu maxay abwaanada hadalka oo ugu celiyaan oo afka uga boodaan, uf

  • @abdirahmanmuuse8953
    @abdirahmanmuuse89535 жыл бұрын

    Mazh allh

  • @Vaan333
    @Vaan3335 ай бұрын

    Abwaan indaba caadi ma ahn

  • @idiriscali7575
    @idiriscali757510 жыл бұрын

    Mahadsanid Cabdi Qani. Fadlan qaybta labaad ee wareysigan ma noo soo daabici kartaa?

  • @bccbcbbc9527
    @bccbcbbc9527 Жыл бұрын

    Halka jiilka maanta joogo uu 10 digit number xifdin karin oo wax lasta memory iyo iCloud aan ku save gareenayno Ayuuu abwaanka mustafa 60kii Waa 63 sanno ka hor gabayo uu tiriyay burqanayaa oo uu sidii faataxadii u akhrinayaa , 10 minutes uu hadlo ayaa noqon Karo Hal buug oo murti iyo xigmad wada ah 10 saacadood haddii la siin lahaa inuu hadlo waxaa laga heli lahaa maktabad dhan full library ah weriyaha ka qasaayo mooyee, Allow cimri dheer, caafimaad qab iyo dambi dhaaf sii aakhrina janno Fardows, Aamiin.

  • @abdirahmanroble9176
    @abdirahmanroble917610 жыл бұрын

    abwaan sare

  • @abdirahmanhalane2307
    @abdirahmanhalane23072 жыл бұрын

    Axaddii heega dheer ee koonfur loo guuray ee caddeey Warsame la aroosay 🤣

  • @osmanabdi215
    @osmanabdi2157 жыл бұрын

    please waa iga codsi qofkii yaqan heesta barnaamijka ku bilaabaneysa ha iga caawiyo thanks walalaaha somaliyed

  • @abdiwalimire6595
    @abdiwalimire659510 жыл бұрын

    Wax. Baa. Ka. Dhacay

Келесі