MUSTAFE KANTE DHAL SHIIKH OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Музыка

MUSTAFE KANTE
EREYADA : CABDIQAADIR QALINLE
LAXANKA : NABIIL BULE
MUSIC : AYUUB HAARUUN
CAMERA & DIRECTING : CWAASIC KHADAR
EDITED BY : CAYDARUUS ISMAACIIL
SOOSAARISTA : HAWRAAR MUSIC PRODUCTION
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 625

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash11 ай бұрын

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉❤❤

  • @user-uf9mj4gr5e

    @user-uf9mj4gr5e

    11 ай бұрын

    Scw❤

  • @shadiyashidan7534

    @shadiyashidan7534

    11 ай бұрын

    scw❤😊

  • @user-dc4lq3rs9w

    @user-dc4lq3rs9w

    11 ай бұрын

    Scw scw scw suubane😢

  • @nastehosaid1277

    @nastehosaid1277

    11 ай бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @ruqiyaahmedhassan

    @ruqiyaahmedhassan

    10 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @kingmoha8874
    @kingmoha887411 ай бұрын

    Dunidan ma soo marin qof la mida nabigeena maxamed scw❤❤

  • @user-it6mn2bk6w

    @user-it6mn2bk6w

    11 ай бұрын

    ❤ fariid runta wlhi

  • @mahamethassan

    @mahamethassan

    11 ай бұрын

  • @maxamedyarisow1607

    @maxamedyarisow1607

    11 ай бұрын

    Scw

  • @abdirahim092

    @abdirahim092

    10 ай бұрын

    bro mustafe this song is next level

  • @maxamedcali7316

    @maxamedcali7316

    9 ай бұрын

    Scw

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO2711 ай бұрын

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FahathWacays-dj3dl

    @FahathWacays-dj3dl

    11 ай бұрын

    Waa astaanta lagu yaqaano. Yuotuberkeena. Caanka ah ee. Asad hagio ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ...... Ana kugu raacsan. 😊

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    Haaa boqolkiiba boqol

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    Masha ALLAH tabarikalah

  • @mahametabdi

    @mahametabdi

    11 ай бұрын

    Anaa kugu raacsan azad hagio

  • @ahmedothmaanningalbeed2601

    @ahmedothmaanningalbeed2601

    11 ай бұрын

    Wax la is ag dhigo maha

  • @mohamet_cazka
    @mohamet_cazka11 ай бұрын

    Quraanka ayaa ah midka ugu macaan aduunka hadaad Aaminsan tahay like saar🥰🥰❤

  • @saynababdi2972

    @saynababdi2972

    11 ай бұрын

    Imamaka laga qaad meelkasta like bay kuraadinaye😅

  • @aymanmusic6721

    @aymanmusic6721

    11 ай бұрын

    Adiga maxaa Ku keenay meesha ma quraan ayaa lagu hayaa heeso ayaa lagu hayaaye

  • @user-rt9rc3jv1k

    @user-rt9rc3jv1k

    10 ай бұрын

    Waa runtaa walahi❤❤

  • @MohamedNaasir11
    @MohamedNaasir1111 ай бұрын

    Heesaha waxaa ka macaan Quraanka Aleh yaa igu raacsan❤

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed867711 ай бұрын

    Heestan miraha macaan iyo codka macaan Mustafe kante Hadaa iga Dambeyso Like isaar 2 /9/2023 September ❤ waad soo booqan doonta in sha allah🤳🙏🤲🙋

  • @sumayoziman9964

    @sumayoziman9964

    10 ай бұрын

    Oo0i.joòo..buyp0

  • @nabiilck689
    @nabiilck68911 ай бұрын

    Heesta o macaan, qu'raanka alle ayaa ka macaan zubxanallah

  • @deeqsulaymaan1997

    @deeqsulaymaan1997

    11 ай бұрын

    Adigu marka maxa udhagaysana mise love inlaguu saara rabtaa😂

  • @muunamuuna3622

    @muunamuuna3622

    11 ай бұрын

    Waa love raadis😂😂

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH11 ай бұрын

    Moustafe Kante Heestani inaY Qarxi doonto inta dareenzan ismuujiya lol🔥🎸😅 Fri day 1/9/2023

  • @deeqsulaymaan1997
    @deeqsulaymaan199711 ай бұрын

    Inta og inay heestan qarxayso love saara ❤😮

  • @naazerdayib7845
    @naazerdayib784511 ай бұрын

    Wax walpa Quranka Alle Ayaa Ka macaaN❤

  • @Aizha_0pdirahaMn_muoseee

    @Aizha_0pdirahaMn_muoseee

    11 ай бұрын

    Nacdal ba kugu dhacdaye hays barabrin

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta776611 ай бұрын

    ilmahan yari wa garac fankaba isaga leh nolow indr mustafe❤

  • @abdifataaxibraahim533
    @abdifataaxibraahim53311 ай бұрын

    Subxana allah waxan waxa ka fican adoo hal suurad aakhriya iskana soo duuba walaalayal soo runtey maaha

  • @ailover5719

    @ailover5719

    10 ай бұрын

    Ee maxa heesaha ku kiinay?

  • @lilbaliil.
    @lilbaliil.11 ай бұрын

    another song mustafe kante🔥🐐 voice 100% modely 100% music 100% Ereyada 100% laxanka 100% 10M veiws 🫡

  • @mabzuud9478
    @mabzuud947811 ай бұрын

    He’s young anad talented msha allah ilahow isha ka dub🖤😩

  • @user-yg9nt2es5z

    @user-yg9nt2es5z

    9 ай бұрын

    Warun taa

  • @khadraxasan8417
    @khadraxasan841711 ай бұрын

    Heesta oo qoran ; Gabadh dhiibsan oo Dhamaysa,oo dhal sheekha Markan dhugtay waan ku dhatay oon dhawaystay Misna caashaq dhaxal u helay oon dhacaynin 2X Cishqi dheef leh Dhadhankiisu wa is dhaafsi Dhumucdiisu waa is dhaado is dhagaysta 2X Dhaqankiisu waa naf dhanoo laysku dhiibo❤ 2X Ma dhibtoodo ruux dhigiisu dhinac joogo Ma dhantaalmo axdi dar alle oo la dhawray Ma dhamaado dhabtii caashaq lays dhansiiyay "Dhakhtar weeye dhaawacayga u ah dhaymo Dhayal maaha mid si dheela laysku dhaafsho Waa dhabayshan dhedigoo dhan ka dhex doortay" Ma dhantaalo hawl dhankeeda ka dhamaysa Ma dhagaysto dheg ma siiyo cid dhaliisha Ma dhacayso inaan dhaaxa dhib u gaysto Koooras; Ma dhibtoodo ruux dhigiisu dhinac joogo Ma dhantaalmo axdi dar allle oo la dhawray Ma dhamaado dhabtii caashaq lays dhansiiyay. Ereyo cajiiba reer waqooyi unba waxan fahmi karaya😂❤

  • @mo.dinaari5918
    @mo.dinaari591810 ай бұрын

    Eeg hada erayadu waa abdiqadir qalinle axyaa abawaan laxankuna nabiil bulle kayari qaradbu ka talabay legend nabil bule eeg waraya yaa tumay ayuub haruun haw odyaalba iskugu tagay mustafe yarana waka codki ku ladhay hees iga dheh

  • @idiriscabdiraxman9915
    @idiriscabdiraxman991511 ай бұрын

    Sound 100% Music 🎶 100% Mustafe kante🎉❤😊

  • @VlogVideo8

    @VlogVideo8

    11 ай бұрын

    Yaa Kuugu Yidhi Falanqay😊Bilaa Edeb

  • @oldsongs2233
    @oldsongs223311 ай бұрын

    mustafe kante this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @user-fk4vl5yz4b

    @user-fk4vl5yz4b

    8 ай бұрын

    Nin way sharma ksharma

  • @MahdiAbdi-ds4je

    @MahdiAbdi-ds4je

    8 ай бұрын

    ​@@user-fk4vl5yz4b❤❤

  • @cawaleaguero4804

    @cawaleaguero4804

    7 ай бұрын

    Baaba sharma ka sharma ❤❤

  • @Supr93

    @Supr93

    6 ай бұрын

    I’m curious to plin it gently to

  • @sadaammaxamed5363
    @sadaammaxamed536311 ай бұрын

    abti ninkan waa tegey 1m isoo qabta markay gaadho ❤😂

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji11 ай бұрын

    Erayada 🔥 Laxanka 🔥 Codka 🔥Music 🔥Video Clip Ka Keep Forward Bro

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig66211 ай бұрын

    Allah is one❤

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    ALLAH AKBAR

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    ALLAH AKBAR

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    ALLAH AKBAR

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    ALLAH AKBAR

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    11 ай бұрын

    Allah akbar 🥰

  • @naasirtusmochannel1414
    @naasirtusmochannel141411 ай бұрын

    Waa kaa laxankii la yaqanaye Nabiil Bule big brother❤ kente legend ❤

  • @liiasensio3047

    @liiasensio3047

    10 ай бұрын

    Laxanka inta-iska-deysid fanaanka kwrn😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed272211 ай бұрын

    Wow mustafe kante❤🔥 Legend Hawraar production Music ❤❤

  • @AxmadCabdi-iv9lz
    @AxmadCabdi-iv9lz5 ай бұрын

    Dr weeye dhaawacayga u ah dhaymo Waa dhabeeshan dhadigoo dhan ka dhex doortay ma dhantaalo hawl dhankeeda ka dhamays ah ma dhagaysto dhag ma siiyo cid dhaliisha

  • @user-ee6mp1jx2k
    @user-ee6mp1jx2k11 ай бұрын

    NabiiL bulle on firE ❤🎉

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif11 ай бұрын

    You can never ignore mostafe kante 🎉🎉

  • @Xaliimoapdiamare

    @Xaliimoapdiamare

    9 ай бұрын

    W00w

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet11 ай бұрын

    Dhal sheikh only Ciise muuse Deryahan can understand 😂❤

  • @dhola-yare1933

    @dhola-yare1933

    11 ай бұрын

    Inaderi❤

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    11 ай бұрын

    @@dhola-yare1933inderiii😂❤

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial333411 ай бұрын

    Shodhahygi mustafe + abdiwasac khadar an hawrar music wax kale hees laga shaqeeyay🔥🔥🔥

  • @user-ll9zw9uh2z
    @user-ll9zw9uh2z11 ай бұрын

    new Gulled Simba keep going mustafe kante💯💥✌

  • @user-zf4ps3mk1m

    @user-zf4ps3mk1m

    6 ай бұрын

    Mostf❤❤❤❤

  • @Niikoofficial-o3b
    @Niikoofficial-o3b11 ай бұрын

    Inan ka dhaban galkow wan ku wata🎉

  • @AbdalleAden
    @AbdalleAden8 ай бұрын

    Mustafe Kante this Man is the One of the Best KZreadrs and Videos Creators I Have Ever Watched. I Am Big Fan Of Your Sound And Music🤝

  • @mabzuud9478
    @mabzuud947811 ай бұрын

    Goat ka fanka ayaa soo baxay basba waywayyy😂😂😭😭❤️❤️❤️

  • @sakaria-gf5zb
    @sakaria-gf5zb11 ай бұрын

    Fankuba waa hargaysa 🙆‍♂️

  • @munamahamud6211
    @munamahamud621111 ай бұрын

    Young and talented kante 😍

  • @kingqaraztah9301
    @kingqaraztah930111 ай бұрын

    Top talanted awoowe keep it up 🔥👍

  • @mohamedosman8686
    @mohamedosman868611 ай бұрын

    sideed wax yeeleysaa kantee ....nabiil bulle axsan laxamistee

  • @user-zx3ef2px2
    @user-zx3ef2px24 ай бұрын

    NabiiL Bulle laxamestaha Fanka Gacan dahab✍️

  • @HassanOmarIsmail
    @HassanOmarIsmail11 ай бұрын

    Ina cali shaah bye bye 😂😂😂 hello mustafe

  • @lamajofficial2446

    @lamajofficial2446

    11 ай бұрын

    Waa ardaygisi

  • @user-nc5zs9pi4d
    @user-nc5zs9pi4d11 ай бұрын

    Nabiga igula saliya zhapey

  • @samiiraabdikariin7703
    @samiiraabdikariin770311 ай бұрын

    Golden voice❤🔥🤴🏻

  • @hamdadiiriye7379
    @hamdadiiriye737911 ай бұрын

    Xidigayga fanku wa adiga mustafe hadad aragto fariintaydan waxan ku rajayna nolol ta ugu saraysa

  • @lilchokar23
    @lilchokar2311 ай бұрын

    Mustafe kanTeeeeeeee DuNi kaLLLLLLEEEEE

  • @amel_ahmeteyy
    @amel_ahmeteyy11 ай бұрын

    Wad na shideyy 🔥🔥🔥❤❤

  • @bashkirtech
    @bashkirtech11 ай бұрын

    Melody😮 Nabil Bulle💯👏

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali11 ай бұрын

    MustafE kanTE is hET S0ng😍

  • @MuuseMaxamuud-gq2be
    @MuuseMaxamuud-gq2be11 ай бұрын

    dhaL sheekH BEST sonG❤😊 hawrar hoYga fanka🎉

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa703011 ай бұрын

    Gabadh dhiibsan oo dhammaysa, oo dhal shiikh Markaan dhugtay waan ku dhaatay, oon dhaweystay Dhisnay caashaq dhaxal weyn leh, oon dhacaynin. 2X Cishqi dhifle dhadhankiisu, waa is dhaafsi Dhumucdiisu waa is dhaade, is dhagaysta Dhaqankiisu waa naf dhanoo, laysu dhiibo. 2X Kooras. Ma dhibtoodo ruuxi dhigiisu, dhinac joogo Ma dhantaalmo axdi dhaarle, oo la dhawray Ma dhammaado caashaw dhabtii, lays dhansiiyay. 2X Baytka labaad. Dhakhtar weeye dhaawacayga, u ah dhaymo Dhayal maaha mid si dheela, la isku dhaafso Waa dhabeeshaan dhedigoo dhan, ka dhex doortay. 2X Ma dhantaalo hawl dhankeeda, ka dhammaysa Ma dhageystoo dheg ma siiyo, cid dhalliisha Ma dhacayso inaan dhaxa, dhib u geysto. 2X Kooras. Ma dhibtoodo ruuxi dhigiisu, dhinac joogo Ma dhantaalmo axdi dhaarle, oo la dhawray Ma dhammaado caashaw dhabtii, lays dhansiiyay. 2X

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim57111 ай бұрын

    Lyrics song dhal sheikh Gabadh dhiibsan oo dhamaysa Oo dhal shiikha markan Dhugtey wanku dhaatey Wan dhaweystay dhisney Caashaq dhaxal u helay Helay oon dhaceyneeh 2x Cishqi dhafle dhadhankisu Waa is dhaafsi dhumucdisu Waa si dhaade is dhegeysta Dhaqankisu Waa naf dhano laysku dhiibo 2x Ma dhibtoo ruuxi Dhigiisu Dhinac joogooh Ma dhantaalmo axdi Dhaarle oo la dhowray Ma dhamaado dhabtii Caashaq la is dhansiiyey 2x Dhakhtar weeye dhaawacayga U ah dheymo dheyel maaha Mid si dheela laysku dhaafsho Waa dhabeeshan dhedigoo dhan Ka dhex doortay___________ 2× Ma dhantaalo hawl dhankeeda Ka dhameysa ma dhegeysto Dheg ma siiyo cid dhaliisha Ma dhacayso inaan dhaxa Dhib ugaystoooooh 2x Ma dhibtoo ruuxi Dhigiisu Dhinac joogooh Ma dhantaalmo axdi Dhaarle oo la dhowray Ma dhamaado dhabtii Caashaq la is dhansiiyey

  • @najmaahmethyuosuf9222
    @najmaahmethyuosuf922211 ай бұрын

    Dhakhtar weeye dhawacay waxa dhaymoo❤❤❤ keep going kante

  • @Bayoto23p
    @Bayoto23p11 ай бұрын

    Wat A song 🔥🥰💯

  • @Mouadyare
    @Mouadyare11 ай бұрын

    You are the best ❤ from Djibouti ❤❤

  • @poppubg146
    @poppubg14611 ай бұрын

    SowTan ku idhi kanTe waa Another 1Million Hit wyeh❤😂

  • @user-jb1lb6ll1d
    @user-jb1lb6ll1d11 ай бұрын

    East or West kante is the best 🐐🎶

  • @team..27
    @team..2711 ай бұрын

    Wiilkan meel usocdaa hadii aan xaqiraad jirin❤keep going pro kante❤❤

  • @cabloc.qadir.533
    @cabloc.qadir.53310 ай бұрын

    Amazing zong Mustafe KaNte❤

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC11 ай бұрын

    Team no music 🎶 ❤

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi11 ай бұрын

    Mustafe kante always be legend🎉❤

  • @user-vq7pu8ee9n
    @user-vq7pu8ee9n10 ай бұрын

    The songs my pro

  • @Hussein__Ali
    @Hussein__Ali11 ай бұрын

    Mostafe Kante In the building

  • @tuugatoosan2942
    @tuugatoosan294211 ай бұрын

    Waar mxad samaysay ey eydhala 😅😅 caymaaha waiting amaanta ahayd 😅😅👏👏🖐

  • @QisoChannel-iu7cf
    @QisoChannel-iu7cf11 ай бұрын

    Kan yar wuu jiraa wllhi❤

  • @xogaha_cilmiga
    @xogaha_cilmiga11 ай бұрын

    2:12 Ooooh qamar suugaani yaa ila xasuus tay

  • @maslahabdi3820
    @maslahabdi38209 ай бұрын

    Brother you’re the best singer I swear horey usoco legend.

  • @saeedmohamed4419
    @saeedmohamed441911 ай бұрын

    SI HEESAHAAGU TOP U NOQDAAN MUSIGA HA KUU TUMO HENOK WAAYO HEESTII UU KUU TUMAY WAA TOP

  • @Maanhage.
    @Maanhage.11 ай бұрын

    OUR PROPHET IS MUHAMMAD SCW🎉🎉

  • @djzafwan4331
    @djzafwan433111 ай бұрын

    Young talented keep on pro 🔥👏

  • @Azhrav
    @Azhrav11 ай бұрын

    Legend kante on fire Bro 🔥

  • @mansiontech1265
    @mansiontech126511 ай бұрын

    Mustafe Kante Legend Hore u soco ❤

  • @SumeyoSiman-fj5qd
    @SumeyoSiman-fj5qd11 ай бұрын

    Heestan wa kala iyo lab ❤️ keep going my brother 💯

  • @FahathWacays-dj3dl
    @FahathWacays-dj3dl11 ай бұрын

    Jimce wngsn iyo. Saliga nabiga ❤SCW❤

  • @cadaawejr5495
    @cadaawejr549511 ай бұрын

    Bal maxad sameysay Kante❤🎉Oof Caleyk🎉

  • @user-nc5zs9pi4d
    @user-nc5zs9pi4d11 ай бұрын

    Kante keip going pro❤

  • @ClfataaxJr
    @ClfataaxJr11 ай бұрын

    MuStaFe KaNte oN Fire🔥✨

  • @KhaalidQase
    @KhaalidQase11 ай бұрын

    Dhibyar waa dhabayshaan dhedig oo dhan ka dhex doortay.❤

  • @dollaritah890

    @dollaritah890

    11 ай бұрын

  • @KhaalidQase

    @KhaalidQase

    11 ай бұрын

    @@dollaritah890”Ma dhacayso inan dhaaxo dhib u geysto.”

  • @saacidabdirahman7430
    @saacidabdirahman743011 ай бұрын

    voice 💯 Words 💯 Camera man 💯 Vedio editing 💯 Background 💯 Go ahead man 🥇

  • @irshaadtj7828
    @irshaadtj782811 ай бұрын

    Fananka manta kenta yare keep going pro😊❤

  • @38abdi54
    @38abdi5411 ай бұрын

    Masterpiece🔥

  • @sharuuxilwa2428
    @sharuuxilwa242811 ай бұрын

    Legend kante horay usoco boy bro 🎉❤

  • @abdiabdillahi2814
    @abdiabdillahi281411 ай бұрын

    Quel extraordinaire chanson tu as tellement de talent je préfère tes chanson je t'encourage frère continue comme ça

  • @ayoubabdoulkader6195
    @ayoubabdoulkader619511 ай бұрын

    When is beautiful music everyone i am respect you welcom to legend people 🎉

  • @hamseahmedmusse8805
    @hamseahmedmusse880511 ай бұрын

    The fist time music iyo codkisa maqley👏🏾👏🏾👏🏾sacabka sacabka

  • @user-bd8xh7rr5x
    @user-bd8xh7rr5x11 ай бұрын

    Kan heesaha abwankisa wuu u hiliyey hees waliba u qado waa qatar😊😊

  • @adeerka_5
    @adeerka_511 ай бұрын

    Well Done Mustafe 🔥

  • @AbdirahmanMaxamed-dv9hc
    @AbdirahmanMaxamed-dv9hc11 ай бұрын

    mutafe kante always be lagend ❤

  • @user-gr9ck9nh6i
    @user-gr9ck9nh6i10 ай бұрын

    Frère c'est la vérité ❤❤

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi887011 ай бұрын

    Oh my wooow keep going ❤🎉

  • @variidomohamett
    @variidomohamett11 ай бұрын

    Mustafeeeeeee😭🔥🔥

  • @Dhirancaday12-rs9bo
    @Dhirancaday12-rs9bo11 ай бұрын

    Golden voice🔥🤴❤

  • @mursalmahadadan4203
    @mursalmahadadan42039 ай бұрын

    Mustafe kante the really goat 🥰

  • @cabdullemohammed805
    @cabdullemohammed80511 ай бұрын

    Ninka hesto sanadkan😮🎉😊

  • @fanssports-hz5mh
    @fanssports-hz5mh11 ай бұрын

    waxan hees way dhaftaY legend keep going pr0😊

  • @channalqarboosh8420
    @channalqarboosh842011 ай бұрын

    My brother keep going 💪

  • @najmafarah8260
    @najmafarah826011 ай бұрын

    Mustapha is incredible 🔥

  • @xaajijibrilmohamed2196
    @xaajijibrilmohamed219611 ай бұрын

    Kii fan Ahaa jakatoor yar baa usoo baxay toonkiisa ayaaba another level ah keep going pro kante🎉

  • @user-fv7mm4kq7z
    @user-fv7mm4kq7z11 ай бұрын

    The young is on fire 🔥

  • @MuscapAhmed
    @MuscapAhmed10 ай бұрын

    Allah his is nimper one

  • @daakerhassan-elmi
    @daakerhassan-elmi11 ай бұрын

    Nabiil bulle wn la socda ❤

  • @zuhaip9985
    @zuhaip998511 ай бұрын

    Another song mustafe kante ❤🔥 voice 100% Melody 95% Music 95% Erayada 100%

  • @ibaadoisaak
    @ibaadoisaak11 ай бұрын

    Keep going brother mustafe kante❤❤❤❤

  • @Mulkimohamedmahdi
    @Mulkimohamedmahdi10 ай бұрын

    ma dhibtoodo ruux dhigisa dhinac joogo 😫❤ best talent mustafe kante🤴👌

  • @salebanjama9050

    @salebanjama9050

    10 ай бұрын

    Naa waalaal waa been wxaasi ee oohin jaaaji😂😂😂😂

Келесі