MUSTAFE KANTE | DANWADAAG JACAYL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Музыка

EREYADA : MAXAMED SHILKE
LAXANKA : ABDIKARIN ALI SHAAH
MUSIC : AMSAL YARE
SCRIPT & DIRECTOR : AXMED SOMALI
CAMERA & EDITED : ABDIWAASAC KHADAR
/ abdiwaasac_. .
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 200

  • @user-lw9sn7pm7l
    @user-lw9sn7pm7l Жыл бұрын

    Aawy dadkii nabiga jeclaa😢😢😢❤

  • @user-ec5pb9gp5c

    @user-ec5pb9gp5c

    Ай бұрын

    Scw scw❤❤❤

  • @user-ec5pb9gp5c

    @user-ec5pb9gp5c

    Ай бұрын

    Scw scw scw

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka qofka subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @user-vx7mg9bz1l

    @user-vx7mg9bz1l

    6 ай бұрын

    Amiin wll

  • @user-tr1vv9zo2s

    @user-tr1vv9zo2s

    5 ай бұрын

    M.a wllk

  • @sayidgood7598
    @sayidgood7598 Жыл бұрын

    Markay gaadho 1.1M love isar😂💔

  • @NasiyeShortGuidance

    @NasiyeShortGuidance

    5 ай бұрын

    wayba dhaafte ma nooshahay😂

  • @user-ju1zb7to6q

    @user-ju1zb7to6q

    5 ай бұрын

    𝐰𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐟𝐚𝐲

  • @hindiofficiallyrics

    @hindiofficiallyrics

    16 күн бұрын

    3.3

  • @azmarmohamud3522
    @azmarmohamud3522 Жыл бұрын

    Xaqiiqdii heestan waa heesta sanadka sirtu waa abdikarin ali shaah ❤

  • @craxmaankhadar687

    @craxmaankhadar687

    Ай бұрын

    Maaha aptio mcn

  • @yaashofficialchannel7480
    @yaashofficialchannel7480 Жыл бұрын

    C/kariim Ali shaah Maame Waa nabartay Hadana Ma kanbaa Ina bari Rabtaa Wlhi Lagend bathy 🙏

  • @amuuncllaahi9837

    @amuuncllaahi9837

    Жыл бұрын

    Ninku ciyaalka baadu ka qaada🤣🤣

  • @yaashofficialchannel7480

    @yaashofficialchannel7480

    Жыл бұрын

    @@amuuncllaahi9837 kkkk ma saasba ledhy 😁

  • @Miskiin111

    @Miskiin111

    Жыл бұрын

    @@amuuncllaahi9837 😂😂😂baad lagaa qaad

  • @yaashofficialchannel7480

    @yaashofficialchannel7480

    Жыл бұрын

    @@Miskiin111 😁😁

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Жыл бұрын

    Young Tallented Masha Allh Keep Going Bro 🔥🙌💯

  • @jimcaalecali8809

    @jimcaalecali8809

    Жыл бұрын

    Yoonisow

  • @c.raxmaanmaxamed4280

    @c.raxmaanmaxamed4280

    Жыл бұрын

    Ilka dheere ciidagalihii cadiga ahaa ma tihid bedeyow😂

  • @maxamedidiris34

    @maxamedidiris34

    Жыл бұрын

    ​@@c.raxmaanmaxamed4280 😂

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    @@c.raxmaanmaxamed4280 hhhh

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    MEEL WALBA KAMUUQO WALAAGU MUNAD BADALAH

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 Жыл бұрын

    Halkaa waxaan ka arkaa magaaladaydii qiimaha badnayd ee burco❤, ismuujiya reer burco👋

  • @ifrahjamac8306

    @ifrahjamac8306

    Жыл бұрын

    Alla meeshu ma burcaa

  • @saedhassanabdirahmaan6327

    @saedhassanabdirahmaan6327

    Жыл бұрын

    @@ifrahjamac8306 haa wll

  • @cabdixakiimmuwaadin

    @cabdixakiimmuwaadin

    4 ай бұрын

    Istaanki balaasa iyo cuqubo❤

  • @hamdamusa5036
    @hamdamusa5036 Жыл бұрын

    Cabdikariim cali shaah +saalax sanaag+ mustafe dollar+ amiir yare+maame intaba ninkan ayaa badalaya yaadareysan 😊😊

  • @mohametaidrous6869

    @mohametaidrous6869

    Жыл бұрын

    Laxanka 😂 cikariin cali shaah maaha

  • @HudaMohamed-mh4lp

    @HudaMohamed-mh4lp

    Жыл бұрын

    Wan kula qabaaa

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    @@mohametaidrous6869laxanku Waa Cabdi kariin cali Shaah damiin yohow 😂 Shaashadda maad akhridid hadaadan Xataa laxankiisa aqoonin Inkastoo qofkastaa iska fahmayaba ayadoon la akhrinin oo uu caan yahay laxan kiisu takale Yaa dhahay ba hadda laxanku Waa Cabdi kariin qoraalka wax kalaa looga hadlayaaye 😂

  • @mohamedomar2367

    @mohamedomar2367

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad. Ninkan aya bedelaya

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Жыл бұрын

    Cabdikariin Cali Shaah. What a melody!! Lama garan waayo laxankiisa. Taageere lambar One❤

  • @liiasensio3047

    @liiasensio3047

    Жыл бұрын

    Cunugaan inuu qadka qabsado Ina ali shaah ba kadanbeeye

  • @user-Wbs123
    @user-Wbs123 Жыл бұрын

    Heesta aad Bay u dareen macantahay Ereyda iyo laxankuna Waa Top laakin hal talo iga qaado Adeer hablaha kula jilaya iyo kuwa kale kula jili doonaba astur oo laabta qarsada ku dheh Madaxana qariso dhaha waa walasha oo Kale ❤❤Go for word ban ka leeyahay eeganan❤❤🎉

  • @ozmanahmed7352

    @ozmanahmed7352

    Жыл бұрын

    HadaY qaawanaantu sharaf ahaYn lahaYd daanYeeradaa noqon lahaYd ta dumar u saraYsa,haplaheeno waaYahaan dambe sidaas aYeY wx fiican u haYstaan LEGENDOW

  • @inaahmed5174

    @inaahmed5174

    Жыл бұрын

    WaR ma mdarasaD paa la tagaYaa waaxaY closHa atur iyo sheekadaazi la kle goormaaD ila xgaaz eegtaY 😂

  • @warisabdi9576

    @warisabdi9576

    Жыл бұрын

    Waa ruun walhi hablaha asturada ayay kuu quruxbadn yiihin qoof wax badan garanaya ayad tahay wllo ilahay haa kuu sharfo

  • @apdirashido76

    @apdirashido76

    Жыл бұрын

    Soso 1:19 smslaus

  • @As-tk6cx
    @As-tk6cx Жыл бұрын

    wxaan hees wey dhafeen Magac kle haloo bixiyo Amazing voice Mustaf kante Keep going✌️

  • @Libilwstudio

    @Libilwstudio

    Жыл бұрын

    Wll Iguqali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna🎉M

  • @wardaaahmet5837

    @wardaaahmet5837

    Жыл бұрын

    😊😊

  • @najaxaxmed2384

    @najaxaxmed2384

    Жыл бұрын

    Ubixi aduu😊😂

  • @sakaresuldanyare

    @sakaresuldanyare

    Жыл бұрын

    Danwadag ❤❤❤

  • @idilabdirisaaq7982

    @idilabdirisaaq7982

    Жыл бұрын

    jah❤❤❤

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 Жыл бұрын

    Heestan waxa I jeclaysiiyay geesi ka tiran ciidanka qaranka jamhuuriyada soomaliland Allow ku dhawr adeer cadawgaagu ma ciilbaxo❤

  • @AYsar.official

    @AYsar.official

    Жыл бұрын

    Hooyadaa Cadowgu waz

  • @Laamicamuuse

    @Laamicamuuse

    Жыл бұрын

    @@AYsar.official waar hooyo ha caayin hooyada la wasye 😂😂😂

  • @wrstoti4351

    @wrstoti4351

    Жыл бұрын

    @@AYsar.official hoooyo hacaayin hooyada wase

  • @shukriinabby8073

    @shukriinabby8073

    Жыл бұрын

    Aniga wlh walshey mcn iga yar ayaa i kclaysiisay heestaan ❤❤❤❤

  • @aynuzhawer2262

    @aynuzhawer2262

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @AbdisaLansiciid
    @AbdisaLansiciid Жыл бұрын

    ABDIKARIN ALI SHAH WLHI WAA LEGEND AN ISLA WAYNI AQOON RAG YAQAAN RAG YAQAAN DHALEY XILIGUU UUU ISAGU FANKA KUSOO BIRAYEY WAXA KU ADKEYEY ABWAANO WAY WAYN LKN ISAGA DHALINYARADA ISKAMA WAYNISIYO WAA LEGEND QALBI FURAN APDIKARIN ALI SHAH FOUL RESPECT PRO FROM GOBOLKI RAGAH

  • @Al.vanan.Abdillahi

    @Al.vanan.Abdillahi

    9 ай бұрын

    Wa igu balln inan tuso comentaska aadka u quruxda badan my pr0😊

  • @zakimire9120
    @zakimire9120 Жыл бұрын

    Duni labo dareen ku wadaagay Isku daray kalgacal isu dooray Dadnimiyo xaqdhowr isku deeqay Dalal badan dalxiis isu geeyay Dirdire dad isu maqlaynin Isu dudin dibnaha isu buurin Danwadaag jacayl isku duuban Kala daahin dookhu isu jiiday Kooris Nafta dooxateed isi siisay Wada degay dedaal isu muujay Damqashiyo dhib aan isku daawan Inaga dawooy dalka joognee Igu daabac maanka docdaada P 2 Dawo labo daryeel isu siiyay Isu dabacsan diidmo dhex oolin Gob is daawatoo kala daalin Damqashiyo xaqdhowr lagu deyray Damacadoo door ka midaysan Ku da'ana daruuraha caashaq Isku diganin dood isku howlin Dahabeey kalgacal ku dabaasha Nafta dooxateed isi siisay Wada degay dedaal isu muujay Damqashiyo dhibaan isku daawan Inaga dawooy dalka joognee igu daabac maanka docdaada ❤😮 Abwaan shilke axyaa hees

  • @Salman2284

    @Salman2284

    Жыл бұрын

  • @HudaMohamed-mh4lp

    @HudaMohamed-mh4lp

    Жыл бұрын

    Ax yaa hès waan ka hely

  • @HudaMohamed-mh4lp

    @HudaMohamed-mh4lp

    Жыл бұрын

    ❤🎉love blue

  • @Al.vanan.Abdillahi

    @Al.vanan.Abdillahi

    9 ай бұрын

    Legend badthy pr0😊

  • @Awale.british
    @Awale.british Жыл бұрын

    Dadkuba Haday Danwadaag Jacayl noqon lahaayeen Cidba isma diideen !! Axyaa Hees ,Laxamista Qarniga Ina Ali Shaah 🎉❤

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    Жыл бұрын

    Aad io aad

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    @@maryanelmi-cw9jy Danwadag Manoqonah

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    Жыл бұрын

    @@mubaarigcabdisalan1289 jah 😘

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    @@maryanelmi-cw9jy LABA MUXIBAda KALGACALKA KU DOOGZADah

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    Жыл бұрын

    Haahey sas waye yaqey 😘

  • @AOH4963
    @AOH4963 Жыл бұрын

    Abdikariin ali shaah waa legend Burco u maqan Oo halyeyyada burco soo shaac saraya MagaranayO sababta uu aniga iiga reebe😂😂 Zxb wan cod macaane hada aragto commentgan ila so xidhiidh🎉❤

  • @sakariyefilmsandvlogs2237

    @sakariyefilmsandvlogs2237

    Жыл бұрын

    😂😂😂 war ninka hibadiisa halaa baadi doono

  • @AOH4963

    @AOH4963

    Жыл бұрын

    ​@@sakariyefilmsandvlogs2237 😂😢iskada dar ilahay ban uso shaacbixiye

  • @Miskiin111

    @Miskiin111

    Жыл бұрын

    😂wad iga qoslisay 🎉inshaa alaah bro wan ku soo shaac sari ee ila soo xidhiidh waa cabdikarin cali shaahe

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    WLLOH WAAN MASHQULSANEY EE SIIROGA BURCO 1 HABENIMO CAWA ISKU KEEN KEN HADAD WAKHTI HESHO OOHASEXA FIID WLL

  • @cabdigermanychannel1600
    @cabdigermanychannel1600 Жыл бұрын

    Love saara inta taageersan Abwaan Shilke,Hadraawiga maanta maxuu dhalinyar faneed ina baray,kanina waa made in Shilke.

  • @munaabdi2163

    @munaabdi2163

    Жыл бұрын

    Adeero ma gaadhi karo iska muus somaliba kama dhalan kamana dhalandoono nin hadraawiyo kalaa alle hownaxariisto aptiyo hadraawi😢

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    @@munaabdi2163 Shilke JOGAH hadda

  • @Nooneknows1234
    @Nooneknows1234 Жыл бұрын

    ❤🎉❤Axyaa cod Waa fanaan buuxa oo abwaan buuxa hees buuxda kasoo qaatay laxamayste buuxana ula tagay kadibna laxan buuxa lagu kabay 😂

  • @baal-dahabtv7398

    @baal-dahabtv7398

    Жыл бұрын

    anaguna si buuxdan u daawanay 😛😂

  • @dhereye44
    @dhereye44 Жыл бұрын

    inu laxanka roxanta yhay ma isku raacnay A.A.SHAAH 🤘😍legend

  • @RichPro
    @RichPro Жыл бұрын

    MOUSTAFE MY BRO ANOTHER LEVEL 🔥🔥🔥

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni Жыл бұрын

    Hees reer Burco isugu tageen ❤

  • @cabdilahikooke8760

    @cabdilahikooke8760

    Жыл бұрын

    Halkana ma joogtaa sakariyow😂

  • @csalaancali773
    @csalaancali773 Жыл бұрын

    ❤ Abwaan shiLke Hadraawiga qarniga Farshaxan sugaanedka cidna Kuma gaadhi 🔥💯

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 Жыл бұрын

    Dadku Hadey dhamantood dan wadaag jaceyl noqon lahaaayeeeen Cid is diiidaba lama arkeen Gob is daawato isku damqato Moyeee ❤😮 Heeeees iyo bar 🔥🔥💯👌

  • @NageeyeFilms
    @NageeyeFilms Жыл бұрын

    Abawaan shilka one of the best Lyrics mustafe amazing voice keep gion TEAM HAWRAR BEST veido

  • @maajid-sh3dg

    @maajid-sh3dg

    Жыл бұрын

    thanks

  • @ApdallaAden-oe2qq
    @ApdallaAden-oe2qq Жыл бұрын

    Heestaan Hees Way DhaafTay Wllhi LandHere Mustafa Horey Uzoco🥰❤💯

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын

    Ninka kaliya ee xiribihisa(suniyaha) ay only me ka dhigty............golden voice 🎉

  • @hothoahmed4066

    @hothoahmed4066

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂vaarta jooji🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ZoyaBare
    @ZoyaBare Жыл бұрын

    Ninki Cabdi Karin cali shax badali laha❤❤❤

  • @iamliiamen7071
    @iamliiamen7071 Жыл бұрын

    Music 100% Lyrics 100% Melody 100% Camera 100% Voice 100% Young talented 👏👌

  • @NageeyeSandheere

    @NageeyeSandheere

    Жыл бұрын

    Your

  • @mariaabdi

    @mariaabdi

    Жыл бұрын

    @@NageeyeSandheere qqqqqqqqqqqqqq

  • @sadocabdi8930

    @sadocabdi8930

    Жыл бұрын

    @@mariaabdi àààààààqqqqqqm

  • @xamdafarxan6245

    @xamdafarxan6245

    Жыл бұрын

    😊

  • @xamdafarxan6245

    @xamdafarxan6245

    Жыл бұрын

    😊

  • @biibshe28
    @biibshe28Ай бұрын

    2024 inta daawanoso is muujia❤😮

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Жыл бұрын

    Wiilkani waa legend , fanku waa sida tiknoolajiyada maalinba wax cusub iyo codad malabku da'ayo.

  • @user-ur9zt7vv1i
    @user-ur9zt7vv1i Жыл бұрын

    Fan aan burco lagasoo dhisin siduu Somali ka ahaan lahaa tolow best song best voice go forward pro❤

  • @sucaadcqadir

    @sucaadcqadir

    Жыл бұрын

    Waa reer hargeisa inanku

  • @Hanadhaaji6

    @Hanadhaaji6

    Жыл бұрын

    @@sucaadcqadir waa Reer Burco

  • @kurlibaaxkurlibaax4424

    @kurlibaaxkurlibaax4424

    Жыл бұрын

    ​@@sucaadcqadir mesha lagu dubayba waa burco

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 Жыл бұрын

    maalin waad noqon doontaaa iftiin ka shdn duriyada pro keep going 🎤🎹🎧

  • @sayidmom2268
    @sayidmom2268 Жыл бұрын

    Schoolka maykal ali mahamuud hussein shaah waa shaqaynayaa wlhi fankii damay ayuu dib u shiday Mustafe kante adigana waxan ku leeyahay waxa tahay dabka kacay yaa daminaya 🖐🏻

  • @NFMUSICOFFICIAL
    @NFMUSICOFFICIAL Жыл бұрын

    MUSTAFE KANTE KEEP GOING PROTHER TALENT BAAD LEDAHAYE

  • @khaalidfarxaan6181
    @khaalidfarxaan6181 Жыл бұрын

    Mustafe ahmett EpraHiEm kantei💙🤴🏿fanaan buuxA

  • @DayaxBulshaawi-co6di
    @DayaxBulshaawi-co6di Жыл бұрын

    Abdikarim Ali shah halaga qabto Fanka Wana waaalaya ninkas what a melody 🎶

  • @zack4k26
    @zack4k26 Жыл бұрын

    Ragga shiday heesta. Cadceed Abdikarim ali shaah Shilke Abdiwasac 🔥🔥🔥 fire 🔥

  • @azmarmohamud3522
    @azmarmohamud3522 Жыл бұрын

    Codka 100% Music 100% Laxanka 100% Erayada 100% Camerada 100% Styleka 100% Best young 🥰🙏 From.garowe guulayso mustafe

  • @mohahdgemer4136

    @mohahdgemer4136

    Жыл бұрын

    ABWAAN KA SAMEEYEY GACAN TII WEY FADHIDAA😅

  • @GuleedUpdillahi-tx9fx

    @GuleedUpdillahi-tx9fx

    Жыл бұрын

    E kante😊

  • @sagalmohamedabdi2246

    @sagalmohamedabdi2246

    10 ай бұрын

    🎉

  • @ridwaanumar9095
    @ridwaanumar9095 Жыл бұрын

    Jah burco day❤❤

  • @lppa3634
    @lppa3634 Жыл бұрын

    Fanku baa waa ina cali shaah iyo laxankii saa 😂❤

  • @Gaashan1
    @Gaashan1 Жыл бұрын

    INAGAA DAWOOY DALKA JOOGNEE IGU DAABAC MANKA DOCDADAD 🥺❤️

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Жыл бұрын

    inagaa dawooy dalka wada joognee igu daabac Maanka docdaada 😍 Shilke and Abdi ali shaah Rag waaweyn ba iskugu tegy ❤️

  • @Dhiico_official
    @Dhiico_official Жыл бұрын

    Warshada fanka maikal ali shaah❤

  • @mofaarax7309
    @mofaarax7309 Жыл бұрын

    Fanka la Sheegaba burcaa iska leh❤🎉

  • @Al.vanan.Abdillahi

    @Al.vanan.Abdillahi

    9 ай бұрын

    Been mahn pr0🎉

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Жыл бұрын

    laxamaystihi qarniga ee la holin waayey FATHER OF MELODY ❤ABDIKARIIN ALI,SHAAH FIRE ❤🔥🔥🎻🎸mxd smysy nio 🎻🎸🔥🔥♥️♥️MOSTAFE YARE top voice

  • @hassanahmed7917
    @hassanahmed7917 Жыл бұрын

    Muuna ahayn kiiyaraa ee odhan jiray ( Bakh bakh) 😅 hore u soco rijaaal

  • @birmadyare
    @birmadyare Жыл бұрын

    Alleylehe waa Hees Cajiiba !! Asxaabtii ka Qayb Qaadatay soo saaristeeda & Fanaankaa hibada loo bogay Leh intaba waan u Hambalyeynayaa Mustafe Wll Adiguna Keep Going HIBADU ISMA QARISO Mn aha allah 🙏

  • @blueybusstand
    @blueybusstand Жыл бұрын

    This is what I call “love “ Amazingly Awesome!🎉🎉🎉🎉

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 Жыл бұрын

    Amazing song❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 Жыл бұрын

    Mesmerizing! song ❤ 🎶 Go miles Mr. Kante 🔥✊️

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed8677 Жыл бұрын

    Fananka Mustafe Ahmed ibrahim caalin 1M Insha Allah🫡

  • @diidarmaxamed8677

    @diidarmaxamed8677

    Жыл бұрын

    Comments is muhiim

  • @Al.vanan.Abdillahi

    @Al.vanan.Abdillahi

    9 ай бұрын

    Pro😊

  • @Naajioffcial
    @Naajioffcial Жыл бұрын

    Isoo raaca inta 100 jeer ka badan dhageesatay❤

  • @suhaybguled1843

    @suhaybguled1843

    Жыл бұрын

    1k 😂🎉🎉❤❤

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 Жыл бұрын

    ABDI KARIIM ALI SHAH Laxan aadan lahyn miyaa dhadhan lehba ❤

  • @abdijibaarmohamuut9709
    @abdijibaarmohamuut9709 Жыл бұрын

    Mustafe ahmed ibrahim caalin mo kantE😮wow la yaap❤

  • @yastta598
    @yastta598 Жыл бұрын

    Heesta waxa lgu duubay burco tigtu waxay ubaxaysa xafdii palza 😂😂😂❤

  • @jaabirgaraad2180
    @jaabirgaraad2180 Жыл бұрын

    Abdikariim Ali Shaah Father of Melody 🥰🥰

  • @Akram_112
    @Akram_112 Жыл бұрын

    Mustfeee fankiii ooo qoF keep Going hawraaaar ❤()()abwaan shilka uztaaad ina cali shaaah c.waaasic khadar ___rag waa weyan mesha awooos saarey

  • @AsamethmouseHussien-nc1fj
    @AsamethmouseHussien-nc1fj Жыл бұрын

    Kama daalo dhagaysigaaga my pro keep up🔥😊

  • @zuldanzakir7487
    @zuldanzakir7487 Жыл бұрын

    Eryada 100% Lanxaka 100% Codka 100% Top of Legendes 1M Marky gadho like hayla dhafine

  • @issemohamed7812
    @issemohamed7812 Жыл бұрын

    Wooooow! Hees waa kabadantahay run ahaantii dhan walboo aa ka eegto waa hees fadhida masraxyadana waa qabsan doonaa yarkaan teeda kale haduuba meesha kujiro ina cali shaah cimaamada iska sii tuur Keep going all of you...! And love you 😍 guys

  • @saaficalas1494
    @saaficalas1494 Жыл бұрын

    Pest fanan 😭🔥❤️

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 Жыл бұрын

    Mustapha Ahmeth Ibraahim👏👏🔥🔥🔥😃

  • @khalidkahiye
    @khalidkahiye Жыл бұрын

    Another level and best voice ❤🎉

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Жыл бұрын

    Mansha allan Shilke waa qori dhacaya wlhi ninkaasi Gobolkii ragga kasoo baxay guulayso jaalle❤

  • @lunibark9978

    @lunibark9978

    Жыл бұрын

    waa reer wll waliba xafada qaalib hargaysa galan jaar ban nahay lkn heesta burco kuso qaaday

  • @Ahmeto536

    @Ahmeto536

    Жыл бұрын

    @@lunibark9978 Abwanka iminkuu reer Haragsa noqday

  • @CabdiCadnan-te2wr
    @CabdiCadnan-te2wr4 ай бұрын

    😢😢😢😢 aaxx❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @user-zy5jk4fq2b

    @user-zy5jk4fq2b

    3 ай бұрын

    Xaax😂

  • @xamsevini
    @xamsevini Жыл бұрын

    What is amazing ina ali shaahow fanaan baan noqonaya ee laxamka ii. Diyaari

  • @DalmarService-qp2ve
    @DalmarService-qp2ve Жыл бұрын

    Axyaa cod macha allah Erayada top Laxanka top top Music amazing Muqaalka ayyyy 😋 Keep it up bro Mustafe Kante 🙏

  • @mohadiaz8110
    @mohadiaz8110 Жыл бұрын

    Wow amazing keep going pro😮👏

  • @abdikanigadariofficial6523
    @abdikanigadariofficial6523 Жыл бұрын

    Omg amazing Young talented Heestiisu wey dhaftey hees Macal erayada iyo codka keep going bro

  • @user-zz4ox7zj3t
    @user-zz4ox7zj3t Жыл бұрын

    Cabdikariin Cali Shaah jir oo joog💯🔥

  • @nasracllaahi4203
    @nasracllaahi4203 Жыл бұрын

    Amazing voice ❤ keep up 👆 pro 😊

  • @AmiiraKayse
    @AmiiraKayse Жыл бұрын

    Rer burco dhanba isugu tagay macal tigta IGA gadan heestan ❤

  • @nadiira1onadiira3

    @nadiira1onadiira3

    Жыл бұрын

    Rer burco cod lagu gadhi waa

  • @mubaarigcabdisalan1289

    @mubaarigcabdisalan1289

    Жыл бұрын

    WATAYDII MAKU QADAH ADNA CAWA

  • @maxakagalay12345
    @maxakagalay12345 Жыл бұрын

    wooooow The past cod wow m.a zxp horay usoco insha alla wad gadhi mesha ad rabtid ama ad rajay naysid

  • @cawalecasri143
    @cawalecasri143 Жыл бұрын

    Mcha allah codku waa hibo illahay bixiyo ❤

  • @sulaimanrajo8343
    @sulaimanrajo8343 Жыл бұрын

    Fankuba waa isaaq iyo inyar oo lagu qurxiyay❤

  • @Aizha_0pdirahaMn_muoseee

    @Aizha_0pdirahaMn_muoseee

    Жыл бұрын

    Ishaad kariday wllee❤🔥🔥

  • @deeqsiyaad1547

    @deeqsiyaad1547

    Жыл бұрын

    Ahhhh3😂😂 raga fadexada kada inader

  • @farajmediaproduction9808

    @farajmediaproduction9808

    10 ай бұрын

    Aawi Abgaal Cusmaan Fananka Codka Guuxa Ismail Aarka🎉

  • @najahdiriye-tr1oo
    @najahdiriye-tr1oo Жыл бұрын

    Wow waxan cod waa dhafay welcome legend yar 🎉❤ baqalkiiba baqol cod waad haysa erayada iyo laxankuna caadi Maha ❤

  • @abdisalaanjamaal1530
    @abdisalaanjamaal1530 Жыл бұрын

    Weeeewe C.c.shaah bro max

  • @rahmaali1772
    @rahmaali1772 Жыл бұрын

    Fananita Ishoda Alle haka hayo 😂😅 Waxan Cod lama orankaro 🔥💥❤

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Жыл бұрын

    Wow beautiful voice Voice 100% Video 100% Edited 100%

  • @suldaand
    @suldaand Жыл бұрын

    Aniga mid iga qora yarkaan mar fanka waa qabsanaya. Wlhi pilhi tolahi waa hadii illahay u ogolaado

  • @user-rn8or5hw1x
    @user-rn8or5hw1x Жыл бұрын

    Keep going MuzTafe kAnte😮😮you

  • @sucadsiciid6553
    @sucadsiciid6553 Жыл бұрын

    Amazing voice keep going pro🥰

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Жыл бұрын

    I’m sure this song will hit million views 🔥 Igu daabac Maanka Docdaada!

  • @hajimohamoud8230
    @hajimohamoud8230 Жыл бұрын

    Best song professional director ahmed somali ❤ abihii laxanka abdikariin ali shaah ❤

  • @user-dk9ug6ve4t
    @user-dk9ug6ve4t Жыл бұрын

    Wllhi way hees dhaftay ee lama dhihikaro hees mcn tan wll innka ikeena ❤😂😅waxwalba 1000 wllhi music oo kaliya ku soo jidanaya❤

  • @mahuraan1960
    @mahuraan1960 Жыл бұрын

    Amazin artist 👏👏👏

  • @mamezang
    @mamezang Жыл бұрын

    Young Tallented Keep Going Pro🔥

  • @NajaxCraxmaan-db5vc
    @NajaxCraxmaan-db5vc Жыл бұрын

    Tani hees way dhaaftay✌️🥺

  • @user-gz1eq7zt5f
    @user-gz1eq7zt5f Жыл бұрын

    Sirtu waa cabdi kariin cali shaah .....

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 Жыл бұрын

    2labaad ee sugay ahay heestan ❤🎉3minutes uu dhiman

  • @AhmethGato-wr8zv
    @AhmethGato-wr8zv Жыл бұрын

    Cod nocan duriuada lee ka filo from 🇸🇴

  • @ZanaZnah-sb9di

    @ZanaZnah-sb9di

    Жыл бұрын

    Aaad iyo aad 🙌❤

  • @amiin4320
    @amiin4320 Жыл бұрын

    fankipa hargaysuu ku haray nio mashlh❤️❤️

  • @fillehaji2246
    @fillehaji2246 Жыл бұрын

    Laxanka markaa ma qamar suugani baa iskaleh any how 💯

  • @yacquubabdirahman9803
    @yacquubabdirahman9803 Жыл бұрын

    Big talent and you showed us💯💯

  • @sayidyare8808
    @sayidyare8808 Жыл бұрын

    Mustafe keep going ✨️Big Legend 😮

  • @zacidomubarik9668
    @zacidomubarik9668 Жыл бұрын

    Amazing 😮way hees dhafty❤

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 Жыл бұрын

    Heestan waaa I dhex qaadayyy jcylna malihi🥺war kuwiina isjecel isku hadyeeya Heestan❤️😢

  • @maajidmo4293
    @maajidmo4293 Жыл бұрын

    The father of Melodie’s @abdikarim ali shaah What a legend ✌️

  • @SalebanHassan-vn1ii
    @SalebanHassan-vn1ii Жыл бұрын

    Beutiful voice from wiil reer burco ah❤

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 Жыл бұрын

    What a voice ❤

Келесі