No video

"Musbaax minikaa u baahan minin dadow ?" Weydiimo | xalqada 4-aad.

"Musbaax minikaa u baahan minin dadow ?" Weydiimo | xalqada 4-aad.
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 94

  • @user-eu1yq2vr7r
    @user-eu1yq2vr7r5 ай бұрын

    Allaha Naga Aqbalo intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @bashiabdi228
    @bashiabdi2285 ай бұрын

    Astaan qaabka aad wax u wadiin wuu fiican yhy balse waxaan ku talin lahaa dadweynaha ka soo qeyb galayo ugu yaraan aqoon ha lagu soo xulo hadii fursada ah in dadweynaha loo bandhigo waa laga cabsan doonaa sababtoo ah laguma kalsoonaan karo

  • @kobciyeservices12

    @kobciyeservices12

    5 ай бұрын

    Oo ileen dadku dhahaya jaamacad ka soo baxnay waa been😂 Xala macalin baa ku dhacay 3 su ,aalow ugu horeysa 💔😂

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq24025 ай бұрын

    Sanadkan suaaalo xumaa astaan

  • @ben-de-baas4077
    @ben-de-baas40775 ай бұрын

    Asc dhamaan bahda astaan Marka hore salaan gobeed Marka labaad: Weydiinta iyo weeydiiyaha waa masha allah Balse dhoowr qalbiga ka soo geeb kalayaasha!? Maxaa uga dan leeyahay????????!!!!!! Qofka hadii ow garan waayo asigaa jaanisyadiisa adeegsanaayo HAKU CADAADININ INAA DHAHDO KALE ma isticmale boqol jeer:/) Midda 3aad: •Dadweynaha la casuumayo ugu yaraan halagu soo xulo AQOON AMA XIGMADO GOONI AH Madaama aad dhahdeen dadwenahaa IDIN BAXSIIHAAYO KALSONIDANE WAA IN LA SARO QAADO oo dad wax bartay hadeey sugaan tahay iyo hadey Diini tahaybo-) Masha allah hore usocda bahda dhamaan 👋Mahadsanidiin 👏

  • @user-db8hf8wr1g
    @user-db8hf8wr1g5 ай бұрын

    Astaqfurulaah Subxanalah Alxamdulilaah Lailaha ilaalah Allahu Akbar 😢

  • @naseexoqalanjo
    @naseexoqalanjo5 ай бұрын

    Uf dad weynaha damiin meshaa fadhiyaan ka kiciya meesha

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel66025 ай бұрын

    Dadkaan Riwaayadaha somalida halka ay fiirsan lahaayeen waxey fiirsadeen Riwaayadaha iyo Musasalaadka Ajaanibta taasaa keentay in ay gabadha qaldaan 😊

  • @Aweysmohamed2121

    @Aweysmohamed2121

    5 ай бұрын

    Aad iyo aad riwayadaha makala garanayan yaab

  • @AbdorahmanSorre

    @AbdorahmanSorre

    5 ай бұрын

    Anakaa hoos uu fiiranay dadkeena hal abuurkooda

  • @siyadahmed3109
    @siyadahmed31095 ай бұрын

    Cabbas you are the best moderator. Keep up

  • @ismahanmohamud5959
    @ismahanmohamud59595 ай бұрын

    asaantan mahmahda gabadha ad weydisen seeda u qor need wa qaalad dadka xaquuqdoda ilaaliya❤❤❤

  • @ruun5573
    @ruun55735 ай бұрын

    Hees iyo rawayd marki lasoo garaa ku dhiiqadaa ani😂😂

  • @AbdorahmanSorre

    @AbdorahmanSorre

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂 umad taariikh iyo dhaqankeeena ka aradan aa nahay

  • @user-se7iv4qc9j
    @user-se7iv4qc9j5 ай бұрын

    Astaan dadkaan dadka qaldaayo kaqabta gabadha kowaad sidee u galen maxaa waaye😢😢

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed51915 ай бұрын

    Abbas is not easy keep going

  • @amaaldiamond677
    @amaaldiamond6775 ай бұрын

    😂😂😂😂her xamar is not easy😂😅

  • @user-tf9qw2jb5v
    @user-tf9qw2jb5v5 ай бұрын

    Dadka meesha fadhiyo inta qofka su aasha laweydinayo mey sii raadiyan xaasidsana

  • @user-of4sg3ck7k
    @user-of4sg3ck7k5 ай бұрын

  • @abdisamedmoha472
    @abdisamedmoha4725 ай бұрын

    Nio ma iso qabatan astaney Ana waxan ku ficanee 😊😊

  • @H.A.M320

    @H.A.M320

    5 ай бұрын

    Sxbow xagee laga codsadaa

  • @abdirahmansidow6917
    @abdirahmansidow69175 ай бұрын

    Barnaamij fiican waye mashallah lkn musik ayaa ka cod dheer kaso qebgalayasha. intaaas hagajiya

  • @Faizamaxamed-sd6is
    @Faizamaxamed-sd6is5 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc5 ай бұрын

    Ramadan mubarak

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna5 ай бұрын

    Maah maah dii maxamed qadar aad meesha keentay

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51205 ай бұрын

    Waa duhurka

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan45935 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @hassanMohamed-do6nl
    @hassanMohamed-do6nl5 ай бұрын

    Daadweyn oo daminaa ayaa mesh fadiyaa wlh ,,,lugooyaa waye ,,,shit,,,,this guys daminaa wayee wlh,,habeen hore qofkale ayaay turrn

  • @starboyjunior2213
    @starboyjunior22135 ай бұрын

    NiN waX suaaLaayo aNiga ku HeesTa😂😂😂😂 DHimaN DHimaN waaye

  • @fhfy8327

    @fhfy8327

    5 ай бұрын

    Kkkk ha yeelin ma waalatay see wax tidhi 😂istaq furullah waramadaan 😂😂jooji😅😅

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan35645 ай бұрын

    Dadweynaha qofka su'aasha ka qaldaya maxey yihiin hadaaney jawaabta hayn mey iska aamusaan intey qofka ka qaldi lahaayeen

  • @user-yb2ln1pr9e
    @user-yb2ln1pr9e5 ай бұрын

    waa halkeena meeshu muqdisho mise hargyse

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    4 ай бұрын

    Inta u dhexeeyso waaye

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed80425 ай бұрын

    Astaaney wxn aad maahmaah ahn usoo urursateen xgd ka keenten😂

  • @nuura2755

    @nuura2755

    5 ай бұрын

    Astaan maaha. Jaamacada moqdishu waaye

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f5 ай бұрын

    Masha Allah

  • @daahirabdullahi4702
    @daahirabdullahi47025 ай бұрын

    Dadwaynaha wax halaga badlo Astaaney waaba xasadin ama aqoon daro waayo kuwi sanadihi hora kaficna sanadkan dadwaynaha waa cabsicabsi liskuma a halayn karo

  • @user-pc4yg4yi9x
    @user-pc4yg4yi9x5 ай бұрын

    Please next ani iga dhiga 😢😢😢

  • @Fataxo7

    @Fataxo7

    5 ай бұрын

    15 su'aalba ma garatay??

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19605 ай бұрын

    War Ninka dhagta earphone ugu jiro muxuu ahaay

  • @Nima.Mahmoud

    @Nima.Mahmoud

    5 ай бұрын

    Wareyaha xita wa uga jira kkkk wa caadi marka … weena labadood iska siibeen😂😂

  • @speedgames.
    @speedgames.5 ай бұрын

    Ani waxa layaabey astan dad gooni maalasiiyaa saa u raadinayey meel lagu so bandhigo ma arko yaab waye wlh

  • @shukrinuur1334

    @shukrinuur1334

    5 ай бұрын

    Wll Ramadaanka ka hor baa link Facebook la soo dhigaa meeshaas ayaa laga codsadaa

  • @osmaanedits2448
    @osmaanedits24485 ай бұрын

    horta waxaan suaalo xumaa wlhi astaan in shilin laga qaato ma rbto day suaalaha se u yalin

  • @quran2dw
    @quran2dw5 ай бұрын

    Dadka mesha fadhiyo su’aasha google ama youtube kama baari karaan miyaa inteesan ka jawaabin?? Dadka ayaga ayaaba qaldaaye😮

  • @Aweysmohamed2121
    @Aweysmohamed21215 ай бұрын

    Riwayada beney waa run ku fiirsan markasta meelo kale u dareen gebedha maskin dad weynaha aqoonba mesha kama hayaaan

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51205 ай бұрын

    Sojiifaa laga helaa

  • @user-hi9fl9po8p
    @user-hi9fl9po8p5 ай бұрын

    Dadweynaha xasidiin waye qofka sii toos aah bay uridhan kwrn uuf

  • @Asmo_sweet
    @Asmo_sweet5 ай бұрын

    Asc wll kusali nabi 🤲🤲

  • @haniali6435

    @haniali6435

    5 ай бұрын

    Wsc scw scw scw scw scw sc❤

  • @AyuubMoha-jh8nc

    @AyuubMoha-jh8nc

    5 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @lilypink9637
    @lilypink96375 ай бұрын

    Dad weynuhu maahan sidii sanadihii hore dadka wayqaldayaan fallande hala soo xulo

  • @salmaali4135
    @salmaali41355 ай бұрын

    Dad weynaha fursad ey kubaran siiye su asha meshan dad aqon leh ma fadhiyaanee

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi61484 ай бұрын

    Malageeyo

  • @drabdirishakshadow6179
    @drabdirishakshadow61795 ай бұрын

    Sorry safia

  • @omaribrahim3345
    @omaribrahim33454 ай бұрын

    Las Vegas gobal ma ahan waa magalo 😂😂😂

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51205 ай бұрын

    Salaada duhur dheh

  • @user-wp6yf6bs8d
    @user-wp6yf6bs8d5 ай бұрын

    Dadka wax codaynaya xoolo miyaa ayaga gabadha miskinta ah wey qasariyeen D kulahaa😂😂

  • @Mirahamaskaxda

    @Mirahamaskaxda

    5 ай бұрын

    Su aasha xumeed oo xitaa qaab loo google gareeyo malahan

  • @ashaabukar8902
    @ashaabukar89025 ай бұрын

    Gabdha way saxned waa salada casir, saladii ugu horesay aya duhur eheed lkn qiblada mar kii kacbada lo warejiyay casir ayee eheed saladi ugu horesay😮

  • @Aweysmohamed2121
    @Aweysmohamed21215 ай бұрын

    War Astaan maxaa idinka qalday daweynaha maasha kenteen aqoon mesha kuma hayaan mise xasidnimo katahy wee qaldan gebedha riwayadaha suganta aha maba yaqaano dad weynaha wax kabadala bila caleykum

  • @shukriabdi4670
    @shukriabdi46704 ай бұрын

    Dad weyne sidee rabtaan Hee

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud5 ай бұрын

    Martida ma qayb gale Kara ? 😍???

  • @Zhiino434
    @Zhiino4345 ай бұрын

    ilaah baan idinku dheeriye wxy noloshan😢 reer koofurow wxn erey kama fahmyne

  • @AbdorahmanSorre

    @AbdorahmanSorre

    5 ай бұрын

    Idina saan lee ku haaya reer koonfurow

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51205 ай бұрын

    Scw 9 soon

  • @ismahanmohamud5959
    @ismahanmohamud59595 ай бұрын

    daad wanaha le liska dhaha 4qof le mesha fadhiide waxas ma dad weeneha la dhaha ninmaan so libistaay len u jedna gabadha su asha ley ka qasariyeen

  • @keepwaiting1747
    @keepwaiting17475 ай бұрын

    Astaan Tv wariyaha waa inuu isticmaalaa Codey balse hadii aadan aqoon ha codeyn

  • @Somali.billiards

    @Somali.billiards

    5 ай бұрын

    Waa runta aduun weenaha istacmalo hadalka showga who want to be millioners

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid79055 ай бұрын

    Zadio mane ha iga khaldin sxb 😂😂

  • @libanmukhtar106
    @libanmukhtar1065 ай бұрын

    Maah maah xumaa illahay idinku cadaabayaa abtiyaal

  • @sirwaan
    @sirwaan5 ай бұрын

    Dadwenaha damininta ah maxa mesha lo kena meqo qof ayey meshas ka kacsheyn ben ay shegeyn darteed 🤣🤣🤣

  • @niini7270
    @niini72705 ай бұрын

    Asxpy yai faiden karo see loga soo qebgala barnamishka wydiimo Waogahy in sonka kahor laduube Lkn fursadaha kle ina kaqeb qata raba i.a

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare45575 ай бұрын

    Dadweynaha meesha fadhiyo hala badalo dadka leh kooxdaas dad banaanka ka yimid ma aha waa kuwa sugaya in ay iyagaba halkaas fuulaan oo su'aalo lagu weydiiyo.

  • @amiinabdirahman8053
    @amiinabdirahman80535 ай бұрын

    Xagee liiska diiwan galiyaaa

  • @sacdiaabdirizak756

    @sacdiaabdirizak756

    5 ай бұрын

    Qof aad taqaanid waa inuu astaan kuu jogaa

  • @amaanahaji56

    @amaanahaji56

    5 ай бұрын

    Walaalo maxad u dambaabee aqoon kuma xushtaan dadka nasiiib aya lagu so baxaa​@@sacdiaabdirizak756

  • @user-wp6yf6bs8d
    @user-wp6yf6bs8d5 ай бұрын

    Mane

  • @nimconimco7203
    @nimconimco72035 ай бұрын

    War waxaan aad dadka wy diinysy yaa idinku yidhi waa maahmah ilaa hanen hore waan yabanhy yaahuu

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa42695 ай бұрын

    Sxb waxan afka aad marsatay dumarka aya marsada libista!!!!!!

  • @naimay4570

    @naimay4570

    5 ай бұрын

    Walal maxaa i dhaafay ? Wax afka la marsadey ma arkin see cml ?

  • @deeqoowdalnuurshe879
    @deeqoowdalnuurshe8795 ай бұрын

    Astaan, waa iga fariin, fadlan participants magacooda weeydiiya markeysoo soo fadhiistaan waa unprofessional in magaca marmalba la weydiiyo. Just courtesy.

  • @efraaxmaxamed7936
    @efraaxmaxamed79365 ай бұрын

    Sanadkan dadweynaha maxa kaqaldan wan yabanahe

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle11535 ай бұрын

    INDHO ADKAA MACINKII JAAMACADA MAAH MAAHDA AQOONI WAAYI KURAASTA HORE AAWBO FADHIYAAA KKKKKK

  • @hayatjama4855
    @hayatjama48555 ай бұрын

    Ardayda jaamacada bes miyaa lagu casuumaa marnaamijka horta

  • @user-xl9pu5vf4s
    @user-xl9pu5vf4s5 ай бұрын

    Jubal mxawa

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf6635 ай бұрын

    Who wants to be a millionaire

  • @Umuabdalla2002

    @Umuabdalla2002

    5 ай бұрын

    me

  • @lilypink9637
    @lilypink96375 ай бұрын

    Beeney waarun

  • @fhfy8327
    @fhfy83275 ай бұрын

    Kkkkkkk imika reer xamarow maxaa naga damacsan tihiin wxn iyo noloshani waa noocma dee hada😂😂

  • @caynabyare3133

    @caynabyare3133

    5 ай бұрын

    Hhhh waa yaabanahay 😂

  • @fhfy8327

    @fhfy8327

    5 ай бұрын

    @@caynabyare3133 😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed33635 ай бұрын

    Dad waynaha hde aqoon maxe u codenayan 😂😂 dad an cilmi lahen mesha lagena dadka lagu mashqulina

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi61484 ай бұрын

    Reer gobol ayaa muqdishu ka buuxo..

Келесі