ANIGA-BO JACEYLKEYGA LAIGU DIRAY MARKA MA ARKI KARO LAMAANO - BLACK Diamond- Suman Podcast Ep5 Deeq

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 285

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc3 ай бұрын

    Gabadhan aad bay uquruxbadantahay yaa igu raaxsan Maaanshaa alaaah like ta

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN604 ай бұрын

    black is beauty marki lagu leyahay wa san .gabadhan wexey isku darsatay qurux ,aftahanimo iyo aqli mashaallah tabarakallah

  • @abdijama1984
    @abdijama19843 ай бұрын

    Maashaa allaah hore usuco isha xun allaah hakaa qabtoo aamiin aamiin❤❤❤❤❤

  • @user-gg5zv5dk9n
    @user-gg5zv5dk9n4 ай бұрын

    NagtaaaN nago Badan way dhaftayyyy woow ❤ hore u soCo waligan nag facayaaaa ha HoSTaagiiiiiN❤️😌

  • @abdijama1984
    @abdijama19843 ай бұрын

    Xig mada waa loo dhashaa ee walaashaa udha maashaa allaah udha xigmad udaa walaash libinta u uogaloow❤❤❤❤

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali71273 ай бұрын

    Masha allaah gabar isukolson midabkeda.sun laysku cadeeyey maxey sheegeysa waaba laraadinaya gabar midabkaas wadato.❤

  • @HilkazmohazIsmo
    @HilkazmohazIsmo3 ай бұрын

    M.a abaayo wlh dar allah ku jclhy nolow intey nololijirtaba waligana waxkudhipa ha arkin ❤❤❤

  • @mgeesi9252
    @mgeesi92524 ай бұрын

    Masha Allah caali, karti iyo aftahanimo waa gabadh ku kalsoon dhaqankeeda

  • @user-gg6zh9nu9p
    @user-gg6zh9nu9p3 ай бұрын

    Anii mrkii hore madawgayga waa necbaa lkn hadaa ayaa gartey inuu yayah dhiiri galiyayaya wye black diamond thnks wllo mcn❤

  • @abdijama1984
    @abdijama19843 ай бұрын

    Waa gaber gawer nimadeeda banaanka la taagan wey is ku kalsoontahay 100/100 habo guuleeso waa gaber waxeeda cadyihiin nanahii mataqaano waa gaber adag❤❤❤❤❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi37943 ай бұрын

    Maashaa Allaah, waa kalsoonida oo qof ah, waayo dumarka iyagoo ka wada yimid baadiyo ayay qariyaan, ku faan meeshad ka soo jeedo ❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza46453 ай бұрын

    Masha allah illahay haku xafido abayo mcn Mel walbo ad jogto illahay haku rumeyo riyadada

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j4 ай бұрын

    Naagtan xasidnimadii oo lugo leh

  • @faizam523

    @faizam523

    3 ай бұрын

    Waa gabadh aad iskugu kalsoon! Midabkeeda ay aamintey ayaa markhaati u ah.

  • @NaaniyoNuur-ro4ke
    @NaaniyoNuur-ro4ke4 ай бұрын

    Black diamond hadalkaga ano an ka xisadhicin ayu iga dhamaday waxa tahay qof xigmad iyo caqli aya ku mineystay waxa tahay qof aftahan ah waxaad tahay qof Hami fog hig sanayso hamigaga iyo hiigsigaga alle ha ku fududeeyo aamiiin 💕💕

  • @nuurtonuur8513

    @nuurtonuur8513

    4 ай бұрын

    Tanba hadaad xigmad iyo caqli kutilmaamtay tolow dadki aqliga lahaa iyo xigmada maxa lagu tilmamaa

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed26073 ай бұрын

    Maashaa Allah Gabadh aad u wanaagsan dhaqan ixtiraam waa lid leh oo isku kalsoon, good girl. Ilaahow ka Xijaab Nin xumeeya

  • @user-mt5wk3sz6p
    @user-mt5wk3sz6p4 ай бұрын

    Manshhalh alh riyadada ha ku rumeyo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax4 ай бұрын

    Wa barnaamij cajiib ah ❤❤❤

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px4 ай бұрын

    Masha allah walal qali

  • @yumna4675
    @yumna46754 ай бұрын

    Caqligan dan waxa waye waa qof badii kusokorey 10years old oo rer badia reasons alot like 20years many

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa93964 ай бұрын

    Masha Allah i love black demand

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone20494 ай бұрын

    Maasha Allah tabarakallah waa gabadh karti leh maasha allah quruxley

  • @abdullahiadan3756
    @abdullahiadan37563 ай бұрын

    She is the real queen 👑, black diamond horay usoco abaya.

  • @abdiazizmuhudin5563
    @abdiazizmuhudin55634 ай бұрын

    Mashallh in ader guleyso waligaa shacdiya❤

  • @Haji2931
    @Haji29314 ай бұрын

    She is a real queen 👑 indeed, she is one of the millions of black diamonds which are hard to find these days ❤❤❤ tolow xagay joogtaa waa taydiiye boqoradani😂😂😂😂

  • @casalasal6466

    @casalasal6466

    3 ай бұрын

    Neyrobi kenya

  • @Haji2931

    @Haji2931

    3 ай бұрын

    @@casalasal6466 wax ciwaana ama WhatsApp maka haysa anigu tik tok ma isticmaalee coz I'm not ciyaal

  • @idristherriss9858
    @idristherriss98583 ай бұрын

    Masha'Allah Hambaliyo Wa Barnamish ceed U Wanagsan keep Going Brother i really Enjoy it 👌👍

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14403 ай бұрын

    gabadh qurux badan aqli leh weeye wlh

  • @idristherriss9858
    @idristherriss98583 ай бұрын

    Y'a Salam Mash'Allah Wa Gabadh Fariidah is very rare To Fine that Kind Of Person

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE4 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤ 🥰🥰

  • @haajiabdoo1925
    @haajiabdoo19253 ай бұрын

    Wlh bilahi gabadhan gabadh lamida iney somali kujirin waaaw waaw ❤❤❤

  • @kaaliyare22
    @kaaliyare224 ай бұрын

    Masha allah qof abaal leh

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille4 ай бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @riinamoha4632

    @riinamoha4632

    4 ай бұрын

    Waka QadY😂🤟🏿

  • @Maanka_Boy67

    @Maanka_Boy67

    4 ай бұрын

    Wan kaqaday😂✋🤔😁🙏

  • @hodanabdi6395

    @hodanabdi6395

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-dj8es4gw3e

    @user-dj8es4gw3e

    3 ай бұрын

    👍👍👍

  • @ShukriMaxamed09

    @ShukriMaxamed09

    3 ай бұрын

    Wan kaqadnay😢

  • @fartun9503
    @fartun95033 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d3 ай бұрын

    M.a gabar sharaf badan Black diamond 🔹 ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @user-us3og2yo4d
    @user-us3og2yo4d4 ай бұрын

    mansha allaah ❤❤❤

  • @user-uu5ub2pc6z
    @user-uu5ub2pc6z4 ай бұрын

    M..nshallh wallsheyyy❤❤❤❤

  • @user-gm7qe9zy5u
    @user-gm7qe9zy5u4 ай бұрын

    Black diamon is not easy ❤❤❤❤❤❤

  • @loulaomar4210
    @loulaomar42103 ай бұрын

    Machallah ❤❤❤❤ diamant

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1v4 ай бұрын

    Macha allah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59664 ай бұрын

    Mansha Allah tabarakallah wa gawar xigmadbadan

  • @user-wr4bm5cu6j
    @user-wr4bm5cu6j3 ай бұрын

    Masha allah ilaahayow ku xafid adiga iyo inta aad jeceshahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc4 ай бұрын

    Black diamond❤i like this sound

  • @Umel.kheyr1
    @Umel.kheyr13 ай бұрын

    she made him so beautiful. i just loved looking into his eye mashallah, they would make a cute couple

  • @ZamzamElmi-rb7bn
    @ZamzamElmi-rb7bn4 ай бұрын

    Black Daimon bestie gils wlhi ❤ keep going qli😊

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman4 ай бұрын

    Black diamond wa magac fican oo qofku midabkìsa haysta masha allah lkn xasidnimoda iska dhaaf

  • @haniabdi3866
    @haniabdi38664 ай бұрын

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali74904 ай бұрын

    XAQIIQDI QOF QOF KAMA QAADI KARO NIN LAKIIN ASAGA NINKANI KU RABA XAQIIQDI HA ISKA DHADHICIN INAD WAX QAADAY GABAREY

  • @raxmoshine3047
    @raxmoshine30474 ай бұрын

    War kuwaani xaasidsana mexe ugu dhiiri galinayaan fanka

  • @fyhyh23149
    @fyhyh231494 ай бұрын

    Subax Allah wll kisto family privacy waku taraxtakty

  • @shindeyaunshur4
    @shindeyaunshur44 ай бұрын

    Ilma hadaqaya o English ku hadlaya another level

  • @aniga2652

    @aniga2652

    4 ай бұрын

    Vaar 😂😂😂

  • @samiraabdirashiid5819

    @samiraabdirashiid5819

    4 ай бұрын

    😂😂😂

  • @aminashire2532

    @aminashire2532

    4 ай бұрын

    Hhhhhhhh

  • @aminow1000
    @aminow10004 ай бұрын

    Waa gabar aad u qurux badan oo colorkeeda aad iisoo jiitey. Sideen numberkeedi ku heli karaa

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali18003 ай бұрын

    Mash Allah my sister ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHobal
    @AbdirahmanHobal4 ай бұрын

    Waxa comments lasoo qorayo iska dhaaf kayga akhriso gabadhan waa sax inay saa u kala geyso kafi abdi iyo hazal 😂😂😂

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir22703 ай бұрын

    sacdiiyo abaayo af reer woqoyi iyo reer xamaar labadaba ma ku hadasha

  • @farhiyashire9870
    @farhiyashire98704 ай бұрын

    Black diamond ❤❤❤ you best sister never change your color noolooow sis

  • @haajiabdoo1925
    @haajiabdoo19253 ай бұрын

    Keep going

  • @ninasview820
    @ninasview8203 ай бұрын

    This girl is powerful! Abaayo plz direct your energy something productive and will raise your ranks in akhira and dunid!!

  • @loulaomar4210
    @loulaomar42103 ай бұрын

    My dear sister your verry important

  • @queenfatma9598
    @queenfatma95984 ай бұрын

    Wow it's was really amazing ❤i learnt alot from u 💯u are the real black diamond

  • @bintusalah5449
    @bintusalah54494 ай бұрын

    Mansha allaah. Alle. Haa. Ku. Kaso. Riyaydadaa. Qali. Amiin

  • @user-jk5pd1rm6f

    @user-jk5pd1rm6f

    3 ай бұрын

    15:37

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p4 ай бұрын

    Gbr qalbi fcn ❤

  • @user-wc5br2mh3q
    @user-wc5br2mh3q3 ай бұрын

    M a ina abtimacan alle ha Ku xafido waan kuu xiisay wllhi

  • @amalabdi2011
    @amalabdi20114 ай бұрын

    Qof xaasid ah ma fiicna

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d3 ай бұрын

    M.a beautiful my queen 👑 ❤❤❤❤❤❤qurxnh wad udhalatay keep goin my queen 👑 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bish_hassan
    @bish_hassan4 ай бұрын

    Wareysi xiiso badan aad umahadsanthy wll deeq iyo asad❤💯👏🏻👏🏻

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q3 ай бұрын

    Black diomond waa gabadh aqli badan waalaga xunyahay waa gabadh rageedi ah

  • @faadumoaadam4978
    @faadumoaadam49784 ай бұрын

    Ar qof yaa dhahey waa inaa ninka raga ah aya marka hore laqadariyaa oo lasalamaa Bismillaah war beenta dhaaf

  • @user-nf9to9qb9p
    @user-nf9to9qb9p3 ай бұрын

    Ashcaalaa hees

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab3 ай бұрын

    Waaaaaw naag nool❤❤❤❤❤

  • @DEQA_AXMED
    @DEQA_AXMED4 ай бұрын

    Wlhy naagtan waa la yaabay xaasidnimada 100%keentay😂

  • @samiraabdirashiid5819

    @samiraabdirashiid5819

    4 ай бұрын

    Doqonima ka danbaysa 👅

  • @Maanka_Boy67

    @Maanka_Boy67

    4 ай бұрын

    ​@samiraabdirashiid5819 oosee ah BAL noo sheeg

  • @Maanka_Boy67

    @Maanka_Boy67

    4 ай бұрын

    @samiraabdirashiid5819 hadan ogaday donimada in ay dhibleydhaw maila aragtaa xaaaax😂😂😂❤ xaaaax 😁

  • @casalasal6466

    @casalasal6466

    3 ай бұрын

    Adigaa xaasidad ah ee ka hadh gabadha

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b4 ай бұрын

    Soomaaalinder❤🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮❤️❤️

  • @ikranhaji2241

    @ikranhaji2241

    4 ай бұрын

    🟢⚪️🔴🩸

  • @wllmohazri8732
    @wllmohazri87324 ай бұрын

    Naag nin laga dulqaada waan arki jiri lkn hada nin naag laga dulqaadaa waa ikow subxanalah

  • @sahraahmed6884

    @sahraahmed6884

    3 ай бұрын

    Maxa kawada

  • @leylaadanhassan6597
    @leylaadanhassan65974 ай бұрын

    Asad walhi funny 😄 batahay 😂😂😂

  • @howyoumakemake-upeasy1238
    @howyoumakemake-upeasy12384 ай бұрын

    Black demon waa fariid wlhy

  • @abdisabriye
    @abdisabriye4 ай бұрын

    Xaasidnomo yaan la dhiiri galainin

  • @Jacelow37
    @Jacelow374 ай бұрын

    Ridwan aya.laiska.baraajeynayaa

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed33634 ай бұрын

    Walaaley illaahey kacabso sow ma ogod in aad iskudayey sid masjid inaad dumineysid dadka islaamka ah kadhexbax oo iswato jaceylada cadow hakunoqon waaba tahaye iskadaa waa igatalo

  • @casalasal6466

    @casalasal6466

    3 ай бұрын

    Nin iyo naag aan is qabin sidee masaajid loo duminaa ciyaar aa keentaye

  • @UmuSara
    @UmuSara4 ай бұрын

    Xishow qali

  • @mokhtarabdi5129
    @mokhtarabdi51294 ай бұрын

    Wow

  • @user-liamsi
    @user-liamsi4 ай бұрын

    Gabar kudayasho muthan keep going 💪 siz strong girl ❤❤

  • @user-ur5tr4gi8c
    @user-ur5tr4gi8c4 ай бұрын

    Masha Allah gabadha markale keena oo mawduuc udhiiba

  • @fardowsoyasin2573
    @fardowsoyasin25733 ай бұрын

    Tolow lahjadeeda may ku hadasho

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi14614 ай бұрын

    War tan hala ika illaalsho waayo qof ay jecleyd hadii ay weysay islama dooneyso inta kale ee is jecel waa Xasadkii Oo qof ah

  • @hamdakhader5294

    @hamdakhader5294

    3 ай бұрын

    😂😂😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE4 ай бұрын

    Naagtan waa naag aad u indho adag oo dheereyneysa naa xishood

  • @faizam523

    @faizam523

    3 ай бұрын

    Maxaad ku cuntey ey kaa haleysey??? Mise kalsoonida iyo kartida ayaad quuri laadahay?

  • @FARHIYAHAPPYTUBE

    @FARHIYAHAPPYTUBE

    3 ай бұрын

    @@faizam523 maya ee waa ciriiri jeceshahay

  • @faizam523

    @faizam523

    3 ай бұрын

    @@FARHIYAHAPPYTUBE Okay!

  • @najma649
    @najma6494 ай бұрын

    jaceyl xaasid ma waayo

  • @wllmohazri8732
    @wllmohazri87324 ай бұрын

    Qofkaan ma saan ayay cafimaad ku qabtaa ninkana wuu kasii xun wlhi 😂😂😂😂

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo50814 ай бұрын

    Inay dad dhibayso ay moodaa lakin iyada buu dhibaatada ugu badan garayaa. Sharafteedi iyo cozadeedii bay trashy ka dhigtay

  • @yasinmudeyomar1352
    @yasinmudeyomar13523 ай бұрын

    Balak dheman isn't easy 🥰🥰🌹💯♥️♥️

  • @user-bs2km2xv9x
    @user-bs2km2xv9x4 ай бұрын

    Qoyan hada ma wax fican ayad qadatay caan raadis will see

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d3 ай бұрын

    M.a❤❤❤❤sacdiyo qurxbadan ❤❤❤❤😊😊❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @dekanoura5934
    @dekanoura59343 ай бұрын

    Muukulasha madow 😅😅

  • @abdirahmanibrahimabdullahi8494
    @abdirahmanibrahimabdullahi84944 ай бұрын

    90%

  • @user-wo5pv4dw3c
    @user-wo5pv4dw3c4 ай бұрын

    Allow Been ku xoog waynaa ilmo yro diamond dhihi kra😅😅

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid10454 ай бұрын

    Doqonsana gbdh ayado kle ah nin bahdilaya by leedahay wan raba Naaguhu ayaka isu cadow ah

  • @aniga2652

    @aniga2652

    4 ай бұрын

    Sheekada si fiican u dhuux kuteh ragga ayadoo la salaamin dumar lama salaamo. Waa naag bahdilan

  • @najmanuraciid1045

    @najmanuraciid1045

    4 ай бұрын

    @@aniga2652 wa xoolo caadiya tani🤣🤣🤣

  • @aniga2652
    @aniga26524 ай бұрын

    Waxkasta waxaa iiga daran, ragga ayaa salaanta la hor salaamaa, ragga ragga ragga. Nin rag ah. War naagtaan yaa u sheego inee rag wax dheereen. Gabarnimo ma ogo qiimaheeda. Dulli sanaa nacalada

  • @shukriahmed3602

    @shukriahmed3602

    4 ай бұрын

    😂😂😂 lalaban udhiman gaaray ba ragii baa yaabay

  • @nuurtonuur8513

    @nuurtonuur8513

    4 ай бұрын

    Rag lama hor salaamo lkn marki asc ladhaho oo mesha rag iyo dumar eey wada jogaan rag ayaa salant ridinayo

  • @fartun9503
    @fartun95033 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏👍👍👍👍👍

  • @kakikings5273
    @kakikings52734 ай бұрын

    Black diamant isla xiiho abayo hazal faraah kaala baha plz

  • @maankeycade9213
    @maankeycade92134 ай бұрын

    Legend deeq + asad + Black diamond 🔹

  • @ubaxmuxudin1861
    @ubaxmuxudin18613 ай бұрын

    black diamond 🔹 waa ku wataa😂

  • @queenfarhiamustaf7861
    @queenfarhiamustaf78614 ай бұрын

    Naagaha Ragg iska daba qoro ma jeceli gabdha inee kasareeyan bee moodaaan

  • @ayanwarsame5695
    @ayanwarsame56954 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Келесі