MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 39 AAD

Ойын-сауық

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 39 AAD

Пікірлер: 1 600

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed576213 күн бұрын

    Hodan baan raacsanahy ee inta ila raacsan like saara 👍👍

  • @Hindacarab-ms6zp

    @Hindacarab-ms6zp

    13 күн бұрын

    Hodon aya ka sax saxzan wllhie inta igu racsan

  • @user-kj7wb5ex8w

    @user-kj7wb5ex8w

    9 күн бұрын

    Of cours hodan dulmiga ayy didaysa 😢❤

  • @user-kj7wb5ex8w

    @user-kj7wb5ex8w

    9 күн бұрын

    Ibta igu rcsn like muujiya

  • @user-dm6ih5ww9b

    @user-dm6ih5ww9b

    8 күн бұрын

    Waa rental wll

  • @monamandeeq3059

    @monamandeeq3059

    4 күн бұрын

    Haa hodan ba saxsan ❤

  • @halimaomar6179
    @halimaomar617914 күн бұрын

    Inta ila aragtey siyaad inu kibrey like ii saara

  • @caishacabdi2381

    @caishacabdi2381

    14 күн бұрын

    Xitaa hodan waa iloobay😢

  • @FarxaanC.rahman

    @FarxaanC.rahman

    14 күн бұрын

    Waana adiga

  • @user-fn1gy3es6h

    @user-fn1gy3es6h

    13 күн бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@caishacabdi2381

  • @user-vy4dx4vq4u

    @user-vy4dx4vq4u

    13 күн бұрын

    Waa saas nin walika wax loma qobto ado wax ka koya mahinii wax loma bisho sxb.😊

  • @Diri-ml7lk

    @Diri-ml7lk

    13 күн бұрын

    Wlhi nio wn nacay kibranign yr

  • @mohamedqadar3970
    @mohamedqadar397014 күн бұрын

    Inta hadda siyaad nacday xaaji xuseena jeclaatay👍

  • @lajeclaysaxansaxo5241

    @lajeclaysaxansaxo5241

    13 күн бұрын

    Xadir

  • @IkraanCalicartan

    @IkraanCalicartan

    13 күн бұрын

    Xadir

  • @MuaascaliIsmaaciil-yq2kl

    @MuaascaliIsmaaciil-yq2kl

    12 күн бұрын

    Hodan wllhi waydulmantayy miskiin

  • @monamandeeq3059

    @monamandeeq3059

    4 күн бұрын

    Aniga ❤

  • @HalimaOsman-ig6bi
    @HalimaOsman-ig6bi13 күн бұрын

    Isoo duceeya walalaheyga muraad ayaan leedahay in uu ilaahey ii sahlo qof waliba oo muraad leh alaha u sahlo

  • @ayaanmohamedayaanshacni3896

    @ayaanmohamedayaanshacni3896

    10 күн бұрын

    Alle haku sahalo wll

  • @HalimaOsman-ig6bi

    @HalimaOsman-ig6bi

    10 күн бұрын

    @@ayaanmohamedayaanshacni3896 Amiin yaa rabbi wllo dhamaanteenaba

  • @ismacilwacays1598

    @ismacilwacays1598

    7 күн бұрын

    Ilhy hkuu fudedeyo muraadkaaga❤😢

  • @user-mm5ey1xi9d
    @user-mm5ey1xi9d14 күн бұрын

    Inay lacagta dadka kibriso oo ixtiraamka iyo wanaagba ka guurso inta ila.aragatay ✌️

  • @aminaifraax5282

    @aminaifraax5282

    14 күн бұрын

    Aad iyo aad wlhi

  • @MohamudApdirahman

    @MohamudApdirahman

    14 күн бұрын

    Lacag maahee wxaan soo xasuustay nini ciil cadaab kadooray😢😅

  • @Halimosheik0mar

    @Halimosheik0mar

    13 күн бұрын

    My wa inta xyn

  • @SalmaAli-eo5gq

    @SalmaAli-eo5gq

    12 күн бұрын

    Ha wn arkaa

  • @HamdaMohamed-df9bv
    @HamdaMohamed-df9bv14 күн бұрын

    Inta nacday ziyad imika like isara

  • @user-pt5xl3jg2y

    @user-pt5xl3jg2y

    14 күн бұрын

    Ala anaa nacay wllhi😂😂

  • @Xamdi-jb8rr

    @Xamdi-jb8rr

    14 күн бұрын

    Ani xata wlh waa nacay😢😂

  • @user-kr5hm6up7u

    @user-kr5hm6up7u

    14 күн бұрын

    All muxuu familiar xumayeyy War faqiirnimadii ku noqo😂😂

  • @user-mh9ob4yj5l

    @user-mh9ob4yj5l

    14 күн бұрын

  • @Ayaan-qg9lt

    @Ayaan-qg9lt

    14 күн бұрын

    Aaaaaaaaßz😢😂😮😢😢😢

  • @nimcoahmed4248
    @nimcoahmed424813 күн бұрын

    Team saacada iyo xaji Xuseen ban ku biiray 😢

  • @user-xe4ic1qq1c

    @user-xe4ic1qq1c

    10 күн бұрын

    Anba😢

  • @user-lz2cq4yh4k
    @user-lz2cq4yh4k13 күн бұрын

    Gabadha xayaysiinaysa "AL-CAAFIYAH" wallahi waan jeclaaday , Eebbe weyne ha xafido sida aan u jeclaadayna ha u jeclaado.😢❤

  • @siraadbashiir793

    @siraadbashiir793

    13 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali721914 күн бұрын

    Siyaad inta marku xaji xusen lahadlayay hadaladiida kibirka ah kaxumatay iyo maskiinimada uu mujinayay xaji xusen😢

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn

    @AxmedSahlaaye-yi8cn

    14 күн бұрын

    Anigu kaa Yar Waan Necbahayba wall🥺

  • @haldoordumar6770

    @haldoordumar6770

    14 күн бұрын

    Imisa xuseen sida udhaqmijiray waa caadi

  • @maryamacabdi3499

    @maryamacabdi3499

    14 күн бұрын

    Nio waan nacypa anu inankan yad

  • @muniirohuseenmohamed

    @muniirohuseenmohamed

    14 күн бұрын

    Wan nacay wlh ish

  • @RahmaIsmail-rr3mw

    @RahmaIsmail-rr3mw

    13 күн бұрын

    Haa wllhi qofku haduj kuxumeeyo aduu wanaaji walow filim thy🥺

  • @mumtaz_funny
    @mumtaz_funny14 күн бұрын

    Inta siyad ila nacday like sara😂

  • @user-ji9df9lz4b

    @user-ji9df9lz4b

    14 күн бұрын

    Wa ikan kibirii ayuu dhulka is dhiigi layhya maa Ila argtay

  • @user-xd7rm2sl2w

    @user-xd7rm2sl2w

    14 күн бұрын

    Haaah

  • @Dheereyyy

    @Dheereyyy

    14 күн бұрын

    Ani wlhi😂😭

  • @igabarocilaan61

    @igabarocilaan61

    13 күн бұрын

    Siyaad imaan horor buu noqday

  • @KhadraCabdi-bh2uk

    @KhadraCabdi-bh2uk

    13 күн бұрын

    Haa Wallhi uf 😂😂😂

  • @saadkmohamed111
    @saadkmohamed11113 күн бұрын

    Markan daawado waxan so xasuustaa aayada quraanka ah ee tirahda وإذا انعمنا علي الإنسان اعرض ونأابجانبه waa caajiiib wlhie insaanku

  • @user-hm6iw4cl6s
    @user-hm6iw4cl6s13 күн бұрын

    An kusalino xabibkeyna maxmed scw

  • @FadumoXasan-tj7is
    @FadumoXasan-tj7is14 күн бұрын

    Aan ku xasuusiyo saliga nabiga scw ❤❤❤

  • @xamdiApdirhman

    @xamdiApdirhman

    14 күн бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadxiyaahmed9594

    @fadxiyaahmed9594

    14 күн бұрын

    Scw

  • @marwojamac

    @marwojamac

    14 күн бұрын

    Scw

  • @MihiimFarxan

    @MihiimFarxan

    14 күн бұрын

    Scw😊🎉🎉🎉🎉❤

  • @asmaosman5935

    @asmaosman5935

    14 күн бұрын

    Scw ❤🎉

  • @salmasaado9694
    @salmasaado969414 күн бұрын

    Waxaan ku xasuustay xalqadan walasheen hodan alle haw naxariisto hoygeedana janno haka yeelo malinkay dhimatay si way baan uga naxay warwar iyo cabsi baa igu furmay joog iyo jiifba waan waayay horana waan u xanuusanayay vitamin D insufficiency baan noqday waxaan dareemayay xanuun badan dhamaan lafaha oo dhan baa i xanuunayay haw darnaadan kuwa labatooyinka cabsi ah waad dhimanaysana waa laygu soo tuuray 5 days baan sidaa ahaa umaan noolayn sidii qof nool 24 hours waxaan ku qaatay alle xus iyo cabsi alle rabbigay baan xidhiidh dhaw la yeeshay waliba Anoo Aan kici karayn Subxanallah hadii laynoo sheegi lahaa dhimashada cidiba may fasahaaden naarina may jirteen alle khaatumada khayr haynoogu khatimo 🤲

  • @AsmaYuusuf-jq9hz

    @AsmaYuusuf-jq9hz

    14 күн бұрын

    amiin wll ilahay khaatumada khyr haynoogu augo 😢😮

  • @MariamAhmed-vz3fk

    @MariamAhmed-vz3fk

    13 күн бұрын

    Aad iyo aad Alle ruux walba haddii xiliga dhimashadiisa loosheegilahaa show dulmiyadaanba ma dhaceen Allow adigaa casiisa ee gafkeena iyo geerideena ha kulmin kuwa nolosha aduun badashana hanaga dhigin

  • @IqraaIbraahim

    @IqraaIbraahim

    13 күн бұрын

    Aamiin 🤲 yaa rabi 🤲 ❤

  • @umuadnachannel1830

    @umuadnachannel1830

    13 күн бұрын

    Oo hodan ma dhimatay

  • @NagiipAli

    @NagiipAli

    13 күн бұрын

    Macnaha qisada filmku in ay idinka idinku dhacday ayaan u fahmay?? Sax mise qalad😢

  • @maryanguled6553
    @maryanguled655313 күн бұрын

    Qalaas filimkan dulqaad aan kusii fiirsado malahan naxariis darada siyaad jilaayana waa mid mushtamaca qaar sameeyaan subxaanallah

  • @FatimaAboubaker

    @FatimaAboubaker

    13 күн бұрын

    Kula mid ayan ahay waan nacay ba

  • @sacdasiman535
    @sacdasiman53513 күн бұрын

    Alla huuo qalbiyeey/qalbiyoow caawa wan soo daahee like,ti macaaneed igu dhooba dee wllhi mrkaa isaartaan calooshaan ka qoslaa😂😂😂😂 Waliba caa sabrays iigu dara, sabres muu ahaa wixi la tuugsan jiray.😂😂

  • @nuuranlka5638
    @nuuranlka563814 күн бұрын

    40 qof ducadooda Waa la Aqbalaya ii duceya walalaha comments Akhrinyow culays badan Dareemaya inu ilahy wx khayr qaba inu ii sahLo ❤️🤲😭😭😭😭

  • @Barwaaqomaxamed-kf6ul

    @Barwaaqomaxamed-kf6ul

    14 күн бұрын

    aamiin wlshy

  • @nasranalka801

    @nasranalka801

    14 күн бұрын

    Ilahay culayska hakaa kor qaado waxaad rabtona hakuu sakgiro iyadoon macsi lahayn

  • @user-wx9ji2vr9c

    @user-wx9ji2vr9c

    14 күн бұрын

    Allha xaladad kujirto tukafiican hakuugu badalo Allha kaafarxiyo

  • @user-md8uh1eo5q

    @user-md8uh1eo5q

    14 күн бұрын

    Allh sulayska hakaa dulqaado abyo hadaa xanun dareemaysi allh hakaa dulqaado aamiin😢😢

  • @hanaaadanjaamac2267

    @hanaaadanjaamac2267

    14 күн бұрын

    Allah hakaa kor qaado

  • @KawsarCali-mc1dw
    @KawsarCali-mc1dw14 күн бұрын

    Kusaliya nabigeena muxamad scw😢

  • @yuusufyaasiin51

    @yuusufyaasiin51

    14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ms1wz3sl1j

    @user-ms1wz3sl1j

    13 күн бұрын

    Sallallahu calayhi wasallam

  • @Asmamawliid-vk1tu

    @Asmamawliid-vk1tu

    13 күн бұрын

    Scw scw scw❤

  • @FariyaadAli-kj8zt
    @FariyaadAli-kj8zt13 күн бұрын

    Inta ila nacday siyaad like sara😅😊

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k14 күн бұрын

    Walaahi xaaji xuseen waa jilaa Asal ah waxaan ka helay qaranka uu wax ujilayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedahmedaydiid4963
    @mohamedahmedaydiid496314 күн бұрын

    Cida flinka ku xidhnayd 1-39 like First comment ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MihiimFarxan

    @MihiimFarxan

    14 күн бұрын

    Haa😂😂😂😂😂❤❤

  • @user-cc6xb1kx8p

    @user-cc6xb1kx8p

    14 күн бұрын

    zxp

  • @TasniimFaysal

    @TasniimFaysal

    14 күн бұрын

    Aniga qali

  • @user-vf1te5kl1u
    @user-vf1te5kl1u14 күн бұрын

    An ku wada salino xabibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤😢😢😢

  • @alawiabdi4274

    @alawiabdi4274

    14 күн бұрын

    Scw swc scw scw scw scwcsw can sax cscw scw s

  • @AyaanJamac-zc7pu

    @AyaanJamac-zc7pu

    14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @Sihaamtuxfe

    @Sihaamtuxfe

    14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @ayanahmed915

    @ayanahmed915

    13 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Khadra-xl2jr

    @Khadra-xl2jr

    13 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-fv6wk2pn8g
    @user-fv6wk2pn8g13 күн бұрын

    Wlhi sabiriin waa qof wanaagsan ya igu raacsan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k14 күн бұрын

    Hodan may helin Abaalkii iyo tixgelintti.ay ku lahayd siyaad

  • @munaomer4696
    @munaomer469614 күн бұрын

    Anigu siyad sidu udhaqmayo waa nacay😢

  • @user-tz3fp7vj7k

    @user-tz3fp7vj7k

    12 күн бұрын

    Wlhi beenta maha

  • @cabdiqani9415
    @cabdiqani941514 күн бұрын

    Taageeraha hodan one like ❤❤❤

  • @rithwanabdirahmanademmoham9241

    @rithwanabdirahmanademmoham9241

    10 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhibyar_hussein2017
    @dhibyar_hussein201713 күн бұрын

    Kureygaan naaftadu ka urayso ee siyaad waan nacayba tankle filmkii nahduu ka qaadey sabbtoo ah dadka dulmiga soo maray wx ma dulmiyaan oo waa dad damqasho leh🤕

  • @aliahmed-cz8uo
    @aliahmed-cz8uo13 күн бұрын

    filimada 100/99 wa inay ahaadaan wacyigalin iyo dhiirigalin lagana ilaaliyaa waxyaabaha bahalnimada ah sida hada kamuuqata filinkaan iyo kuwo kaloo aan daawaday sida wiilasha leh 100 markaan dilno ayaan meelgaaraynaa

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina905614 күн бұрын

    War siyaad sidaas ha u galin bl asga cml ha noqon ❤

  • @MakoLiza

    @MakoLiza

    13 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkranCabdi-vq8eb

    @IkranCabdi-vq8eb

    7 күн бұрын

    🎉😂😂😂😂

  • @khalidzeed2538
    @khalidzeed253814 күн бұрын

    inta falinka jacayl dartii udaawata ismuujiya 😍😍😍😍😍😍😍

  • @mumtaazmohamed8496

    @mumtaazmohamed8496

    14 күн бұрын

    😂😂😂😂ani xasidnimo udawada

  • @AbdiwahaapMahamed
    @AbdiwahaapMahamed13 күн бұрын

    Nabigeena kusali scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraqueen532
    @sahraqueen53214 күн бұрын

    Siyaad xumaa horta war odaygu waa hodon abaheed waana adeerkaa ogowna waxa halkan kusoo garsiiyey waa hodon

  • @Abdullahie_Officials

    @Abdullahie_Officials

    13 күн бұрын

    Muhimadu wa in lcgtu dadka kibriso😢😢

  • @NimacAbdi

    @NimacAbdi

    13 күн бұрын

    😂😂😂𝗱𝗲𝗲 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗿𝘂𝗻 𝗺𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗷𝗶𝗹𝗶𝗶𝗻 𝘄𝗹𝗹𝗼

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani111714 күн бұрын

    Siyaadku dhaqan xumaa uf😢😢😢😢😢😢😢 odayga uu gabadhisa rabo muu saan ula hadla

  • @foosshiikh9711

    @foosshiikh9711

    12 күн бұрын

    Sas waye hoden darted ku cafi ❤waayo jacelka wax kasta ka weyn

  • @dr.khyriabasheir5064

    @dr.khyriabasheir5064

    11 күн бұрын

    Haa inuu gabdha uu jecelayay inuu ixtiraamo ayay ahyd abaheeda aduunka keenay

  • @khadraciise2044
    @khadraciise204414 күн бұрын

    inta jecel mowliid like dhac iku Siiya mowliid mooye yaa kle😂

  • @bilancali2011

    @bilancali2011

    11 күн бұрын

    Na ninka iga baydh oo sediga ka xishod😂

  • @user-qy1hx8nc7e
    @user-qy1hx8nc7e13 күн бұрын

    Inta nebi maxamed jecel like ii saara

  • @user-xv9pv9tr4h
    @user-xv9pv9tr4h14 күн бұрын

    Siyaad. Uu kibreyyy wlhy 😭😂 waan ncy doqon😂

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad447014 күн бұрын

    Waa laynaga qariyay wakhtiga aynu dhimanayno marka alxm dheh❤

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed318514 күн бұрын

    Lacagta dadka weey badashaa siyaad qof xun waaye wlhi hodan awgeed ku cafi

  • @hanihappy1421
    @hanihappy142113 күн бұрын

    Anigoo og iney film thy hadana kama helin dhaqanka ziyad uu ku dhaqmayo qofka haduu ku xumeeyo sidiisa looma xumeeyo ee wanaaga lugu bedelaa hadana waalid maba kusii jiro walid sidaa maloola dhaqmo 😭😭😭😭😭

  • @Nusaymamoha

    @Nusaymamoha

    13 күн бұрын

    waa sax waalid wa walid qaladkiisa tus lkn san dhan in loo ceqaabo mafiicna

  • @hanihappy1421

    @hanihappy1421

    13 күн бұрын

    @@Nusaymamoha Haa wllhi qaali wa xanun weyn sidan cml

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k14 күн бұрын

    Waa waad Arsanaysaa waliba Guusha waxaa ku diiday hodan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yu6pk9cn2s
    @user-yu6pk9cn2s14 күн бұрын

    Nabiga igula saliya scw

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @ayanlemohamed5956

    @ayanlemohamed5956

    13 күн бұрын

    SCW❤SCW ❤SCW SCW ❤SCW❤SCW SCW ❤SCW❤SCW

  • @ayanahmed915

    @ayanahmed915

    13 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️

  • @MubarekHassen-lx5cq

    @MubarekHassen-lx5cq

    13 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel14 күн бұрын

    KUSALI NABIGA SWC SWC SWC SWC SWC SWC SWC SWC SWC SWC SWC

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @user-re9fj1xs8z
    @user-re9fj1xs8z13 күн бұрын

    Nio qofkan siyaad la yidhaa mindida ilhow laga taaga😂😂 xitaa jaceylkiisa hodan waxba kamaqli mayaba ish

  • @siciidsheelkh744
    @siciidsheelkh74414 күн бұрын

    Wr bal like ta isara aan macnkeda arkee😂😢

  • @user-ih3kx2hj2h
    @user-ih3kx2hj2h14 күн бұрын

    Hal Mar igula saliya xapiipkeeni Mohamed صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😢❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @user-ix8qy3pp2x

    @user-ix8qy3pp2x

    13 күн бұрын

    Scw

  • @ayanahmed915

    @ayanahmed915

    13 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaryanCisman-gh8yp

    @MaryanCisman-gh8yp

    12 күн бұрын

    Igula sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nuraaden1689

    @nuraaden1689

    11 күн бұрын

    Sallalahu caleyhi wasalam ❤

  • @user-jb7lb4es8k
    @user-jb7lb4es8k14 күн бұрын

    Ku sali nabigeena scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @AbdinurAbdi

    @AbdinurAbdi

    10 күн бұрын

    Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @NuurCabdilahi-gc8mg
    @NuurCabdilahi-gc8mg13 күн бұрын

    Ku sali saliga nabiga scw scw scw scw scw swc scw😊❤

  • @zeinabcabdullahimaxamed3881
    @zeinabcabdullahimaxamed388114 күн бұрын

    Xaaji xuseen intaan booskisa ku jiri lahaaa jiliinka idil intan ilaawo baan oohin jabsan lahaaa aniga ma jecli qof igu jes jeesaayo ama igu kor tumanayo 😢😢

  • @saadonoor7931

    @saadonoor7931

    14 күн бұрын

    Sem wlhi run baan moodayaba ila hada ilin baa i hysa😢

  • @user-kz5ch7lj5x

    @user-kz5ch7lj5x

    14 күн бұрын

    waa Niin Dee niimanku ciiyaraha kuu ma oo yaan😂😂

  • @amb2668

    @amb2668

    13 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @NimacAbdi

    @NimacAbdi

    13 күн бұрын

    😂😂😂 𝗺𝗮𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱𝗯𝗮

  • @Nusaymamoha

    @Nusaymamoha

    13 күн бұрын

    ragu ohin kuma ciil baxan ee dumarka oya wllo😢❤😂🎉

  • @DrzackZack-oh9dn
    @DrzackZack-oh9dn14 күн бұрын

    Siyaad flimka ha izkaga baxo hala dilo wuxuu waaba indha gumeed jaanis helay 😂

  • @juweriyomuuminismaciil8497

    @juweriyomuuminismaciil8497

    14 күн бұрын

    Ha wlhy

  • @Mullaaxo

    @Mullaaxo

    12 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-ql4ih7ju5o
    @user-ql4ih7ju5o13 күн бұрын

    Isoo duceeya wall inuu ilaahey imtixaanka ii fududeeyo

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf13 күн бұрын

    manchester city fan's congratulations 💎💎💎💙🩶🩸

  • @ficaanficaan68

    @ficaanficaan68

    13 күн бұрын

    4 in row...back to back championa🎉

  • @ifrahibrahim4369

    @ifrahibrahim4369

    10 күн бұрын

    Mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @salmafaysalhussein9655
    @salmafaysalhussein965514 күн бұрын

    Ku Sali xabiib Keena muhamad salalahu clyhi wasalam ❤❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @ayanahmed915

    @ayanahmed915

    13 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hanan-lh3pg
    @hanan-lh3pg14 күн бұрын

    Siyad plz 🙏 sas haugalin ather hussein wa piliadam😢😢😢😢

  • @ZareedoAhmed

    @ZareedoAhmed

    14 күн бұрын

    War waa filim😂

  • @Indho271

    @Indho271

    14 күн бұрын

    😂😂😂

  • @fqaran8302

    @fqaran8302

    14 күн бұрын

    😂

  • @hodancabdi9973
    @hodancabdi997313 күн бұрын

    Siyaad saan utaageer sanaa hada kibirkiisa waanba nacay lk in ladilana ma jecli

  • @nasriinmohmed2698
    @nasriinmohmed269814 күн бұрын

    Viva hodan Siyaad waan dhibsaday fadlan is jilci😊

  • @hanawarda8311
    @hanawarda831114 күн бұрын

    Nebiga igula sali صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @saamiyaibraahim7879
    @saamiyaibraahim787914 күн бұрын

    Scw scw saliva nebiga ku sali❤❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi65 күн бұрын

    filmkaan xalqaadiisa 2aad ilaahay ha inagu simo Dhalinyaro Aamiin

  • @RoodaDubad
    @RoodaDubad2 күн бұрын

    Siyaad wuu aarsanayaa inta ila arag tay like saar

  • @2co5se3m
    @2co5se3m14 күн бұрын

    Somalilandeey masoo ciideen shalay anigu waa soo ciiday ceerigaabo ku ciiday idinkuna halkee ku ciideen

  • @askiisner

    @askiisner

    14 күн бұрын

    Burco wllo

  • @user-mr6sp3yh7e

    @user-mr6sp3yh7e

    14 күн бұрын

    Hargaysa

  • @Malikasamatar4624

    @Malikasamatar4624

    13 күн бұрын

    Hargeisa ku cidnay 🎉🎉

  • @user-dt9jp4he9t

    @user-dt9jp4he9t

    13 күн бұрын

    Hargeisa wll

  • @user-bp7be8cj4j

    @user-bp7be8cj4j

    13 күн бұрын

    Hargesa wllo

  • @XalimkCabdi
    @XalimkCabdi14 күн бұрын

    Sheeko fiican ayaa sodhiga isoraca❤❤❤❤❤❤😊

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen834513 күн бұрын

    Siyaad sa u dhaqmeso wa qalad jeejeska iskadaa wa aduun argudsiga waxa ka fiican cafiska walal siyaad sidan wax ka badal ina filin tahay xitaa wa ilaway

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden13 күн бұрын

    Flimkaan wuu noocyo badan yahay, bal eeg kibirka ay lacagtu galisay ninkii maskiinka ahaa ee Siyaad ahaa

  • @Kibirleydaguriga
    @Kibirleydaguriga14 күн бұрын

    ilaahay dartiis aan ku salino xabiibkena muxamed صلي الله عليه وسلم ❤❤😢

  • @Ribaxugaas

    @Ribaxugaas

    14 күн бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-yj5bd7tn5g

    @user-yj5bd7tn5g

    13 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminaAdan-mf1cx

    @aminaAdan-mf1cx

    13 күн бұрын

    Scw scw scw scw❤❤

  • @Real--_-Chennel

    @Real--_-Chennel

    13 күн бұрын

    NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @Hibonuura-lk6ck
    @Hibonuura-lk6ck14 күн бұрын

    Kan siyaad kaa lagu sheegaya waan sanifay

  • @Klepto99-ci8cf

    @Klepto99-ci8cf

    13 күн бұрын

    Same doqonka😂

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim14 күн бұрын

    Wa nacas siyad wana laga gulestay Si sax ah Jilaaga filimkan number 1 wa hodan abaheed number 2 maxamed

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed97586 күн бұрын

    Filmkii hada ma sidaasuu ku dhamaadey Hambelyo leeyahay dhamaan jilayaasha sida quruxda badan inogu mataley mahadsanid Filmo kale ina inoso daysaan ban Rajeynayaa Guuleysta Good Actor's ❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali206714 күн бұрын

    Mar kasta dhimashada saas haloo xasuusto😢

  • @mariaqueen1397

    @mariaqueen1397

    13 күн бұрын

    🤕

  • @abdirahmaan8477
    @abdirahmaan847714 күн бұрын

    Ar like iisara

  • @hamdixarago5149

    @hamdixarago5149

    14 күн бұрын

    Ar wanu kusarney😅

  • @hindaomar8022

    @hindaomar8022

    14 күн бұрын

    Ar waan ku saarani bal kaa warm

  • @fatimaaa8140

    @fatimaaa8140

    13 күн бұрын

    Iyow 😂

  • @MariyaXamse

    @MariyaXamse

    13 күн бұрын

    Maxadhacay

  • @ZakiAbdihakin

    @ZakiAbdihakin

    13 күн бұрын

    May

  • @ClfataaxJamaal
    @ClfataaxJamaal12 күн бұрын

    40 qof ducadooda wa la aqbala isoo duceya inuu iLhy muradka an leyhy ifudaydiyO oo an kU gulaysto 🤲😭

  • @CaashaBuux
    @CaashaBuux12 күн бұрын

    Walaalahay waad mahad santihiin❤❤❤❤

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iq14 күн бұрын

    Sacda aad bey u xuntahy runtii inyarna lagma dareemayo qorshqheeda sacda gacan baan u tagey way go.aan adagthy runtii markii hore dhimashada hodan baan ka walwaleyney cawana siyaad 😢😢😢 nasiib wacan siyaad

  • @nimcodheeman392

    @nimcodheeman392

    14 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @faraxhandulle1927

    @faraxhandulle1927

    13 күн бұрын

    Ooma ladili dona waa agtare malaha dhiman mayo

  • @cabdifataxharun-428

    @cabdifataxharun-428

    13 күн бұрын

    Hala dilo siyaad cadaaladu ha waarto hodan fahan baanu kawaynee😂

  • @missjano8249

    @missjano8249

    13 күн бұрын

    Anu waxa u fahmay in halka siyad laga dilay la dili dono xaji hussein oo siyad la Moodi dono

  • @zaraquen130

    @zaraquen130

    13 күн бұрын

    ​@@missjano8249Anba saas filaya

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim6214 күн бұрын

    Ani hadiir xaji xuseen kajira siyaad wanba ku boday waxay kibirku

  • @Ramlamohammedramla4

    @Ramlamohammedramla4

    14 күн бұрын

    Kula mid wlhii

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed638913 күн бұрын

    Siyaad wuxuu rabay hanti ee Hodon ma rabin

  • @WardaMaxamed-sm9ii
    @WardaMaxamed-sm9ii14 күн бұрын

    Inta sabiriin ila jecel like saar

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤️‍🩹

  • @user-mm4ge7fz5l

    @user-mm4ge7fz5l

    14 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu ❤❤

  • @user-mm4ge7fz5l

    @user-mm4ge7fz5l

    14 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ps4cl2cz5e

    @user-ps4cl2cz5e

    13 күн бұрын

    Sc scw scw❤❤❤❤

  • @user-xu6zx5nv8h

    @user-xu6zx5nv8h

    13 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤔🤔🤔

  • @user-qp1mr9yv8m

    @user-qp1mr9yv8m

    13 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲

  • @cabdisalaanmaxamuudmuuse657
    @cabdisalaanmaxamuudmuuse65714 күн бұрын

    Xuseen waan kanaxay whhi

  • @nimcokayse1391
    @nimcokayse139113 күн бұрын

    Inta xayaysiiska is dhaafisa like 😂❤

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e8 күн бұрын

    Alaylahe qofku ixtiraamka inu barta waa muhiim

  • @ZaraAli-qx9vw
    @ZaraAli-qx9vw14 күн бұрын

    Qofka 93 aad oo comment soo baxsho ayaan ahay omg 😊🫶

  • @LibinCawil
    @LibinCawil14 күн бұрын

    13 minutes basu igaso horeya wa amini laahy🎉😂

  • @HadiaMohamed-qr1nn
    @HadiaMohamed-qr1nn12 күн бұрын

    Inta og in ziyaad la dili rabo liketa dhac😂❤

  • @Dahabiofficial
    @Dahabiofficial13 күн бұрын

    Imta hodan fikirkeeda raacsan like ii saara 17:31

  • @queensumaya5795
    @queensumaya579514 күн бұрын

    lacagtu siyaad way badashay

  • @FarxaanC.rahman

    @FarxaanC.rahman

    14 күн бұрын

    Waa runta

  • @2co5se3m

    @2co5se3m

    14 күн бұрын

    Maa ragtay markaa wuu kibray hada waa sanifayba

  • @Ruunmuhumedali

    @Ruunmuhumedali

    14 күн бұрын

    Ewalba dabeecad muu la heen siyaad😂

  • @DaruroAden
    @DaruroAden14 күн бұрын

    Siyaad wajii malihid waryaa

  • @AbokorCabdilaahi-ne9yc
    @AbokorCabdilaahi-ne9yc13 күн бұрын

    Daqiiqadaha soo badiya

  • @user-vm4pk5wz8d
    @user-vm4pk5wz8d14 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdibarre-vn9hf
    @MaxamedCabdibarre-vn9hf14 күн бұрын

    Wixii muslima saliga ku saliya

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le14 күн бұрын

    Uf Siyaad muxuu saas ula hadlaa adeerkiis qofka markaa la hesho usha lalama dul taagnaado

  • @Sihaamtuxfe
    @Sihaamtuxfe14 күн бұрын

    Scw scw acw scw scw❤❤

  • @zilla-editzx7
    @zilla-editzx713 күн бұрын

    Odeygii miskin pu noQdeyy wanpa ka naxayy wllHei😢😭

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye988614 күн бұрын

    Siyaad jilleenkan kama helin waa bahdil weyn wanba ka naxay odeyga qof si kaste i xumeeyo sidan ulama dhaqmi karo

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan212714 күн бұрын

    Miridhadii waad soo yarayseen 30 minit ka dhiga xayaysiiskana soo dheeraysiiya fadlak😊

  • @Halimosheik0mar
    @Halimosheik0mar13 күн бұрын

    Ilahow aduunka intaan noolAhy hayga dhigin qof wax jisha anoo shaqo dhaanta helaya

  • @user-we8bd1cw3l
    @user-we8bd1cw3l9 күн бұрын

    Siyaad jooji qaladka mardanbe uma hanjabi kartid xaaji xuseen

  • @ShukriBuux-gx9rq
    @ShukriBuux-gx9rq14 күн бұрын

    Best film❤❤

  • @ShukriBuux-gx9rq

    @ShukriBuux-gx9rq

    13 күн бұрын

    Your mom ❤❤

  • @calicabdi4074
    @calicabdi407414 күн бұрын

    Qofkii Kooba guul adeero

  • @XamdaAdan-zn3qs
    @XamdaAdan-zn3qs12 күн бұрын

    Ar like iisara39

  • @farhiyobile
    @farhiyobile14 күн бұрын

    Filimka waa dhamad mar hadii atooraha la dilo atariishadina guurty

  • @RoobleCabdi-cf9cl
    @RoobleCabdi-cf9cl14 күн бұрын

    iLmadii qarsoonayd dag dag 1m Hala gaadhsiiyo

Келесі