MUQDISHO | HEESO BILA MUSIC AH IYO QOSOLKII ADUUNKA...........

Ойын-сауық

Пікірлер: 660

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi62453 жыл бұрын

    Reer burco hadaanu nahnay qalbi xaadhnaanta waa udhalanay alxm Muqdishana caasin meeyo waa hooyadeen ku raaxaysta dhulkiina hooyo wixii xamar neceb ilaahay cafimaad taama hakusiiyo ❤️💕❤️🙏🏻

  • @mustalifoqueen7309

    @mustalifoqueen7309

    3 жыл бұрын

    Nasb bay yihiin reer Burca thank u byo

  • @farhiaali3999

    @farhiaali3999

    3 жыл бұрын

    Gobaa tahy waan idiin qiray nasab nimada ree burco❤️❤️

  • @hazzantima7833

    @hazzantima7833

    3 жыл бұрын

    Saas waaye wllshy

  • @contactwaaaw9401

    @contactwaaaw9401

    3 жыл бұрын

    ❤🙏

  • @ahmedfarax1952

    @ahmedfarax1952

    3 жыл бұрын

    Waxaan jeclan laha ina uu sidoo kale ka dhigo alah dhalinyarada somaliland alana ha caafiyo thanz wlashey full respect✌✌

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics3 жыл бұрын

    From hargeisa city ilove casimada umada somaliyeed muqdisho wan jacaly wllhi inan tago ama ku noolado horena wn u imiyo afar bilood ban jogay 01 04 2018 ayaa igu danabaysay insha allah inan marlaabaad ku soo laabtona wn rajaynya ❤

  • @miskicali8360

    @miskicali8360

    3 жыл бұрын

    Insha'allah abayo Nolasha kuma ciisho

  • @ilkacaseamore6405

    @ilkacaseamore6405

    3 жыл бұрын

    Welcome casimadadi wllo

  • @gaashaanmedia4520
    @gaashaanmedia45203 жыл бұрын

    Heesihii gabooyaha cabdi tahliil warsame axmed yasin digfeer cumar dhuule cali shaymire dacar war heesahoodii wlhi xikmad baa ku dheehnehd😍😍😍😍😍

  • @mohammedhusseincade1940

    @mohammedhusseincade1940

    3 жыл бұрын

    Wllo ama zxp abwanka iyo fananka abwaanka dhib mara fananku wuu qada uun waa sida marka aad wx baranayso keeba adag inaad muug kaligaa ikhtiraacdo(samayso)manhaj dhan oo adiga ku gara iyo inaad soo qaybto uun .hubaal inad samayso aya adag marka iyagu way qadaan uun abwanaduna wxy ahayeen isaaq raga ad shehaysana isku meelbay ku so koreen hargeisa iyo harereheeda

  • @yahyesamawade6425

    @yahyesamawade6425

    3 жыл бұрын

    Ahmed Tahliil sow Abgaal ma aheyn

  • @hal-abuurcabdisalam7554

    @hal-abuurcabdisalam7554

    3 жыл бұрын

    Heestii fananinti waa waynaa dheh

  • @umuraage2984

    @umuraage2984

    3 жыл бұрын

    @@yahyesamawade6425 may

  • @badriahmed2999

    @badriahmed2999

    3 жыл бұрын

    Fananinti somalida Ugu qiimo badnayd

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye64713 жыл бұрын

    Reer Muqdisho wiilasha soo dhaweeya guryaha lacag la aan hala dajiyo. Shaqiiyin hala siiyo haday shaqo rabaan. Sidee rabaan haloo yeelo waa aboiwayaasheena Soomaliyeed.

  • @farhiaali3999

    @farhiaali3999

    3 жыл бұрын

    Wilashu gurigooda ayey joogan marti mahan haka dhigina marti qof walpo oo somalia ah muqdisho waa gurigiisa marti kama noqonayo🙏🙏

  • @miskicali8360

    @miskicali8360

    3 жыл бұрын

    @@farhiaali3999 wa sidas muqdisho Marti lagama noqdo

  • @miskicali8360

    @miskicali8360

    3 жыл бұрын

    Insha'allah abayo magaladodi bey jogan , sidey iminka ugu kala kacay kanalkoda , uguna raxesanayan magalka ka badan iyo meel sare allaha geyo, gobolki rage ka yimaden sidan maqle, rer burco wa dad goba o xanafta nala jecleyn

  • @Zeinn_tupe
    @Zeinn_tupe3 жыл бұрын

    Inay reer burco talantileyihiin la iskumahayo wllhida waar xataa janada wala garanayaa 😅😅😅allow icafi

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond64153 жыл бұрын

    M.a muqdisho qurux badana illahow U siyadi nabaadna ugu daar xaasidkana ka qabo casimaadayada Amiiin Amiiin

  • @muslimlady4981
    @muslimlady49813 жыл бұрын

    Muqdisho qurxana waaw wada bajaj I'm from Hargreisa

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif27193 жыл бұрын

    Jimce wanaagsan team madar is muujiya caawa❤ MR BARWAAQO AYAAN U JEEDAA BEST CAMERAMAN OF MUQDISHO

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Madar iyo Muqdisho ishelay kalay arag😊💙

  • @liyo1098

    @liyo1098

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @fatimahassan7768

    @fatimahassan7768

    3 жыл бұрын

    🆗

  • @fatimahassan7768

    @fatimahassan7768

    3 жыл бұрын

    🇩🇯🇸🇴🇹🇯

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet49903 жыл бұрын

    Rer Burcanimo Nolaada Inamadydii Inad U dhalaten Hoygii Murtida Ayaad Mujiseen ♥️❤️

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore24623 жыл бұрын

    Lix sano paan kasoo maqanay Dalkiina waxbadan baa iga danpeeyaya m.a Reer muqdisho🥰🕯🇸🇴

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani68393 жыл бұрын

    Madarkeygiii waaku wataa ku dhaxmushaax moqdisho cdey🇸🇴 wll mcn farxad iigu nolow sibaad iiso jiidataa hee❤❤

  • @rayaancabdullaahimaxamuud628
    @rayaancabdullaahimaxamuud6283 жыл бұрын

    Xamar qurux badna masha allh😍💙🤍

  • @kafiaabdi3012
    @kafiaabdi3012 Жыл бұрын

    Mashllh cod mcn ❤ iyo heeso cajib from Djibouti 🇩🇯 hess farasawey aniga ku heesi ok d'accord 👍

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan49473 жыл бұрын

    Masha alllh Muqdisho qurux deedaa soo baxday

  • @abshiryuusuf5702
    @abshiryuusuf57023 жыл бұрын

    Insha allaah somalia mar uun way midoobi wayna is raaci wayna soo laaban sharaftii ay laheed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌏❤❤❤❤

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif4733 жыл бұрын

    Mnsha allah Aderrkay Sidiiq widhwidh, madar iyo Abdiqani karshe Horusocoda dhamntiinba

  • @ahmedabdukadir5257
    @ahmedabdukadir52573 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴madar muqdisho ku raxeyso wllalkey

  • @aminaali6892
    @aminaali68923 жыл бұрын

    Inamadayadi qaaliga ah nolaada inta nololi jirto aamiin xhigaaygi iyo dhecan kaygii alle ha idiin xafiido nabaad ugu noqda dalkiini hooyo macaan

  • @cabdikaafimacalin3730
    @cabdikaafimacalin37303 жыл бұрын

    Cabdi qani kaarshe legend ban arkaa 🥰🙏🏼

  • @dekaabdillahi6588
    @dekaabdillahi6588 Жыл бұрын

    MAdar 👏 wll bravo

  • @Ceynicumar5188
    @Ceynicumar51883 жыл бұрын

    Qurux badnaa magaaladena Guul ayaan u rajeynaa reeer xamar

  • @nasraali6702
    @nasraali67023 жыл бұрын

    Masha allah aaad ayuuu u cod macaan yahay madar inkastoo aaayan kala dhicin kuraaxeyta caasimada umada somaaliyed

  • @calicabdi5701
    @calicabdi57013 жыл бұрын

    Masha Allah this video was beautiful keep going bro

  • @ridwaanmaxamed4715
    @ridwaanmaxamed47153 жыл бұрын

    Madar wllky qaaali keep going wlhi ki frxznhy inad muqdisho nala jogtid lkn wn ka xumahy wali kulama kulmi lkn wan rajena taaz🥰🥰

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss263 жыл бұрын

    Legends Wr Ninka Fanaanka Cod Macaana. Madarow Muqdisho Kuso Dhowow Brother

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo31343 жыл бұрын

    Guuuleyso guuuuuleyso Walalal madar❤️❤️ mahamed ayaaanle🌼🌻

  • @hibaqilyas8062
    @hibaqilyas80623 жыл бұрын

    Masha allah muqdisho cady qurux bada naa wn jeclahy

  • @MohamedAhmed-yx7mu
    @MohamedAhmed-yx7mu3 жыл бұрын

    Keep Going wll Qali Madar Maxamed Ayaanle Magacaa Ha Jiro wll💥💯💢🤗

  • @ak47omar87
    @ak47omar873 жыл бұрын

    Waaw mash allah peaceful and beautiful video keep it up bro 🙏

  • @faadumocabdi1067
    @faadumocabdi10673 жыл бұрын

    Soo dhawow Dayax✋

  • @tasniimabdinasir5775
    @tasniimabdinasir57753 жыл бұрын

    M.a Allah my dear pro madar keep going pro ❤💯👋

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi3 жыл бұрын

    Another Level walaal Dayax kaarshe iyo widhwidh Hore uzocDa DhamanTiiiiin Dad Hibo Leh bad Tihiin walahi💯❤

  • @tafsirabdullkadir4676
    @tafsirabdullkadir46763 жыл бұрын

    Masha Allah keep going my bro

  • @shadyamohamed6898
    @shadyamohamed68983 жыл бұрын

    Msha allh madar dayax weerar keep going pro 👏🥰

  • @sowda2506
    @sowda25063 жыл бұрын

    Masha allah muuqaal qurux badan😍😍❤❤

  • @qaaliquentuure6530
    @qaaliquentuure65303 жыл бұрын

    masha allh madar wll an jeclhy allh ku xafido 💖💖

  • @fatush7849
    @fatush78493 жыл бұрын

    Yahye so qabo mansha allah wiilku wuu cod macan yahay🥰😘🥰😍

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji3 жыл бұрын

    0:30 seconds my respect went 📈

  • @muxubonalkaabdi5433
    @muxubonalkaabdi54333 жыл бұрын

    Keep going madar waligaa ha tagin muqdisha wlle qali😍😘🌏

  • @saciidabdulahi378
    @saciidabdulahi3783 жыл бұрын

    Madar sxb nin culus ayaa tahay horay usoco bro muqdisho waa magaalo aad uqurux badan kuraaxeeso sxb hana katagin

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher9963 жыл бұрын

    masha alah muqdisho waaba wada cagare

  • @suhaybadaakir8189
    @suhaybadaakir81893 жыл бұрын

    😘😘😍❤hormar wacan wllka💖

  • @aminoali5930
    @aminoali59303 жыл бұрын

    Waaw ree hargeysa tlh waa in jeclhy 😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-zx7jb6cs9u
    @user-zx7jb6cs9u3 жыл бұрын

    Madar maxamed ayaanle Cabdiqani jaamac kaarshe Sidiiq widhwidh Salaama dhamaantiin🙌🙏

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel3 жыл бұрын

    Legend kuraaxeyso magaaladaadi vlog wacan✅

  • @zirta7538
    @zirta75383 жыл бұрын

    Keep going legend 🙌

  • @tigerjr8425
    @tigerjr84253 жыл бұрын

    Welcome to mogadishu my bro madar❤️❤️

  • @umuraage2984
    @umuraage29843 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢Aamiin Aamiin alle qabriga ha u waasiciyo intii ku dhimatay qaraxii zoobe😢😢

  • @muslimasd1851
    @muslimasd18513 жыл бұрын

    Muqdisho 🇸🇴💕

  • @samiiraapdiqaadir1927
    @samiiraapdiqaadir19273 жыл бұрын

    Msha allha wllkay madar dayxa werar keep going wllo qli

  • @rayanruxi2620
    @rayanruxi26203 жыл бұрын

    Mshallah allaha ku xifdiyo wllakeena madar😍🇸🇴❣💙

  • @rahmaraaxo2611
    @rahmaraaxo26113 жыл бұрын

    Mashallah wllky madar lagend legend dhaafey we love u bro ❤

  • @sayidosman1500
    @sayidosman15003 жыл бұрын

    Legend Cabdiqani Kaarshe 👏👏

  • @saaraawad6504
    @saaraawad65043 жыл бұрын

    madar wall qali horay u soco 🤴🏻 ♥

  • @anisohassan2354
    @anisohassan23543 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @qadrokeyf4341
    @qadrokeyf43413 жыл бұрын

    M.allaaheesh calaa fanaaniin

  • @moshukri1368
    @moshukri13683 жыл бұрын

    @Madar is a Legend Walhi Big Respect ✊ dadkaaga saas u caawi keep up the good work Bro We Love You!!!❤️🇸🇴💙

  • @qurahiima9057
    @qurahiima90573 жыл бұрын

    Madar maxamed ayaanle ninka kaliya aan taageroh bro soo dhawoow muqdisho cddy kaptain❤❤💞💯❤

  • @maxamedjaaburi7340
    @maxamedjaaburi73403 жыл бұрын

    Habar jeceloy ama somliya kubira ama somlilnd hoy

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33683 жыл бұрын

    Maasha alaah barakee alow barakee xamar from yurub

  • @mohammadahmad7307
    @mohammadahmad73073 жыл бұрын

    Masha Allah amazing 🤩

  • @khadracali902
    @khadracali9023 жыл бұрын

    Mansha allh Hees Macaan😍

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan14013 жыл бұрын

    Team madar waan idin salaamay Nice songs with out music gooleysta kuligina

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed37823 жыл бұрын

    Waaaaaw💯🥇🥇🥇😍😍😍😍👏👏👏👏🤴🤴🤴🎤🎷masha allah illahay ha idiin xafiido

  • @mohanourali1195
    @mohanourali11953 жыл бұрын

    Madar the legend waa ku wataa

  • @MkXiddo
    @MkXiddo3 жыл бұрын

    Mnsha Allah keep going bro

  • @mohammedshilkaawireerorush9942
    @mohammedshilkaawireerorush99423 жыл бұрын

    Bro madar qurbaan jooga intaan wadankii hooyo joogey waligey ma aanan arag muqdisho mana aanan tagin balse inshaa alaah mar waan tagin muqdisho muuq wanaag caasumadii somali oodhan Gobweeyan reer muqdisho from mudug

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak64903 жыл бұрын

    waxan dawanaya two days this is my carash channelka madar filing in love wlh weerar keep it upp bro

  • @jihaan457
    @jihaan4573 жыл бұрын

    Wwwwww wiilkan jecelahay

  • @amranibrahimcadani8477
    @amranibrahimcadani84773 жыл бұрын

    Keep going mamo qaali

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden85513 жыл бұрын

    Say Maasha Allah beertii Nabads

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal57263 жыл бұрын

    Keep going walal madar walal qali ah🥰 Allah hakuxifdiyo walal mcn

  • @miskicali8360
    @miskicali83603 жыл бұрын

    Masha'allah wilka cod mcn bu leyahay ,

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa29513 жыл бұрын

    Wow walee rag culus ayaa meesha isku helay ❤️❤️❤️

  • @umulkhayrcarab610
    @umulkhayrcarab6103 жыл бұрын

    Waaaw 👏👏👏madar

  • @mombasaraha8475
    @mombasaraha84753 жыл бұрын

    MASHA ALLAH DAL BARWAAQO ALLAH XAFID

  • @taywaanjp6329
    @taywaanjp63293 жыл бұрын

    Mnzha allaH wllky madar mohamed keep going wll

  • @SULTHANVLOGS
    @SULTHANVLOGS3 жыл бұрын

    horumar wacan shoodhe💯

  • @fadxiyamuxumed4861
    @fadxiyamuxumed48613 жыл бұрын

    Masha Allah Cod iga DheH💯💯💯♥️♥️♥️

  • @iloveyoumom7641
    @iloveyoumom76413 жыл бұрын

    Video inta u danbesay wan qirooday allaha ku sharfo wllkey Madar i miss u wadangeyka😢🇸🇴 form uk

  • @fatush7849
    @fatush78493 жыл бұрын

    Cododkina mansha allah 😍😍😍😍😍🔥🔥🔥🔥

  • @safwancarab1459
    @safwancarab14593 жыл бұрын

    Nin weyn✋

  • @libanosman366
    @libanosman3663 жыл бұрын

    Xamar ayay kashidantahay keep going 👏👏👏👏💕👈

  • @qarkaxaaji6238
    @qarkaxaaji62383 жыл бұрын

    Nin weyn keep going madar

  • @fadxaahmed7420
    @fadxaahmed74203 жыл бұрын

    Madaraw walhi wllo fany tahay wlloy❤❤❤hore u soco

  • @fadumamohamed1064
    @fadumamohamed10643 жыл бұрын

    Masha Allah horay usoco walaal

  • @saabiriinguciyo2887
    @saabiriinguciyo28873 жыл бұрын

    Mansha allah inderkagii keep going ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏💪💪💪

  • @abdirisaqahmed8889
    @abdirisaqahmed88893 жыл бұрын

    Waadhaboobey jaclka aan dheeldheelsanaaye 😍😍

  • @fardowsomoha3563
    @fardowsomoha35633 жыл бұрын

    Masha allah wll mcn aadbaan kuu taagèeraa

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad98133 жыл бұрын

    Mnsh Allah waad cod macaanty wlo hore usocoo

  • @sahroelmi8507
    @sahroelmi85073 жыл бұрын

    Axsan cod ❤️❤️

  • @seinababdi1835
    @seinababdi18353 жыл бұрын

    Manshaa aallah Ku dhawaada Muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏡🇸🇴🥰

  • @daakirduraan2872
    @daakirduraan28723 жыл бұрын

    libaax waan ku wataa keep going

  • @nimcohaybe7546
    @nimcohaybe75463 жыл бұрын

    Maasha Allah ashqaraar

  • @samiiradahabokayse775
    @samiiradahabokayse7753 жыл бұрын

    Akhyaaarta reeer burco waaan idin wtaaaaa hore usocda madar iyo teamkiisa

  • @hanathankshana8700
    @hanathankshana87003 жыл бұрын

    masha allaah wll qaali qusulkaaga ayaa jeclahy❤😘 runtii allaha kuxifdiyo yaarabi 🤲

  • @maxamedxassan9498
    @maxamedxassan94983 жыл бұрын

    Wow m.a welcome akaarshe legend aan in bdn taagero u ahay 🥰❤🙏

  • @caytochannel
    @caytochannel3 жыл бұрын

    ReeeR somaland dhan wxy adeen somalinimo masha Allah

  • @keenadiidarab2503
    @keenadiidarab25033 жыл бұрын

    Madar maxamed ayaanle wll Sare👏👏

Келесі