MADAR VS YAHYE | BEERTA XAYAWAANKA EE MUQDISHO | DAARU SALAAM...........

Ойын-сауық

Пікірлер: 660

  • @deeqodagan9748
    @deeqodagan97483 жыл бұрын

    Masha Allaah Yaxye iyo madar mar waliba saan igo farxa sanada farxadiino waa far xadeydo il xun idin ma aragto insha Allaah walalehey ♥️🇸🇴💙

  • @Talizo9
    @Talizo93 жыл бұрын

    Malmahan muqdisho wa ino shideen hore usocda brothr's🥰

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi7713 жыл бұрын

    Mashaallah muqdisho nice illahay nabad haka dhigo from Burco 🥰🥰❤

  • @fihiima.mohamed123
    @fihiima.mohamed1233 жыл бұрын

    Masha allaah tabaaraka allaah waa qurux muqdisho illaahayow nabad kadhig from hargaisa

  • @axmanna7855
    @axmanna78553 жыл бұрын

    war Muqdiwhada lasheego qurux badnaa m.a😀😀😀😀

  • @faisamohamed1942

    @faisamohamed1942

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @dhowrzankaztaro4735
    @dhowrzankaztaro47353 жыл бұрын

    Quruxda Wadanka nooso duuba Wiilasheni Madar Ft Yahye 🙏❤

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo31343 жыл бұрын

    Walaaal madar mahamed Ayaaanle guuuuleyso Marwalpa Vlog nooga soo duuub dayniiile❤️❤️❤️❤️

  • @ismahanismacil7670

    @ismahanismacil7670

    3 жыл бұрын

    Manshlaaa meder ❤️

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan14013 жыл бұрын

    Somali waa in la tagyero hormarka iyo bilicda dalkena hooyo please ha la taagyeero sida like share comment thank all of you for lovely video

  • @deek-lio5354
    @deek-lio53543 жыл бұрын

    Waaw beautiful city 😍 wlh amazing 👏 full respect 🙌 muqdisho

  • @abdirahmanmohamed6799
    @abdirahmanmohamed67993 жыл бұрын

    Masha Allah madar iyo YAHYE horay uu socda sxp madar dar alle ayan ku jeclahay from jibuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪

  • @nasrohurdeyso4127
    @nasrohurdeyso41273 жыл бұрын

    Caasimada umad somaliyeed

  • @zankosmoh468

    @zankosmoh468

    3 жыл бұрын

    madarviigu bixiya kulaha

  • @abdinasirqalib9865
    @abdinasirqalib9865 Жыл бұрын

    Ilaahayoow magaaladayadaa muqdisho nooga dhig nabad iyobarwaaqo aamiin from to hargaysa

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud29633 жыл бұрын

    Labadii ugu qosolka badanaa ayaa is helay wlhy so funny wlhykeep going 😁😁😁

  • @siciidbiixi3491
    @siciidbiixi34913 жыл бұрын

    Wlhi waaan ku xiisney wlhi plz nookaly from dalkagi hargisa caday 😭😭

  • @nafisaismail6686
    @nafisaismail66863 жыл бұрын

    Ala beer ka warab ha is shukan sn ya ku lhaa madar wlhi wan ku wa taa wllkay hore u soco wllkay qaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc9663 жыл бұрын

    Labo legends ayaa isheley yahye hunter vs madar comedian man 😘😂😂

  • @anisohassan2354
    @anisohassan23543 жыл бұрын

    Keep going bro from muqdisho😍

  • @ahmedmohammedmohamoud1663
    @ahmedmohammedmohamoud16633 жыл бұрын

    One love keep going aa idinleeyahay bothers 🥰💯

  • @anfacabdirasaaq3844
    @anfacabdirasaaq38443 жыл бұрын

    Alleh haw naxariisto wlshay muniish mustafe iyo zakayiye rabiyow qabriga idiin waasici danbigiiinana rabi haydiin dhaafo saanu aduunka idinka jeclayn akhirana rabi haka yeelo in laydiinka jeclaaado aakhiro anagana rabi hanooga kiin soo daba naxariisto naftani meel majirto in naloo soojirana ma ogin ilhy jidka toosan nagu hanuuni Walaal muniish wan kuxiiisay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel85173 жыл бұрын

    Ninka hadalkiisa aan ku qoslo bro keep going inbdn gaduudanaha waa ereygaan kugu taagyeeri jiray ee Calaa kuud Filimkii Reer jinka ahaa adi iyo muna feysal ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴 Taagyeero from baydhoba janaay

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir75883 жыл бұрын

    🙏🙏👋Wwwwwwwww maansha alaah👋madar maxamad ayaanle🙏🎂miyaa muqdisho tagay wlcm gurigaaga gacmaha furan🙏🙏🙏

  • @nafisocadow7544
    @nafisocadow75443 жыл бұрын

    Masha Allah wll madar qosolka ayad iga dhamesey wlhi marka tiri ta waxa la dhaha Nafisa wll horey oo suco🥰❤️👍👍👍

  • @nuuraaxmed1841
    @nuuraaxmed18413 жыл бұрын

    Masha Allah keep going wll noosoo badiya lahjada insha Allah

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed39593 жыл бұрын

    Masha Allah muqdishoH From hargeisa

  • @zabriinbarkhad1643

    @zabriinbarkhad1643

    2 жыл бұрын

    abyo😍

  • @xilkasxajinuur5581
    @xilkasxajinuur55813 жыл бұрын

    Qosol igu maharin wlhi😜 Horey usocda sxbyaal🥰

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud59123 жыл бұрын

    Wiilasha somaliyed ❤

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka55533 жыл бұрын

    wllky madar mohamed ayaanle seeraar keep going from burco gopolkii gara ..kuuxiiznee maadan noozoo noqoneen wll

  • @hawomohamed3468
    @hawomohamed34683 жыл бұрын

    From yahye Hunter keep going pro 🥰

  • @hafsaabdi3690
    @hafsaabdi36903 жыл бұрын

    From hunter keep going brother welcome your home and Mogadishu caday God bless you you guys you so funny mansha allah

  • @Aflaam_media
    @Aflaam_media3 жыл бұрын

    madar Mxamed ayanle geeridu haku ilowdo zxb Hore Uz0c⁰🥰👍

  • @Quran114vibes
    @Quran114vibes3 жыл бұрын

    heheh legend hore u soco

  • @ziisoofficial
    @ziisoofficial3 жыл бұрын

    First 1

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial51073 жыл бұрын

    Mashaallh wlhi madar qosol kow iga dhamiyey isdow xayaawaanada magcayada ugu bixiyey funny 😂😂😂😂😂 faxard ku nollw iyo walalkey yahye hunter ❤❤💔

  • @socodwanaga8092
    @socodwanaga80923 жыл бұрын

    Allah ha ku xafido wll

  • @nimcoahmed168
    @nimcoahmed1683 жыл бұрын

    Mncha allaahu inadeerkeyow hrgeysa waa ku tabtey noo soo noqo❤🤴🏻

  • @ilhaamabdalla7151
    @ilhaamabdalla71513 жыл бұрын

    M.a madar marka hore ku soo dhawoow muqdisho wllo wxaa tahay qofka igu horeyay aa tagero oo aan jeclahay inaa arko i.a ❤❤❤❤

  • @queenzureeyaofficial290
    @queenzureeyaofficial2903 жыл бұрын

    From yaxye Hunter my bro hore usoca wll mcn ❤❤🙏🙏

  • @queenkhadro7015
    @queenkhadro70153 жыл бұрын

    Welcome back pro from yaxye hutar

  • @shugrigarad3915
    @shugrigarad39153 жыл бұрын

    Wllkay madar maxamed ayaanle keep going wll qali ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏😗

  • @kawsarsalebaan9305
    @kawsarsalebaan93053 жыл бұрын

    Wlhy wada iga qoslisay keep going my bro s

  • @muslimlady4981
    @muslimlady49813 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh ma nooli reer woqooyi iyo reer xamar kkkk from Hargreisa

  • @somalinative8326
    @somalinative83263 жыл бұрын

    Labadan nin way isugu baxaysaa sheekadu funny Boys Hhhh Horey Usocda Gar iyo Gar daraba waa idin wataa ❤

  • @laylohussen7130
    @laylohussen71303 жыл бұрын

    Keep Going my bro waan ku wataa

  • @suhaybadaakir8189
    @suhaybadaakir81893 жыл бұрын

    hormar wacn wllka weyn 😘😍

  • @qadraabdullahi8498
    @qadraabdullahi84983 жыл бұрын

    Keep going pro ❤

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani68393 жыл бұрын

    Kkkkkkk madarow abwe waadba iga qosliday e mxaa love kaga la ahy KKK iinolow wllo quruxow caate😄😄❤❤

  • @sulddanabdiasis7898
    @sulddanabdiasis78983 жыл бұрын

    Legend ku dalxiis Dalkaaga❤️🤚noolaada

  • @sharmoak4713
    @sharmoak47133 жыл бұрын

    Legend keep goin pro

  • @themtt7853
    @themtt78533 жыл бұрын

    Keep going wllkey

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial14003 жыл бұрын

    Woooow m.a dhulkeeena quruxda Muqdisho inay magalo wayntahay intee sano jooga hadana meshaan wali ma arag kabahiina waa iga dhamaadeen saan u socday

  • @abwaanadshukri9994
    @abwaanadshukri99943 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh walahi wad isku warerteen madar Iyo yahye hormar Wacan ♥️♥️

  • @abdallemuztafe7847
    @abdallemuztafe78473 жыл бұрын

    Masha alaah Soomaali hormar cayaa gaartey

  • @kifahmohamud7230
    @kifahmohamud72303 жыл бұрын

    Mash allah 💖

  • @ahmedabdukadir5257
    @ahmedabdukadir52573 жыл бұрын

    madar wan ku taageyraa from muqdisho 🇸🇴🇸🇴❤

  • @axmedmawliid4178

    @axmedmawliid4178

    3 жыл бұрын

    Madar zhp hore usoco waanku sita bro

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett53503 жыл бұрын

    Amiin alle ha u naxriisto hno

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan37203 жыл бұрын

    Wlhi volgii hore anoo daawanya ka zoo dhacy imika yahye hunter ft madar lapa nin oo aan tagero

  • @abdikadirmohamed5314
    @abdikadirmohamed53143 жыл бұрын

    Qurux badanaa daarusaLaahm masha allah

  • @Buskuthka112
    @Buskuthka1123 жыл бұрын

    Keep going zhp Ilaa aakhira😂

  • @deganahmedali
    @deganahmedali3 жыл бұрын

    Mansha Allah keep going brother

  • @ifoong4410
    @ifoong44103 жыл бұрын

    Qalbi xaarnida waa loo dhashaa Madar Hore soco shakshuuko waa ceeb

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla94153 жыл бұрын

    Www madar iyo yahye funy ayaa tihiin run ahaantiii 👌

  • @zainabmire9850
    @zainabmire98503 жыл бұрын

    Wow dalkaygu qurux badana ilahow nabad noga dig 🤲❤❤

  • @foziasalad1152
    @foziasalad11523 жыл бұрын

    Waa beer qurux badan Masha Allah

  • @mariamknan7856
    @mariamknan78563 жыл бұрын

    Legends ❤❤ keep going

  • @quen_maaya778
    @quen_maaya7783 жыл бұрын

    Manta daaru salaam in aa I maa hee hadaa ogaalahaa waa soo aa dilahaa wllhi

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi7713 жыл бұрын

    Madar wllo KZread ka ha caajisin marwalba wax sooo gali inshaallhah 🥰🧕

  • @wacan1208
    @wacan12083 жыл бұрын

    Ala madar ma aniga dabecad xun wa narsra kula haa hhhhh wllky qaliya alaha idin xafido 💖💞💞⚘love you

  • @maryansaciid8659
    @maryansaciid86593 жыл бұрын

    From yahye hanter keep going proh adana si khaasa ku tageraa nolol wll qrx riwayada ayaan horay u dawan jiray 😘😘😘😘

  • @zainabzafi161
    @zainabzafi1613 жыл бұрын

    Masha Allah magicinu hajiro madar iyo yahye rag jira waw👏

  • @deeqamaxmud7962
    @deeqamaxmud79623 жыл бұрын

    Manshaa llh wllo qali quruxdi adunk muqdisho manshaa llh

  • @deeqamaxmud7962

    @deeqamaxmud7962

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk madar maxamed aayle max kala khabsday afki xamar

  • @sidra857
    @sidra8573 жыл бұрын

    Mansha alh Madarow keep going bro

  • @dj-khaled143
    @dj-khaled1433 жыл бұрын

    Maansha allah si niyad ah ayuu ufaraxsnyhy wlhi madar allle hakugu wado bro keep goin

  • @amiiraashour142
    @amiiraashour1423 жыл бұрын

    Mzha alh wlalyal YAXYE ND MADAR hore usocda wlalyaal 🥀👑😍

  • @farahabdi3005
    @farahabdi30053 жыл бұрын

    Kkkkkk ino soo badiyo vediyo

  • @shamismuuse9445
    @shamismuuse94453 жыл бұрын

    hhhhh😁😁😁horay usoco wll madar maxamed ayaanle

  • @socodwanaga8092
    @socodwanaga80923 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @hamdacarab6089
    @hamdacarab60893 жыл бұрын

    Keep going 🥰

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed11523 жыл бұрын

    Keep going Brother Madar maxamed Ayanle💯🌎

  • @nuuracali6348
    @nuuracali63483 жыл бұрын

    Masha Allah horay u socda wlle

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel75943 жыл бұрын

    mashalah baf baf ya inader

  • @ajtv6510
    @ajtv65103 жыл бұрын

    Masha alLah WllkY

  • @safiyoahmed6190
    @safiyoahmed61903 жыл бұрын

    Waaw wilashena 🙏🙏

  • @tayoo20channel93
    @tayoo20channel933 жыл бұрын

    Madar hurey usoco wll♥️♥️🥰🥰👌👍😂😂

  • @saaraawad6504
    @saaraawad65043 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto 😭 intii dhimatay

  • @hamdaahmed2979
    @hamdaahmed29793 жыл бұрын

    One love my brothers🥰🥰🥰

  • @darajoofficial3724
    @darajoofficial37243 жыл бұрын

    Masha alh ceep going brothers ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @badramuhumad4596
    @badramuhumad45963 жыл бұрын

    Madarow inoso kaxe yahye hantar ☺️

  • @fatimaliiban1243

    @fatimaliiban1243

    3 жыл бұрын

    Badra Muhammad inaga xirtiin arabtaan wiilka miyaa waalees fahamay lesudhuuman maayo😀😂😂😂😂😂

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed32693 жыл бұрын

    Qurux walhi m.a wallo is garabsadaa guuli ku jirtaa

  • @RahmaMohamed-dc5rp
    @RahmaMohamed-dc5rp3 жыл бұрын

    From yahye Hunter horay u soco bro👌

  • @nacnaciyohaaji9301
    @nacnaciyohaaji93013 жыл бұрын

    Alla magaca waa iga dheshay @madaroow🙈🙈😀😀😀 nimco wa qof xanaqbdn kulaha😜😜😀😀

  • @user-he3hk3sb5v
    @user-he3hk3sb5v3 жыл бұрын

    😂🤣Siidow iyo mahdi igu salama aniga from hargeisa

  • @abdiabdilahi1655
    @abdiabdilahi16553 жыл бұрын

    keep going pro

  • @amiiraahmet7132
    @amiiraahmet71323 жыл бұрын

    Keep going wllky

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial3 жыл бұрын

    Dadaal aduuniyo, Dulqaad dib umaan dhigin, Damac daran aa dusha leyga saaray, Daaraha dushodbaa dahab leysuray, Dad kulul aan damqasho laheyn, Dooqaaga haduu galo, Dad looma eedsado, Daahirii rasuulkeeniyo, Daa'inkii na abuurtaan, Dartoodaan kugu deeyay..... Waxaan ugu talagalay commentiga inaan qurxiyo......hhh

  • @Madar_mohamed

    @Madar_mohamed

    3 жыл бұрын

    Mnsha allah wll keep going

  • @lacagleofficial

    @lacagleofficial

    3 жыл бұрын

    @@Madar_mohamed mahadsanid wll qaali

  • @najmanujuumchannel8966

    @najmanujuumchannel8966

    3 жыл бұрын

    @@lacagleofficial subscribe kusaaray wll lkn iska dhaaf heesaha waxba kama faideysid

  • @lacagleofficial

    @lacagleofficial

    3 жыл бұрын

    @@najmanujuumchannel8966 mahadsanid wll

  • @queenikraan5421
    @queenikraan5421 Жыл бұрын

    M.a Walala muqdisho maka takatay

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina45913 жыл бұрын

    Balaayo yaxye hunter😍😍😍😍

  • @sumeyrasaadaquruxofficial2572
    @sumeyrasaadaquruxofficial25723 жыл бұрын

    Maasha alaah wllylky

  • @cabdifitahsomalichennal3215
    @cabdifitahsomalichennal32153 жыл бұрын

    Waw m.a muqalkan quruxda badan wakumahadsantihin

  • @cabdifitahsomalichennal3215

    @cabdifitahsomalichennal3215

    3 жыл бұрын

    Muqdishaawiyiinta🥰😘

  • @nuuraaxmed1841
    @nuuraaxmed18413 жыл бұрын

    Wllo madaroo yaxaaska iska ilaali waanu nagakaa cunine 😂😂😂😂 rabbi haku xafido

  • @ahmedyoo9462
    @ahmedyoo94623 жыл бұрын

    2 qalbi wanagsan ❤️👏🏽

Келесі