QOSOLKII ADUUNKA | GURI BARWAAQO ' MADAR IYO BIGAASE | 😂😂

Ойын-сауық

Hadii aad ku cusubtahy KZread channel ka fadlan nagu soo biir oo subscribe saar

Пікірлер: 608

  • @rickygaming7785
    @rickygaming77854 жыл бұрын

    Wlal ilahay ban kugu dhaarshe 200 igaadhsiya alle darti

  • @mursalmaxamuud615

    @mursalmaxamuud615

    4 жыл бұрын

    Wowo

  • @wellbebackagain8824

    @wellbebackagain8824

    4 жыл бұрын

    Dawarsi kama dhamaatid adna. Dadka KZread ka bacaha la wareegaya, waligood heer gaadhi mayaan.

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    4 жыл бұрын

    @@wellbebackagain8824 usaar hadii aanad karayn iskaga aamus somali afdheeraayey🙆‍♂️

  • @wellbebackagain8824

    @wellbebackagain8824

    4 жыл бұрын

    @@oldschool9316 heer inaad gaadhen baad ii sarbeebaysaa miyaa afhayeen? 👏🏾

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    4 жыл бұрын

    @@wellbebackagain8824 may apti Qudhac nimada iskadaa hadaad intaa u quudhi karin adaaba cuqdad kuhaysaa intaa ugumaana dayne waad sii caayaysaa jaahil

  • @bigaasefilmsvlogs3600
    @bigaasefilmsvlogs36004 жыл бұрын

    Dhaman wan idin salamay funska walalkay madar maxamed ayanle waxan idin leyay isla socod wanagsan 😊😊

  • @apdifatahfaacuul5432

    @apdifatahfaacuul5432

    3 жыл бұрын

    Gacma tiin tiinlaaa

  • @muscudclahi8277

    @muscudclahi8277

    2 жыл бұрын

    Yaa wasye

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny55894 жыл бұрын

    Daacaday iiga qosliyaaan wiilashan madar guri barwaqo wllkyga kale inoloda hore usocda

  • @fadxiyasaleban6588
    @fadxiyasaleban65884 жыл бұрын

    Wllky madar wanu kujeclny wllo soo dhawaow like isara

  • @tiikaazh3595
    @tiikaazh35954 жыл бұрын

    Nio madar iyo guri barwaaqo taxanihii jinka noo bilaaba kasoo hadlayaa zwezarland pro stay home ka wlhi idinka ayaa idhaafiyay🤣😂😂😂🙏🙏🙏💯

  • @cawocawilcawocawil3988
    @cawocawilcawocawil39884 жыл бұрын

    Wll madar tagera buuxa kuu ahay keep going well ha niyad jabin waliga

  • @cabdilaahihadalsame5456

    @cabdilaahihadalsame5456

    4 жыл бұрын

    hi

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed82914 жыл бұрын

    Ninkaa wada-cad maad na hor keentaan waa funny wlhi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadarawladcashaq8369

    @khadarawladcashaq8369

    4 жыл бұрын

    Wlhi anaa ku fakiray

  • @salmanhassan1644

    @salmanhassan1644

    8 ай бұрын

    Chanelka guri barwaaqo ku jiraa asagoo prank lagu sameynayo

  • @ugbaadosmaan752
    @ugbaadosmaan7524 жыл бұрын

    guri barwaaqo ismaaciil in lagu dhaho maanta uunbaan ku bartay 😂 muddo dheerna waan ku taageeri jiray waan jeclahay majaajiladaada

  • @cishqaawicadde7437
    @cishqaawicadde74374 жыл бұрын

    Guriyooow nio erayadu ma maskaxdaadaa samayse se imisa il biriqzi ku qadataa waa yaapeee🤣🤣🤣😂

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige4 жыл бұрын

    Aadam Hassan Aadam Garaad Legend baad tahay walal ee hore u soco👏

  • @happymaxamed720
    @happymaxamed7204 жыл бұрын

    Waxaad gacanta ku haysa waa lafti timirta 20 like man gadhin igu cawiya 20

  • @victoriavideoproductoin139
    @victoriavideoproductoin1394 жыл бұрын

    Mashaa allaah rag culus waan idin taageeraaa guri barwaaqo madar iyo bigaase

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial48294 жыл бұрын

    8:02 Guribarwaaqo Mdxa izdaad racinTa WlhypanU Qoslynpa🤣🤣

  • @nouhwehelzameh1609

    @nouhwehelzameh1609

    4 жыл бұрын

    VarTa QapaTaY 🤣🤣

  • @khalidjamal5295

    @khalidjamal5295

    4 жыл бұрын

    Grac

  • @khalidjamal5295

    @khalidjamal5295

    4 жыл бұрын

    Qofka saa ha ugu fiirsan bro waaba lgaa dremyabe

  • @ducoqapeofficial4829

    @ducoqapeofficial4829

    4 жыл бұрын

    @@khalidjamal5295 War Meshu comment zomaHa Vartadau Ha zhaqyzo

  • @muniircade9931

    @muniircade9931

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂tarac

  • @captainsanto5572
    @captainsanto55724 жыл бұрын

    Madarna garanmaaye Ninka guribarwaaqo dartibaan ugu dhuftay 🖐

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali12204 жыл бұрын

    Mnsha Allah runtii anigu guri barwaaqo 100% Baan taageere iyo madar ba

  • @jestochannel8947
    @jestochannel89474 жыл бұрын

    Madar❤👑⚘

  • @noonecares6018
    @noonecares60184 жыл бұрын

    Madar wuu yar cayilay Mancha Allah mise wa indhahayga ,handsome man naftaa kaa raaliya🖤🤣

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan71264 жыл бұрын

    One Love Bro Keep going ♥️🙏

  • @husseingermany96lyrics97
    @husseingermany96lyrics974 жыл бұрын

    nooloda funz kayaga meel kasto jogtan farxad ku noolada chenel kaygana hala so poqdo subscriber hala isaaro love you guyz ❤❤ Hob fims team ❤

  • @wanaagsheeg1631
    @wanaagsheeg16314 жыл бұрын

    Alle alle alle macnaheedu marka af xabashi wuxu noqonaya WUU JIRAA AMA WAN HAYAA AMA WUU YAALA SADEXDA MACNOOD E ISKU DHAW AYU LEEYAHAYE NINKIAA BIGAASE WUU IDINLA GAADHAY

  • @ducomaal8564
    @ducomaal85644 жыл бұрын

    Waad Salaam tihiin Dhamaan Guribarwaaqo iyo asxaabta kale, hore usocda 👍🏻👍🏻

  • @ibrahimalic5121
    @ibrahimalic51214 жыл бұрын

    Kuugii Naata kulahaa 😂😂😂 Guri barwaaqo wn kuwataa 👍

  • @zultanprofessionaltube8911
    @zultanprofessionaltube89114 жыл бұрын

    Keep going brothers full Respect

  • @axmedyazindhakaar3982
    @axmedyazindhakaar39824 жыл бұрын

    Rag rag ah ayaa is helay hore usocda💯💯💯

  • @xilajano5803
    @xilajano58034 жыл бұрын

    Madar waa qof yiqaana horumarka dadaalkaaga ku liipaan madar🥰

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi4 жыл бұрын

    Wuxu gacanta kuhayay waxn Umaleya xidig inaytahay💯/60

  • @muniiracabdiqadir673
    @muniiracabdiqadir6734 жыл бұрын

    mnsha allh wllo qli madar keep goind

  • @zuldaanhamzeh630
    @zuldaanhamzeh6304 жыл бұрын

    Kip going dhamantin liketa dhac iigu ziiya Azxabta Madar

  • @bilaal-ugaaska
    @bilaal-ugaaska4 жыл бұрын

    BiGaaze ninki TiigzDaY Camarada 🤣🤣

  • @winnerg.m4400
    @winnerg.m44004 жыл бұрын

    Keep going dhamaantiin pr0H

  • @mukhtaarterry1493
    @mukhtaarterry14934 жыл бұрын

    Qofkii ugu horeeye lake

  • @sidiiqofduulaya9864
    @sidiiqofduulaya98643 жыл бұрын

    Waligay 100 like layma gaar siin wall ilaahaydartii iigugaar siiya

  • @guuledapdiqadir2308
    @guuledapdiqadir23084 жыл бұрын

    After Fatara jugtaa dhakh dhakh Ismail c.lahi cali guri barwaaqo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaledonthebeach9758
    @khaledonthebeach97584 жыл бұрын

    Jilaga wayn ee guri barwaaqo iyo sxpkay madar sidokle .... Wan idin salamay dhamantiin

  • @abdishakurdayb9660
    @abdishakurdayb96604 жыл бұрын

    Wllky madr iyo guri borwawo iyo wilka kle ba hore usocda wll♥️

  • @iqramohamalin5180
    @iqramohamalin51804 жыл бұрын

    Madar wllkena hormar wacan 💘💘🙏🙏

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno62044 жыл бұрын

    Mansha alh wllky madar wiil an tageero horumar wcn

  • @oumalkairemahamoud8685
    @oumalkairemahamoud86854 жыл бұрын

    Machallah wad nureysaan runti guri iyo madar hore usocda

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed95894 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh fataraajugtaa fakhdhakh hhhhhhh walhi top aad baan idiin taageera jiroojooga dhamaantiin. Waxaan idinka soo salaamay puntland ❤❤🙏🙏

  • @khamaysfilms6945
    @khamaysfilms69454 жыл бұрын

    Masha allah jilayal an wada tageero 🤩🔥💯

  • @goodluck2136
    @goodluck21364 жыл бұрын

    Wn idin salaamey dhamaantii ♥️

  • @Neima_Omer
    @Neima_Omer4 жыл бұрын

    BrwQy ereydu wll kayd kuugu jiran 😂

  • @maftuuxibnutaywan1212
    @maftuuxibnutaywan12124 жыл бұрын

    Masha allah wallo qalli hoore ku sooco

  • @monaasir361
    @monaasir3614 жыл бұрын

    waan idiin taageeraa madar , guri barwaaqo iyo bigaase guulaysta

  • @nimcoapdikarim9436
    @nimcoapdikarim94363 жыл бұрын

    Ale ale macnaheegu waa uu yaala wllkayow anaa reer Ethiopia ah markaa bigaasow events jooji waanan nitaageera dhamaantiin keep going

  • @samiryarekayze1995
    @samiryarekayze19953 жыл бұрын

    Madar maxamed ayale hore usoco wllo qali wan kujecelahay

  • @cabdallamukhtaar8903
    @cabdallamukhtaar89034 жыл бұрын

    Keep going my brothers

  • @mounaabiibmire1477
    @mounaabiibmire14774 жыл бұрын

    KEEP GOING BROTHERS MADAR GURI BARWAAQO BIGAASE

  • @MohaFafika-fj5re
    @MohaFafika-fj5reАй бұрын

    Macha Allah guri barwaqo tu es un bon Prof

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney88164 жыл бұрын

    Madar dayax weerar waan kutaagera walalkay hore u soco wllo♥️♥️♥️♥️😍🙋💯💯

  • @apdirizak6524
    @apdirizak65244 жыл бұрын

    Keep g0ing PR0 madar 👍🥰

  • @niciimacabdisalaan6956
    @niciimacabdisalaan69564 жыл бұрын

    Wallhi madar iyo guri barwaqo waan kuhaystaa hhhhhhhhh

  • @habonekadar9422
    @habonekadar94224 жыл бұрын

    istarfurullah frencisow xaal gado "Dis moi qui es ton ami je te dirais qui es tu " weyaan guri barwaqo ciyarta kaada afka😂😂😂😂😂

  • @abdourazakmohamud8068

    @abdourazakmohamud8068

    4 жыл бұрын

    Bien dit Habone kadar

  • @farxiyamohamoud8224
    @farxiyamohamoud82244 жыл бұрын

    mansh Allah wlky madar maxmed ayaanle horu mar wacan lkn filmki 275 noso daya

  • @ayanle_
    @ayanle_4 жыл бұрын

    Keep going my prothers

  • @abdikanikadare1595
    @abdikanikadare15954 жыл бұрын

    Madaxeeye Hore usoco sxp qli From sweden

  • @hindamuxumed9606
    @hindamuxumed96064 жыл бұрын

    madar dayax werar hore usoco brather Guray barwaqo pigaze hore usocda madar janalkisa halosarosubscribe like zhare comments

  • @Hamseabdirahmantaajir
    @Hamseabdirahmantaajir4 жыл бұрын

    😁rag culculus waan idiin xiisoo waan idin salaamayaa😁🙌

  • @Alazka143
    @Alazka1434 жыл бұрын

    legend go forward bro

  • @KaafiSomali
    @KaafiSomali4 жыл бұрын

    Madar Maxamed Ayaanle waxan u ahay tageeraha kowaad hadad ila mid tahay like👍

  • @ajabnino9577
    @ajabnino95774 жыл бұрын

    Hahahahaha guri markan arkan qoslaaba wlhi

  • @ayuubmarto1280
    @ayuubmarto12803 жыл бұрын

    Guray barwaaqo waad nacayday 👌

  • @samatarabdirachid8985
    @samatarabdirachid89853 жыл бұрын

    Masha Allah allaha shorfo

  • @muaat8192
    @muaat81924 жыл бұрын

    Tik Heee😂😂👐

  • @mevra590
    @mevra5904 жыл бұрын

    Hore u soco zHp

  • @maxamedcr7302
    @maxamedcr73024 жыл бұрын

    mash allh xaga kisiwada pro

  • @mohamedmaazimmosco2932
    @mohamedmaazimmosco29324 жыл бұрын

    Guray barwaaqo waan salaamayaa

  • @SadikAbdillahi
    @SadikAbdillahi Жыл бұрын

    Waaa kuul ama tuzbax midh ka mid ah😂

  • @xamdaawil8831
    @xamdaawil88314 жыл бұрын

    Muna faysal ioguray barwaqo mar so wada fadhiisiyainti igu racsn like superseded dhc kusiwlo

  • @documentaryboi8328
    @documentaryboi83284 жыл бұрын

    am fan of u bruh #Madar keep going

  • @z_apdi-hakem9235
    @z_apdi-hakem92354 жыл бұрын

    Apdirihn nazir ♥️ open minded person keep going guys

  • @danhiilalichannel5332

    @danhiilalichannel5332

    4 жыл бұрын

    WeligayKamamaqalasooranayasomali kalaqoqobaya mucnakalasarsaraya

  • @sakariyeayaanle3981
    @sakariyeayaanle39814 жыл бұрын

    keep goinp

  • @Hiigsade25
    @Hiigsade254 жыл бұрын

    Masha all qosolkii aduunkaa ,,,,,

  • @magic-boy5820
    @magic-boy58202 жыл бұрын

    Keep going❤️

  • @gulletthamutt6333
    @gulletthamutt63334 жыл бұрын

    Keep going pr0H

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji75134 жыл бұрын

    guray waa hurdeyzan yahay hhhhh

  • @akofficialchannel8742
    @akofficialchannel87424 жыл бұрын

    hore uu soco zhp

  • @samatarabdibashiir2901
    @samatarabdibashiir29014 жыл бұрын

    ismaaciil guri waxa uu gacanta ku hayay waa xidig yar

  • @luckyosmaanm5419
    @luckyosmaanm54194 жыл бұрын

    Guray iyo madar hore usocda wll

  • @paxsaneofficial5624
    @paxsaneofficial56243 жыл бұрын

    Bigaase ninkii camarada tiigsaday 😂😅😂😅😂😂

  • @abdirahmanjamashide5262
    @abdirahmanjamashide52624 жыл бұрын

    Guraw waxaa aad gacanta kuhaysaa waaa xidig yar

  • @cabdirisaq111cabdirisaqeid8
    @cabdirisaq111cabdirisaqeid83 жыл бұрын

    Waa u shidan yahay kkkkkk 😆😆😆😁😁😁🧡💓💓💓

  • @hodanaadan1921
    @hodanaadan19214 жыл бұрын

    Manshalh wallhy hore usocod wallyall

  • @maxamedmohamout5581
    @maxamedmohamout55812 жыл бұрын

    Keeb going

  • @khaalidismacil5785
    @khaalidismacil57854 жыл бұрын

    Hore soco pro

  • @xamdaxarago2628
    @xamdaxarago26284 жыл бұрын

    Madar dayax weerar Ada baan kutageera hore usoco❤🌹💕

  • @azmaipraahim4483
    @azmaipraahim44834 жыл бұрын

    Madar maxamed ayaanle zezaar ♥♥♥haa bn ku hayh🥰

  • @yahyeali192
    @yahyeali1924 жыл бұрын

    Salaan sare dhamaantiin 😍😍

  • @malbasanfani9001
    @malbasanfani90014 жыл бұрын

    Wlalhy aan jclhy hore usocoda dhamantinba

  • @zuhaipali5837
    @zuhaipali58374 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial634 жыл бұрын

    Waar bigaase waar Qosol Waleee😂😂😂😂

  • @daauudyousuf6271
    @daauudyousuf62714 жыл бұрын

    Tiiin Tiinow 🤣🤣🤣 Tiin Tiiin

  • @usameadem6915
    @usameadem69154 жыл бұрын

    Gacmo TiiN TiiN Hmm bigaze Wey KuGu dhacDey QashaFtO

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys4 жыл бұрын

    waa ragii qosolka loo daayay

  • @damaltv8164
    @damaltv81644 жыл бұрын

    apdikariin ali shaah zxp dheh😂😂

  • @zakialin2774
    @zakialin27744 жыл бұрын

    Inta ku qososhay hadalka guribarwaaqo

  • @najahfaisal1602
    @najahfaisal16024 жыл бұрын

    Hore usocda walalayaal😍😍😍

  • @maxamedsaki1738
    @maxamedsaki17384 жыл бұрын

    Macalin guri barwaaqo jilaaga weyn

  • @xamdanaasir7436
    @xamdanaasir74363 жыл бұрын

    Keep going brothers

  • @moahmed4906
    @moahmed49064 жыл бұрын

    Keep going zxp

Келесі