MOHAMED OMER-ETHIOPIA

HADAFKEENNA XIGA 100K Subscribers - Let’s do it #INNAMARI
Halkaan Ka iibso Course-kayga: :courses.mohamedomer.com/
WhatsApp: +252 62 4455194
Booqo Website-keyga : www.mohamedomer.com/
Follow me on FACEBOOK :: / mooinspires
Follow me on INSTAGRAM : / mooinspires

Пікірлер: 80

  • @mascuudcali2316
    @mascuudcali2316 Жыл бұрын

    Waa Maalinnimo Axada Taariikhduna Waa 08-01-2023 Waxaana Ino Balan ah Sanadka Danbe Maanta Oo Kale Iyo Isbaldalkiisa إن شاءالله اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت ألله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد أن تكون معي في تغيير حياتي، اللهم آمين 🤲

  • @nuuraaxmed5565

    @nuuraaxmed5565

    Жыл бұрын

    Insha allh we will win

  • @mascuudcali2316

    @mascuudcali2316

    Жыл бұрын

    @@nuuraaxmed5565 I.a

  • @tiktok_23rd
    @tiktok_23rd Жыл бұрын

    Kalsooni daro markaan dareemo ayaan ku dhageystaa thanks wll🤗

  • @neimaaden7163
    @neimaaden7163 Жыл бұрын

    Mashallah wll mad ina imatid Djibouti 🇩🇯

  • @murajpoi9328

    @murajpoi9328

    Жыл бұрын

    3 sano ka hor waye abyo

  • @ilwadmed3465

    @ilwadmed3465

    Жыл бұрын

    Il est venu philosophe mohamed omar cette annee 2018 je pense et il parle english son parole.wllo

  • @ilwadmed3465

    @ilwadmed3465

    Жыл бұрын

    Il est venu a djibouti en 2018 cet philosophe et il nous s indique tout c si vous comprend les anglais son discours

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    7 qaab oo aad ku dhiiri galin karto qofka Dhiiri galinta waa wax aad iyo aad u wanaagsan una wanaagsan qofka la dhiiri galinaayo si uu waxa uu ku haminaayo u gaaro. 7daan qodob waa qaababka aad ku dhiiri galin karto qofka: 1. Marka hore qofka markaad dhiiri galineeyso si gooni ah u dhiiri gali, marka uu dadka dhax joogo waxaa laga yaabaa in qofka uu dareemo xooga xishood ah oo uusan dhiiri galintaada jawaab saas u balaaran ka bixinin. 2. Ku taageer dareenkooda iyo fikiradaha wanaagsan ay soo jeediyaan, marna ha daboolin ama ha is iloowsiin fikir ay kuu soo jeediyaan. 3. Ka caawi caqabahada soo wajaha, si aysan u dareemin kalinimo. 4. Isticmaal su’aalo Tusaale “Ma u maleeyneeysaa inaad warbixinta soo gudbin karto galabta?” Su’aashaada ha ahaato mid aanan caqabad ku ayahn qofka. 5. U sharax qiimahooda. Tusaale “Waxaa tahay qofka ugu fiican”. 6. Marka aad wax u sheegeeyso ha ula hadlin sidi qof ka sareeyo oo kale. 7. Marka uu qofka wax wanaagsan qabto ama shaqadi sida aytahay uu u qabto u sheeg oo ku dheh shaqo wacan ayaad qabatay horay u soco.

  • @Istahil1
    @Istahil1 Жыл бұрын

    The best lecture ive listen to❤

  • @ramadanmohaofficial3470
    @ramadanmohaofficial3470 Жыл бұрын

    THANKS SXP FOR YOUR ADVICE ❤

  • @ilyasmacallinmohudin5334
    @ilyasmacallinmohudin5334 Жыл бұрын

    Masha allah wlky mahadsanid jazakalahu qayr

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Жыл бұрын

    Mahadsnid Ustaad Insha aallah waxan rajeyna 2023 inan isbadal weyn sameyo Nolosheydana Wixi ugu ficana aan u qabto

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    Ka faaiideyso shan inteysan shan kale kugu imaan. Dhalinyaranimadaada inta aadan gaboobin Caafimaadkaaga intaadan xanuunsan Hodantinimadaada intaadan faqiirin Firaaqadaada intaadan mashquulin Noloshaada intaadan geeriyoon

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife Жыл бұрын

    Macha Allah this man listened 🎶 a lot Les Brown. Keep going 💪 bro. We need that kind of people in Somali community. Good 👍 job.

  • @ubdyqadaraj2536
    @ubdyqadaraj2536 Жыл бұрын

    Allah ku barakeeyo teacher

  • @quentoto1
    @quentoto1 Жыл бұрын

    you are the best motivate persone

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi466 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 Жыл бұрын

    m.a horay u dhiira gelintaada imaw muqdisho❤

  • @MohamedGoox-ym2dq
    @MohamedGoox-ym2dq7 ай бұрын

    Sharaf iyo karaamo mohamed omar❤

  • @souleimanfarah9897
    @souleimanfarah9897 Жыл бұрын

    Masha allah maxamed omar ❤

  • @nasteexakordahab3993
    @nasteexakordahab3993 Жыл бұрын

    Markasta waa soo raadiyaa warkaaga nafisaa kudareemaa ilahay amarkis thnks Aqoonyahan🏆

  • @rayaanxusen3238
    @rayaanxusen3238 Жыл бұрын

    Mnshalllh Mnshallh ustaad Alle haku sharfo

  • @naciimajamaal6125
    @naciimajamaal6125 Жыл бұрын

    Nin waxbadan aan ka faaidey momed omer

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    Horey usoco ustad muha alaha Ku xafido Waxa tahay qof ilhy caqli iyo daganan Ku manesty Balantena waa janada I.n

  • @muscabmohamed7008
    @muscabmohamed7008 Жыл бұрын

    Thank you bro

  • @cabdiqanimaxamed2306
    @cabdiqanimaxamed2306 Жыл бұрын

    Prof maxamed good person

  • @user-tj3wk5mz4u
    @user-tj3wk5mz4u Жыл бұрын

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @zuzuabdi4642
    @zuzuabdi4642 Жыл бұрын

    Ustadi wa marki labadan dawanayo marki hore 2020 ayey ahayd mantana wa 2023 M.A Allah haku barakeyo ustadi

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 Жыл бұрын

    Nolow bowe👍❤️

  • @user-fn4ki8mx2r
    @user-fn4ki8mx2r8 ай бұрын

    Masha allah🫶 dhiirgaliye

  • @adantahir5368
    @adantahir5368 Жыл бұрын

    Well done bro Mohamed omer

  • @engskiin8372
    @engskiin8372 Жыл бұрын

    Thanks my bro

  • @cawilsiciid9496
    @cawilsiciid9496 Жыл бұрын

    Khabiir

  • @abdiwahidsaid7523
    @abdiwahidsaid75238 ай бұрын

    M.a guuleyso wall

  • @princessinajuusto6675
    @princessinajuusto6675 Жыл бұрын

    Masha allah ad ad ytagera wlhi wa bilramadan benmashegayi Ina is badla jclhy hafana melkabilabala ahy

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz Жыл бұрын

    hogaamiye horay usoco ❤

  • @abdulahimohamed944
    @abdulahimohamed9446 ай бұрын

    Please come to wajir kenya

  • @sharmakeaydarus4348
    @sharmakeaydarus4348 Жыл бұрын

    Guul

  • @ahmedrajab4969
    @ahmedrajab4969 Жыл бұрын

    Masha Allah Allow cimriga ku barakey❤

  • @fardowsabariyow1492

    @fardowsabariyow1492

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @muunaheego
    @muunaheego Жыл бұрын

    Masha allh Macaliinkaygi

  • @njmmmmm23
    @njmmmmm23 Жыл бұрын

    Please come to Kenya 🇰🇪 we need this advice 🫂🧠✍🏾🤝

  • @singleman7953
    @singleman7953 Жыл бұрын

    M.a keep going

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын

    Thanks

  • @fardowsabariyow1492
    @fardowsabariyow1492 Жыл бұрын

    Keep goin macallinkyga aan jeclahy

  • @ayaanismail8063
    @ayaanismail8063 Жыл бұрын

    Kalsonida ayad ii dhistaa wll mar kasta oon ku dawado 😌

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy Жыл бұрын

    Wow wow

  • @Amedmohd
    @Amedmohd Жыл бұрын

    Nice .Nice

  • @souleimansaadmoussasouleka9285
    @souleimansaadmoussasouleka9285 Жыл бұрын

    Mahamed omar waan gosogayna rere Djibouti .

  • @bachiromarhana1716
    @bachiromarhana1716 Жыл бұрын

    Please come in djibouti

  • @MFbook
    @MFbook Жыл бұрын

    Masha allah you are benifit to our country thank you to help us to reach to devlop our selvs♥️✅

  • @sultanyussuf7100
    @sultanyussuf7100 Жыл бұрын

    M...a wxan jeclhy inan setha lixeseyo i...n

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    Ma rabtaa inaad mar walba faraxsanaato? Hadii aad dooneeyso inaad noqoto qof dadka kale ka soocan oo mustaqbal fiican leh waxaa jiro qodobo eey tahay inaad raacdo si aad u noqoto qof dadka kale ka duwan oo mustaqbalkiisana ifaayo: 1.Dhoolacadeey xili walbo hadii aad faraxsantahay iyo hadii aad murugeeysantahay . 2.Iska iloow wixi hore ee aad kasoo gudubtay sababtoo ah xasuusashada wixi hore dib u dhac ayeey kugu keeni kartaa, hada si fiican u dadaal si mustaqbalkaada u noqdo mid qurxoon. 3.Ku cibro qaado khaladaadka dadka kale eey sameeyeen si aadan ugu dhicin khaladkaas oo aad isaga ilaaliso. 4.Dhageeyso wanaada dadka kale sababtoo ah qofka kuwaaninaya waxaa laga yaabaa inuu horay u soo maray qodobka uu kaa waaninaayo ama uu ogyahay dhibka ka imaanaya. 5.Ka faa’iideeyso fursadaha kusoo mara maxaa yeelay fursad hal mar kaliya ayeey kusoo mareeysaa. 6.Dadka kale haku deysan shakhsiyadaada isdhis. 7.Noqo Qof daacad ah lana saaxiib mabaadida kuu dagsan, naftaadana ku kalsoonaaw. 8.Marwalbo xiliga aad ku jirto xaaladeeda ku noolaaw haka fikirin bari iyo waxa dhacaya. 9.Iska cafi dadka dhibka kuu geeysta, hana ku saamoobin fikirada dadka kale, hadalka dadka kalana waxaad ka dhigataa jaran jar aad ku gaareeyso hadafkaada. 10.Dadka kale ula dhaqan qaab wanaagsan oo ixtiraam ku dheehanyahay Diinteena Islaamkana waa eey na fareeysaa dhaqanka wanaagsan.

  • @cabtoyisnacay7438

    @cabtoyisnacay7438

    Жыл бұрын

    Thank you very much wll

  • @sirajadinfarhan7615
    @sirajadinfarhan7615 Жыл бұрын

    Asc Mohamed omar osman

  • @yoadi4311
    @yoadi4311 Жыл бұрын

    Plz bro kaleey djibouti 🙌🙌🇩🇯🇩🇯

  • @guuleed9980
    @guuleed998010 ай бұрын

    Geesi

  • @saalimcsamad736
    @saalimcsamad736 Жыл бұрын

    ❤❤🌻🙌☝😇

  • @sabriinmohamed9327
    @sabriinmohamed9327 Жыл бұрын

    Mogadisho ma imaado miyaa horta🤔

  • @amiiracali9154
    @amiiracali9154 Жыл бұрын

    Plz wll hargeys kaaly somalianad 😪🫀

  • @AliMohamed-wy5ue
    @AliMohamed-wy5ue Жыл бұрын

    dhiirageliyeheyga goorme noo imane baydhawo

  • @hanad9901
    @hanad9901 Жыл бұрын

    ustaad maad addis imatid😢

  • @zagalali9788
    @zagalali9788 Жыл бұрын

    m,a❤

  • @OmarmaxamedOmarcarab-rp4ok
    @OmarmaxamedOmarcarab-rp4ok Жыл бұрын

    Cumar maxmedxasan

  • @zayidabdirashid108
    @zayidabdirashid108 Жыл бұрын

    Dadku waxay ku arkan qof walan sababto ah cilmi iyo xigmad midna ku hadli maysid 90ka faaan bad ku jirta in English lagu hadlo bad aqoon u qabtaa

  • @zamadoonzalahdiin7138
    @zamadoonzalahdiin7138 Жыл бұрын

    Legend✊🏻🥰

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Жыл бұрын

    Jigjiga somali regional state iyo Ethiopia miyaad kala garan la, dahay ? Ma sidaa baad aqoon ku sheeganaysaa?

  • @OmarmaxamedOmarcarab-rp4ok
    @OmarmaxamedOmarcarab-rp4ok Жыл бұрын

    Asc

  • @Nasrimacalingmlcom
    @Nasrimacalingmlcom Жыл бұрын

    Meeshani ma gondar baa mise waa jigjiga

  • @MARIAALI9230
    @MARIAALI9230 Жыл бұрын

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xariir +254725727923mhdsnid

  • @madar9587
    @madar958710 ай бұрын

    What the fuck this man is hilarious wlhi

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r Жыл бұрын

    Don't say Ethiopia 🇪🇹 say Jigjiga Somali Region!

  • @mohamoudomarasawe.

    @mohamoudomarasawe.

    Жыл бұрын

    Nin rageeed!

  • @MARIASOMALI
    @MARIASOMALI Жыл бұрын

    Bar caruurtaada xisaabta. kzread.info/dash/bejne/i6GnqM6GeNqympM.html

  • @amatuallah4176
    @amatuallah4176 Жыл бұрын

    gorma ayaad imaneysa 🇩🇯🇩🇯🇩🇯