BUUNDO: EP 1| Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

BUUNDO: Season 1, Xalqadda 1aad.
Waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid.
Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya.
Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, Muuqaalkana lasii wadaag saaxiibbadaa.
Waxaana soo saaray ASTAAN TV.
Hadafkeenna kan xiga: 100k #INNAMARI
Booqo Website-keyga : www.mohamedomer.com/
Follow me on FACEBOOK :: / mooinspires
Follow me on INSTAGRAM : / mooinspires

Пікірлер: 156

  • @Ducowaalid12
    @Ducowaalid12 Жыл бұрын

    Dhiiri Galintaada wanagsan Alleh Haka Abaal Mariyo Walalo Waxaad Noogu Dartaa Mar Hadaan Dhalinta Maanta soo Kacaysan Nahay Inaad Dhanka Cibaadadana Nagu Bararujiso Waayo Qof walba oo Bini'adam ah Wuu U Baahan yahay In AAKHIRO La Xasuusiyo Xitaaa Adigu Wlalo ♥️🙏🤲

  • @BisharMI
    @BisharMI Жыл бұрын

    Marka Hore waad mahadsantahiin Ustaath Mohamed iyo Abdihakim sida aad barnaamijyada usoo diyaariseen aadne wacyiga inoogu dhisteen. Waxaan shakhsiyan kabartey xalaqadan 10-kan qodobad. 1. Qof walbo inuu sawir mise xan cad yeshaa ayaa ah talabada kowaad ee qofka looga baahanyahy si uu u horumaro. 2. Waxaad dooneysid waa iney dhab kaa yihiin aadne Allah kukalsonataa xila kastaa. 3. Markaad qof ushaqeyneysid yoolkaagu waa inuu ahaadaa maxaan noqonayaa mise aan kabaranayaa balse aadan kafakarin waxaad kaheleysid (lacag). 4. Dhamaadka qorshe aad kugul daraysatey waa bilowga fursad cusub hadiiba aad qof xan leh tahay. 5. Rabbi tala saaro kuna kalsoonow inuu Alle guul kugu siinaayo waxaad kudadaaleyso. 6. Qof aadan isku aragti aheyn hala saaxiibin ileen waa kaa hor istagayo guusha. 7. Inaad deeqsi ku axataa maclumaadka shaqada in yar ileen arzaaqda Allaa bixiyee 8. Aqabadah oogu weyn ee ganacsiga waxaa kamid ah inaad xesho shaqale xirfad iyo (dhaqanka wanagsan ee shaqada) leh inaad xeshid. 9. Shaqaale ahow ilaa aad shaxda shaqadaa xeysid kabaraneysid (). 10. Xirfad baro si markaad ganacsi bilowdo aad unoqoto qofku oogu wangsan waxaad qabaneysid. Wabillahi towfiiq🥰🥰↗

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Жыл бұрын

    Bil kahor $5000 oon ku bilaayay business delivery ah wan ka dhaqaaqay week gudihii kun iyo dhawr boqol aya layso celiyay mana niyad jabin Inshalah wan guulaysan doonaa. Thanks waa good motivation

  • @yoonisibnucartan5390

    @yoonisibnucartan5390

    24 күн бұрын

    Asc zxp kawrn ganacsigii ma guuleysatay

  • @mukhtarabdi824
    @mukhtarabdi824 Жыл бұрын

    Ku mahadsanid Maxamedoow barnaamijkan aad bilowday. Xaqiiqatan aadbuu iisoo jiitay. Sheekada ninkani waa sheeko dhiirigalinasa qofkasta oo hiigsi iyo hadaf leh, amma ganacsi amma hawl kaleba.

  • @mooinspires

    @mooinspires

    Жыл бұрын

    Mukhtaar, adigaa mudan walaal. waan gudoomay tahniyaddaada. Waarna sii wadi doonaa Inshallah.

  • @mariamohamed-gh4bd
    @mariamohamed-gh4bd Жыл бұрын

    Aad bad Umahadsantahy ustaad/dhiirigaliye Sare mohamed omer. Wxn kalo u mahad celin wll Abdi hakim mohamed guulo badan si gaar. Aad ayay no cawinaysa shekadada aadka u qaliga ah ay ku dheehantahy geesinimada, Kartida,wayo aragnimada,kalsonida aad Rabbi ku qabto, iyo naftaada. Eebe haku xifdiyo wllo shakhsi ahan qisadada wa la dhacay masha allh,qof an ku dayan doono, tusalana uso qadan doono bad tahy.

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Жыл бұрын

    Ninkas wax yaabo badan baanu iska shabahna sida inanan lahayn asxb badan in mararkan ka fikirayo wxn rabo uu iigu muuqdo sida wax aan arkayo i agyaala inanam daremin wax stress ah bal stress aanba ka qado mxd u qaban wayday hawshan ku sugaysa❤

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims Жыл бұрын

    ❤Nuxurka hadalka❤ 1: Mar hadaad Fikradii hayso 2: Waxooga Aqoonna uleedahay 3:Baahidii loo qabayna ay taalo 4:Marka kadib uun lacagta ururso sababto ah wixii la arko inay mistaqbal leeyihiin cid habayaraate diidaysa inay maalgashato majirto.

  • @eimanofficial7902
    @eimanofficial7902 Жыл бұрын

    Barnaamijyadaadu shiidaal bay iiyihin aniga Aad bad u mahadsantay ustad ❤

  • @mooinspires

    @mooinspires

    Жыл бұрын

    Shurkan walaal. Alle haku sharfto

  • @ridwaanhaaji2366
    @ridwaanhaaji2366 Жыл бұрын

    Xalqooyinka soo socda ayaanba sugi la ahay, waxaadba moodaa iney ii rumoobi rabaan yoolashii aan lahaa

  • @Englishn2o
    @Englishn2o Жыл бұрын

    Shidaalka kaliya ee aan ku dhaqaaqo waa Barnaamij yadaada Ustaad Mohamed Omer Ilaahay Akhiro iyo Aadduunba ha ku barakeeyo Runtii waxaad tusaale nool iyo Hormuud u tahay dhalin yarada Soomaaliyeed Keep going👍👍👍👍

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Жыл бұрын

    " هناك أشياء صعبة ولكن غير مستحيلة"

  • @fatmaschannel7478
    @fatmaschannel7478 Жыл бұрын

    Cajiib mash allh allahuma baari waa barnamij aad aad uwanagsan ,tayaysan cilmi badan xanbarsan mahadsanid Mohamed Omar Ina noso badiso rajayna insha allh wana kacodsanayna 🙏🙏 jasakallh

  • @kawsarkaaba1232
    @kawsarkaaba1232 Жыл бұрын

    Mashallah barnaamij aad u muhiim ah waad mahadsanatahy ustaad ❤😮

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 Жыл бұрын

    Masha allh tabarakallaah ustad Mohamed mahadsanid inbadn dhii aad baan ugahelay waa tusaale noolo kudayasha mudan

  • @sadaamseerbiya6014
    @sadaamseerbiya6014 Жыл бұрын

    Markaad shaqo qabaneyso Ha eegin maxaan helaYaa Ee eeg maxan noqonaya👏

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 Жыл бұрын

    Masha Allaah Ustaad Mohamed Omar Mahdsanid.

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Жыл бұрын

    Mansha allah walal jazkleh khayr jaza side aad waxa nagu sharaxday

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 Жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid walal m. Omar. Soo badi barnaamijyada noocan ah

  • @amiin.a
    @amiin.a Жыл бұрын

    Masha Allah, waa diiri galin aad u wngan, mahadsanid Mohamed Omar.

  • @ilyasgahayr5367
    @ilyasgahayr5367 Жыл бұрын

    Sheekadan xiisaha leh iyo magaca barnamijku waa kuwo isku eeg. Mahadsanid Mohamed omer

  • @faysalcabdullqaadir6549
    @faysalcabdullqaadir6549 Жыл бұрын

    Hamiyada aan leenahay ilaahay ha inogu rumeeyo si khayr leh 🤲

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 Жыл бұрын

    Mahadsanid maxamed omarow

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw Жыл бұрын

    Masha Allah aad baan ugu raaxaysay sheekadan. Jazakallahu kher wll

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 Жыл бұрын

    Alle ha ku barkeeyo

  • @awoawi7445
    @awoawi7445 Жыл бұрын

    Mahadsanid ...mashallah...aqon ayaan kabirsaday wll.

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 Жыл бұрын

    maashaa allaha waa Barnaamij aad u wnaaagsan Ustaad Mohamed Omar Mahadsanid 👏

  • @aragsanhassan2459
    @aragsanhassan245910 ай бұрын

    Mâcha Allah baraqu'Allahou fiik ❤❤❤❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Жыл бұрын

    Mahadsanid wllkey mohamed omer hlka kasiiwad barnaamijkan

  • @cabdulaahimaxamed6247
    @cabdulaahimaxamed6247 Жыл бұрын

    Masha Allah macalin

  • @abdoul2011
    @abdoul20114 ай бұрын

    Wow. Good job both of you.

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 Жыл бұрын

    Aad baad ugu mahadsantay inaad bilowdo barnaamijkan oo aad u dhiiri galinaya qof kasta oo Hammi fog leh ❤

  • @mohamudderow8030
    @mohamudderow8030 Жыл бұрын

    Waaw amazing story ❤

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 Жыл бұрын

    Alaha kuxifdiyo ustadkayaga wanad kumahad santahy barnamijka ad no bilowday❤

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 Жыл бұрын

    Maasha Allah. Waxaan bilaabay ganacsi dhar some how near failure; laakiin hada waxaan dareemay I can do it. You motivated me ❤ thanks

  • @user-fc2ml8om9l

    @user-fc2ml8om9l

    Жыл бұрын

    haniyad jebin hore usoco wad guleysankartaa walal

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan Жыл бұрын

    احل و أغلى برنامج ❤

  • @badbaadohumansafety2765
    @badbaadohumansafety2765 Жыл бұрын

    Masha allah wa talabixin wanagsan qofka fahmaaya

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Жыл бұрын

    Mansha allah barmaamujka buundo waan soo dhawaynaa

  • @user-re2iv3pz6b
    @user-re2iv3pz6b10 ай бұрын

    Masha allaah wll horay u soco guuleeyso

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up Жыл бұрын

    masha Allha

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey10 ай бұрын

    Masha allaah alle haw barakeeyo

  • @khadiraclaahi5797
    @khadiraclaahi5797 Жыл бұрын

    Mzha allah ❤

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal101110 ай бұрын

    Msha allh guulayso❤

  • @Zaahilmoh
    @Zaahilmoh Жыл бұрын

    Arsaaqda ilaahay ii qoray aniga adiga macuni kartid taadana aniga Macuni karo wlhi waan aaminzanahay m.a❤

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @yonisabdullahi3024
    @yonisabdullahi3024 Жыл бұрын

    Mansha Allah ilahay habarakeyo, c.xakiin iyo hadiidba

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 Жыл бұрын

    M.a aad ayaad umahadsantyhy mhamed omar

  • @roobleomar719
    @roobleomar719 Жыл бұрын

    Masha alah noo soo badi barnaamijkan ustaad

  • @zahraabuukar9211
    @zahraabuukar9211 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @hassanabdihassan821
    @hassanabdihassan821 Жыл бұрын

    Mashallah❤❤❤

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Mashallah Mashallah runahanti wax badan aya kabara karna cabdixakin ad iyo ayow icajibiyay war bixinta walalkey inshallah waxan rajena inow naqdo mustaq balka malqabenka ugu weyn somaliya guul iyo gomanimo

  • @mohamedabdi5593
    @mohamedabdi5593 Жыл бұрын

    Masha Allah great man

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Жыл бұрын

    Mashalah

  • @mire865
    @mire865 Жыл бұрын

    Habernkaan aad iyo aad ayuu u xamaasad badnaa. Goob joog ayaan ahaaa. Mohamed Omar mahadsnid.

  • @cabdirahmancabdullahi9962
    @cabdirahmancabdullahi9962 Жыл бұрын

    Mohamed omar wll noosoobadi xalqadooyinkan mahadsanid🎉❤

  • @abdihakiimahmed6771
    @abdihakiimahmed6771 Жыл бұрын

    Msha allh Waad mahadsamthy waa tusaale nool barnaamijyada nuucan ahi waa dhiri galin iyo yididiilo so badi

  • @hanamaxamed8792
    @hanamaxamed8792 Жыл бұрын

    M.a wlhi aad ayy ii anfacday

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @abdirahmanhassan4454
    @abdirahmanhassan4454 Жыл бұрын

    Mashallah walaalkaa ilaahay hau barakeeyo ganacsigiisa

  • @maxamedfarxaan8840
    @maxamedfarxaan8840 Жыл бұрын

    Msha alllh

  • @hamdasheikhali8948
    @hamdasheikhali8948 Жыл бұрын

    M.a guuleysta walaalayaal wax badan ayaan idinka faaiideystay ani ahaan mar walba guul iyo gobanimo ustaad

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 Жыл бұрын

    Masha allah ustaad mohamed Omer waan ku salaamay from borama

  • @HooyoDhalaan
    @HooyoDhalaan Жыл бұрын

    Maansha allah dad dalkooda aaaminay 😊

  • @dahabishow
    @dahabishow Жыл бұрын

    Waad mahadsan tahay wll mohmed omer ,

  • @Ahmedyare65
    @Ahmedyare65 Жыл бұрын

    Masha allah aad baad umahadsan tahay walal maxamed iyo sxbkeen martida ah dhab ahntii waxaanba isla markan daawadey waxaaba igu soo dhacay in aan mashruuc cusub horeyba ka bilaabo Allaha nagu Guuleeyo Somali weyn dhamaan

  • @nasri.official
    @nasri.official Жыл бұрын

    MashlH mohamed omer waa kga mahadcelinayaa barnaamijka aad iyo aad buu isoo jitay

  • @MohamudKp
    @MohamudKp Жыл бұрын

    Dhiirageliye Mohamed Omer thnks

  • @mohameddhagiig765
    @mohameddhagiig765 Жыл бұрын

    Yasalaam

  • @mrsaidmoha8097
    @mrsaidmoha8097 Жыл бұрын

    Mnsha allaha barnaamijwanaagsan❤❤❤

  • @s24somalitv
    @s24somalitv Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين SCW

  • @cabdulahihassan7306
    @cabdulahihassan7306 Жыл бұрын

    The legend

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali Жыл бұрын

    Nice job mohamed omar buundo waa barnaamij loobaahnaa.

  • @kawsarcabdinur7067
    @kawsarcabdinur7067 Жыл бұрын

    M.a ustaad shaqo wcn baad hysaan ❤

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Жыл бұрын

    Ustaadka

  • @nabiilnuurshe
    @nabiilnuurshe Жыл бұрын

    Mashaa allah waa barnaamish wacan oo dhalinta dhiira galinaya sxb halkaa ka wad

  • @najmaabdullahi7845
    @najmaabdullahi7845 Жыл бұрын

    M.a mahadsanid wllo videoga aadbu ii cajabiye❤

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Жыл бұрын

    Thanks

  • @faaisoabdulqaadir2018
    @faaisoabdulqaadir2018 Жыл бұрын

    Amazing

  • @naciima512
    @naciima512 Жыл бұрын

    M.a teacher ❤

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 Жыл бұрын

    Buundo waa barnaamij fiican ustaadii halkaa ka sii wad

  • @AM-ry3je
    @AM-ry3je Жыл бұрын

    Reer burco salaama ❤❤

  • @Abdullahichannel
    @Abdullahichannel Жыл бұрын

    Mashallh amazing mahadsanid ustad ❤❤❤

  • @ibrahimelmi21
    @ibrahimelmi21 Жыл бұрын

    Mohamed Omar thanks wall 🥰🥰🥰👋

  • @user-mc1pt5gz2x
    @user-mc1pt5gz2x Жыл бұрын

    m.a allaha ku barageyo wall

  • @user-yt1nn6oh8f
    @user-yt1nn6oh8f Жыл бұрын

    Mohammed Omar ustadii

  • @sunnarisunnaru6544
    @sunnarisunnaru6544 Жыл бұрын

    Mohamed omer aadbaad u mahadsantahay dhalinyarada bulshada somalida tiir ayaad u tahay in ay wax noqdaan abaalkaaga alle ha gudo .

  • @zahracareandbeuty4213
    @zahracareandbeuty4213 Жыл бұрын

    Maskaxda Alle ha ubarakeeyo mahadsanid ustaad

  • @xaraaboproduction
    @xaraaboproduction Жыл бұрын

    ustaad qofka kowaad aa sheegtay

  • @Beyraad
    @Beyraad Жыл бұрын

    Waaw😮 barnaamijkan aad ayn wx uga faaiday mahdsnid

  • @mohameddayib2434
    @mohameddayib2434 Жыл бұрын

    Best motivation my favourite maxamed omer keep going my dear brother

  • @mustafebotaan8160
    @mustafebotaan8160 Жыл бұрын

    M.shalaha ❤❤

  • @diidihassan5716

    @diidihassan5716

    Жыл бұрын

    Ku ku🎉😢

  • @mohameddayib2434
    @mohameddayib2434 Жыл бұрын

    Scw

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms Жыл бұрын

    Maasha Allah well done brother Mohamed Omar. You're a nation builder! 🎉🎉🎉

  • @user-qv2po6fx5o
    @user-qv2po6fx5o Жыл бұрын

    شؤكرن.سيد😮😮😮

  • @fardalaaye_79
    @fardalaaye_79 Жыл бұрын

    Wlhy aduunku waa hadal iyo hiigsi ❤

  • @ApdihakiinnourIbraahin
    @ApdihakiinnourIbraahin Жыл бұрын

    Maxamed cumarow wll Lanbarkaga talaan ka rabe

  • @Maxamed-rb4ih
    @Maxamed-rb4ih Жыл бұрын

    Good❤❤❤❤❤

  • @fj_official4785
    @fj_official4785 Жыл бұрын

    2:16 aad iyo aad

  • @kinghanad5559
    @kinghanad5559 Жыл бұрын

    M.a

  • @user-zg8tw3fb4w
    @user-zg8tw3fb4w10 ай бұрын

    🎉