Milk cake/ cake caano qorfo iyo heeyl leh

Sidaad u sameeyneyao
* 4 xabo ukun
* 200 gram sokor
* 1 tsp vanilla
* 200 gram bur
* 1 tsp faxiso/baking powder
* 100 gram caano
Caanaha korka looga shubaayo
* 410 gram eveborated milk
* 200 gram sweetened condensed milk
* Qorfo
* Dhaga yare
* Heeyl
Kor uga sharax
* 300 gram double cream/ whilping cream
* 2 qaando wa weeyn sokor shiidan
* Qorfo shiidan
* Strawberry
* Ubax qalalan

Пікірлер: 13

  • @ayaanbile8205
    @ayaanbile8205Ай бұрын

    Masha allah

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran92402 ай бұрын

    Maasha allah

  • @maandeqaxmed9865
    @maandeqaxmed98652 ай бұрын

    Baarakalaah gacantaada alaha ku barakeeyo abaayo

  • @xamdiaxmeddiiriye8309
    @xamdiaxmeddiiriye83092 ай бұрын

    masha alaah mclin gacantaada alow u barakee

  • @Habibascakes

    @Habibascakes

    2 ай бұрын

    Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @samiraabdi9250
    @samiraabdi92502 ай бұрын

    masha allaah abayo ❤

  • @hodafarah757
    @hodafarah7572 ай бұрын

    Habiibo gacamo dahabeeya ilahay ha noo kaa xafido waada noo dadaashaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Habibascakes

    @Habibascakes

    2 ай бұрын

    Mahadsanid hodan quruxeey Aamiin😘😘😘

  • @aliyahabdalla6419
    @aliyahabdalla6419Ай бұрын

    Masha alah tabarakalah abayo ilahey hakuxifdiyo 😘 ♥️

  • @Habibascakes

    @Habibascakes

    Ай бұрын

    Aamiin Aaliya, allaha ku barakeeyo❤️❤️

  • @dhoolbari9886
    @dhoolbari9886Ай бұрын

    Asc mahadsanid sonkorta lagu daray ukunta jalaha ilaa sonkirta ka.dhalasho so maqasayo?

  • @Habibascakes

    @Habibascakes

    Ай бұрын

    Wcs haaa qas ilaa ay sokortu ka dhalaasho

  • @aliacarfoon6284
    @aliacarfoon62842 ай бұрын

    Thank you abyo ❤