No video

Mid kamida shirarka todobaadlaha ee xaafada

Пікірлер: 25

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10622 ай бұрын

    Maasha allah Allah ha ka dhigo mid aad ku guuleysto qayrka aad bilaawdey aamiin Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin

  • @fadumo2199
    @fadumo21992 ай бұрын

    Mashallah abdi aziz masakiin jecel illahay ha ku jeclaado aamiin yaarabi

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed99172 ай бұрын

    Agoontii buu iillahay aabo ugaa dhiigaay sheekhaan

  • @funy194
    @funy1942 ай бұрын

    Beeraha fasha dheh wax soo haloo seemayo dadkaas somalida dhibta haysta kow waa gaajada dhulkayn somaliyed meelkastaa tag qof somali ah in u wax beerto oo gaajada iska saaro kuma bararugu sana sheikh iyo siyaasi waxaan ugu baqaya dadka ku bararu jiyaa inay wax beertaan intaas hayado ayey baryaan xataa donation ayaan loo samenaya..

  • @fareehafarah
    @fareehafarah2 ай бұрын

    MASHAA ALLAH BARAKA ALLAH

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 ай бұрын

    very good manshaa Allah tabaarakalah sifiinac ubar rules iyo kala danbayinta dhebiga uqur walahi

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy2 ай бұрын

    Maashallah walaala Shiekh Barack Allah feek

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel582 ай бұрын

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظه ويخليه احسن الناس من أنفعه

  • @sahromohamedsahromohamedmuuse
    @sahromohamedsahromohamedmuuse2 ай бұрын

    Msh allaah aah

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp2 ай бұрын

    Shiikh dumarka ma la dumaali karaa ilaahay khayar ha kuugu badalo

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k2 ай бұрын

    🇺🇳

  • @user-uh1vi1bl5h
    @user-uh1vi1bl5h2 ай бұрын

    Khayr Alle hakusiiyo Cabdulcaziz

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel582 ай бұрын

    Sheekh c caziiz ilaahey hakuu saaro miizaanka xasanaadka Adiga iyo inti wax sadaqeysayt Dadku hadey idku tashadaan wax wey qabsankaraan Sheekh c caziiz waxaad istaahishaa madaxweynaha ummada soomaaliyeed

  • @ShamsoShamso-bp6un
    @ShamsoShamso-bp6un2 ай бұрын

    Yaa Allah ilaaheey haka qado xanunka

  • @yusufkalib4577
    @yusufkalib45772 ай бұрын

    Maasha Allaah, Alle haku barakeeyo. Waana dhaqan aad u fiican in xaafad walbaa ay yeelato kulan usbuucle ah, si ay danahooda uga tashadaan. Ha lagaga deydo. Sheekhana Alle ha barakeeyo.

  • @user-uh1vi1bl5h
    @user-uh1vi1bl5h2 ай бұрын

    Mansha Allah

  • @abduljama7555
    @abduljama75552 ай бұрын

    MUSQULAHA AGTOODA SAABUUN IYO FARAXAL MEELKU HABOON HALA DHIGO SHIRIKAANO MEELSARE HALAGA SOO LAALAADIYO MUSQULKASTA HORTEEDA FARAXALKA HALAGU DADAALO

  • @MunocawilCawil
    @MunocawilCawil2 ай бұрын

    Shiikh telefonkaaga. Ayaan ubaahanahy

  • @khadarawil5658
    @khadarawil56582 ай бұрын

    Mnchll tabaaraka 🎉

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k2 ай бұрын

    Wasilsja

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg2 ай бұрын

    Asc aqii qisso ad so dhitey 2018 ayn jecla ina so dhikto mar labad nin cabid aha 70 sano kadib 7 bari human ku dhacay kadib mell odhayal so galey cash lasini jirey cashkii lasiyey u turey nin kale sidi janada ku galey jazakhalahu kheera aqii

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10622 ай бұрын

    Kuwa guryaha xirey ee waqtiga dheer ka maqan guri kale ayey ku leedahay ee baahida dadka si fiican ha loo baaro ayagana Allah dantooda fahansiiyo

  • @marainid7626
    @marainid76262 ай бұрын

    Alle qeerbadan ha kuugu badalo gargaarka aad agoonta ugargaareyso

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170562 ай бұрын

    Shaqo ruush buu layimid

  • @aminadualeh1433
    @aminadualeh14332 ай бұрын

    Shiikh numbarkaaga ayaan ubaahan nahay si aan kula soo xiriiro