Maxkamada dahir caalsow gabar ilmaha lagu inkiray kadibna laga qaatay dood adag

Пікірлер: 21

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah963723 күн бұрын

    Gabadhan & gabdhaha la mid ka ah Allaha u gargaaro ilmaheda Allaha u so celiyo 😢😢😢😢

  • @Fatmaj114
    @Fatmaj11423 күн бұрын

    Gbdhaan Waa gbr aad udulqaad bdn runti ilaahow ilmeheeda usoo aruuri🙏🏾. Dumarow is ilaaliya oo istaageera Waa ujeedaan faarax khasaaro

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed928723 күн бұрын

    Ragow ragow ilahay kabaqa gab dhaha walalihina kadaaya dhibatada ilmihina hoyadod

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d23 күн бұрын

    War bal aduunkan daya nin iyo naag isqaba ayaa halkaas kaso muqanayo 😢😢😢😢😢😢😢 ilhow noo ceeb qari

  • @mdgamingfr
    @mdgamingfr23 күн бұрын

    Abayo illy Olga Hamilton gacntada

  • @Faaduma2
    @Faaduma223 күн бұрын

    Inaallilaahi wa Inaallilaahi raajicuun

  • @Sahra881
    @Sahra88123 күн бұрын

    Adebtion hadii mar laga dhigay waa Halis, dadkii korsadaa leh Ciyalka, diintooda, dhaqan kooda iyo dhaxal koodaba dowladaa u saxiixday!

  • @Hooyo309
    @Hooyo30923 күн бұрын

    No ninka Ilmaha muu u doodo oo isagu isku qoro? Maxaa raaligelin ah? Ninku waa khaldanyahay ilaa iyo hadda siduu gabadha yartaa u diidi karaa?

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d23 күн бұрын

    Maskamadaa ba,day dheh yaab waye walhi

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo302323 күн бұрын

    Imihiii gaalo laga dhigayaa mudada dheer la heysto waa halis, Subhannallah caruurtii gaalnimada la qaadsiinayaa meelo talyaaniga caruurta kiniiso lagu hayaa 😢 kan dhiig malahan, gabadha shakigeeda suurto gal ah inuu isaga sabab u ahaa

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo302323 күн бұрын

    Ilmaha sadexeeyo halaga ilaaliyo hooyada ama aabaha korin karo ilmaha mar walbo Subhannallah! Kan waa askuliisto ilmaha maba hayn karin, mana kala jeclo doqonka, ilmaha hadduu balwada iska dhaafo wuu soo saari karey so ceshto ilmaha, ninkaan isaga qaldamay sharciga gaalada qaar baa ka baqo fuleynimo darteed, ilmaha ay dhaleen ma aqoonsano qaarkood balwad ku dhishay dheh!

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan584023 күн бұрын

    Ninka nincabsan ayu u egyahey gabadha ilaa saxsan gabadha naag wanagsan waye lakin ilahey nin xuun ayu calaf u guu darey o ayada u qalmin

  • @f.a.8290

    @f.a.8290

    23 күн бұрын

    Sida aan eheladiisa ka maqlay waa cabaa gabdha ayaan daris ahaan jirnay

  • @dhulkaygahooyo3023

    @dhulkaygahooyo3023

    23 күн бұрын

    Arrintaan mar horeey dhacdeybo 2018 laga qaatay bay tiri maskiinta xilligaas bay ooysay midhaa, allow amuuraha sahal 😢 ilmihii gaaloy kumaqan yihiin ilmaha goor wolbo uma fiicno sadaxeeyo ama hooyo ama aabo, sidaas uroon ilmaha. Gabdhaha somaliyeedna ha isku taageeraan sidaas.

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    23 күн бұрын

    ​@@f.a.8290waa buuxaan raga caba inta badana dumarka yurub joogaa kuwa caba ayey guursadaan nin ilhay kabaqaayo maba raadsadaan teeda kale nin ilhy kabaqaayo oo ilhy kuxiran badana naag yurub joogto maba guursadaan badanaa ileen yurub dumarkaa xor ayaad tihiin eey maqleen adiga iyo galada badana adeey cadaw ku arkaan nin cabase waji iyo caruur maba rabo waa nolol gubty dhib hadii aan dareemo saliga ayan tagaa lkn ninka caba haduu istarees dareemo waa cabaa lee 😢😢😢

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d23 күн бұрын

    War ninjira hadaad thy halkan ma imaateen sidee xitaa familkaada eey ugaaree dacwadada adigu xaliso

  • @munasudi3392
    @munasudi339223 күн бұрын

    Yahuu waa qaa in waynaaday

  • @abshirxaashi4328
    @abshirxaashi432823 күн бұрын

    daahirow dhaarta ka daa qoysasksa

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann23 күн бұрын

    NIN XUN WAAYE INKAAR KUGU DHACDAY

  • @mhassan4506
    @mhassan450614 күн бұрын

    hhh qoftaan balwad ayey leedahy asagana sas oo kale marka maxaa kasoo bixikara familkaas

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k23 күн бұрын

    Nin waalan iska dheh hadii la wacay muu yimado

Келесі