ilmahayga ma siin Gaalo iyadana kuma inkirin Cunuga Caloosha Ku Jira | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

ilmahayga ma siin Gaalo iyadana kuma inkirin Cunuga Caloosha Ku Jira | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 168

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein303517 күн бұрын

    ilaahey haa kusiiyo dahirow Qayr aan aduun iyo aqiiraba aan dhamaan amiin ❤

  • @abukarmmohamud3455
    @abukarmmohamud345517 күн бұрын

    Fahir Alasow Dahir Dahab Kheyr aan dhamaaneyn allaha ku siiyo. Wiilka haduu rabo anaa dagan Sweden ha ii yimaado oo hala daganaado marka uu ilmaha la kulmayo anaa tariinka saarayo kana bixinayo tikidhka hana ila noolaado waan balan qaadayaa intaas❤

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh51117 күн бұрын

    Kan waaba Musiibo Aabe fiican uma eka Allow sahal... Hooyooyinkana Allow caqli u yeel waxaad Moodaa iney fakarin Bal ka waantooba CIYAALKÀ AAD GAALADA U DHALDHALEYSAAN KOLEY WAX WALBA WAA QADAR ALLE BALSE MEESHA WAXAA KU DHIBAATEYSAN CARUURTA IYO HOOYO QALDAN OO MURUGEYSAN ALLOW KURBADA KA FEYD HOOYADAAN UNA BADBAADI GABADHÈDAAS YAR 3DA WIILNA USOO CELI YAA RABBI

  • @aragsan6552

    @aragsan6552

    16 күн бұрын

    Aamiin yaa allah

  • @mdgamingfr
    @mdgamingfr17 күн бұрын

    Hye dahir waku so duceyaa amiiin amiiin alhaky aqbalo

  • @anisaosman743
    @anisaosman74317 күн бұрын

    Alla yaa Cizag daahir Allaha soo celiyo caruurtaas😢

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid89307 күн бұрын

    Illaahow itus familkan oo ilmahoodu dib u helay yaaa allah

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah17 күн бұрын

    DAHIR CALASOW KHEYR ALLAH KU SIIYO.

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi146117 күн бұрын

    Ninkan arimaha laga sheegay oo dhan ai dadban ayuuba uqiranaya inay dhab tahay aabo fiican maaha qofkan waa qof bilaa naxariisa sida ka muuqata weligi ma xaadirin meel ilamaha looga dacwoonaayo😢

  • @raqad4642

    @raqad4642

    17 күн бұрын

    Sharciga Denmark 🇩🇰inay u qaado bu rabay balse way ka xirtay si uu uga aarguto bu u dacweeyay sidan filayo inkasto uu ka dhaartay oo in la tuhmo fiicneen allah ha uso aruuriyo ubadkooda

  • @assadabdillahi1461

    @assadabdillahi1461

    17 күн бұрын

    @@raqad4642 dad badan aya jira oo qiimaha dhaartaba aqoon lkin hadaynu runaysanaba dhaartisa oo arintasba laga gudbo, sidiisaba wxa ka muuqata masuuliyad daro badan iyo danayn la aan maba muuqato naxariis aabanimo ninkan imee caruurtisa lixsano kamaqayihin ee kuleh laba jeer keliya ayan maxkamad aaday 😭

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi73566 күн бұрын

    Cajaa'ib, 3 ilmood baa maqan ee ilaah ha badbaadiyo lkn kuwa kale inay dhashaan waa Cajaa'ib... Soomaaliyeey Ilaah ha na badbaadiyo 😢

  • @Saidoosmandahir
    @Saidoosmandahir5 күн бұрын

    Asc daahir masha alaah cidaan ilmahooda alaha uga soo celiyo cadaawada dhexdooda ah waxay sii dheereyneysaa caruurta ina cadawga gaalada la soo badbaadiyo gabadha waa hooyo ha sabarto hana duceysato hada waa la idinku dhex jrtaa waana la idiin gurmanayaa ee dood kale ma jirto muhiimada waa in cadawga laga soo xoreeyo daahir ajarkaas alah kuu saqiro

  • @raqad4642
    @raqad464217 күн бұрын

    Masha allah maxkamada daahir alasow arimihii dowlada laga rabay bay heesa daahir dhaqaalaha lagu taageerayo qoysaska ilmaha laga qaatay ka aruuri xildhibaanada somalia 🇸🇴 iyo ganacsatada waliba kuwa qabiil ahaan u xiga horey usoco walaal

  • @alinuur4
    @alinuur416 күн бұрын

    Soomaalida badana waxay isku guursadan waa baahida xaga saiirta marka waxan dhihi laha ilmo ha isku dhalina hadii adan si wanagsan u heysan karin ama ad dayaceyso o ay dhib kugu tahay ilmahaaga inad heysato. wn ka xumahay dhibka nagu dhacaayo lknse si sahal ah ilmaha malagu qaato. IA kheyr

  • @NoloshaCusub0

    @NoloshaCusub0

    16 күн бұрын

    Waa runta walaal si wanagsan ayad oo fahantay. Ilahay ha na astuuro marwalba.

  • @sunshineseaandvitamind8620

    @sunshineseaandvitamind8620

    16 күн бұрын

    Somali waa ummad ghayrul mas'uul ah oo caruurta u darran

  • @deeqo123
    @deeqo1235 күн бұрын

    Masha allaah tabarakallaah Allaha kaso sahlo Daahir kheyr allaha ku siiyo

  • @kiingeesay1341
    @kiingeesay134117 күн бұрын

    Allaha imaha hooyadood ha u soo celiyo 🤲

  • @ubaxmuataf6886
    @ubaxmuataf688617 күн бұрын

    Masha Allah dahir Allah ku sharfo umada somaliyet aad bat u cawisey kheyr alaha ku siiyo Amin ❤

  • @AminaOsman-bq5cd
    @AminaOsman-bq5cd12 күн бұрын

    Asc. Abookato. Ducale. Oo. Jooga. ROMA

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r17 күн бұрын

    Aniga waxan arka inu been shegayo waxkasto la weydiiyo 3 jeer camal 2 jeer camal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi146117 күн бұрын

    Gabadhan iyada weli ninkan bilaa arkmxanka ah inay jeceshay ayay umuuqataa laakin kani way ku lugo aysaa uun lakin iyadu inay qof adag iska dhigto oo ilmaheda dalbato aya ufiican

  • @halimomousse512
    @halimomousse51215 күн бұрын

    Dahir Alasow fariid wayeeh wallal add iyo add Ayaan kujeclahay. Inshallah, we will meet on day kahire waay allow kusii.❤ bravo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79117 күн бұрын

    Allaahu akbar illahoow adigaa mhdleh uso diray dahir alasow iyo maxkamadiisa guuleyso idim alle awowe dahir alasow m sh allaah❤❤❤

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r17 күн бұрын

    Allaahuma xafid ♥️ daahir calasow🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial17 күн бұрын

    War gabadhan iyo ninkan daruuf ayaa heesato taliyaniga waa wada ognahay nolol matalo ee heshiisiya inshallaah

  • @Amiinaliiban1780

    @Amiinaliiban1780

    17 күн бұрын

    Uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa adeer ninka ilmihiisa ha haysto Ana yaanu dhalin marka hore

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies734117 күн бұрын

    He refused to go to real court but is here on TikTok court defending his actions 😂😂😂😂😂😂 Somalis are hilarious 😆

  • @laadarlaadar6814

    @laadarlaadar6814

    17 күн бұрын

    Say alx your not going through the this painful situation..anyone can be in a same situation..stop laughing at them..xaasid waaxid

  • @chailatecookies7341

    @chailatecookies7341

    17 күн бұрын

    @@laadarlaadar6814 You’re so stupid and no I don’t feel sorry for irresponsible bitches who dump their children on others to be on the streets or chase men. Also I’m not stupid to let a man nut in me out of desperation so I can come here beg strangers to help me . 🤮 🤮 😳

  • @Amirab-FamilyChannel

    @Amirab-FamilyChannel

    17 күн бұрын

    Monkey court😂, you hit the nail on the head.

  • @chailatecookies7341

    @chailatecookies7341

    17 күн бұрын

    @@Amirab-FamilyChannel I think the fans are not happy with us laughing about this court cases 😂😂😂😂😂

  • @laadarlaadar6814

    @laadarlaadar6814

    16 күн бұрын

    @@chailatecookies7341 come on man…the only court Somali families getting help and single mothers….support them

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre17 күн бұрын

    Walaahi Dahir waa nabadoon sax weey caruurteeyda mid ka mid ah hadii keey weeydiiyo dhalashadooda waa inaan baaritaan galaa iyo xasuusta dib u celi

  • @FadumoYusuf-c2u
    @FadumoYusuf-c2u3 күн бұрын

    Muhiimada waa ilmihii oo gaalada laga soo celsho iyagana hishiiyaan.

  • @Muna4r-
    @Muna4r-17 күн бұрын

    Waa sharaf dhac in la yidha ninkala kaa dhalay daahiraw maxkamadadu ma sidasaa Ina tidhaa xanaaqba ka keenay

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n16 күн бұрын

    Whi gabadhaan sida kalsoonida le ay u hadashay naag soomaaliya oo saas oo kle u jadasho ma arkin Ninkaan aalkuliistabah Umaba qalantaba Wlhi waa gabar garab ka weydey ninkeeda Ninkaan gabadha talooyinka ay u soo jeedisay haduu raaci Lahaa ilma lagama qaateen Lkn ninkaad waa nacas Xun oo dantisa aan Aqoonin caqligiisana wuu hooseeyaa Ilmahana nacad nimadiisa ayaa looga qaatay Gabadhaan wxey weysey garab Ilaahay ilmaheeda Ha ooga soo qaado Gaalada

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam2417 күн бұрын

    Ani gabdha yar somalia ha la geya dhihi laha hade sharci leedahay wan ka baqa in laga qado 😢😢

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar17 күн бұрын

    Kheeru masuul waye lawadooda naagta iyo ninka bab xaqiiqa waye taasi allh Kaso fududeyo gaalada caruurta

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre17 күн бұрын

    Maxkamada waxaan ka codsanayaa reerka marka hore in leeysku celsho daacadnimana lagu wada shaqeeyo daruufo dhaqaale ayaa reerkaan kala diray waana dareemi karaa lkn halaga bilaabo mideeynta labadooda marka hore

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar200417 күн бұрын

    Allaha u so celiyo caruurta waalidiintaas

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed30653 күн бұрын

    Ilahayow cawi familkan😢

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji873816 күн бұрын

    Daahir dadka sideey ugu hogaamsameen oo u imaanayaan maxkamada aaba cajiib ah

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid89307 күн бұрын

    Daahir ninkaaaan waaa u hiilisay gabadhaan waxay u timi may helin

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan574014 күн бұрын

    Jazaka allah khayr, Daahir Calasow.

  • @diishitaar9235
    @diishitaar923511 күн бұрын

    Wlhi daahir calasow kini waa lagu aflagaadeeye lkn iney ilahey qaatumada kuu hagaajiye wey muuqataa ajir oo aduun & Aaqiro ayaad heshay adiga iyo inta kaagalla shaqeesay jisakallaah

  • @Cajab99
    @Cajab9917 күн бұрын

    Best video I watched from here.

  • @halimomousse512
    @halimomousse51215 күн бұрын

    From Djibouti I love you brother dahir.

  • @iidiid9529
    @iidiid952917 күн бұрын

    2018 iyo 2021 isku qasaayo run mashegaayo. Nin haduu xanaaqo dhahaayo ilmahaan ninka xawaaladey u ekyihihiin. Ninkaan nin beenaale ah ayuu u ekyahay. Kaliya wuxuu UGA saxsanaa Inuu dhahay ilmaha aan iskabxirno yaan Nalaga qaadane dacwaa nagufurane Ayadana dheheeso ilmakale ubaahanahay dhibaato waaye.

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    17 күн бұрын

    CABTOOY QAYR MALEH CABTOOY UEG YAHAY NINKAAN UF GAALADU DADKA QUMAN ILMO KAMA QAATAAN

  • @johburale4991
    @johburale49917 күн бұрын

    Dahir waa MashaAllah

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed22577 күн бұрын

    ilaahey hadan kabaqo kan ilmo waxba ka ma ogee dumarow iska fiiriya raga aad guursaneysan

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar977017 күн бұрын

    Ninkan gabadha maxad ugu qasbaysaa

  • @heerqaran580
    @heerqaran58012 күн бұрын

    Sidda meesha iigu muuqato hooyada ayaa wax qasty kadibna qeylineysa

  • @halimahassan1981
    @halimahassan198116 күн бұрын

    Gabartaa daacad ah 😊😊😊

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa22212 күн бұрын

    Walaaloow nin ooynaayo ma jiro miyaa Maxkamadaan DAAHIROW

  • @Qaali12
    @Qaali1216 күн бұрын

    Awlada Alle ha kasoo baxsho galada gacantoda 🤲

  • @hodanadan5973
    @hodanadan597317 күн бұрын

    Daahir dahab

  • @halimomousse512
    @halimomousse51215 күн бұрын

    Mashallah Tabarakalah help Somalis are lost in overseas.

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n16 күн бұрын

    Ninkaan waa doqon beenaala ah Xataa ilmaha xiliga lagaatay xataa mayaqaano Xataa dada ilmaha Ma yaqaano Waa iska aal kuliiste

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis270817 күн бұрын

    Interesting Video ❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin717217 күн бұрын

    Asc daahir sheekadan inanta warkeeda sax yahay ,ninkan runta wa ka fogyahay , Inanta touch ku haya stress kuriday , maxkamadu yan lagu hsleyn wbt.

  • @darishore814

    @darishore814

    17 күн бұрын

    Naagta ayadaa dagaal gashay Marku Germany la geeyay maxe uso noqotay fudeed iyo talo xumo

  • @user-wj9ji4sq3o

    @user-wj9ji4sq3o

    17 күн бұрын

    @@darishore814waxan u maleyna inadan yurub jogin whyo qofka laa ceelina saq dhaxaa loso dhacaa qasab aya lagu celiya

  • @farduuscismaan7883
    @farduuscismaan788313 күн бұрын

    daahir calasoow wlh gabadhan waa miskiin yey xaqdaradA iskadaaya

  • @Username11249
    @Username1124917 күн бұрын

    Waa nin balwad ka muuqato

  • @xafsa2869

    @xafsa2869

    16 күн бұрын

    😂wax kadhacsan ayu u egyahay

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f12 күн бұрын

    Daahirow ninka waad garab siinaysaa asaga iyo gabadha gabadhaa masuuliyad ka muuqataa ninka waa mufsad dayacay qoyskiisa runtii si fiican u daraasee

  • @istahilisse
    @istahilisse17 күн бұрын

    ala carurta la inkirayo ma iska deysan walahi nasib daro weyn waye waliba in aad dubtan wajiyadino furan cunugas sanado kadib wu arka bal sawiro qalbi jabka u ka qaadi karo💔💔🥲

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud815317 күн бұрын

    Waxas ka cod sanaya walidka somliyed sibo hoyo iyo abe in ilmahada musuliyododa sida ay tahay o ilahay musuliyada u saray u qatan calad kastana isku dajiyan isuna dulqatan si ilmahodu u bad bafo why ilma yaro sabi ah awod lehen is difacin karin is hen karin mid hayo iyo mid kale hadana ilmaha wa la fara xumeya qof an dhalina qalbigoda ma ilinkaro waxa la shoga waqti wil nag lo badalayo o dhal iyo dhaqanbo segay waxana dhalen waxana laga dhalen cag un waxa lugu shubo camal qalas adun iyo akhiro ba seeg marka waridka masuliyada ilmaha si wen halo walaho raguna ale masul isidka dhigay u qata why ilma somliyed o dayac qalbiga nahurayo cid kasto yihin hoyoyinkana iska ilaliya odayashina iyo abaha ilmaha idinla dhalay is qab qabsigina gul daro ilmod unbad idin danbesa xanunkuna labadinu idin imanaya iyo murugta.

  • @ftshmh4761
    @ftshmh476117 күн бұрын

    Waaw xanaaq aan u dhahay miyaa?

  • @fardawsaali1035
    @fardawsaali103513 күн бұрын

    Ninkaan maba cadee muxuu ilmaha waa madawyahay iima eka muxuu ulahaa

  • @heerqaran580
    @heerqaran58012 күн бұрын

    Dadkaas gar ma yaqanan wiilkaa dacadsan labadooda

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye16 күн бұрын

    Europe mataqaan ilmahayga anaa iskabilanaya maxaad uhaysaa weeyi

  • @amaladan5579
    @amaladan557917 күн бұрын

    Dahir ninka ayuu garan siinayaa markasto

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta17 күн бұрын

    Godob Ruuxi Laga Galay Gocoshada Ma Daayee Ee Ha Uqaban Gabadha Waa Dabeecadaha Dumarka Ee Kuqaado

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    17 күн бұрын

    Wlhi ben mha 😢

  • @ayannur9480
    @ayannur948017 күн бұрын

    Nin iyo Nag oo Qeera masuul illomo is ka dhalaya. Aqli iskuma hayaan qoof nool dunida maxay u kennen! Yaa huu

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied493017 күн бұрын

    Maskin hoiyo wey dhibantahay

  • @Qaali12
    @Qaali1216 күн бұрын

    Familka markay dacad isu yahin ooy is jecel yahin, wax walba way xalin karan wayna ka gudbi karan. Lkn mushkilada waa hoyo iyo abe doli iyo mukulal isku ah oo is gagadayo

  • @saiddirie1
    @saiddirie117 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-zt6te7zd8g
    @user-zt6te7zd8g17 күн бұрын

    Dahiroow adoo mahad San koofoda dating dhehmel mugdifadhiyaa naag bamboo qayaaninhala arko wajigiisa meel iftiin fadhiiso dhe adiga sida laguugu area asna says Halloween arko waxba yaalacaaawinin gabarta halacaa wiyo wajigiisa dad ka sifiican haloo arko.

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa22212 күн бұрын

    ❤❤

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam2417 күн бұрын

    Dahir Ben ha u shegim ilhey ka baq lacgta diyar u nahay adi jeebk ha gashan

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa22212 күн бұрын

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade0117 күн бұрын

    idinkala garanmayne guuleysta

  • @abdulazizd
    @abdulazizd16 күн бұрын

    Dahir calasow inu mar dhaw waash ka baqa ilahay ku gargaar

  • @hannahani192
    @hannahani19217 күн бұрын

    Ilahow usoo celi owlaada ayane qalbigooda nabad dhehdhig

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied493017 күн бұрын

    Galada wa kufar subxanaallah

  • @mdgamingfr
    @mdgamingfr17 күн бұрын

    Asc wall dahir cadawgaga ha jabowa

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia219716 күн бұрын

    Europe Makaa yeelayaan Baacow ilmaha Qolkey ila seexanayaan 😮

  • @warsamemohamud841
    @warsamemohamud84117 күн бұрын

    😢

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle17 күн бұрын

    Ilahey haka soo qaado owlAda

  • @hannahani192
    @hannahani19217 күн бұрын

    Aabe dhaba haduu yahay see ku iloobey 2018-2021 waqtibadan ayaa udhexeeya, taas waxay kutisee ilmo inuusan dan kalahayn

  • @mdgamingfr
    @mdgamingfr17 күн бұрын

    Wall ilyas alhaky gargaro cariurtada cawilna aad maxkamada

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh782217 күн бұрын

    War daahiroow waxan oo kale gabdhaha somaaliyeed ka celi wejigiisa ilama fiicna kan. Gebdhaha eourup lagu rafaadinaayo waryaa. Wiiloow rag baa dhalay haddii aad is leedahay eourup laguguma imaan karo inta laguugu yimaado aya wax lagaa qabanayaa. Dulliyahow.

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg17 күн бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @abdullahiabdirahman7115
    @abdullahiabdirahman711516 күн бұрын

    Illahow caruurta galada kasoqaad

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg17 күн бұрын

    🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha947917 күн бұрын

    Ninkan waa narcissistic wlhi gabadhana wuu dulminayaa miskiinta wuuna ka aftahansanyahay daahir maxkamadiisa sida lookala aftahansanyahaa loo helaa 2021 laqaatay bu yiri ilamahanan 2018 baa laqaatay ka wrn wey dulmantahay gabadhan lkn ilmaheedey uduloobeysaa hoyo kasto saomaliyeedna wa sidaas caruurteedey uqaadataa dulinimo kasta

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v17 күн бұрын

    ASC SOMALI MAXAMED WAXAAN AHAY HOOYO SOMALIYED O KENYA IYO ETHOPIA DEGANAYD MUDO 2O.SANO AH SIDAA AWGEED SOMALI HADAAN NAHAY AJANIBTA KAYAABAN DHAQANKODA WALHY ILAAHAY IGU OG DADKAAS AJANIBTA AH WAXAY DHIHI JIREN ADIGA SOMALIA AMADAN KA IMAN LA DHAQAN MATIHIIN SOMALIDA OK ANIGA ISMA FAANINAYO WAXAN AHAY HOOYO YARANTEDA SOBARATAY CILMI DIINI IYO MAADI KUNA CAMAL FASHA OU ALE IGU OGYAHAY SIDAAS AWGEED DADKA AN WAX BARANIN WAX AQRIYIN WEYKU DHIB QABAAN NOLOSHA ODHAN KABA SII DARAN GAALO IYO WADANKODA MARKEY LA DEGAAN KAAGA SII DARAN DAROGO AYEY BARTAAN NOLO SHEY KA DHACAN WIILKAAN IYO GABADHAN OKALIYA MA AHAN E DAD BADAN SAAN AH

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo16 күн бұрын

    Aaax 😢

  • @darishore814
    @darishore81417 күн бұрын

    Beenleey waye 3 maxkamad inuu tagay ayee marki danbe qiratay. Marki horena waxe ku eedeeneysay inu Maxamad la tagin taas macnaheeda waa in dib loogu noqdaa eedaha kale ee u jeedisay ninka. Waxa muujineysa Caruurta sababta loo qaatay

  • @crahmanabukar7977
    @crahmanabukar797717 күн бұрын

    Dahir ❤❤❤❤boqor

  • @hanafarah1441
    @hanafarah144117 күн бұрын

    gabadhu aad ayay difficult u tahay. Allhu yahdiik.😢

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur105817 күн бұрын

    Allah ha idiinka soo sahlo awadiina Aamiin

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos94616 күн бұрын

    Sorry sister qaali qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar977017 күн бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar977017 күн бұрын

    Waa qayro masuul Ninkan Acuudubilaah

  • @malyuunmohamed319
    @malyuunmohamed31915 күн бұрын

    😂❤

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab442016 күн бұрын

    Yaarabi soo saqir carurtaas

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar681417 күн бұрын

    It’s no one is fault.. this is what they want gaalka to destroy muslim Somalis families…somali oo dhan ha caawiso wiilkan iyo gabartan..hala badbaadiyo caruurta please….ya muslimin … I can feel their pain wallahi very stressful….dahir how can we help them financially to save their kids

  • @Usern134-h4g
    @Usern134-h4g17 күн бұрын

    Hoyada hadanay ilmoha masuliyadoda qadi krin qof ehelka inay hayaan gaaladu way u ogoshahay

  • @user-zt6te7zd8g
    @user-zt6te7zd8g17 күн бұрын

    Qosolka gabadhawwayay ooyintana waa nika

  • @Towxiid-xi5pm
    @Towxiid-xi5pm17 күн бұрын

    Kan waa beenlow

Келесі