No video

Maxay Khiyaanadu Aad ugu Xanuun Badan Tahay | Psychology

Cheating can be painful for several reasons, both for the person who was cheated on and the person who did the cheating.
For the person who was cheated on, the pain often comes from a sense of betrayal and loss of trust. Being cheated on can make a person feel that their partner did not value the relationship or their feelings, leading to feelings of inadequacy, insecurity, and hurt. It can also cause the person to question their own judgment and perception of the relationship, leading to confusion and self-doubt.

Пікірлер: 56

  • @zakilyrics11
    @zakilyrics119 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Saliim Omar runtii waxbadan baan kaa faa’iday ❤ 11:25

  • @Awobmsjksn
    @Awobmsjksn4 ай бұрын

    Qalbigaad iga tabatay wlhi thanks 😊

  • @ceebla82
    @ceebla829 ай бұрын

    In muuqaalkaga la daweeyo, waxa aad uga weyn in maskaxda la daweeyo. Cilmi nafsiga waa muhiim🙏 thank u walal salim omer

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 Жыл бұрын

    Aniga waxaan ku rijoon jiray inaa dhaqtar maskax ah Laakiin waa ii suurta Gali weysay Hadda waxaan bartaa islamic banking and finance 🏦 Waxaana aqriyaa buug cilmi nafsi muuqaalkaan igu horeeya kanaalkaan , waan ka helay, Bulshadeena kuma baraarugsano psychology

  • @ayaanaxamedcabdilaahi7628
    @ayaanaxamedcabdilaahi7628 Жыл бұрын

    Manshal taladada aad ayay uficntahay alle haku barkeyo dad dadbadan aya wax utartay

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын

    Excellent thank you 💯🙏

  • @abduqdirhusseinhassan1150
    @abduqdirhusseinhassan1150 Жыл бұрын

    بارك الله فيك ❤❤❤

  • @ShukriIsackMoha
    @ShukriIsackMoha Жыл бұрын

    Mahadsanid wll qali.🙏

  • @toldekkedolt3726
    @toldekkedolt3726 Жыл бұрын

    Thnks salim omer

  • @fadumohasaan8517

    @fadumohasaan8517

    Жыл бұрын

    Mahadasanidi

  • @xafsoxabiib5248
    @xafsoxabiib5248 Жыл бұрын

    Mahadsanid 🥰

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 Жыл бұрын

    Especially Someone with betrayal wounds it s very difficult for him to accept

  • @umaamiircaliumaamiircali7111
    @umaamiircaliumaamiircali7111 Жыл бұрын

    Aad uween wlh mahdsanid wll qaali

  • @Kowsar15
    @Kowsar156 ай бұрын

    Waa runtaa 💯

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Жыл бұрын

    Walahi waa xanuun taasi lkn markaad qofkaan ka istikhareysatid Alle ayaa si fudud kuu dhaafin waan arkey arintaas ,Alx seh waxan ogaaday markaad markasta raacdid shucuurta caqligaga inaad ahaandontid mid guuleystay kuwo kastoo raacah shucuurta dareenkoodan ay ku dhaafayaan ,Inaad Alle talo saaratid bilowga ayaa wanaagsan wixii dhacan Alle kugu mahadnaqdid kuna xisaabtantid inay dadku aysan aheyn ma khaldamayaal ee naftooda iyo sheydaan ku la maanyihiin ,mahadsanid ustaad. Lkn suaal Saxiibka am saxiibta kaa rabtah inay bari xiriir kule sameya ,am kule sameysah seeh lagu ogaadah ??? Mar labad mahadsanid ustaad 💯💯👏👏

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Shukran In bdn wll. About suasha: side ku garan qofka an xiriir la sameenayo? Miya ula jeeda wll

  • @happyhjmc1975

    @happyhjmc1975

    Жыл бұрын

    Yacni waa suaal guud waayo malinkasta waxan aragnaah dad saaxiibo ah oo xiriro yeeshay deetan kale haray marka waxan fahmi wayey saaxiibtimada qofkaas xiriirka logu bilabey miyaa khayano ku hoosjirtay oo si logu sodhawadaa la rabey !!!🤔🤔🤔🤔

  • @mariya8457
    @mariya8457 Жыл бұрын

    Wll nosobadi thanks

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Diyaar wll

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 Жыл бұрын

    Alhmd dhamn wn so maray wxna ku jiraa tan U dambaysa Ee ah Aqbalad adunka araga qofkasan Ugu necebahy mana jecli in an la kulmo intan nolahy

  • @hadillaium
    @hadillaium Жыл бұрын

    6:47 😂😂

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 Жыл бұрын

    Mahdsnid in badan 💯💯

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 Жыл бұрын

    Wll nabsiga kaso hadal iyo qofka qol dulmiyaa

  • @sadekabdikafi4794
    @sadekabdikafi4794 Жыл бұрын

    Aniga nio ustaad qofaan mudo 5years ah aan isla soconay baa igu boodey ilaaahadana waa iisheegi ladahay waxey iga tagtay qofta qof wax kle ah bay ahyd lknse ma.aqaan waxey iga tagtay show maslaxadeydii baaa dhamaataan umalayn ilaaa hada wakhtiga ay iga lumisaan baan kaqooomameeyaa qoftaas saaid bay iikhiyaantay

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Mxa ku faleysa inaa ogato sababra ay kga tagtey? Adiga og lkn wa inaa nafta runta kharaar u sheegto. Ee ma awooda, Mxad ka rajeyneysa inad afkeeda kamaqasho?

  • @happyhjmc1975

    @happyhjmc1975

    Жыл бұрын

    Oo dee wllo maad Alx dhahdid hadey sharteeda kule dhaaftay si aad u nafistidna maad iska cafisid midna raac oo ah inay shaley mantay kaga wanaagsanandontoh qomamaduna waxba kuu tarimeyseeh ee hadad safarka noloshada kalsoni nafeed ku bilow ileen waqtiguba ma istaago dhibkastoo jidhah ,marka albabka shaleyga xirdh 🔐casharkaad 5 sano baratayna inta kaa anfacda ka qado wllo ,dhagag waad gari halkad rabtideh insha Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @yasminyuusuf9182
    @yasminyuusuf9182 Жыл бұрын

    Wll ka so hadal avoident personality disorder pls

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    List ayey igu jirta wll. Waa mowduuc aad u muhiim ah. Inshallah

  • @malyunali6928
    @malyunali6928 Жыл бұрын

    Wll ilahay haku xifidiyo qof halmar ayuu ka jaba qalbiga waan xanunu wllhi aniga mar ayuu ixanuun qalbiga ilaa iyo hada wan darema wllhi😥😥

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Allah hku fudeediyo wll. Mudo inte cml ah ba kso wareegatey wll

  • @malyunali6928

    @malyunali6928

    Жыл бұрын

    2020 waye wll

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 Жыл бұрын

    Ani intaba waan soo maray alxm wakhti dheer ka dib wanka cafimaday si wanagsan balse mrkn arko wadnaha xoog ii garacma dhan ku iga jirana anoo aaday is arka hdn is xasustana ano culays i hayo ka soo laabtaa kana xun isla wakhtiga bes farxad yar ka helayaa anon is ogayn

  • @nasteehosabrie585
    @nasteehosabrie585 Жыл бұрын

    From tiktok❤walalkey qalia guuleso❤️❤️

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Welcome wll

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын

    Personality disordeska wllo xalqada inooso duub

  • @cayniitaismail176
    @cayniitaismail176 Жыл бұрын

    Wllo ani ha heart broken ahye wxan ahy qof is jahaweersan aad waa u niyad jabsanyy mudo inte leg laga bogsadaa iga soo jawaab cidii cilmi dheerad leh waa mahadsntiiin

  • @user-Ganacsade

    @user-Ganacsade

    4 ай бұрын

    horta marka hore aqbal oo naftaada ka dhaadhici in ay dhamaadeen wax walba runtana usheeg naftaada tusaale maxay naftadu u ilawdaa qof marka uu inaga dhinto mudo kadib kaliya waa in ay aqbashay in waxkasta dhaceen qofkana uu san dib usoo laabanayn markaa naftaada usheeg in qofkasta oo aad baratid kaatagi karo kulana joogi karo qofna naftaada ha u ciqaabin bro

  • @user-jx4zf6zf4e
    @user-jx4zf6zf4e6 ай бұрын

    Waxaaba moodaa inaad qalbigyga ogtahy waxa ku jiray xaqiiqtan been maaha😮

  • @nasrodhicisow5921
    @nasrodhicisow5921 Жыл бұрын

    wll plz narcistic relationship aad u raadiyay maka soo hadli kartaa waan u baahnaa 👍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Qof narcissistic ah marka xiriir kula jirtid cml ba

  • @haajiranda9086

    @haajiranda9086

    Жыл бұрын

    ha wll ama ku tuuray wll pls kasoo hadal

  • @riimxasan9124
    @riimxasan9124 Жыл бұрын

    Intaas oodhan wansoomarey waxaana marayaa aqbalitaankii

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed Жыл бұрын

    Dhow sano ba la iqiyaamaya marka an ogadayna wan qarsaday ilaa hadaan laima oga

  • @mohammedibraahim8544
    @mohammedibraahim8544 Жыл бұрын

    Kolay anigu dhawr xidhiidh soo sameeyey igana burburay marka badanka marka aan doonayo inan is ilawsiiyey wan ka fogaada Suaal Fogaanshuhu miyu yareya dareenka jacaylka?

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    “Out of sight out of mind” wx adan arkeyn ma xasuusatid. Dadka qaar saas wye. Maybe mrka ka fogatid, aadna arkeyn wad iloweysa, Wxa dremi donta sidi inu jacaylku si yaraadey. Macquul

  • @Dagancabdi4063

    @Dagancabdi4063

    Жыл бұрын

    Haa

  • @westiman
    @westiman Жыл бұрын

    Arimahan wali Maan karin lakiin muqaalkan waa ii saad🥰🥰🚣🚣

  • @yasmiinmaxamud9124
    @yasmiinmaxamud9124 Жыл бұрын

    Wll vedowsha nosobadi mahsnid

  • @naciimoxasanyusuuf4708
    @naciimoxasanyusuuf4708 Жыл бұрын

    Wll saalim mar hore waan ku salaamay waxaan ka mid ahay fanskga wax badan ayaan kuu faa,iiday aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay teeda kle waxaan rabaa in aan wax kula wadaago si aad iiga caawiso waana aniga ahaan waxaan soo maray 4 xiriir dhamaantoodna waan ku guuldareystay saas ey tahay kama xumi qadarta alle waan aaminsanahay in ey wax walbo qoraal yihiin Lkn waxa iga dhaxguulayo waa hal mid taasna waa 4tii xiriir ee aan soo maray midkii ugu dambeeyay waxaan kala harnay 27/2/2022 ilaa iyo hadana waxaan dareemayaa xanuun aad iyo aad u daran saas ey tahayna ma rabo in aan qofkii dib dambo u helo maxaan sameeyaa wll ila tali adigoo mahadsan

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Instagram. _Salimomer1

  • @user-tn5fz9vg5z
    @user-tn5fz9vg5z Жыл бұрын

    Asc walalo saalim aadbad umahadsantahay anoon xidhiidho maankayga kobciya masoosamayn saasoy tahay yaraan kuguursaday wiil kii igu horeeyay een ku indho dilaacsaday ayaa aniga dhanba gacan igu dhigay isaga oo iga faaidaysanayay baahiyo dareen oo aan tabaayay awadeed ayuu intu isiiyay hadana sidi beed camal dhulka igu jiiday marki hore dareenkayga ayuu hungeeyn jiray ilaa ugu danbayntii uu ikhiyaamay tiroba dhawr jeer oo soo noqnoqotay sababta aan uso celceshanayayna waxay ahayd rajo aan qabay se ugudanbayn rajadiina iska dhimatay oo tegtay lkn experience aan caadi ahaynban ka dhaxlay oo shaqsiyadayda ayaan waxbadan kabartay naf jacaylbaan ka qaaday khiyanadiisi imika heerarka oo uumaro qof walo la khiyaamo waan dhamaystan is dhihi kara se dhibtu waxa weeyi qofkii ma arki karayo markaston arko ciil iyo cidhiidhi iyo kala daadsanaanbay noloshaydu noqonaysa maqnaantiisa ayaa relax ku ahay oo cfmd badan ku dareemaya balse madhacdo oo guribaa kuwada noolnahay talo isii see uxaliya in aanay isaamaynin aragtidiisu marmar waxay iga qabata Maka faaruqda noloshiisa dhibku haka hadhee plz ustaad talo isii adna allaha kaa abal marsho daawaynta quluubta aadanaha 🙏

  • @haajiranda9086

    @haajiranda9086

    Жыл бұрын

    wll qofkaan waa narcisisst taa sheegeyso anigee hada igu dhacday walibo guur baan ku jirnay dadkaan kuma rabaan inaa ka maaran tana ma ogala adna dhaawac baa la qabsataya dadkaan waa balwad cml allah na dhaafiyo dhartooda

  • @joselineoumalkaire9527
    @joselineoumalkaire9527 Жыл бұрын

    Waxa moodaya inu yahay qoofan uu shegeyeey ano waligay arag

  • @kheiro7276
    @kheiro7276 Жыл бұрын

    Beenta maha samayn weynbay igu yelatey

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 Жыл бұрын

    𝑹𝒖𝒏𝒕𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒙 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒒𝒐𝒇 𝒖 𝒔𝒐𝒐 𝒃𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒅𝒖𝒍𝒎𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒍𝒆𝒆𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒔 𝒌𝒂 𝒔𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒅 𝒉𝒂 𝒋𝒐𝒐𝒋𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒉𝒂𝒏𝒂 𝒏𝒊𝒊𝒅 𝒋𝒂𝒃𝒊𝒏 𝒙𝒂𝒕𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒅𝒐 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒂𝒃𝒂𝒃 𝒖 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒕𝒊𝒅 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒍𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒐 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒖 𝒌𝒉𝒊𝒆𝒓 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒂𝒅𝒖𝒖𝒏 𝒊𝒐 𝒂𝒌𝒉𝒊𝒓𝒐 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒎𝒖𝒅𝒖𝒏 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 1𝒎 𝒊𝒏 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒊𝒏𝒔𝒉𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒓𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒃𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒙𝒊𝒓𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒈𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚