Maxamed Bk iyo siyaasadda Muxuu ku taageeray Musharax Cirro Q2aad

#MaxamedBk #subscribe #somalia

Пікірлер: 99

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar11 күн бұрын

    Maxamed said Abdi Bk nin qlpi wngzn guulyzo from Borama ❤️🙌

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg14 күн бұрын

    Maxamad cabdi diicid bk allha ku xafido if iyo akhira salanta nasalantayna wanka qadney

  • @Nabiil47
    @Nabiil47Ай бұрын

    Mohamed Abdi Said bk axyaa Fanaan Buu ahaa Dhaqan wanaag iyo asluub wanagsan buu ku joogay

  • @aaminasiciid1471
    @aaminasiciid1471Ай бұрын

    Maxamed bk allah haku sharfo aakhira iyo aduunba marki horena tageran u aha hadana wan u ahay asigo fanki kabaxay ❤🤴🖐

  • @user-dj1dd5kf1l
    @user-dj1dd5kf1lАй бұрын

    Aan ku salino nabigeeni muhamed scw scw scw scw

  • @LiibaanxusenCumar

    @LiibaanxusenCumar

    Ай бұрын

    Scw

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    28 күн бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    28 күн бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    28 күн бұрын

    Calayhi salatu wasalam

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    28 күн бұрын

    Calayhi salatu wasalam

  • @user-yy1pl4vy9r
    @user-yy1pl4vy9r21 күн бұрын

    MachaAllah Mahamed Bk

  • @umuakram5275
    @umuakram527529 күн бұрын

    Bk Gob weyaan Xaqiiq❤❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaariАй бұрын

    Legend taariikhdaa ku xusi doonta guulayso saaxiib Mohamed Siciid Cabdi BK Alle haku sharfo Thanks Miisaan

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl128 күн бұрын

    Nin aan is sheelin lkn anagaa ku sheegyna ina legend tahay❤

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye506027 күн бұрын

    Qalbiga BK waa nadiif.

  • @CabdirashidMaxamed-bw5cv
    @CabdirashidMaxamed-bw5cv29 күн бұрын

    Maasha allha zxq bike

  • @WaxcusubCusub
    @WaxcusubCusub27 күн бұрын

    Bk fanaan aad uqalbi wngsan Allah haku sharfo

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294Ай бұрын

    M.allah Maxamed Bk waa libaax

  • @cabdinaasirdable738
    @cabdinaasirdable738Ай бұрын

    Ninka raga ah baaa dumarka amaaana wllo bk ilahy haku sharfo danbiga heesahana ha kaaa cafiyo mscbk

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812Ай бұрын

    Bk waa nin qalbiyadayada ku wayn walahi ilahy baa mahad leh kaa madoobeeyay heesahaasi wana ka qadnay zalanta from borama ❤

  • @mohamedadenahmedawaale6431
    @mohamedadenahmedawaale6431Ай бұрын

    BK fanka kama bixin e wuu ka qalin jabiyay sababto ah wayihi danbo fanaan gaara lama haayo inta hees u qaaday iyo sida kala ahaayen wan jeclayn in uu ku sii jiro fanka

  • @user-dz1gk8sh5t
    @user-dz1gk8sh5t26 күн бұрын

    wllhi waa nin Qalbi wanaagsan❤

  • @lipaaxliqe
    @lipaaxliqe14 күн бұрын

    Wadani gab ka dhe sxp bk ha is badhasuqine

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl128 күн бұрын

    Bk fanka asagu uma baahna ee fanka u baahn lkn wuu ka qalin jabiyey ninkani fanka ❤❤❤

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi24 күн бұрын

    Maxamed bk legend waaya waan wadanaa

  • @user-tz9wx8jk1e
    @user-tz9wx8jk1eАй бұрын

    Fanku haduu maxkamad lahaan lahaa bk ayaan kudacweyn lahaaa

  • @CaliyaCabdiraxmaan
    @CaliyaCabdiraxmaanАй бұрын

    Masha allh wan sugayna insha allh ku so dub kalam ka alleh pk

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pvАй бұрын

    Fanaaanka ugu codka macaaan somali oodhan nolow❤

  • @SalaadBukhaari

    @SalaadBukhaari

    27 күн бұрын

    Iminka fanaan maaha Wuu ka toobad keenay Allah haka aqbalo walaalkeen

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan484926 күн бұрын

    Bk qalbi wanaagiisan jecelahay❤️❤️

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_128 күн бұрын

    Lamanaha wda jirkood luriyow hadimo dhalo Haday kala leexatoo markaa ay kala libdhaan Haddii aad la yaaban tahy miyay iska lulan lahayd🙏Fankii BK ereyo & xaqiiqo udaa💯

  • @abdisalaanmuhumed8393
    @abdisalaanmuhumed8393Ай бұрын

    Miisanka culus bk aad baan udhagaysan jiray heesihiisa bariguu jacalku igu dhacay 2013 waa nin adag oo go aanle imika isku mid baan nahay 6 years ago ayaa go aan ka gaadhay balwada isna balwad iyo fanba go aan ayuu kagadhay nin waa kii go aanle noloshu kuma xumayso zxb

  • @MustaphiIsse

    @MustaphiIsse

    Ай бұрын

    Nin adag baa thy sxb

  • @abdisalaanmuhumed8393

    @abdisalaanmuhumed8393

    28 күн бұрын

    Thanks

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585Ай бұрын

    Mahadsanid BK

  • @Cajabocudoon1
    @Cajabocudoon1Ай бұрын

    Wan sugi kara la,aaba qaybta labaad masha Allah tabarakalah 😊 wanu kaa qaadany salaanta ninka geesiga ee garashada leh baa hwneka amana

  • @khadijac9841
    @khadijac984125 күн бұрын

    Maanshallah Allah kuguma celiyo aduun iyo aakhiro kalabadan iskaqayli music lasaaray ayaa dad muslim ah cimrigoodii cunay

  • @abdiali4991
    @abdiali4991Ай бұрын

    Maxamad bk hestan uu jecla hesahisa waa hesti madhafaan woow hestas bari aan gabhaad jeecladay ayaan daren garah kuu dagaysan jirey nolow sxb bk

  • @elmohanadadam3090
    @elmohanadadam3090Ай бұрын

    Xidigii fanka maxamed saciid bk

  • @diamonddecoration2835
    @diamonddecoration283514 күн бұрын

    bk fanka kamuu bixine wuu ka qalin jabiyeyyyy

  • @user-wg4ce7zb3l
    @user-wg4ce7zb3l17 күн бұрын

    heesahaagu Wayne dhagaysakarnaa bk

  • @abdiali4991
    @abdiali499128 күн бұрын

    Bk wanku wadana hadanahay rer borama welcome brother

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rxАй бұрын

    Dhan walba u dhigan weeye hablaha Somaliyed in layan hooyo mcnba wa inan

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rxАй бұрын

    Wariye in layn xaaran maha e codkisi dahabiga ahaa bad waxyar naga maqashi odhan lahad

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka739129 күн бұрын

    Alle haku karaameeyo o hakuu danbi dhaafo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    hanti qaran codkaaga quraan noogusoo duub please !!!!!!! from saylac

  • @ubaxmohamed7812

    @ubaxmohamed7812

    Ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abdirahmanzuldaan7739
    @abdirahmanzuldaan7739Ай бұрын

    Heeta cabdulaahi dheere waa Somalia iyo somaliland laba mid ka gaynayaa waana iska cadahay loogooya horoo dhacdaan waa 26 June

  • @user-rx8vm7mt5b
    @user-rx8vm7mt5b24 күн бұрын

    Mahmed siciid abdi bk nin qaliya kipgoing❤

  • @zuhaypxuseen2290
    @zuhaypxuseen2290Ай бұрын

    Rag kale oo badana so qabo wllo

  • @MokhTar_abdi
    @MokhTar_abdi28 күн бұрын

    Hadey lix dhaxaan dugaagu ma cunee ha laydaayo dumarka waa wayn😂

  • @ROLEMOTIVATION
    @ROLEMOTIVATION27 күн бұрын

    wlhi baanan u codeynayn wadani sheeko waadna dhex marsanaysaaye 😂😂😂😂😂😂

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456Ай бұрын

    Muxuu ka wadaa, waan ka yaabalay? Afgudhiye, ayuu ka dhigayaa nin la soo raadsan jiray erayada uu curiyo miyaa?

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    Ай бұрын

    Jabuuti baa Horta ogahy AUN Af Gudhiye Lagama Jeclayn

  • @Axmedxuseen-d7q
    @Axmedxuseen-d7qАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedJama-rx5ww
    @mohamedJama-rx5wwАй бұрын

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeYАй бұрын

    Heestaas waaa lawada garanayaa

  • @user-dj1dd5kf1l
    @user-dj1dd5kf1lАй бұрын

    🎉

  • @FaarahJaamac-bt8wt
    @FaarahJaamac-bt8wt28 күн бұрын

    M. S.bk hoobal hore

  • @mohamedalii5183
    @mohamedalii5183Ай бұрын

    Nederland time 00:43 🇳🇱🤍

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab4315 күн бұрын

    Bk ninbaqanaya

  • @MYTUBEHEESO
    @MYTUBEHEESO27 күн бұрын

    19:02 beenta

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka739129 күн бұрын

    Inta heesta maxaan hantaan lushaba jacayl u dhegaysaty waan salamayaa😂😂😂😂

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766Ай бұрын

    Sandalada, meel gaara ayay naga yaal,

  • @ridwaanyusuf6584
    @ridwaanyusuf6584Ай бұрын

    QaybTa 3 zoo Qabo bk

  • @Xasanwaabari127

    @Xasanwaabari127

    Ай бұрын

    Muu ku jiidhaY bahalki 😅😅

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093Ай бұрын

    Bk nin qiimo badan weeeye

  • @khaalidxasan5399
    @khaalidxasan539929 күн бұрын

    Fanan qalbi wangsan

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fhАй бұрын

    Mucjiso mbk

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5rАй бұрын

    Wᴀʀ Iᴍɪᴋᴀɴ Iᴅɪɴ SʜᴇɢᴀYᴀ Aɴᴜɢᴜ Wᴀɴ Kᴀ RᴇYsᴛᴀY Bᴀʜᴀʟᴋᴀᴀ.😂😂

  • @user-dj1dd5kf1l
    @user-dj1dd5kf1lАй бұрын

    12:10

  • @AyaanleMaxamuud-ne1wx
    @AyaanleMaxamuud-ne1wx26 күн бұрын

    Maxaaad heesaha noogu qaaday noi waaban dayn Kari laaneheee

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453Ай бұрын

    2 heesod dabadeed tooba yaarabi

  • @Axmedxuseen-d7q
    @Axmedxuseen-d7qАй бұрын

    ❤ 10:13 😅

  • @dahiryareofficial2356
    @dahiryareofficial2356Ай бұрын

    Heest armu idila ishqi wayeydii biif miyaa iska leh mise siga

  • @cabdiraxmancumar9894
    @cabdiraxmancumar989426 күн бұрын

    Raali galintu waa qayb ka mida iibaanka. Halaga aqbalo

  • @maxamediid4416
    @maxamediid4416Ай бұрын

    Maxamed siciid cabdi bk sharaftii iyo karmadii oo qof ah

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan808429 күн бұрын

    Is cajabintu waa kano kale,waa ninka yidhi laba heesod ayaan qaadi hadhawna istagurula ayaan odhan,

  • @xundubcade-uq5cw

    @xundubcade-uq5cw

    29 күн бұрын

    Oo maxaa kaagalay adiga

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453Ай бұрын

    Fulaynimadan bk ku jirta waa maxay caadi waxa iga sheeke

  • @mowliidahmed4164
    @mowliidahmed4164Ай бұрын

    Zxp qayb saddexaad malahan miyaaa

  • @ahmedshimaali2731

    @ahmedshimaali2731

    Ай бұрын

    Habeenka Jimcahu soo galayo 8:00PM

  • @user-yw7yh3dq9y
    @user-yw7yh3dq9yАй бұрын

    Maxbuub sida nacnaca weeyi

  • @gaandaa8852
    @gaandaa8852Ай бұрын

    bk shaqsi qiimale weeye halkass kasiiwada waanada dhalinta.

  • @khalit.waxkale
    @khalit.waxkaleАй бұрын

    😂😂

  • @mubarakhayaf2859
    @mubarakhayaf2859Ай бұрын

    Qisada heestii Go’ been lagu daday taaas rabny

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rxАй бұрын

    Hargaysa tidhi hoyga fankanunahay hadan fananintanu aryanayna bal adba isqabadsi

  • @zakariyecarrab4608
    @zakariyecarrab4608Ай бұрын

    erayada heesta lingax ee abwan abdullahi dheere sameyey waxay ka tarjumeysaa Dowlada somaliya iyo somaliland Tusaale marku abwaanku leeyahay wataad lafaheyga iyo adigu lufunkay cuntee hadaan liqayoo ilaaway maxa haantan lushaba adiga lingax kaaga dhigay!! lafaha waxu ka wadaa dadkii hargeysa diyaaradaha ku duqeeyeen!

  • @DavidEric1

    @DavidEric1

    29 күн бұрын

    Ku Boorama iyo gabiley iyo kalabaydh jabhada SNM ku dishay ka waran

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYEАй бұрын

    Heestan Tiraahada "HAANTAN CUSHABA MAXA ADIGA LINGAX KAGA DHIGAY"Qadaad weynta Bari dhawyd bay fahmene Heestu wa Siyasada Somalia & Somalilnad😂😂😂😂🤞

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir259325 күн бұрын

    Heesta labaan mid ka goynayaa waxaa tiri say somaliland waxay u tiri say koonfurta Oo ay u garsheeganaysaa 😂😂😂😂 way iska cadahay

  • @abdirahmanmohammed6800
    @abdirahmanmohammed6800Ай бұрын

    War ninkii Goat geesey ahaa warbixintaan horey buu nogu soo gudbiyey muxuu jacayl siyaasadeysan dadku ku istiimi jireen😅 Haddii lugahaad kusocoto midkood loxos kaaga dhaco Markaa lawga laga jaraa😊

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan808429 күн бұрын

    Xitaa ilAa imika ayuuheesihi ku qabac san yahay,xitaa waxa uu u qiiraysan yahay heesi,.waa been kaabe

  • @abwaanhaybe5638
    @abwaanhaybe5638Ай бұрын

    Bk fanka kusoco noqo masuul

  • @user-jc3ce5gz7m

    @user-jc3ce5gz7m

    Ай бұрын

    Aar haka waaline ka xidh odayga

  • @barrebaariyow1260
    @barrebaariyow126027 күн бұрын

    Maxaa haantaan lulaba adiga lingax kaaga dhigay.