Miisaan

Miisaan

Miisaan waxay kuu soo gudbinaysaa #Warar #Wareysiyo iyo Faallooyin ku saabsan arrimaha #Caalamka #Afrika iyo #Soomaalida. "Sheeko Kasta waxay leedahay Waji qarsoon"

Find us on Facebook: facebook.com/Miisaanmed

Пікірлер

  • @user-wd3qs2on7f
    @user-wd3qs2on7f9 сағат бұрын

    Masha Allah

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b11 сағат бұрын

    Hadii Maxamuud xaashi xidhay xiliguu Wasiirka ahaa waxa adigoo Wasiir ah hada kugu shaanbadaysan in aad awoodi kari wayday inuu dalka soo galo oo nin kula mid ahi inaadeerkaa mastaafuriyay waaba sidii Bushaaro baanday.

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d17 сағат бұрын

    talentigee 😂😂somali waa dhimatay 😂😂

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim24722 күн бұрын

    Kan Waa raage ku maamaay dhiiiga shacabka somalilan ha laga war haayi

  • @mahamed6329
    @mahamed63292 күн бұрын

    Iidoor sida kaliya ee uu wax ku fahmaa, waa in aad dhirbaaxdo Maxishoodaan , oo wadigaa sheegaya dawlad dhan oo hal reer ah waliba ictiraaf raadinaysa Aqliga meesha yaalaa waakaa

  • @mahamed6329
    @mahamed63292 күн бұрын

    Barqadoow reer baa yeeshay somaliland markaa waa lagu kala tagey

  • @ibraahimcumarcaliibrahimcumarc
    @ibraahimcumarcaliibrahimcumarc3 күн бұрын

    Shli

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok3 күн бұрын

    Waxa wanaagsan sheekhaay inay inanka iyo inantuba ku fakaraan inay wax dhigtaan aqliyaystaan Shaqaystaan markay kuwiiyoo taryar usguursadaan oon waxba haysan ayuu inankii ka baxsanayaan ilmihii gsbadhiina waxba uma hayso iyana ilmihii wiilja reerkoodii ayay ku soo tuuraysaa Ilmohiina wuu dayacmayaa ama xabagluu noqonayaa markaa taas diintu ma ogoshahay

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok3 күн бұрын

    Sheekha nasiiba marka guurka la fududeeyo nimankuna maaha masuul hablihii way ku ciyaarayaan oo markay midka dhalaan way ka baxsadaan markaa ilmahaasi halkaasuu ku baabayaa raguna maduul maaha

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada3 күн бұрын

    مشاءالله تبارك الله مبروك الف مبروووك

  • @user-uz4rg8fn6o
    @user-uz4rg8fn6o4 күн бұрын

    Soomaaliland cidna ha uga tegina

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84045 күн бұрын

    Mashallah Geesigii samaroon hadalkaasi waa ii deeqay muse fartaa ka adag oo u daaawo ah lakin somaliland waa loo simaan yahay mucaarad iyo muxaafid ilahyn dhulka muse malaha waa shaaqi aynu dooranay inagu ilaa dorasho ka dhacayso si aynu kaan doono u keensano ama ha hagaago ama haynaga xumaadee !!!!!!!!!!! from saylac👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w5 күн бұрын

    ilaahay hana barkeeyo yaarabi yaaraxmaan yaaraxiim yaa maalik yaa quduus yaasalaam yaa muin yaa muhaymin yaa casiis yaa jabaar yaa mutakabir yaa khaalikh yaa bariu yaamusawiru yaa qafaaru yaqahaaru yaa wahaabu yaa raficu yaa waduudu حفظه الله اللهم إني أسألك حسن الخاتمه اللهم رزقنا توبتا نصوحا قبل اموت اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك استغفر الله استغفر الله استغفر الله اللهم اني اسالك العفو والعافيه ❤❤❤

  • @osmanguled6556
    @osmanguled65565 күн бұрын

    Waar kan oyaya muuse biixi maxuu ka cunay waar waa lagu xidhayaa hooyadaa iyo faqashtaad tahayba was 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmanguled6556
    @osmanguled65565 күн бұрын

    Waar hadaad danbi gashay sharcigu wuu ku qabanayaa hadii ke waad ka sii mid ahaan II oohinta ka daa

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r5 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk olole ayuunbaad boorame u tagteen

  • @user-qj8ud6bk1w
    @user-qj8ud6bk1w5 күн бұрын

    Masha aalh

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o5 күн бұрын

    Kkkkkkkkkk tuugii oo lasoo laalaadiyey mr ooyaaye by by 😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o5 күн бұрын

    Ccccccccc 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @Maxamedcadaani-gh9bq
    @Maxamedcadaani-gh9bq5 күн бұрын

    Masha allaah

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad95155 күн бұрын

    Cashuurtii. Agoomaha. Danyata ayaa. Dalxiiska. Iyo xaraga. Ka. He's hay ee dalka. Iyo. Dad ka xishood kitaab Ayaan. Gacanta saarteen

  • @CabdixakiinAxmed-bu6np
    @CabdixakiinAxmed-bu6np5 күн бұрын

    Ma reerbaad duminaysaa mise waad dhisaysaan imikay igu odhaysaa fiqiirbaadtahay danbigaana adaa qaba

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre40015 күн бұрын

    Mansha Allah

  • @40Durkiya
    @40Durkiya6 күн бұрын

    Kibaax isaaq kaga qaylisiiyay maxamed Abiib

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman69646 күн бұрын

    Waa xildibaan wax badan og kuwa eryanyaana waa kuwiii uu u ololaynayey markii ay soo baxayeen nasiibdaro waxaan wadan haystack waa bisan ama mukulaal ama macooow

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali42906 күн бұрын

    Alle ha unaxaristo intii dhimatay ragbadan oo qiimo leh ayey ahaayen

  • @Gamboole
    @Gamboole6 күн бұрын

    Xildhinabku fulin maaha only wa in waxa qaldan sheeega taasna waxa u ogol shuruucda

  • @Gamboole
    @Gamboole6 күн бұрын

    Waa laga gardarnayay

  • @nuradin876
    @nuradin8766 күн бұрын

    Haaaaaa

  • @siciidxaas1984
    @siciidxaas19847 күн бұрын

    Danta guud waa in muuse meesha ladhaafiyo sidal lagu tartamu loohelo

  • @ahmedomer3730
    @ahmedomer37307 күн бұрын

    Miisaan media go forward Ahmed shimaali afkaaga caano lagu qabay zxp❤

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h7 күн бұрын

    Hadi ciid maamus xayubin lagu sameynayo waxan qaba in muse bixi lagu sameyeyo wayo Mey qarankii Somaliland ay sida nabad ah loo wareyjiyey Mey gobolkii Sool war reer sheikh isxaaqow isma qabatan runta iskuma sheegtan waxan so jeedin laha in la mereysan xildhiban Maxamed Abiib yussuf Hadi meel foog baa Laga radin Somaliland

  • @user-ze5zk2gq7s
    @user-ze5zk2gq7s7 күн бұрын

    see looga xayuubiyaa xilka waba ninka kliya ee xaaladan wadanka ka saari kara

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30367 күн бұрын

    Abtigey xildhibaan med abiib his a hero ❤

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi7 күн бұрын

    Mahda miisaan waadku mahadsantihiin xogta iyo wararka hufan ee aad dadka usoo gudbisaan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o7 күн бұрын

    Ina abiib down waa faqash huuuu haaaaaaa

  • @EsmaSultan-o3d
    @EsmaSultan-o3d7 күн бұрын

    Gtgggh

  • @EsmaSultan-o3d
    @EsmaSultan-o3d7 күн бұрын

    Gyhv

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz567 күн бұрын

    Masha Allah gobnimo hada maqashid waxay ku’idlatay Ragan👑🌹 ayaga goba dadkaga waxsan ka’sheeg waa dhaqanka ninkar’medka . Miisan Tv⚖️👑👑👑

  • @osmanguled6556
    @osmanguled65567 күн бұрын

    Walaahi idinka wakiilada waa lagu qasaaray ee waxa dadka reer somaliland la gudboon inay kuwan kala diraan wayo dadkani waa dad la shaqeeya Somalia waa .eesha aynu ka dhimanay dadku haday qabyaalad ku shaqeeyaan barlamaan ma jiro waxay ka soo horjeedaan somaliland waar beenaalayaan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur2377 күн бұрын

    Sharciga nina kama wayena adeero

  • @CabdifataaxCumar-db6ry
    @CabdifataaxCumar-db6ry7 күн бұрын

    😅😅😅😅

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug7 күн бұрын

    Mxd xildhibaan Kheyreeye ku samayn kartaa????. 3 sano in ka badan xaquu ku adimayey, hase yeeshee Oromo waxba way samayn kari wayday.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura108 күн бұрын

    Ilaa cadaw sokeeye ayaa kula socda qaran dumisnimadaa jimcahana masaajidkii ilaahay buu olole wadani kaahaysan ka akhriyi doonaa khayreeye af marooroow adoo ooyaya yaanaan ku arkin

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug7 күн бұрын

    Cadow ka weyn Muuse Juudaan oo dembiga uu galay aynu ognahay Somaliland ma leh. Waxay ahayd hadii sharci la raacayo in MUUSE SAAMIRI iyo ragiisaba la maxkamadeeyo. Waxase jira dad Oromo ah oo dadka ku dhex jira kuwaa ayaa khalad kasta Mùuse Cawar ku raacsan.

  • @kaaha1233
    @kaaha12337 күн бұрын

    ​@@MohamedAhmed-bd4ug oromadu miyey ku ciishey wlloh😂

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82448 күн бұрын

    SAMAROON GUNIMADA ISKA DULQAADA

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82448 күн бұрын

    Libaax samaroon rag waxaay ka hayaan waa ninkaas kaliya

  • @hamsirr6551
    @hamsirr65518 күн бұрын

    Imikaad dambi gacmaha kula jirtaa ninyahow reer aanu ixtriamno ayaad ka soo jeeda bari hore hargeisa qofkaad tahay ku bari lahayne

  • @cabdiqaadirismacil6453
    @cabdiqaadirismacil64538 күн бұрын

    Ciilqabayaal waar isla xishooda

  • @KHADARMaxamuud-xr4io
    @KHADARMaxamuud-xr4io8 күн бұрын

    ❤ wariye magaca shabakada. Iyo.misankagu..way.isleyihiin..Hore.. usoco

  • @johnyou4036
    @johnyou40368 күн бұрын

    NUUX Taani inuu maanta ku dacweeyo, waxa keentay caqliga muuse biixi iyo inta ku hareeraysan ee Heego. kkkkk lakin doorasho ayeynu kaga qaadeynaa