No video

MAXAAD KA TAQAAN - QISADA JACAYL DHIIG MA LAGU QORAY?

ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME (HADRAAWI) AYAA KA SHEEKEYNAYA -Qaybtii 1-aad

Пікірлер: 20

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal57652 жыл бұрын

    abwaan hadraawi caawa ayuu kugeeriyooday magaalada hargayisa ay caasimada somaaliland Allah ha unaxariisto 🤲😭

  • @sacdiaahmett-sx1gd

    @sacdiaahmett-sx1gd

    8 ай бұрын

    Allow u naxariiso 🥺

  • @gouledadan
    @gouledadan2 жыл бұрын

    Ilaahay naxariis iyo janodiisa haka waraabiyo hadraawi ❤️🤲🏼🥺

  • @IidleCali
    @IidleCali4 ай бұрын

    Alle ha unaxariisto abwaan hadraawi😢😢

  • @yasiinmuxumad6739
    @yasiinmuxumad6739 Жыл бұрын

    Dhammaan allaha ha unxarissto

  • @bro__xmas
    @bro__xmas Жыл бұрын

    Allha ha unxriisto abawan hadraawi waa bila Ramadan iyo dhamaan Muslim kale oo dhimaantay aamin aamin 🤲🤲

  • @husseinismail2420
    @husseinismail24202 жыл бұрын

    Masha.alaah farxaan m jimcaale thanks

  • @yurub5288
    @yurub52882 жыл бұрын

    Ilahay cafimaad Hasiiyo Hadraawi ilahay haw naxariisto magool waa dad qima badan tollow cid sidaas ah majiraan waa iga.

  • @Is_Sheverthing
    @Is_SheverthingАй бұрын

    Wooowwwwww❤

  • @xiitoxiito4691
    @xiitoxiito46912 жыл бұрын

    Allha Yaaraxmah😥😥😥😥😥😥

  • @queenpella348
    @queenpella3482 жыл бұрын

    Galabtaa lagu hooyay gurigiisa runtaa naxariis jano alle ha siiyo aamiin😭😭🤲😭🥺

  • @noradiinmaxamed
    @noradiinmaxamed3 ай бұрын

    wllhi aniga oo xabsikasoobaxay ayay qisojacayl ah igu dhacday qof markii hore ijeclaa ayaa sheeko aanan ku ogayn lasoobaxday Ana jacaylkii ayaa igusiibatay wllhi dhiig baan iskaga daadiyay ❤ isooduceeya qofka fahmaya

  • @sahracalixasan5534
    @sahracalixasan55342 ай бұрын

    Alle haw naxriisto

  • @saarasaid278
    @saarasaid2782 жыл бұрын

    Galabta la aasy Allh yarham

  • @anfacmohamedabdi9582

    @anfacmohamedabdi9582

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @nimcomahamedfarah4374

    @nimcomahamedfarah4374

    Жыл бұрын

    Ilaahay how naxariisto janatul fardowsa ha ka warabiyo amiin yaa rabi abwaanka

  • @user-ml7ve9pb3f
    @user-ml7ve9pb3f Жыл бұрын

    Alle hau naxariisto 😢😢

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b9 ай бұрын

    إنا لله وانا إليه راجعون أ لله يرحم 🤲🤲🤲

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Жыл бұрын

    Jacel dhig ma lagu qoray nin Sudan jecladay magol aun ninka Sudan cirbad dhigisa kuso qaday qalin ku shubay warqad ugu so qoray xaqiqdi wa qiso dhab ah hesta laga tiri yay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Жыл бұрын

    Aun abwaan hadrawi he's ka qoray