Maxaad jacelka ka taqaan? Wali ma dhuuxday Qisadii Qarad

HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Пікірлер: 268

  • @samsammohamed5157
    @samsammohamed51575 жыл бұрын

    Qarad nasiib badnaa masha allah waxey heshay nin jecel oo bashaash ah oo qurxan

  • @abdihassan3836
    @abdihassan38367 жыл бұрын

    Prof. Shirwa and Mama Qarad were my teachers in my grade nine. Shabele Secondary School in 1978. I contacted Shirwa Two months ago and as a matter​ of fact, he still remember most of his students. Shirwa is great.

  • @hawayassin7044

    @hawayassin7044

    6 жыл бұрын

    Abdi Hassan : kkkk waxba ka mayaride macalimiintaadi if u are 15 year old in grade nine at that time 1978 allah cimriga ha ku said sho nolol cafimaad .wbt.

  • @Bwalde

    @Bwalde

    5 жыл бұрын

    Lucky you😂😂😂

  • @ahmedmuse1165

    @ahmedmuse1165

    4 жыл бұрын

    Abdi Hassan Afka hooyo ayey wax kugu soo bareen, English jajaban ayaad soo qoreysaa !!!

  • @farxiyaxasan4428

    @farxiyaxasan4428

    4 жыл бұрын

    Odey ba thy ma kaftameysid

  • @aminaali4566

    @aminaali4566

    Жыл бұрын

    Maamulahaygii Schoolka kppl ❤❤High school

  • @mohameddaahirpk8999
    @mohameddaahirpk8999 Жыл бұрын

    Wa qisada kaliya aan ka daalin dhagesigeda iyo dawashadeda allow aduun iyo aakhiro ku nxariso abwan + prof cabdi qaadir maxamed shirwac ❤🎸🎤💯🙏

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Waa markii sadexaad ee aan soo booqdo qisadan . Aad baan ula dhacsanahay runtii. Waxa jaceylkooda cajiibka ka sii dhigay ayaa ah inay weli wada noolyihiin oo aanuu la guursan ayeeyo iyo awoowena ay wada yihiin. Woof! Qofna lama amaanoo qalad looguma heesee qurayshtii haweenkaay♥︎

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi25392 жыл бұрын

    Dhadhanka iyo miisaanka ereyada ruuxda iyo dareenka xulaya qiso ashqaraarkeeda iyo cajaa’ibkeeda huwan ayaa ka danbeysey !.❤️ Ha guuleysto caashaqu .

  • @Faisalabdiaziiz
    @Faisalabdiaziiz20 сағат бұрын

    What a beautiful story😍

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg536332 жыл бұрын

    Damn. This guy has lived a good life wallaahi.

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam10417 жыл бұрын

    Dad waa dadkii hore, Mahadsanidiiiiiiiiiiiiin

  • @abdullahinor2740

    @abdullahinor2740

    7 жыл бұрын

    masha allah sax dad waa dad kii hore wlhi

  • @abdullahinor2740

    @abdullahinor2740

    7 жыл бұрын

    masha allah sax dad waa dad kii hore wlhi

  • @isseibrahim7152

    @isseibrahim7152

    4 жыл бұрын

    Sidaa mahe waa ragwaa ragii hore hadalna waku yiri

  • @hagajiyeomer2625
    @hagajiyeomer26256 жыл бұрын

    Baramijka hanoolato wxn ka codsaneyna & pruf in nalatuso mama qarad mhdsanidiin

  • @nugaldevelopment
    @nugaldevelopment6 жыл бұрын

    Head Master keygii Kasabalbalaare , maalin bu na soo kor istaagey aniga iyo Qof Geed hoos fadhina, markas buu yiri Jila Jaceelka.

  • @heartlessG640

    @heartlessG640

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad waa dhal jaceel😂😂😂😂

  • @nadiiramohamoud3670
    @nadiiramohamoud3670 Жыл бұрын

    What a beautiful story halka maanta ka dhalinyaro ahaan aan taaganay iyo nolosha dhalinyaranimo ee ay soo qaaten prof. Shirwac iyo marwadiisa qarad waa kaaf iyo kala dheeri walahi. Habfikirkooda, aragtida ay nolosha ka lahaayen, iyo jacalkayga milgaha iyo maamuska ee ay kusoo nooladen laba kasta oo jiilka kamid ahaa waa waxan maanta la barbar dhigi karin xaalada aynu maanta ku noolnay💔 aduunyoy xaalka ba’ maxa xasuuso kaa hadha. 💔

  • @dayax2227
    @dayax22275 жыл бұрын

    Wow waaayo maamule shirwac iyo xaaskisa si wacan u xasuustaa school kasabalbalaare waxaan xasuustaa isagoo diktoora oo Qarad na xaaskisa tahay schoolka degan yihin in Qarad aan heestaa qaadisteeda ku dhibi jirnay iyada oo hawl maalmeelkeda hooyo wadato cimri dheer labadiibaba

  • @nimcoh1532
    @nimcoh15326 жыл бұрын

    Nin qurux badan buu ahaa

  • @adama-bh4lu
    @adama-bh4lu6 жыл бұрын

    Waan salaamaya shirwac iyo qarad allaha idin barakeeyo maansh'allah

  • @kornaylka1144
    @kornaylka11443 жыл бұрын

    Qardho iyo heestii Qarad baa aad ii soo jiidatay sida ay waaqica Qardho uga turjumayso iyo jaceylka kala durugsan❤

  • @zeynabahmed7610
    @zeynabahmed76106 жыл бұрын

    Masha allah nasiiibkaas ma yeelan karaa jaceelkaygu siduu u baladhaadho daartiii aan ku gaarno heeer awoowe iyo ayeeeyo

  • @smoothrelaxing5860

    @smoothrelaxing5860

    6 жыл бұрын

    zeynab Ahmed haa hdaad ani I jeclaato

  • @Faisalabdiaziiz

    @Faisalabdiaziiz

    20 сағат бұрын

    Pal maheshay talisoyyy after 6years😂

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim93896 жыл бұрын

    Masha alah ilahey ha idin xafido shirwac iyo qarad waxan ehen deris markuu brinsbalka ka ahaa iskool kaasa balbalaare

  • @ahmedmuse1165

    @ahmedmuse1165

    4 жыл бұрын

    Sadia Ibrahim MAAMULAHA

  • @karanmuze8783
    @karanmuze87834 жыл бұрын

    🇸🇴😓😓 Ardayda diyaarad lagu dalxiis gaynayay allahayow sharafta somaliyed so celi

  • @maxamedsomali5041

    @maxamedsomali5041

    2 жыл бұрын

    Afweyne

  • @maxamedsomali5041

    @maxamedsomali5041

    2 жыл бұрын

    Waydii

  • @fadumo859

    @fadumo859

    Жыл бұрын

    Waa ximada jecalka cajib

  • @amulamohamoud8242

    @amulamohamoud8242

    Жыл бұрын

    Ameen ya rab

  • @hanadaqil3733
    @hanadaqil37337 жыл бұрын

    aad iyo aad barnamijyo aad u qurux badan masha allah hanoolato waaba hanoolato

  • @nasrudinadan9783
    @nasrudinadan97833 жыл бұрын

    Prof. Shirwa waxay aad isugu cod egyihiin Wasiirks maaliyada Dr. Bayle o isaga laftiisu suugaanyahan ah. Wa qiso aad u macaan. Thanks hanoolaato.

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    Жыл бұрын

    Soomaalidu Waa Hal Cid Sxboow!!..

  • @nasracarab680
    @nasracarab6804 жыл бұрын

    alle ayaan ka baryayaa nolol sidan oo kale ah jacayl aan duugoobin abid rabi haygu arsaaqo

  • @ceydiidabdulle5029

    @ceydiidabdulle5029

    4 жыл бұрын

    Kaligaa miya duceystay kkk

  • @umxassan4039

    @umxassan4039

    4 жыл бұрын

    Aaaamiiin dhamaanteyna

  • @daudmohamudadan6060

    @daudmohamudadan6060

    4 жыл бұрын

    AAMIIN yaa Allaah Allaah walaashay

  • @mohadeeq11channel65
    @mohadeeq11channel654 жыл бұрын

    Masha allaah cimridheer iyo cibaado suuban adeer c/qaadir maxamed shirwac🙏🙏🙏🙏

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up59246 жыл бұрын

    jaceyladii hore qiimo iyo xiiso badnaayeenaa

  • @kaluumuch2537
    @kaluumuch25377 жыл бұрын

    waan Ku salamay ayaanle Allah haku xifdiyo waan Ku xirnahay barnamijkaaga waanna kuu madah celinayaa galganka aad soomaali u hayso oo qaran

  • @halimoahmed9125

    @halimoahmed9125

    7 жыл бұрын

    maasha allaah eedo alla haku daayo wiilasha soomaaliyeed adigoo kale alla haka dhigo sii waa addaalkaada, waad g uleeysan doontaa, insha allaah

  • @ismailahmedomar359
    @ismailahmedomar3596 жыл бұрын

    Macslimaday Qarad iyo aamulahaygiu C. Maxamad Shirwac allah idiin dhawra bari samaadkii ayaan xasuustaa iyo sideetemeyadii

  • @mahadhassan9455
    @mahadhassan94554 жыл бұрын

    maasha allaah maasha allaah waa jacalka kaliyah oo taariiqda galay eedadayqarad sh cilmi iyo xajigeda cimri wara iyo cafi maad alle haydi siiyo amiin amiin aamiin

  • @fouzifouzi3393

    @fouzifouzi3393

    3 жыл бұрын

    MaashaaAllaah,she is my ayeeyo Qarad Sh. Cilmi Barqadle. Allaha barakeeyo dhamaan ehelkeena, umadeena Soomaaliyeed iyo Musliminntaba.

  • @ashaadan4876
    @ashaadan48766 жыл бұрын

    Masha allah my Macalin nooloow

  • @zahra11573
    @zahra115733 жыл бұрын

    Waa Geesi illaheyna wu lagarab galay, Jaceyl aan geesino lasocon meelna magaaro. Wan ku farxaa markaan arko qof jaceylki dhabta ahaa ka mira gurtay

  • @faadumojaamac1034
    @faadumojaamac10346 жыл бұрын

    Mansha allah alle haydin barakeeyo waxad nasiib u yelatay jacaylkagi inad la nolatid

  • @ahmedabdiguure4386
    @ahmedabdiguure43862 жыл бұрын

    Mashallah, Prof. SHirwac Allaha ku daysto in badan

  • @Bwalde
    @Bwalde5 жыл бұрын

    Mashallah.. dhawaanahaan ma dhageysan sheekadaan oo kale... Beautiful love story

  • @cheyyene
    @cheyyene3 ай бұрын

    Thanks Abwaad hadaad Qardho (Magaaldeyda) quruxdeyda ku tilmaamtey.

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr7 жыл бұрын

    Wow Masha'allaah

  • @rayanabdirashid5490
    @rayanabdirashid54907 жыл бұрын

    noolow waa maamulihii skuulkaygii kasa balbalaare kbb xusuus

  • @nemorachid9992

    @nemorachid9992

    4 жыл бұрын

    Rayaan abdirashiid salaan xbbti

  • @jibrilmohamed1561
    @jibrilmohamed15613 жыл бұрын

    Alxamdulilah manta dalkaygii waan maamusha isagoo xor ah nabad ah waxa kasta aan ku qabe idinkana dalkiina ilahay haydiin hagaajiyo dhibatada muranka aan macanaha badan lahayn ha idinka dulqaado (Hargeisa 🌹) jecliya casimadayda

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14956 ай бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @suleqaabdulle4945
    @suleqaabdulle49456 жыл бұрын

    Ma sha allah alla somalidi hore ayaa asal ahaa jaceyl dhaba

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi24997 жыл бұрын

    haloo meel dayo waa runtiiye jacaylka iyo guurka

  • @rawdamohammed4036
    @rawdamohammed40367 жыл бұрын

    سبب نزول 😂😂 wu iga qosliyay MashaAllah ilah ha idin xafido dhamaantiin.

  • @ismailahmedomar359

    @ismailahmedomar359

    6 жыл бұрын

    Allaha ku xafido maamulihaygii sare shabelle jowhar cabdulqaadir maxamad sharci. Waa dadkii xalaasha ahaa

  • @jihaanhonest5524

    @jihaanhonest5524

    6 жыл бұрын

    Kkkkkkk sabate kuso dagatay kulahaa سبب نزول😂😂😂😂😂

  • @naruurab1114

    @naruurab1114

    6 жыл бұрын

    Rawda Mohammed Ma ila aragtey Aayad miyaa😂😂😂

  • @mucaadahmed8431

    @mucaadahmed8431

    5 жыл бұрын

    Qisa macaan walhy

  • @abyan1351

    @abyan1351

    5 жыл бұрын

    @@mucaadahmed8431 👍👍

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan48126 жыл бұрын

    masha Allah guuleysta

  • @leehajimedia690
    @leehajimedia6904 жыл бұрын

    Waxa nasiib u yeeshay arooski wiil kisa inaan ka qeyb garo hestan ayaa laga qaday shirwac iyo qarad dhexda ayee ku dhelayeen wilkisa iyo arosadana dhanka kale ayee tagnayen 18 years ago 🥰

  • @nimcoh1532
    @nimcoh15326 жыл бұрын

    Dr shirwac nooloow macalin sare

  • @hodanadan3242
    @hodanadan32427 жыл бұрын

    ayanle waxan kugu jeclahay sida somalinimadu lafaha kaga jirto alaha no badsho wilasha ado kala somali wa midawdaye kama noqoto amin alaha ku xafido adi iyo intad jeceshay amin

  • @abdihakinabdullahimuse7723
    @abdihakinabdullahimuse77232 жыл бұрын

    Qurx badna qardho allw daa dhulka uduga leh reer puntlnd guud ahan Somalia 😊🌎🇸🇴

  • @badribashiir6405
    @badribashiir64057 жыл бұрын

    Manaha Alaah walahi cilmi badan Ayaan ka kora saday

  • @ashajama8864
    @ashajama88643 жыл бұрын

    Masha'aallah Waa jacayl dhab ah. Waa arin cajiib ah, arday yaryar Oo diyaarad lagu dalxiisiinayo. Addunka, ma maqal meel ay ka dhacday. Illahay baan ka baryayaa in uu noo soo cesho noloshaa

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble73233 жыл бұрын

    Masha allah jeceyl guuleesta waa nasiib allaha guuleeyo shirwac iyo qarad

  • @qaradd4265
    @qaradd42656 жыл бұрын

    msha allah pro Shirwac inaba waa Nasab ayaa tahey illahow nin sidaan raganimo iyo dhaqan iyo xilqaadnimo leh igu hagaaji

  • @aminamohamed847

    @aminamohamed847

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame96827 жыл бұрын

    maasha Allah fikir wanaagsan

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga27787 жыл бұрын

    thanks hanoolato

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud8523 жыл бұрын

    Masha Allaah Rabbi haisku kiin deeyo prof Shirwac iyo Ayeeyo Qarad

  • @ricardoben5404
    @ricardoben54046 жыл бұрын

    mzhallaH wata somali ku daYazho fiican 😍😍😍

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim94022 жыл бұрын

    What A great guy mashlaah

  • @cimraancabdicaziiz2973
    @cimraancabdicaziiz2973 Жыл бұрын

    Prof cabduqaadir maxamed shirwac iyo xaaskisa qarad waa dadkii jacylka lahaa maasha allah

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed77337 жыл бұрын

    Marsha Allah

  • @fardusabdinurmohamed6296
    @fardusabdinurmohamed62966 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @cabdiyare1223
    @cabdiyare12237 жыл бұрын

    wwwww masha alah wanka helay wlhi qisadan

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl74073 жыл бұрын

    War wuxuu gobsanaaa! Maashaallaah

  • @jamha3683

    @jamha3683

    2 жыл бұрын

    Waa nin Sacad siciid ,,,,, gobanimadii oo dad ah

  • @carfadcllaahi6956
    @carfadcllaahi69563 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre67377 жыл бұрын

    masha allah abwaaaaan aad u firfircoon ayuu ahay masha allah

  • @shukrisaid2721
    @shukrisaid27215 жыл бұрын

    Allow cimri dheer iyo caafimaad taam ah sii waxaan ka mid,ahaa ardaydiisii iskool kasa balbalaare waxaan u haaya xushmad wayn

  • @borntobehere4566
    @borntobehere4566 Жыл бұрын

    Very interesting story masha allah 🙏

  • @ubahguled96
    @ubahguled964 жыл бұрын

    Mashalah Shirwaac adigana naaga dhaalin yar hada raag waa raagii hore maskax.ma mulayeenayo Somaliya in sawiro laga qadii jirey aradeyda School balse principle waxaan weydiin laha in uu ureerey sawiro aradasi school 1985 to 1986.

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid89056 жыл бұрын

    Maanshaa allaah aad baan u jecelahay qoyskan

  • @aragsangabarbari176
    @aragsangabarbari17627 күн бұрын

    Yaa ila dawanaya 2024❤

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali8276 жыл бұрын

    Maansha allah

  • @thesomali6369
    @thesomali63697 жыл бұрын

    wonderful

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7534 жыл бұрын

    Shirwac maashaa Allaah qarad waa inay ayadana kuu heestaa baarakallah taariikh daa gasheen

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 Жыл бұрын

    Great man

  • @aweismohamud6180
    @aweismohamud61804 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan helo qisadii qarad waana ku fanaaya waa Maamuliheygii ku xigeenkeykii Dugsi sare Shabeele //Mission//kii Jowhar . Waa Shaqsigii Magaceyga Gacantiisa ku qoray sidaana aan ku xirooday waan ku hanbalyeynayaa inay abkoow iyo abooto noqdaan . Gudoomi ku xigeynkii College Ka Jowhar iyo afadiisa Qarad xanbalyo ayaan lee yahay waxan jeclahay in ilaah nakulmiyo inta aan noolnahay insha allah

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq30593 жыл бұрын

    Adigu miyaad qimaheda garan kartaa bu idhi ✅✅ Raganimo an madmadow lahayn alle cimri dherer ha ku siiyo aderr

  • @AhmedadanAli

    @AhmedadanAli

    2 жыл бұрын

    Masha alah Ereygu qiimo badanaa...alle cimriga haw dheereeyo

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul63834 жыл бұрын

    Mansha allaaa waa sheko xiiso badan

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein61925 жыл бұрын

    Masha Allaah waxan aad ugu faraxsanahay inaan aqan dariskeyga xalasha maamulahii iskuulkii kasebal balare😘❤️👈

  • @khadradeganmaxamud218
    @khadradeganmaxamud2184 жыл бұрын

    Wah wah waxasa jacela

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah39916 жыл бұрын

    Waa Xasuus pro shirwac

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein63953 жыл бұрын

    Asc macalinkeyga iyo masmulahii hore

  • @adelhussain7652
    @adelhussain76523 жыл бұрын

    JACEEL +Saxiibtinimo Cajaaib. Prof.C/qaadir m. Shirwac Allah ha ku barakeyo adiga iyo Saxiibtaa iyo Saxiibkaba.

  • @huckaherci
    @huckaherci7 жыл бұрын

    Alla waqtigas waa shidneed

  • @ibrahimhassan8239
    @ibrahimhassan82394 жыл бұрын

    Macalinka jacayl dagan waa ka muuqda, masha allah

  • @dulmarabdi1008
    @dulmarabdi10082 жыл бұрын

    Adrawi wuu ku Ayaan roonaa isagu beer lula muu calfan sé shirwac jacaylkiisii wuu waray Allah ha idin barakeeyo thanks tariikh aad nooga tagtay

  • @samsamadam9641

    @samsamadam9641

    Жыл бұрын

    beerlula qisadeeda nin kalaay ku dhacdey walal hadraawi isaga kuma dhicin ahun abwaanimada ayuu lahaa wu u tiriyey ninkii askarigaahaa

  • @buuxciise2338

    @buuxciise2338

    Жыл бұрын

    @@samsamadam9641 sidenay ugu dhicin Qisada beledweyn o dhan hadrawi aya lahaye

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux89343 жыл бұрын

    Maash Alaaah

  • @nimcoh1532
    @nimcoh15326 жыл бұрын

    Shirwac macalin buu ahaa dugsiga udhawaa masjidka sheekh cali suufi wadaadna wuu ahaa maasha allah

  • @liibaanhirsi1004

    @liibaanhirsi1004

    4 жыл бұрын

    nimco h dugsi sare kpp

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri70466 жыл бұрын

    allaahu akbar jcylku ma sahlana allaylehe wakuwan dadkii yaqanay macnaha somalinimada iyo mcnkeda jcylku nabada ayu ku abuurmaa oo uu macno ku leeyahay.

  • @abyan1351

    @abyan1351

    5 жыл бұрын

    Aad iyo aad mahadsanid

  • @jmk7b947
    @jmk7b9477 жыл бұрын

    Rag waa ragii hore dumarka dugsi u ahaa kuwa maanta inyar marka laga reebo waaa nacasiiin gabdhahooda ka oohiyo

  • @muuminad3143

    @muuminad3143

    7 жыл бұрын

    mira- luck mira wanaagga raggu da kuma xidhna ee waa dhalan kii markuu yaraa dhaqan xumaa markuu wrynaado ma dhaqan fiicnaanaayo. Dhaqan wanaagu waa dhalan

  • @abshirobashir9857

    @abshirobashir9857

    5 жыл бұрын

    Sax

  • @malmahaaduun6469

    @malmahaaduun6469

    4 жыл бұрын

    Wlh halqof ayan jeclahay iskada inan ka ooysiiye waxan isku daya usameyo waxay rabto inta aaysaan xita ishegin ama afkeeda kaso baxa

  • @freetheguys5134
    @freetheguys51347 жыл бұрын

    asc maclin shirwac waa maclinkegii waqtigii dugsiga sare ee college jowhar waxan soo xasustay ardaynimadaydii macalin adiga iyo maclimad qarad iyo dhaman carurtina cimri iyo cafima.d iyo cibado suban ilahay ha idinsiyo amin

  • @ismailahmedomar359

    @ismailahmedomar359

    6 жыл бұрын

    FreeTheGuys ma i garan kartaa jawhar ayaan kuwada noolayn waqtigaa anba maamulahaygii buu ahaa

  • @cabdishakurmaxamed5547

    @cabdishakurmaxamed5547

    2 жыл бұрын

    Free TheGuys xageen kala xidhiidhaa akhiii

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed32716 жыл бұрын

    Rag waa Ragii hore hadalna waa intuu yidhi, waa soomalidii sharfta lahayd ee kudayashada mudneyd.

  • @doolaranshuur8984
    @doolaranshuur89845 жыл бұрын

    Old is gold

  • @munaabuukar5497
    @munaabuukar54977 жыл бұрын

    barnaamijkaan aad uwanagsan mahadsanid Anyaale

  • @mustafaadan6222

    @mustafaadan6222

    6 жыл бұрын

    H

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys4 жыл бұрын

    🥰🥰🥰Hees An Jeclahay

  • @ubahguled96
    @ubahguled964 жыл бұрын

    Shirwac wuxuu ahaa principle keygii school 1985 to 1986 ma nool yahay kaasa pol polaare hadan xasuustan school ayuu dhex degen isaga iyo Qarad.

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 Жыл бұрын

    Masha allah dad hore

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal7 жыл бұрын

    WAAN KA XUMAHAY PROF. SHIRWAC INUUSAN KUSOO BIXIN DIORASHADI GALMUDUG.

  • @qaradd4265

    @qaradd4265

    6 жыл бұрын

    Mudane Sooyaal ma is sharaxey horta hadey dhacdey alleylahecqof baa na dhaafey qasaara badanaa prof shirwac haduu madax noo noqdo waan ku reyn laheyn

  • @abyan1351

    @abyan1351

    5 жыл бұрын

    @@qaradd4265 Aad iyo aad

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre67377 жыл бұрын

    walalkey ayaanle aad ayaan kugu mahad celinaa aad ayaan ugu faraxsanahay in aan farxada idinla wadaago

  • @xadeedseexdeacademy7606
    @xadeedseexdeacademy7606 Жыл бұрын

    Dullihii qardhoo doogsadaa dhul ugu doorroone SAYID Maxamed cabdulle Xasan

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc2 жыл бұрын

    Somalia Hanoolaato

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi4 жыл бұрын

    dad waa dadkii hore Salah Ali From Migadishu

  • @farhiyamoallim8070
    @farhiyamoallim80706 жыл бұрын

    Waa qiso aad umacaan

  • @fartuunabdule3478
    @fartuunabdule34785 жыл бұрын

    War jecel ma jiro hada adeer shiwac 😢😢😢😢 waa nasiib bad needeen adeer

  • @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
    @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan72444 жыл бұрын

    Qiso Cajiib ah

  • @mohamedsaraaxa3821
    @mohamedsaraaxa38216 жыл бұрын

    Sahal maclin ciise alllah u naxriiztee hadaa laso shaqeysay khapiir batahy prof.

Келесі