Maxaa lagu doortaa Jaamacadda iyo waxaad baranayso? | Dr. Afyare Cilmi

Video-gan waa wareysi aan Dr. Afyare Cilmi kala yeeshay;
1. Waxa lagu doorto takhasuska ardayga uu dhiganayo heerka jaamacadda.
2. Waxa ay tahay ardayga inuu ku kala doorto jaamacadaha uu dhiganayo.
3. Culuumta uu dhigo uuna ku takhasusay oo kala ah;
3.1 Cilmiga Maamulka guud (Public Administration).
3.2. Kan Politcal Science (Siyaasadda) oo PhD uu ka diyaariyey.
3.3. International Relations (xiriirka caalamiga) iyo Amniga.
si'aad qeytaad rabto u daawado ku dhufo waqtiyadan hoose;
0:00 Takhasus/Major
9:25 Baahida Xirfadaha
12:30 Doraashada Jaamacadda
17:50 Political Science
Daawasho wacan.

Пікірлер: 41

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar73893 жыл бұрын

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏, kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 Жыл бұрын

    Iminka ayaan barnaamijkaan dawanayaa, saaxiib, walaal, ustaat, waxaan qorayaa buug ku saabsan sh. Maxamed Macalin Xasan ka qoro, afyare markuu hanoolaato oga waramay Taariikhda Sh. Maxamed Macalin xasan, markaa maygu caawinkartaa in aad ila xidhiidhisid, ama aad ciwaan aan kala hadlo iisoo gudbiso, si aan wax badan oga waraysto.

  • @noradinyouzuph448
    @noradinyouzuph4483 жыл бұрын

    Form ogaansho 😊

  • @KhaadirSahane1998
    @KhaadirSahane19983 жыл бұрын

    Ustaad waaad mahadsantahy waxaan jeclaan lahaa in aad kuliyada Machanical engineer ayadana noogu soodrto hadii aad ayso qof khibrad Uleh

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali54803 жыл бұрын

    ustad Abdiwali khalif waxan jeclaan lahaa in aad noo badi goobto qof ku taqasusay cilmiga law ga si uu faah faahin nooga siiyo faidada cilmigaas thanks ebow

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed25153 жыл бұрын

    ma sha allaah

  • @xaaficabdixafiid6107
    @xaaficabdixafiid61073 жыл бұрын

    Masha allah

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan81613 жыл бұрын

    Jazakumulahu khayran Wll adigiyo Dr kaba

  • @waawamoha5374
    @waawamoha53743 жыл бұрын

    Thnks sxp

  • @abdiosman4770
    @abdiosman47703 жыл бұрын

    Mashalaah

  • @siadabdiabi2406
    @siadabdiabi24063 жыл бұрын

    well done

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid29973 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Afyare Iyo Walal Enginer Abdiweli good advice

  • @jamamohamed9272
    @jamamohamed92723 жыл бұрын

    Manshallah waa waraysi aad uwanaagsan oo waliba oo waliba aad usareeya Dr Afyare Cilmi, si wanaagsan buu uga jawaabay suaalihii aad waydiisay. Masuul aqoonyahano sidaanoo kale uga jawaabaya baahiyaha jiilka yaryar ay qabaan hadaad karto inaad waraysato waa wanaagsanan lahayd inaad xagaas xooga yara saarto adoo mahadsan.

  • @maamankacade636
    @maamankacade6363 жыл бұрын

    Maansha allh

  • @bashka6627
    @bashka66273 жыл бұрын

    M.a Prof.afyare mahadsnd

  • @xaliimocabdullaahi3536
    @xaliimocabdullaahi35363 жыл бұрын

    Walaal soo dhamays tir.

  • @cariifofficial4931
    @cariifofficial49313 жыл бұрын

    Ustaddow faculty of medicine faafaahin naga sii adoo mahadsan weliba isku day inaa waqtiyada ugu dhaw inaa video nooga soo sameyso

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare73883 жыл бұрын

    Ustaadka wuu mahadsanyahay . Talooyin fcn buu nasiiyay .. Marar kale noo soo celi .

  • @hanadabdi2253
    @hanadabdi22533 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal abdiwali sida aad codsigeena inoogi tixgalisay.

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    Adaa mudan wlle.

  • @siadabdiabi2406
    @siadabdiabi24063 жыл бұрын

    Walaal khaliif fadlan Aqoonyahanno Takhasusyo kala duwan leh noo soo warayso.

  • @mohammedyuusuf9821
    @mohammedyuusuf98213 жыл бұрын

    Wax badan ayaan ka faa'iiday,MAHADSANID.

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining3 жыл бұрын

    Politics - who gets what, when and how. That what I learnt in my Political Science Class 101. Currently I'm in my 4th yr doing Political Science at University of Nairobi. Trust me, this is a great course worth considering.

  • @abdiraufosman4810

    @abdiraufosman4810

    3 жыл бұрын

    I hope you enjoyed CPS102 Politics and government in Africa by prof P.O. nyinguro

  • @hubaaltraining

    @hubaaltraining

    3 жыл бұрын

    @@abdiraufosman4810 Sure bro.

  • @Faarax_soomaali

    @Faarax_soomaali

    2 жыл бұрын

    Political sceince is best field

  • @mohadalmaryare285

    @mohadalmaryare285

    2 жыл бұрын

    Me too bro i am apolitical student and i like very much this field.

  • @ahmedvitamiin5784
    @ahmedvitamiin57843 жыл бұрын

    Qafkasta oo jaamacad ka qaata degree-ga koowaad waxuu u baahan yahay 2 sano ugu badnaan oo kale in uu la shaqeeyaa qaf leh experience waxa uu soo bartay kadib uu master degree uu aadaa 3 sano ugu badnaan kadib uu ku shaqeeyaa 10 sano asigoo kasii sameynaayo research waxuu dhigaayo si macalin nimo ama oo ugu shaqeynaa shirkad ama shaqo asiga gaar u ah laakin xiriir laleh 4+2+3+10=20 sano kadib ayaa lagu dhihi karaa PhD qaf wata waxaad wadataa cilmi leesku hakeen karo oo wali qeeb yar ka ah waxaad baratay, cilmi guud wax la yiraahdo majiraan

  • @xasannaane6893

    @xasannaane6893

    3 жыл бұрын

    Thanks

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    Rag waxaa jiro sodomeeyo ama afartameeyo ku dhintay culuumti ay ka tageen qarniyo kahor ilaa maanta la dhigo. arrintu sidaad u dhigtay waa ka fududahay.

  • @ahmedvitamiin5784

    @ahmedvitamiin5784

    3 жыл бұрын

    @@cabdiwali Waa runtaa laakin cilmiga waagaa waxuu ahaa bilow qaasatan midka seeyniska sidaa darteed ayey magac ku yeesheen hadda in aad wax cusub keeno ee aan lagaaga horeeyn aad ayey uyartahay

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    @@ahmedvitamiin5784 sxb google cilmi baaris master lagu qaadanayey ayaa laga sameeyey, marka wali waa suuragal qofka inuu isagoo yar sameeyo wax la isku haleyn karo marnaba da' kuma xirno

  • @ahmedvitamiin5784

    @ahmedvitamiin5784

    3 жыл бұрын

    @@cabdiwali culuumta coding ee lagu dabaqaayo mashariic wax sidaa u fog maahin waxa leesku heesta ayaa ah zero ground in wax laga bilaabo waxaad ka hadleeyso waan ganacsi iyo aalad horay loo sameeyay ee lagu dabaqaayo IT, waxaan ka hadlaayaa isbadal weeyn sida gacanka talefanka, Waa dhacdo weeyn ee isbadal ah ama geed bixin jiray 200 mir ee lagu kordhi yay tiro aan la qayaasi karin sidaa 3000 mir in la gaarsiyo waqtigana lasooyareeyay camal ee kama hadlaayo project ganacsi in aad FIKIRTO

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining3 жыл бұрын

    Dr Afyare did his PhD in University of Alberta. I look forward to doing mine in the same field in Either Utoronto or UAlbrta, Inshaallah.

  • @abdiraufosman4810

    @abdiraufosman4810

    3 жыл бұрын

    Your dreams are valid

  • @aidarous8642
    @aidarous86423 жыл бұрын

    liscense muxuu kawadaaa D.R, ku tolow?

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    Leesan ama license waa aqoonsi kuu baneenayo inaad ku shaqeyn karto waxaad baratay tusaale; takhtarka waa inuu leeyahay kaar ay dowladda bixiso oo muujinayo in la aqoonsanyahay.

  • @user-th1el6pf5i
    @user-th1el6pf5i2 жыл бұрын

    Dr ku aadbu umahadsanyhay

  • @akgamingaction6081
    @akgamingaction60813 жыл бұрын

    Waxaan ogaaday maanta inay Jaamacaddaydu ii hagar baxday Wixii lagu baranayay Bacholor of public adminstration in ii cover garaysay.

  • @mahadibrahim1628

    @mahadibrahim1628

    6 ай бұрын

    Wxn interested ku ahay Puplic administration ayada online ah