7da Caado Ay Leeyihiin Dadka Saameynta Badan | 7 Habits | ILA AKHRI | Stephen Covey.

Muuqaalkan waxaa kusoo koobayaa mid ka mid ah buugaagta oogu caansan ee laga qoray hormarinta nafta waxaana la yiraahdaa: THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE.
oo Afsoomaali la dhihi karo waxay noqon "7DA CAADO EE AY LEEYIHIIN DADKA SAAMEYNTA BADAN".
Buuga waxaa qoray qoraagii caanka ahaa ee ree mareykan Stephen Covey sanadki 1989ki.
ka faaiideysi wacan Qeybaha muqaalka:
0:00 Hordhac.
2:15 Caadada 1aad
6:20 Caadada 2aad
7:45 Caadada 3aad
10:30 Caadada 4aad
12:25 Caadada 5aad
13:25 Caadada 6aad
14:37 Caadada 7aad
15:00 Gunaanad
Daawasho wacan.
Mahadsanid,
Abdiwali.

Пікірлер: 87

  • @xuseen9616
    @xuseen96163 жыл бұрын

    Macalin Wey adaga tahay in markasto wax lasoo gudbiyo balse waad ku mahadsantahay Soo gud bintaada caafimaaf iyo cibaado suuban Allah haku siiyo jazaakal Allah macalin

  • @timesuez2250

    @timesuez2250

    8 ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi44213 жыл бұрын

    buuga noo soo koob )العادات السبعة للمراهقين)

  • @izaaw8661
    @izaaw86613 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad buugaas marbaa jaanis ku helay inaa akhriyo lkn ma dhamaystiran nasiibxumo aad baa u mahadsan tahay waan ognahay dadaal iyo waqti bay u baahantahay inaad buug akhriso, ka qorto inta ugu muhiimsan, haddanna soo koobto oo laga yaabo inaa vedio edit samayso, inay dad badan ka faaiidaystaan baan rajaynayaa walow ay dadkeena soomaaliyeed inta jecel wax akhriska iyo buugaagta ay aad u yaryihiiin🙏 ani ahaan muuqaaladaan aad baa uga faaiidaystaa guulayso

  • @AlKhuwarisim
    @AlKhuwarisim10 ай бұрын

    2 sano kadib ayan muqalkan daawaday wuuna i anfcay ee mahadsanid ustad

  • @hamzemohamed3314
    @hamzemohamed33143 жыл бұрын

    Buuga kalana ka hadal please (العادات السبع للمرهقين أكثر فعالية)

  • @ahmedisse4984

    @ahmedisse4984

    2 жыл бұрын

    Oky aaway bookaas

  • @abdiqanimohamed2192
    @abdiqanimohamed21924 ай бұрын

    Barnaamij waxtar leh ayaa noo soo diyaarisay, waxa aan odhan karaa waa waxbarasho si fudud aan ku helnay. Mahadsanid diyaariha.

  • @wafer0360
    @wafer03604 ай бұрын

    Mahadsanid wlle waxaad ii noqotay macalinka noloshayda inshaa allah khayr ilaahay haku siiyo

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed64133 жыл бұрын

    Mncha allah Bro keep going

  • @mohamedosman1251
    @mohamedosman12513 жыл бұрын

    Mahadsanid walal.

  • @ahmedtiitii1299
    @ahmedtiitii12993 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed53493 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @Tradershafi
    @Tradershafi3 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Abdiwali ❤️🙏🏽

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline58553 жыл бұрын

    Mahadsanid akhil kiraam❣

  • @mohamedabdi6399
    @mohamedabdi63993 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @hodanabdirahman4620
    @hodanabdirahman46202 жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @luckyosman8102
    @luckyosman81023 жыл бұрын

    Thanks Ustaad

  • @faadumoahmed7879
    @faadumoahmed78792 жыл бұрын

    Jasakallahu khayr

  • @abdibobe1552
    @abdibobe15523 жыл бұрын

    Manshallah noo soo badi

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan29703 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal54532 жыл бұрын

    Mashallah macalin ilaahay hanoo kaa daayo

  • @kawsarhirsi1725
    @kawsarhirsi17252 жыл бұрын

    Shukran ustaada 👏

  • @nimoegeh4208
    @nimoegeh42082 жыл бұрын

    MashaAllah tabarakalah very good 👍

  • @amiinofficial6272
    @amiinofficial62723 жыл бұрын

    Mhdsnid ustaad abdiwali ❤❤❤

  • @Botan-rq6xo
    @Botan-rq6xo2 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @zuhaybrajo9363
    @zuhaybrajo93633 жыл бұрын

    Masha alah hab fiican ayaad usoo gudbisay adoo si fcn u soo qaatay mid walba ama tilmaamay mid walba daqiiqadeeda mhdsnid wll

  • @goraat1236
    @goraat12364 ай бұрын

    masha ahal

  • @FarOlle
    @FarOlle2 жыл бұрын

    Mansha allHa alle haka ajirsiiyo

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia7303 жыл бұрын

    Thanks

  • @sumayaisse1135
    @sumayaisse11353 жыл бұрын

    MashAllh Wll Abdiwali Allh ku bareekeyo

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed11124 ай бұрын

    Thanks again

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 Жыл бұрын

    Masha allaaha shukaran

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan68902 жыл бұрын

    Mansha alllaah ajar alle hakaasiiyo waaa talo wanagsan

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman52023 жыл бұрын

    Waa sidass!!

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17713 жыл бұрын

    Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad c/wali ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo sidaa dadkaaga uugu jeceshahey horumarka

  • @gumaystahamustaqbalka9410
    @gumaystahamustaqbalka9410 Жыл бұрын

    l love you pro

  • @anabbile7556
    @anabbile75563 жыл бұрын

    Ma sha Allah wa arin bulshada & dhalinyaraduba u baahnayen Allaha ku xafido.keep going plse.

  • @mohamedmohamud6840
    @mohamedmohamud68403 жыл бұрын

    Marsha allah

  • @nuurkoofichannel2261
    @nuurkoofichannel22613 жыл бұрын

    Thanks ustad

  • @hasandaacad544
    @hasandaacad5442 жыл бұрын

    Msha alllH maclin aad baad umahdsanthy ustaadi adoo raali ah xgee kala soo xiriiraa

  • @tubemarwo8454
    @tubemarwo84542 жыл бұрын

    Yes salamu caleykum Yes good future generations good for you to see you again

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed64133 жыл бұрын

    First comment Keep going bro

  • @sowdaabdalla9798
    @sowdaabdalla97983 жыл бұрын

    Mashalllaaah mahadsanid ustaaad waaa vedio aaaad ugu helay wax badana aaan ka faaiday jaszak Allah u kheyr ❤️❤️🙏

  • @HassanIbrahiimAli
    @HassanIbrahiimAli3 жыл бұрын

    Nosoo badi muqalada buugagta ee nuucan oo kale ah ustaad

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Жыл бұрын

    Mahadzanid ustad

  • @Guleidka
    @Guleidka3 жыл бұрын

    Mnsha Allah. Alle hakaa jasaai siiyo sida wanaagsan ee aad noogu soo koobtay. Anagana hanaga dhigo kuwii ka fa'iidaysta ee aan dayacin.

  • @abdiosman4770
    @abdiosman47703 жыл бұрын

    Mashalaah

  • @cabdifataaxkhadar9532
    @cabdifataaxkhadar95323 жыл бұрын

    ALLE haka abaaL mariyo ustaad 👍🥰

  • @sugaalchannel4217
    @sugaalchannel42172 жыл бұрын

    runtii wa muqaal aad ii qanciyey oo an wax badn ka faaiday alle hakaa abaaliyo wll abdiwali khaliif janada inoo balana ..

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud81153 жыл бұрын

    That's good

  • @abdallaaadam3666
    @abdallaaadam36663 жыл бұрын

    ustad jazakalahu kheyr wax bdn baad u heesaa bulshada iyo dhalinyarada soomaaliyeed googd job maclin waxaana kaa dalbaneenaa inaad soo koobtoالعادات السبع للمرهقين أكثر فعالية

  • @dhuuxyuusuf856

    @dhuuxyuusuf856

    2 жыл бұрын

    Mashallah guuls

  • @raageshire289
    @raageshire2892 жыл бұрын

    M.a Ustaad Abdiwali runtii si qurux badan ayaa noogu soo koobtay Buugga qiimaha badan alaha ku barakeeyo Ustaad noo soo badi buugta nuucaan oo kale ah

  • @firstcallground
    @firstcallground4 ай бұрын

    MahadSaNid walal

  • @dheeldheel8387
    @dheeldheel83872 жыл бұрын

    Cabdi walaal aad baad ugu mahadsan tahay sida aad noogu sharaxday buug af qalaad ku qoran ,waxaanu kaa codsanaynaa in aad qaybtan buugaagta xooga saarto

  • @ahmedsaid6890
    @ahmedsaid68902 жыл бұрын

    Let's goo

  • @xuseen9616
    @xuseen96163 жыл бұрын

    Asalaamu caleekum macalin waad ku mahadsantahay xulashda buugaata iyo mowducyada kale ee wax tarka noo leh Waxaan Allah kabaryaa in abaal gud fiincan kaa siiyo aduun iyo aaqiro

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    Aamiin wlle dhamaantayo, mahadsanid inbadan😍

  • @shukriinahassan7492
    @shukriinahassan74922 жыл бұрын

    Wa cajiib qof walbo o is badal doon ah isbadalna radinaya waxn u rajeyna videogan marku dawado in u isbadallo insha

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed48953 жыл бұрын

    Aad baad umahadsantshay sxb c/wali khaliif halyay qaran oo soomaali usoo baxay,waxaan kaa codsanayaa inaad buugta noocan ah aad marar badan noosoo qaadato, aad baan uga helay wax aan ka faaidaday

  • @fahmijama7794
    @fahmijama77943 жыл бұрын

    aad ayaan u mahadsan tahay buugga dhan eed noo soo khulaasaysay

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76843 жыл бұрын

    Mhdsnid ustaad guul waxan

  • @profabdulahiabdikadir1168
    @profabdulahiabdikadir11683 жыл бұрын

    Teacher ino dadaal anagana waan dadaalin inshallah 100k waad arke xili aan fogeyn

  • @AbdiqaniAhmed
    @AbdiqaniAhmed3 жыл бұрын

    16 daqiiqo oo aan second kastoo kamid ah ka maqsuuday. Aad baad ugu mahadsantahay wll.

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wllkey. Dhiirigalintaada macno weyn ayey iigu fadhidaa.😍

  • @abdikafimohamed3076
    @abdikafimohamed30762 жыл бұрын

    Xagee ka helaaa

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76843 жыл бұрын

    💟

  • @NuuradinAdam-ho5oo
    @NuuradinAdam-ho5oo8 ай бұрын

    Waxaa tahay Khabiirka bulshada ee hore usoco macalin

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia7303 жыл бұрын

    Teacher

  • @nimahussein3348
    @nimahussein334811 ай бұрын

    👍✅

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer48893 жыл бұрын

    Ustaad aad baa u mahadsantahay. Ustaadii fasalkii xisaabta wakhti inoogu samee adoo mahadsan haday macquul tahay.

  • @maryamsuud7345
    @maryamsuud73452 ай бұрын

    Dadaalaa waagaraa

  • @omarlimousinetaxiservices4307
    @omarlimousinetaxiservices43072 жыл бұрын

    Ila aqri

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers50562 жыл бұрын

    Scw abdi weli waxaan raadinayaa qof website ii samaynkara hadii aad garanayso iigu dhaaf fariin commentiga insha allah

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. Жыл бұрын

    Buuga oo soomaali ku turjuman xagee ka heli karaa

  • @dhamme0
    @dhamme03 жыл бұрын

    Buug cajiiba weeye runtii Mhdsanid wll

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla75427 ай бұрын

    Ascm ustaad buugan xagee ka heli karaa waxaan jooga somaalia mahad sanid

  • @feisalsuleyman733
    @feisalsuleyman7333 жыл бұрын

    Thanks tr lakin waxan kacodsana cashara kusabsan corroding/accounting/ designing/ quick book please macalin jazakallah qeral jazaa wxn rajeynaa inaat aqbalidontit cotsigeyka

  • @safiaali6361
    @safiaali63613 жыл бұрын

    Mahad sanid

  • @KHADIJA_1290
    @KHADIJA_12902 жыл бұрын

    Waal

  • @mohamedrageelmi919
    @mohamedrageelmi9192 жыл бұрын

    Intelagaheli kara book

  • @rayaanismail9851
    @rayaanismail98512 жыл бұрын

    Masuul buugan somali maku heli karaa Fadlan?

  • @muxammad2777
    @muxammad27773 жыл бұрын

    Ustaad aad ayaad umahadsan tahay, waa ogahay in ay adag tahay in maalin kasta video lasoo gudbiyo balse noo soo dadaal allaah yaxfadak

  • @mohamedsaafi1196
    @mohamedsaafi11963 жыл бұрын

    🍒🍒🍒🍇🍇🍇🍎🍎🍎✊✊

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud81153 жыл бұрын

    That's good

  • @rayaanismail9851
    @rayaanismail98512 жыл бұрын

    Masuul buugan somali maku heli karaa Fadlan?