"Masiirka beelaha Danwadaage ee Ciise Muuse ma matali karaan innamo shaqaale dawladeed ahi" ..

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 17

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays806312 күн бұрын

    Masha allah mar hadad garaten in dadku iyo dalku ba isbadal u bahanyahay qabyaaladna wanu aasaynaa

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan571612 күн бұрын

    Intaniiiiii waaa dadkiiii la siiyaaaay lacagtiiiii djabuuuuti

  • @abdirahmanmire2477
    @abdirahmanmire247712 күн бұрын

    ANAGOO DAN WADAAGA AH WAXAANU NAHAY WADANI

  • @Halgame334
    @Halgame33412 күн бұрын

    CIISE MUISE CASHO KUMA RAACI KARAN CIRRO. DEEGAANLA CIISE MUUSE KULMIYA DEGAN KOODA HORU MARINAYAA

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833912 күн бұрын

    Guuuuuul soomaliland

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401511 күн бұрын

    Imikana hadii codkiinu xisbi soosarayay kubiira xisbikale an egno inadsosartane

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401511 күн бұрын

    Reer wadani xilbaadka rabtane walahi inay xafadaha iyo berbera dakadaba idinkala wareegidonan waxhel waxbelbay dhashaa

  • @faysalibraahin8737
    @faysalibraahin873712 күн бұрын

    Geesi qaran

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus681512 күн бұрын

    XISBIGII DEGMADA LAFARUUG JAAMACAD HOSPITAL KA DHISI WAAYA COD HA SIININA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rm7087
    @rm708712 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k12 күн бұрын

    Aqoon.Gaab.kii.

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag552112 күн бұрын

    beelaha dan wadaage mamataan odoyaal adigaoo kle ah bilaa cakayk dhalinyara dawadaage ha iska ilaaliyaan khiyaamada ku socota guud ahaan dalkeena dhaqankeeena iyo jiritaankena bulsho ahaaned waxa inagubsocda dagaal dhan walaba ah oo dhaqakii la inaga soo weerarey dawladnimadii dhaqaalihii iyo culimadii oo manata koox layidhaa ixtisam oo ah garab siyaasi ah oo aminsan inay dumiyaan somaliland oo marwalaba ka horyimada wanaaga horumarka sland tussle kooxda ixtisam waxay leeyihiin xawaaladaha iyo baanaka kala ah amal bank salaama bank Amal bank wuxuu ka soo jeda las anod wuxuu na dhaqale ku bixiya colada fog ee bariga sool iwm ixtisam cidwalqbq wey leedshay shirkan dan wadaago waxa ka dambeeya iyga oo kolna iska dhigaya odoyaal kolna siyasiyiin kolna beelo ay sheegtan inay iyagu utakaiyaan iyagoo koox yer ah oo iskugu yimada hotel oo reerka ka beenshe3gya hooy dhalinyaarooy ka foojignaada allow dhawr isha Allah guul iyo gobanimo jamhuuriyada somaliland ❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833912 күн бұрын

    Danteenu waa kulmiye

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    12 күн бұрын

    Muuse mar kale guuuuuul

  • @NimcoFf

    @NimcoFf

    12 күн бұрын

    😂😂😂muuse ma rabnee nin kale keensada wadani baanu nahay

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g12 күн бұрын

    Ciise Muuse Waa Tala Qabeenka R Sh Isxaaq Yaan Magaca Reerka La Istic Maalin

  • @Aqonchanel
    @Aqonchanel12 күн бұрын

    😂

Келесі