Marqaatiga Oo Qirtay In Mama Saafi La Kufsaday Una Kufsaday Abdullahi Goof | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Marqaatiga Oo Qirtay In Mama Saafi La Kufsaday Uuna Kufsaday Abdullahi Goof | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 243

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche37828 күн бұрын

    MaanshaAllah daahir dirac ❤❤❤ saafi xageeda Allaah u soo ifiyo xaqeeda 🤲💔😢

  • @akn7640
    @akn764013 күн бұрын

    Allah waa caadil cadaaladdana wuu jecelyahay. Daahir shaqo fiican baad ummadda u haysaa qeer allaha ku siiyo.

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r13 күн бұрын

    Dahiir dahaab illhay haku xafiido jisadaada jano hakaa dhiigo❤

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh778212 күн бұрын

    Mansha alah Dahir manta waan ogaaday qofka aatahay mansha alah alah hakubarakeyo

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle827011 күн бұрын

    Gabadha lasawiran oo my husband abdullahi goof kusoo qoratay waa in reerkodu ka furtaan, oo ninkanu cidla kusoo dhoco. No more gabardanbe😢

  • @ayanbadan8832

    @ayanbadan8832

    8 күн бұрын

    Sax wllaaahi

  • @cabdisolomadaw4967
    @cabdisolomadaw496711 күн бұрын

    Makii hoore waana ka xanqi jiraye ❤❤❤❤❤❤❤❤ waxada tahye geesi waayo gabdha kasta waa walsha oo kale

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman15177 күн бұрын

    Geesiniimo wlhi daahir intay nololi jirto iska koreh❤❤🎉

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    Saafi ilaahey iyo iimaanka ayaa niyada udhisey allena kudhoowrey inaysan akhlaqdeyda ka dhicin alla badbaadiya badbaada waana surviver ❤

  • @Amaal905
    @Amaal90513 күн бұрын

    Markuu dhahayo markale dhibaato ha u geesan wxuu rabay rikaato inuu ku qabsado ninka hada la waresanayo ayaa kaceliyay nimanka way isku sheegan qaladkay gabdhaha ka galaan ilahaw soo qabo kaas😢

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    13 күн бұрын

    Waa runtaa

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    Waxu rabay inu rukunto inee 5 nin kufsi isku racaan majority nimanka somliyed Ka tarjumesa inyar moye

  • @user-cw6lw9xl8z

    @user-cw6lw9xl8z

    12 күн бұрын

    Naaagtaaan ninka qudba Sirocco ayuu kuqabay wena jaceshahay sidee u raadeee aa arkaaa

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    @@user-cw6lw9xl8z Ki kufsaday qudbosiro kuqabay ma kiwi baad kamid tahay Safi 2 guur oo sharaf badan be gursatay midna wuqaba xaqeda Ka radinesa ti Ilaheyna we suge nimankas

  • @aliadan203

    @aliadan203

    Күн бұрын

    dagaal gooni ah aa ku jirtaaye maa noo sheegtid waxn haku gambanine, intee ku aragtay ragga soomaliyeed oo dhan mise familkaaga aa ku qaldee ​@@Beingme541

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur105811 күн бұрын

    Maasha Allah ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Aamiin

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo199113 күн бұрын

    -----------------Masha’alaah Aabaha Soomaalida Cusub Legend Dahir Abdule Alasow Masaakiintaa Kuu Ducaysa 24/7 Circle Time, -----------------

  • @user-mx7qq3gt9x
    @user-mx7qq3gt9x13 күн бұрын

    Daahir guuleyso walaalkey waa u hiilise maamo saafi

  • @Mudanabdirahman-x8s
    @Mudanabdirahman-x8s13 күн бұрын

    Dahir guulayso wllo alle madaxaga kor haaw qaado❤

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o13 күн бұрын

    Soomaaliyey aniga waan ooyey waxaana ilaah uga baryaa in xaqeeda hesho aaqirana u dambi dhaafo Daahir ilaah ha u gargaaro Daahir reerkiisa diyo soomaali hasiiso 100kun geel halasiiyo Please hala cimaamado Ha loo cimaamado soomaali Gabdhaha waxey heleen aabo fiican aabo daahir calasow waa aabo gabdhaha u hiiliyo

  • @deeqaabdi429
    @deeqaabdi42912 күн бұрын

    Dahir waa nin nool cadawgaaga Allaah hakaa qabto gabdhaha wixiiu dhibo karbaash intaa nooshahay

  • @user-me2yk3vo9t
    @user-me2yk3vo9t12 күн бұрын

    Daahir alle haku sharfo hore usoco❤

  • @faisakasim2138
    @faisakasim213810 күн бұрын

    Ilaah hakuu booga dhaya walaaley😢😢😢

  • @fadumoali8301
    @fadumoali830113 күн бұрын

    Dahir keep helping mama safi

  • @user-df1hx1kk3z
    @user-df1hx1kk3z13 күн бұрын

    Justice for mamo saafi

  • @misafaa2000
    @misafaa200013 күн бұрын

    #justice for Saafi

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp12 күн бұрын

    Masha allaah tabarakallaah mamo insha xaqaaga waad heli aniga gurigii aankusokoray xaqa ayalogadhaqmaayey gbdh iyo wiilka isku si baa wax barashada nalogudirijirey mid guriga laga dhalay iyo ehelnimo kujogaba was walalkay abtigay dhalay wu isodadaalay WA aabahay mcne cml diini iyo maadiba madigi Ayan nacay onka hadhay jazadiisa jano ❤❤❤❤

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp12 күн бұрын

    Maamo.sorry.guul.dahiir.❤❤❤wall

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75607 күн бұрын

    Mnsha allah dahir calasow ilaahay haku la garab galo arinkaan ,u hiilinta dumarka iyo hooyooyinka somaaliyeed u hiilinta

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu12 күн бұрын

    Asc Daahirow Maasha'Allaah Tabaaraka'Allaah Howl la qabto tii ugu fiicnayd ayaad haysaa aakhiro iyo aduun adiga iyo inta kula shaqeyneyso Ilaahey ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo laakiin mid aan ku leeyahay gabadhaan ma ku dhali kartee waa walaashaa ee Maamo ha ugu yeerin magaceeda ugu yeer (respect).

  • @ayanbadan8832

    @ayanbadan8832

    8 күн бұрын

    Mashaaa Allaaah miskiinta xaqeeda Allaaah ha usoo dhiciyo

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta12 күн бұрын

    Ilahayow Maama Saafi Xaqeeda Siii Dahir Alisowna Garabkiisa Gal Yaa Rabbi Oo Garab Kusii Maxkamadiisa Yaa Rabb

  • @rorobano6907
    @rorobano690713 күн бұрын

    Wlh mamadan wan ka qeyliye Waa naag nool

  • @nasteexo-cj3ot

    @nasteexo-cj3ot

    12 күн бұрын

    Repeat waa arin xun

  • @naimaabdul4177

    @naimaabdul4177

    10 күн бұрын

    Hooyo ku dayasho mudan weeye

  • @safiasheikhahmed5170

    @safiasheikhahmed5170

    8 күн бұрын

    way​@@naimaabdul4177waxay utaagantay inbushada wacyagalin ayoga dhigto siay odayasha qariya ee gabadha lafufsado hadana kiikufsaday uguuriya kuna dhaha adeer asdur ale khayr hakusiiyo waa in latirtiro dhaqankaa mid islaamna maaha

  • @ayanbadan8832

    @ayanbadan8832

    8 күн бұрын

    Mashaaa Allaaah

  • @munaismail2019
    @munaismail201912 күн бұрын

    Rabi ha u naxariistee Aabahay nooma ogolaan in Wiilki Iskuu aado Gabadhuna Guriga ka shaqeyso si siman buu noo baray wax weliba Hablaha ayuu horeysiin jiray Illaahayaw u naxariiso

  • @maryammb7064

    @maryammb7064

    12 күн бұрын

    Allahuma Aamiin 🤲😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉🤚

  • @ayanbadan8832

    @ayanbadan8832

    8 күн бұрын

    Allahayow unaxariiso Qabrigiisana ha uwaasiciyo Marti la jecelyahayna Allaaah ha ka dhigo Allahuma Amiiin

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j13 күн бұрын

    Soo ma dhici karto in Duniyo xataa la dulmiyey oo rikaato lagu heystey?

  • @UpdeynaserEssay

    @UpdeynaserEssay

    13 күн бұрын

    Wax wliba wa macqul in ayadana ay la ogeed oo qorshaha mar horeba ay isla diyariyen ama in ayada lagu qasbay in gabadhan ay uso gacan galiso iyo in ay iibsatay oo xooga lasiyay intaba wa macqul balse alle aya inaga xog ogaal san

  • @Baraka-f9j

    @Baraka-f9j

    13 күн бұрын

    @@UpdeynaserEssay Sax, Alle swt ayaa naga og. Laakiin, waa in aan is weydiino waayo waxaa dhici karta laftigeeda in la kufsadey laguna yiri hadaadan gabdho noo soo shirqoolin adigaan ku ka shifeynaa. Dumarka Soomaaliyeed aad baa loo dulmiyaa😭

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman981312 күн бұрын

    Dahir ilaahey haku darejeeyo aduun aaqiro saafi cadaalad ha hesho

  • @Naagnool124
    @Naagnool12413 күн бұрын

    Wallee kufsade Cabdullaahi Goof godkiisaa biyo ugu soo galeen Daahir nooloow wallee dahab baad tahay

  • @abdicash8787

    @abdicash8787

    12 күн бұрын

    Daahir calasow laftigiisaa kufsade ahaa, bal ha ka dhaarto , waa igu balan haduu daahir ka dhaarto, 2 cashi noolaanmaayo

  • @hawayassin7172

    @hawayassin7172

    12 күн бұрын

    Subxanallah , away 5ti nin kufsiga lagu Eedeynayey ,maxa Abdullahi gof keliya lo daba taagantahay ma fahmin arin kan .wbt.

  • @abdulkadirhalane6402

    @abdulkadirhalane6402

    12 күн бұрын

    @@hawayassin7172 Naagat shegtay E Asaga laraba😂 inu so Hadalo yiraahdo 4 Kalle iila kufsaday

  • @user-mv3oj2os2y

    @user-mv3oj2os2y

    12 күн бұрын

    Asaga unbay taqana kuwakale meysan aqonin​@@hawayassin7172

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    ​@@hawayassin7172we miir beeshay weyna dhigbaxday Goofka ee Ka aqonsatay kuwakalana wa shaki asaga cadeynkara

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji257712 күн бұрын

    Dahir is very smart 🎉❤WELL DONE

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan13 күн бұрын

    Xamar dulmigii ka dhacay 1991 ayey wali dhibbane la tahy, dumarka walaalahood hortooda ayaa lagu kufsan jiray, batarina waa lagu guri jiray😢😢😢😢

  • @bilkhair3499

    @bilkhair3499

    13 күн бұрын

    1986 not 1991

  • @cabdinaasirbootaan

    @cabdinaasirbootaan

    13 күн бұрын

    @@bilkhair3499 1986 oo dowlad jirtay miyuu sidaas yeelay?

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    Sax aad iyo aad

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    Ilaa 2007 beey socotay

  • @lulaa1113

    @lulaa1113

    11 күн бұрын

    Hadda ayey 10 jeer sii jibaarantey

  • @ladyblue6595
    @ladyblue659512 күн бұрын

    She needs a closure so that she can move on. The rape is haunting her and she needs at least an apology and a confession from him

  • @ahashi7828

    @ahashi7828

    12 күн бұрын

    She doesn’t need confession she need the revenge he deserves

  • @ladyblue6595

    @ladyblue6595

    12 күн бұрын

    @@ahashi7828 i wrote "the least" he can do!

  • @amiiraabdi3589
    @amiiraabdi358911 күн бұрын

    Daahir jir oo jooga allahs ku xafido u shaqee gabadhahs soomaliyed

  • @duniyalang1285
    @duniyalang128513 күн бұрын

    Dhaahir ha ku noqon qabyaaladii bulshada howl fiican baad u qaban kartaa xuquuqda dadka la dulmiyo.

  • @apdirahmanapdinour4882
    @apdirahmanapdinour488212 күн бұрын

    Alle haku xifdiyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie204312 күн бұрын

    Walee Daahirow Somali meel baad uga soo baxday. Allaha kugu garab siiyo.

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami11 күн бұрын

    #Saafi quruxley waaye ilaa iyo hada xililigii 80'S waaba kasii darnayd

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f12 күн бұрын

    Asc daahiroow jidkii saxnaa baad cagta saartay ha ka simbiri rixan cidii ku maagtana iska celi hooyadaana xaqeeda raadi ALLAAH ayaad wanaag kaga helaysaa insha ALLAAH danbigaagana wuu dhaafi hadii xaqa aad ku dagaalanto

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake595313 күн бұрын

    Bristol Degan tahay caasha keef Waa gabar warsan star sxp Ama abti

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    #Saafi4justice Ragaas iyo naagti lasooqabto lanatoogto dhamaantood

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd13 күн бұрын

    Aniga warkan dhamaadkiisa waansugila ahaw saafiwaanlaxanuunsanahay

  • @sadiaibraahim1230

    @sadiaibraahim1230

    12 күн бұрын

    Warka dhamaadkiisa anaa kuu sheegaayo wey jecleed ama isaga jeclaa ama ayadaa jeclaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    Walaalkaas maba swan walaal waa doqon nin walaashiis kufsadey baa baashaalaayo kolkaas buu walaashiis utagey dhahaya. Magaceeni baa ceebeesey halka uu raadinlahaay uuna tooganlahaay waaba doqon bilaa damiira

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh530412 күн бұрын

    May Allah bless you Saafi❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    Hooyadaan jidka eemartey maaha qalad balse waa bulshada soomaliyeed baa u aragto ceeb gabar lakufsadey sidaas ayaa cashkeef keentey ineeqarsato

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    Saafi4Justice

  • @saciid_iid
    @saciid_iid12 күн бұрын

    Aduun dhaqankii guuray oo iimaankii dhintay ayaanu joognaa

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax184411 күн бұрын

    Asagoo og wuxuu sameeyay ayuu saxiib lasii ahaa waxay mujinee inay isku nuuc yihiin isaga waxaa laga yaabaa in uu isagaba fal nuucaana uu ku kacay .

  • @Mamar6310
    @Mamar63106 күн бұрын

    Sadiq MARKHAATI cad buu furay hadalka ka soo dhacay wuxuu cadaynayaa in uu warkaasi jiro

  • @sahraali8379
    @sahraali837910 күн бұрын

    Daahir waxyaalaha qaar waaku saxantahay laakiin marbaad tahay af ku dhiigle

  • @user-zs8do2tr8z
    @user-zs8do2tr8z13 күн бұрын

    Illahow xaqeda usosar yaarabi

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c9 күн бұрын

    Qofna ma dishen xiligaas hoogey aheday somalia alla ha u dhib dhaamo waxi ku dhacay gabadhas wax la xiri lahayna ma jirin

  • @maryammb7064
    @maryammb706412 күн бұрын

    Justice for our sister 😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed409613 күн бұрын

    Waxaan kuqiyaasaaa In u u ugeeysanlahaaa dhib kale eeqabta ninka Ceeb kuma aha saafi waa victims

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp12 күн бұрын

    Guul.dahir.farom.somalilnad❤❤❤❤❤

  • @DeeqoAhmedHassan-wk2xr
    @DeeqoAhmedHassan-wk2xr12 күн бұрын

    Daahirow walal horta amaalkaaga alle hakuu gudo mida kale duniyo warayso si gaar ah waxay ila tahay in ay ayadu xitaa dulman yahay oo rikaato lagu haystay

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla40094 күн бұрын

    Ha na ceebayne na qarida gabdhuhuba way aamin san yihiin waana waxa ay u qarisay falkii ku dhacay

  • @abdiraxmanmohamed1612
    @abdiraxmanmohamed161213 күн бұрын

    Wala yaqan

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud450412 күн бұрын

    ASC MAMA hadaan fikradeyda kugu darsado dhibaaatada aaa sheeegeysid waqti hore bey aheyd marka intaaa ilaahay xaqaaaga weydiiisato hada&dan xaqaaaga alaha ku siioyo❤❤❤❤❤

  • @CabdiqaniSahal-ez5rr

    @CabdiqaniSahal-ez5rr

    2 күн бұрын

    Wlshy fahn mamada teda kle ma udodayso ee tan gabdhaha soomaaliyed oo dhan mrka mana cebaysana ee radii xumeya ceebysan🥺🫡🥰

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v12 күн бұрын

    SAAFI ALLAAH AYAAN HUGA KATUURIN OO WAALIN IIMAANKA UXEJIYAY SUGAY LAAKIIN WAXBA ULMA UHARIN INKASTAY SHOK SOMARTAY ILA HADA KA HADHIN YAA ALLAAH ALOOW SAAFI USOO DHICI XAQEEDA SAAFI ABAAYO SALAATULEYLKA ALE UBARI INU XAQEDA ALE KUSO DHICIYO AAAAAAAAMIIIIIN

  • @Beingme541

    @Beingme541

    12 күн бұрын

    Waalo bey kaqaaday waxe rafado watan Manta xaqeda rdinesa

  • @saedasmith6558
    @saedasmith655813 күн бұрын

    Somali illhay xaqa hatuso

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud11 күн бұрын

    Gabdhaha soomaalidu inay nin raacaan dayn mayaan saqajaamiintuna kufsi dayn mayso.

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo302313 күн бұрын

    Waa geesiyad mamadaan walahi sheekadan waa sheeko wayn kufsiga, waa in wax laga qabto kufsiga 😢 sidiisabo gabdho badan baa dhiban wallah oo qarsanaya weliba dhibkooda.

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta12 күн бұрын

    Duniya Keen Daahirow

  • @naimahassan9393
    @naimahassan939312 күн бұрын

    Daahir dahab guul guul ❤️🙏

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha947913 күн бұрын

    Mmo kulahaa waadba islegtihiin daahir waaba ka weyntahay mmo leyne abaayo dheh 😂

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel12 күн бұрын

    DAAHIR CALOWSO XAGEEN KALA XIDHIIDHAAA😢😢😢

  • @hodandahir8111
    @hodandahir811113 күн бұрын

    Dahir calsow walhi mama hadad xaqad u so diciso wa malin igu farxada badan adi waxa ku qiryah inta tahy nin maxa kamad saxa fadiyah ilahay wa ku baryah ee u so dica xaqada

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta12 күн бұрын

    Saadaq ilaah baa Ka Dhawaajiyay Alx

  • @malaboa591
    @malaboa59113 күн бұрын

    Maashaa Allaah Maxkamadii Daahir Calasoow waaba shaqeeysay, hadiiba kufsigii kaligiis taliye Siyaad bare dadkii ku eedeysnaa uu maxkamadiisa soo saaray .

  • @muumincumar7417
    @muumincumar74174 күн бұрын

    Walaahi videogaan daahir somaliya uu tegay waxyaabo badan ayuu kashifay oo banaanka keenay hadda dadka jooga waa in ay hadda ka talaabo qaadaan

  • @omarabdulahi4414
    @omarabdulahi44146 күн бұрын

    kuwuu daahir kufsaday yaa ku maxkamayn doona kolay alaah

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw13 күн бұрын

    ax ax am sorry mama 😢😢😢😢😢

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak608713 күн бұрын

    Waa wadakufsadayal waxa dowlada haysta

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss963413 күн бұрын

    Justice4live

  • @XamdaXamdaa
    @XamdaXamdaa12 күн бұрын

    Somaliyeey intay noshahy anay ciilka ku dhiman halo kaco tv yo madan bay fadhisty many ushaqayn waxa laga yaba halkan inay ka hesho cadalada😮

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q13 күн бұрын

    Hadal badan oo soonoqnoqdey wuxuu yahay"SOOMAALIA WAXAY LA DAGILA'DAHAY WAA XAQDARADA LADUUGO OON LASII DABA GALIN OO WALIBA LAQARIYO. I wish we learned about this topic a long ago.

  • @subraarm4381
    @subraarm438112 күн бұрын

    Daahiroow Soomaaliyi ma iloobin Dawlad la,aantii wixii dhacay waxaase ugu Daraa Madaxweyne muslima ah oo Gabdhihiisa ka ganacsada Hassan ayuu ahaa oo 500 oo Gabdhood Rag ka iibiyay.

  • @user-mr6sp3yh7e

    @user-mr6sp3yh7e

    4 күн бұрын

    Hooyadan waqtigii dhibku ku dhacay dawladii siyaad oo shaqaynaysa weeyi naago shaqatagay iyo iyadu isuma dhigmaan

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb13 күн бұрын

    Mama waa ku garab taaganahay dhamanteen

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh542613 күн бұрын

    😢😢

  • @sharrifabdullahi7020

    @sharrifabdullahi7020

    6 күн бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-pz4fg1lw8u
    @user-pz4fg1lw8u12 күн бұрын

    Hey Daahir calasow leğen be cool down ❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o11 күн бұрын

    Ninka ay nimanku wada kufsadeen intuu oynaayey inuu midnight uraadsado oo uu diley aheyd

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d11 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan822410 күн бұрын

    Xaqeda illahow sii

  • @sahraali8379
    @sahraali837910 күн бұрын

    War maxkamad baa dhaceysa ragoow godkiinaa biyo idinkugu soo galeen. War dumaroow soo baxa oo haqrinina hadii laydin kofsaday

  • @kadijaali4753
    @kadijaali475310 күн бұрын

    Maxa saxib keenay mesha nin xun o gabar walashis kufsaday bartas inad ku goysay bay ahayd saxibtinimadas qof xun lalama saxibo nocisa bad noqone.

  • @cabdisolomadaw4967
    @cabdisolomadaw496711 күн бұрын

    Hoore uu sooco sxb iskan ilali duulamiga iyo lalaushk waayo magaca ku kodha mooye ifa iyo akhiro

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u12 күн бұрын

    Abti. Daahir. Maxkamadaada. Ku. Soo. Af. Jar. Maama. Saafi. Halagu. Daro. Abdulaahi. Goofoow. Sidaan. Arkayo. Way. Ka. Heshey. Wasmaduu. Wasey. Maamo. Saafi. Runta. Ma. Sheegeyso. Way. Jeceshahay. Abdulaahi. Goofoow. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Awdheegle. Joogo Canada Ottawa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    #Saafi4Justice

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf377613 күн бұрын

    Daahriw barnamijyada nocan ah wan kugu taageersanahay qof dhib nocas ah oo xata dawladisi cawin weydey inad codkaga ku cawiso allena wu kugu jeclanaya bulshaduna way kugu jeclanaysa ku soco sxb

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    Ninka haduu maqley waagi nabada in saafi lakufsadey macnaheeda

  • @qalanjowaaberi6420
    @qalanjowaaberi642012 күн бұрын

    Daahirow Wuxi hore wax soo dhaaf…maanta unbad waxqabad divan gashay. Gabadhan manaqaan lkn donation diyar ban unahay. Plz help gabadhan.

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq12 күн бұрын

    War waxan la yaabay wixii wax xxoogi jiray iyo gabdhihii la xoogi jiray maxaa waaberi dejiyay....

  • @user-pr4ty6pg8f
    @user-pr4ty6pg8f9 күн бұрын

    Mr dahir clasow walaLkey hawl ficn yad haysaa lkn dad an diinta aqonin o ku gafaya sharciga wax hawaydiinin

  • @subraarm4381
    @subraarm438112 күн бұрын

    Daahiroow Soomaalidu waxay isku khadaysaa Danbiga Qofku Ilaahay ka galo iyo ka qof qof kale u gaysto. Siyaad Bari waxaa ku noolaa oo Alle wixii haw Qof walba oo masuul Ilaahay kula xisaabtamayo waa Agoonka labadiisii waalid waayay, Fiqiirka Hooyadii suuqa la fadhido yaanyada ama Galayda, qofka waalan ee maskaxdiisii waayay,ka laxaadka la ama indho ama lugo markuu dalkiisa ku haysto wax barasho bilaasha ilaa PHD taas oo Dawladu iyo Dhaqtaro bilaasha oo loo siman yahay ayaan haysanay Siyaad bare waxaan dhar balcad ah wada xidhan jiray Ina uun, laaye iyo Ina siyaad maanta maxay u hayaan Daahiroow Dawlada Adigaa ka fiican oo qof walba oo dhiban taageeray iyo Farmaajo oo maalintuu Madaxweyne noqday Wiilashii iyo Gabdhihii Dalka ka baxay meela lagu ogayn soo celiyay Daahir ninka xun ee Soomaaliga ah ee Gabdhaha dhibta u gaysta hala dilo ama Xabsi daayin Ninkaas Saafi iloobi laadahay Ilaahay Aduunka iyo Aakhiraba haku Cadaabo Aamiin Yaa Allaah.

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed49722 күн бұрын

    Oo Daahir Muxuu Naciimo Jookar u ceen jiray hadiii uu Dumarka u hiiliyoh 😂😂😂 Allah been badanaa jookar waa Gabar ee ogoow we know you who you are

  • @anshur100
    @anshur10013 күн бұрын

    war waa mareexaan

  • @dhulkaygahooyo3023

    @dhulkaygahooyo3023

    13 күн бұрын

    Waar mareexaan ha dhihin, ninku waa murursade

  • @nadifoomar9161

    @nadifoomar9161

    12 күн бұрын

    Marexan hakuwalan kalaxad yahay qabasada wa inaderkaye bastarad yahay qasisadaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be13 күн бұрын

    #Saafi4justice

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo464412 күн бұрын

    Walaahi Aabahey ayaa dhaqan kaas lahaa wuxuu dhihijirey hadaan aniga waxwalba siinin ninbey uraadsanee qeymaheeda ayaa looga badalanaa lacag

  • @fadumoali8301
    @fadumoali830113 күн бұрын

    Caisha keyf soo qabta

Келесі