KHADIJO OO NINKEEDA GUMAYSI IYO DHIBAATO KU HAYSA MOHAMED OO CIIL OYAY SUBXANALAH
@Lii Caato Officiall @Liibaan Jama @Gulledsimba @SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad
Пікірлер: 60
Khalbigay kadishay waa washay
اقرؤوا عليه الرقية الشرعية
Waa lakala shakiyay kkkkkkkkkkkkkkkk
Dahir ninkan private kuwareeyso lives kada habaryoonis madawarsadan reerkan waxed u aruurisay sii haka dhamaday waxbeey Dana Hogan.
Sacad S0oreed beela Gubayaal . 12:34
AABA DAAHIR WAAN NOOLAHAY
Wuu baqayaa cawa
Walaahi cabsi aa ka muuqata
Alfa layla
Walaahi dahir fowdo weyn weeye maxkamada ku xigeyn iiga dhig saxiib
Daahi wiilkaa caawi
Bisinka
Yusraay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mac sokor maanta maxamed wuu hadlay soray maxamed❤❤
😭😭😭
Daahirow lacag gaar ah oo uu dhar siisto wiilkan gaar ugu dir please
This man have to go to Hargaysa because I think you’re getting abus
Daahir dameer quruuruftasu hayaa nacladi kudhacday
Waaba filim.caadiya kkkkkkmkkkkkkkkkkkkk
Daaheroow Wiilka Badbaade
Waa comment ku dhiigle
Asc diihir calsow ayaan rabaa dhibane ayaan ahay
Kkkkkkkkk
walee wuu naxsan yahay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤
subxaanallaah subxaanallaah dumaro ilaahay ka baqa iska dayah ninkan miskiin ka😮😮😮😮😮😮😮
Kuwa candho aabeysanaya ma weceladii kulejoyinka ku xereysanaa baa inta sidaa u fahantey farta 😮😮😮😮
Ascw Maxaa Marwalba Mika Ag fariiseyey Hatii Ow Dhan Jiro
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ninkan ma faraxsana wa maxbus
Daahir ninkaa waca hooskawsc
Kkkkk
Ninkaan waa inkaaran yahay naagta uu qabana waa mid nacaladu ay ka daashay oo aan xishooneynin
Ninkan wa nin maxbus ah e ha la bad badiyo
Waxaasoo dhan waxaa ka danbeeyo beelo gubo waayo teelkooda iyadaa hayso
War dahir waa mucjiso ma ku qaniintaa kuma lahanoo
Daahirow carwo aad taqaan udir kudheh dhar kasoo qaado
Waxabo ma sheegan karo wiilka hala caawiyo
Nin sediyashisa la degan baad waraysanaysan
Waxba ma sheegi karo car sheeg baa la leeyahay
Daahir way abuyuusaysaa
Why aan loo wareysaneyn ninka
Ninkan maxamedda aabo la aan bu ahaa wejigisa ayey ka muqata inu abayus yahay nabsi ayaa garacaya maxamed nin naag u talisay kkkk
Ninkaan xataa maqoslaayo maskiinka.
cunahay ku dhagtay😂😂😂😂😂
Somalidu waxay dhahdaa muwaladka dil maska ka hor
Na abo daahir yakajaray 🤔
War ninkaan dadkiisa aaway.
Waa run walahi war ka soo wada ninkan naagta
Dahir in lagugu dheeldheelo ayaa loogu talagay adigaa dadka ku ciyaara
Ninkaan wixii islaam ah habadbaadiyeen ,mooryaamiin baahaysta bahalo ah mawaan dad islaama ka agdhaweeyn meesha?
Ku Habso ayaa Socoto.
Dahirow gob ma tihid gun baad tahay nin raga ayaa agtaada lagu goosgoosanayaa magahan kilkilaha weyn leh ee dheregdhacsiga u yimid shaashadaada ninka ragaa ee Ay jaafeynayaan ka qabo sidaan waa cuquubee adigana cuquubadan wey ku soo gaari hadaad ku fiirsato ninka hadaad wax u tari karto wax u tar hadii aad mashruuc in aad ka shigato u rabtiina sheega waa aqlaaq xumo sidaas yahuu ilaahow bini aadan ha noobaahin
Ninku habaryoonis yadka tahay
Waxaas waa been
Maykab ayaa loo so marna sug
Laxaasta an Hatley Nin weye gerileey udiman gumeysia ukujiro lamamalensakaro
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
This man have to go to Hargaysa because I think you’re getting abus
Wuu falan yahay